Hamze TheTraveler
Hamze TheTraveler
  • 95
  • 191 393

Video

Vlog | Biyo dhac dheer iyo Meel qurux badan. Indonesia, Bandar 🇮🇩Vlog | Biyo dhac dheer iyo Meel qurux badan. Indonesia, Bandar 🇮🇩
Vlog | Biyo dhac dheer iyo Meel qurux badan. Indonesia, Bandar 🇮🇩
zhlédnutí 843Před měsícem
Waxaan mar kii igu horeysay biyo dhac dheer oo meel sare ka imaanaya. Meesha waa meel qurux badan oo lagu nasto.
Vlog | Wadankan waxaan ku noqdey Millionaire |  I become a MillionaireVlog | Wadankan waxaan ku noqdey Millionaire |  I become a Millionaire
Vlog | Wadankan waxaan ku noqdey Millionaire |  I become a Millionaire
zhlédnutí 6KPřed 2 měsíci
Lacag intee leeg ayaan ku noolaadey maalintaan millionaire noqdey. Mid ka mida wadanka aduun ka kugu jaban dhanka nolosha.
Vlog | Hubaal in aanad arag masjid sidan oo kale u dhisan| | unique MosqueVlog | Hubaal in aanad arag masjid sidan oo kale u dhisan| | unique Mosque
Vlog | Hubaal in aanad arag masjid sidan oo kale u dhisan| | unique Mosque
zhlédnutí 465Před 3 měsíci
Waxaan arkey masjid si cajiiba oo aan waligey arag Loo dhisay. Aad ayuu u qurux badan yahay mnsha Allah.
Vlog | Buuraha iyo jawiga ugu qurux badan | beautiful views | Bukittinggi 🇮🇩Vlog | Buuraha iyo jawiga ugu qurux badan | beautiful views | Bukittinggi 🇮🇩
Vlog | Buuraha iyo jawiga ugu qurux badan | beautiful views | Bukittinggi 🇮🇩
zhlédnutí 632Před 3 měsíci
Waxaan soo booqdey magalo buuro qurux badan leh iyo jawi qurux badan. Alle ayaa ku nimcaystey buuro iyo wabiyaal magalada. Bukittinggi 🇮🇩
Vlog | Sidee lagu afaruu Masajidka Kuala Lumpur ugu weyn| Ramadan KariimVlog | Sidee lagu afaruu Masajidka Kuala Lumpur ugu weyn| Ramadan Kariim
Vlog | Sidee lagu afaruu Masajidka Kuala Lumpur ugu weyn| Ramadan Kariim
zhlédnutí 277Před 3 měsíci
Waxaan ku soo afurey masajidka ugu weyn Kuala Lumpur. Dad kii ugu dad naa ee aan ka afuro intii Ramadaanta lagu jirey. Kuala Lumpur 🇲🇾

Komentáře

  • @abdikama2990
    @abdikama2990 Před 24 minutami

    Sxb inaan kula sooxariiro rabaa

  • @MajiidJama
    @MajiidJama Před 3 dny

    Iam go travel inzllh

  • @user-wn9jg6it3y
    @user-wn9jg6it3y Před 3 dny

    Masha allah

  • @falisa576
    @falisa576 Před 4 dny

    Alxamdullaah islaamku wa quruxda Qalbiga qofkana nuuriya ilaahay baa Naga dhigay dad iskaam ah diina Macaana ina siiyey.lkn islaamki kuma Kalsoona diintoda iyo inay isku xukuman shareecada islaamka ayago Gaalo ka qaadana democracy iyo dhaqan gaalo raac.dapkan Brunei Allaha xafido wa wadan ka xir xiran Reer galbeedka ad ban ugu faraxsanahay inan arko wadan Islaam ah shareeco islaam lagu Dhaqaayo xiligan manta lagu jiro Gaalo meel walba ku xaartay

  • @rixiimamaxed8502
    @rixiimamaxed8502 Před 4 dny

    Wall side ugu fudud een ki iman kara

  • @FivePerson-mj8fw
    @FivePerson-mj8fw Před 5 dny

    Amazing wlhi

  • @FivePerson-mj8fw
    @FivePerson-mj8fw Před 5 dny

    Mashallah

  • @dekaali4298
    @dekaali4298 Před 6 dny

    ❤❤❤masha allah

  • @ematk7971
    @ematk7971 Před 8 dny

    Wow KL memories my brother, may Allah continue to guide u through my brother

  • @CaaganSaalax
    @CaaganSaalax Před 8 dny

    Indonesia ayu la daris yahey

  • @YouTubeSpot911
    @YouTubeSpot911 Před 9 dny

    keep goin from örebro

  • @YouTubeSpot911
    @YouTubeSpot911 Před 9 dny

    good vlog keep it up

  • @user-me1oq7vx4w
    @user-me1oq7vx4w Před 9 dny

    New subscriber is here 😊

  • @ExcellenceOsman-pq8cx

    maa kuu nolan karat

  • @IsmahanNageeye
    @IsmahanNageeye Před 10 dny

    Brunei 🇧🇳 😊

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 Před 10 dny

    Minaaradaha masjidkaa waa dahab. Ciyaartoyga ugu taajirsan dunida boqorkan ayaa adeer u ah inkastoo aan magaciisa hadda hayn.

  • @shantasomali411
    @shantasomali411 Před 11 dny

    48 minutes dheh second waxay 😂

  • @shantasomali411
    @shantasomali411 Před 11 dny

    48 minutes dheh second waxay 😂

  • @siman111
    @siman111 Před 11 dny

    Burnei diyaarado qamriga lagu cabo markay kacayso aadenka iyo ducooyin lagu daara Mashallah inan booqda rajeyna ya Inshallah aamin

  • @amuunaxmed4645
    @amuunaxmed4645 Před 12 dny

    Xariif ma tihid xaga muuq-baahinta.😂

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 Před 12 dny

    Somaliyeey waddankeena wax ka Diin fiicani majiraan oo islam pure aynu Aamino hadeer Tusaale waddankaas Diino Badan Dad haysta ayaa ku nool welibauwaadiniin ah Gaalo leh somalia 🇸🇴 ayaa jira aduunka waddan keleya islam pure aan Diimo kale haysan weliba Suni ah aynu illaahay ku shukrino

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 Před 12 dny

    Wadankaa sidee loo imaankaraa baasaboor Somali malagu imaan karaa

  • @abdikarim7306
    @abdikarim7306 Před 12 dny

    Assalamu Alaikum Brother, don’t tell a lie to the people. How do you know no one Somali lives in this country, and have you an account for all houses in the country? What would you say if I told you that I lived in this country, Brunei? By the way, do you know what the consequences are for telling a lie? It is a hellfire. So, my dear brother, be careful. Just don’t follow your desire to get some good view numbers; you should think about it hereafter, not only in this dunya.

  • @user-ly6mh5yv1v
    @user-ly6mh5yv1v Před 13 dny

    INAGAA KADHAQAALA BADANEE DALKENAINOHAGAJIYA

  • @MuqtaarMaxamad-yx3xz
    @MuqtaarMaxamad-yx3xz Před 13 dny

    Mashaa allh wadankan diinta islaamka lagu xakumaayo dadka qaradee kuyaala alle ayaa unimceeyay dadkan

  • @user-um6ln2xf1c
    @user-um6ln2xf1c Před 14 dny

    waa beenta ee wax hubso intaadan wax soo gudbin aniga ehelkayu joogan

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 Před 14 dny

    Wadankan brunie intee u jirta dawladaha u dhow yahay

  • @HassanWarsame-si6cz
    @HassanWarsame-si6cz Před 15 dny

    ماشاء الله

  • @Fathiya940
    @Fathiya940 Před 15 dny

    Masha allha qurux wadan lagu dhaqmayo shareco ❤❤❤❤❤

  • @Sarta100
    @Sarta100 Před 15 dny

    Adiga dslxiis maa u tagtay meesha mise soomaalida inaad barto siday tahay waxbarashada iyo dhaqaalaha iyo shaqada iyo sida loogu helo waxbarasho waxa aad sawiro ka soo qaadaysid meek walba waa aragnay laakin si wanaagsan macluumaad nama siin . Dadka kugu xiran usoo sheeg wax faaiido u ah dhalinyarada waa dal muslin ah laakin dadka sidee lagu tagi karaa oo loogu helaa shaqo waxbsrasho sooma ali taasaa muhiim u ah laskin adiga dal dalxiis ayaa isaga baxday vlogaan waa mid iska soo duubtay adiga uguma faaideyn dadka kugu xiran hadaa meel tagto kasoo hadal waxbarasho iyo shaqo sidee lagu helaa fadlan nolosha heerka maciishada taasaa noo muhiim ah soomaaliya maanta.fiiro dalkasn oo ku dhaqma shareecsda islasmka brunei waxsy u tahay tusaale diinta in lagu gaaro horomar dhaqaale iyo amni iyo sharaf dalkeena in aan ku dhaqano sharecada allaha na waa afajiyo .inta reer galbeed ladaba socdo oo lagu jiro fasahaad diin dhaqan iyo dhaqaale. lama toosayo Wabillashi towfiiq....

  • @user-zx2se2ev5c
    @user-zx2se2ev5c Před 17 dny

    m.a❤❤

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Před 17 dny

    Waad fiicatahay. Ereyga RIVER af Soomaali ma u wayday. Midda kale timaha si wanaagsan u jar oo isleekeysii.

  • @rudwaanxabiib5793
    @rudwaanxabiib5793 Před 17 dny

    Manshaalh ❤❤🎉

  • @bilealiali9258
    @bilealiali9258 Před 19 dny

    Gabdho qurux badan ma jogan sxb

  • @jaamacmaxamed1401
    @jaamacmaxamed1401 Před 19 dny

    Sxb waxa brunei shaqo ma ledahy mise waa faqri

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před 19 dny

    EID MUBARAK BRUNEI PEOPLES HARGEISA SOMALAND

  • @user-ni1op8wm8l
    @user-ni1op8wm8l Před 20 dny

    Halkuu ku yaalaa

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 Před 20 dny

    Video marwalba waan daawada masha Allaha tabarakallah ❤❤

  • @abdiazizosmanomar8745

    Asc talefonka iisoqor

  • @siciidcawil9894
    @siciidcawil9894 Před 20 dny

    Sxb hore u soco wadanka waxan maqely in boqorku ciida lacag bixiye maxa ka jira

  • @abdishukrideeq
    @abdishukrideeq Před 21 dnem

    Wu isogary sxb ❤

  • @abdishukrideeq
    @abdishukrideeq Před 21 dnem

    ❤❤

  • @Mrmjxirsi
    @Mrmjxirsi Před 21 dnem

    Shacabkii meeye

  • @Hibajamaa1122
    @Hibajamaa1122 Před 21 dnem

    Waxbarashadiisa kwrn wllow

  • @hawoafrah1246
    @hawoafrah1246 Před 21 dnem

    acw walal xamse please iisoo jawab brunei basabor canada hadan wato ma ogol yihin inaan kunolado guryaha 2 qol meqo ayaa lagu kireyaa nolosho cadimiyaa mise aadbey qaali u tahay

    • @HAMZE91
      @HAMZE91 Před 21 dnem

      Si guud ahaan Brunie waa wadan noloshiisa qaali iska tahay. Marka loo eego waadana jaarka la ah iyo qaarada oo ku yaalo. Hadii aa xiiseynayso soo booqo.

  • @hawoafrah1246
    @hawoafrah1246 Před 21 dnem

    please iigasoo jawaab xamse thank you

  • @hawoafrah1246
    @hawoafrah1246 Před 21 dnem

    acw xamsa walal please bruney malagu nolan karaa guryahedu waameeqo 2 qol shaqo maledahay hadan heysto pasapor canada ma ii ogolyihin inan joogo brunei

    • @HAMZE91
      @HAMZE91 Před 20 dny

      Brunie waa wadan visa free ah. U dalxiis marka hore. Ka Dibna soo ogaw waxaad rabto iyo si wadan ku yahay sxp

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 Před 19 dny

      walalo hawo boraneys aadbuuna u fiican yahay DADKIISU waa dad meel dhaxaad ah waxayna aad u jecel yihiin muslimiin ta waana dad muruq aal, ah soomaali haday tagto lacag badan oo ganacsiga, ah beey kasameey kartaa hala aasto waa mulimiin asc

    • @aamina864
      @aamina864 Před 16 dny

      ​@@maryamabdallah3904adi maa jogo abaayo tedkale nolosheeda see waye

  • @ematk7971
    @ematk7971 Před 21 dnem

    Manshalla my brother, Brunei is beautiful country

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 Před 21 dnem

      Asc shuran brother waxaad noo soo duubtay wadan muslin ah burunay mahadsanid

  • @SiidCali-xk3yw
    @SiidCali-xk3yw Před 21 dnem

    Passport Somali malu imaa kraa xamsoow noo ogow

  • @XafsaCabdullahi-wk9tp

    Muuqaalo badan nooga soo duuub