Qeylo-dhaanta Golaha Shacabka F, maxaa ka run ah? doonista fulinta balamo hore mise dhab mucaarad ah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 07. 2024
  • Qeylo-dhaanta Golaha Shacabka Faderaalka, maxaa ka run ah? doonista fulinta balamo hore mise dhab mucaarad ah

Komentáře • 44

  • @cabdifitaxaxmed4397
    @cabdifitaxaxmed4397 Před 8 dny +8

    In aan codkayga wax kudoorto waxaa igahor istaagsan 4.5 ka iyo madaxweyne jecel in baarlamaan soodoorto oo aan rabin rabitaanka shacabka soomaaliyeed

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 Před 8 dny +4

    ROOBLE BAAHANE IYO FARMAAJO WAA MAREEXAAN IYO XAMAR UNUKAA LEH

  • @mmaxamed7154
    @mmaxamed7154 Před 8 dny +2

    Maashaa Allah ma jirin miyaa shalay hhhhh
    Lacagti loo ballan qaaday ayaa lagu booday.
    BF11aad waa kuwii ugu Sumcad xumaa 67 sano Somalia

  • @MM-qm7iw
    @MM-qm7iw Před 6 dny

    Guul Raisal Wasaare Xamxa Barre

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Před 8 dny +3

    Ilaahay Baa Na leh Hassan sheikh Wax Lawadan karo Ma Aha

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 Před 8 dny +9

    Xukumad fadhiid eh
    Xildhibano fadhiid eh

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 8 dny +2

    wax ugu darna xidhimaanki yidhi xasan sheekhow saasan wax udaldalaynay wa daalnaye bees aynu dhahno yacni in qofku kufaano inu wadanka boobay waxay tusin inu kabaqayn sharci

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi Před 7 dny +2

    Xildhibaano laa lush doon ah oo iimaan la

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 Před 8 dny +2

    N iyo N

  • @abdirizakalimuhammedbarkha7166

    Ma rabaan xasan shiikh waa ku daayey bes bye bye Xasan

  • @ShaahbanMohammed
    @ShaahbanMohammed Před 8 dny

    ASC 🤝🤝🙏🙏

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 8 dny +1

    madaxda dawladu wa suuraafiin intas wadamo kale wareegaya weliba kenya

  • @habraactv3799
    @habraactv3799 Před 8 dny +2

    Dadkii is qabey bilihii malabka waa ka dhamaaday

  • @user-py4xl8fd2b
    @user-py4xl8fd2b Před 8 dny

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk Před 8 dny +1

    Asc mudane ❤❤❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 8 dny +1

    xasan sheekh iyo xamse ba halaga qaado xilka wadanku wuu qiiqaya meel kasta dagaal qabiil ba kakacay oo xasan wuu karubeyay qabyo ninkeeda dhameystira ee wadanka hala daba qabto

  • @shiinebeatsofficial1597
    @shiinebeatsofficial1597 Před 8 dny +2

    Cudur daar Aad bixisa iyo, Balan-qaadkii baan rabaa.😂

  • @enghassansaid9814
    @enghassansaid9814 Před 8 dny +2

    Kuwaas Parliament miyaa looyaqaan hadda??!!!

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Před 7 dny

    Mr geylan weriye somaalidu aad u kalsoon yihin like iyo shere wa xagayaga mahadsanid wa runtaa baarlamaan ma jiro ee somali hatashato

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 Před 8 dny

    Waa habsan

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 Před 8 dny

    Waxkastoo aanad daacadnimo ka ahaynba dhaxalkeedu waa sidanoo kale

  • @anwaroskalif
    @anwaroskalif Před 8 dny

    1

  • @Haarkujoog114
    @Haarkujoog114 Před 8 dny

    Xassan duufle waa fashilan yahay,waana isduqeeyaa kaligiiiiii.
    Alif waxmale iyo waxbuu leeyahay isaga umbaa lahoryimaada Shacabka ama Tvyada.hhhhhhhhhh
    Dadka iyo dalkaba Allaah hakaaqabto.

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 4 dny

    waa I dhib maxan cunah kk haday xalal yihin waxay Ahayd in xasan moryan iyo Adan moryan u ku jiroh jelkah mantah

  • @AbdifatahDAUDHassan-bb8zq

    Wan Lhe xugbta gle

  • @abdinasirosman5839
    @abdinasirosman5839 Před 8 dny

    Xaqiiq weeye 45cisho cisho ka dib kuwii shalay qaylinayay oo qorshaha xukuumada gacanta u taagaya ayaa la arki

  • @burhansamatar7983
    @burhansamatar7983 Před 8 dny

    Hhhh nin kaanu af somali wuu dhamayey....

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 8 dny

    wixi oday dhaqameed iyo wax garad lagu qaarajiyay soomaali waxa kadambeya xamse oo waxa cadayn u ah inu yidhi wixi 64 jira godka halagu rido dee sodohdina wa lagu daray muqdisho kabilaabatay yacni musuul saas u ahadlaya wa yaab

  • @KhadarIsmail-xz9fb
    @KhadarIsmail-xz9fb Před 8 dny

    Midaa la hubo waa in mucaaradki iskenay xasan munaafaq hala kar kariyo asagaa iyo tuugada ku hareereysan

  • @hassanyusuf2917
    @hassanyusuf2917 Před 8 dny

    Qabri la faagan ku lahaa hada ma wariyaa mise mecrophone laga dhex hadli

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed Před 8 dny

    1. Xildhibaaanadan ooo dhan waaa ilmo xaraaan
    2. Siyasada villa Somalia waxa fahmi kara bes waaaa Nin mj kingdom ah
    3. Dacayadaaaan mucaraad baaa jira ex mw Hassan baaa samaystay wna ka horayna wana ka danbeeena
    4. Hawiyaw is difaaaca after 2025/4 see u
    5. Og wakhti inteee leeeeg buuuu idin ilaaaalin kara

  • @fhuddle2311
    @fhuddle2311 Před 8 dny

    Madaxwayne xasan wuxuu keensaday Gudoomiye Baarlamaan iyo Raiisal wasaare isaga ka amarqaata oo aan aqoon Awoodda xilalka ay hayaan. Xildhibaan muxuu qaban karaa.

  • @CiidKhalif
    @CiidKhalif Před 8 dny +4

    Horaalo soconaya guul somaliyed 🇸🇴🤝

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 8 dny

    xamsow odayaasha soomaliyed iyaga ilaahay kubadbaadiyay soomali bur buriki ilaayo hader oo dadka iyaga kala celiya oo koonfur waxay xas unoqotay dayaal maleh oo waxa reer miyigu kuwada daagayo wa oday oo waxa kala celinaya wa oday ee odayaasha hakaxishod wa adoomo ilaahaye

  • @saidahmed7450
    @saidahmed7450 Před 8 dny

    Jahiil band tahay

  • @farahdeck
    @farahdeck Před 8 dny

    Warya wallahi beenlow ayaad noqotay tan iyo markii Farmaajo laga gulaysto
    Waxan kugu ogaa inaad difaacdo dawllada somaaliya lkn imika inta uu xassan sheikh uu talion lidii ayad ku tahay dawlada