Waxaan ku ciidey wadan ayna sommali ku noolayn | waxaan la kulmay boqorka wadanka Brunie 🇧🇳

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 06. 2024

Komentáře • 19

  • @ematk7971
    @ematk7971 Před měsícem +3

    Manshalla my brother, Brunei is beautiful country

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 Před měsícem

      Asc shuran brother waxaad noo soo duubtay wadan muslin ah burunay mahadsanid

  • @Hibajamaa1122
    @Hibajamaa1122 Před měsícem +2

    Waxbarashadiisa kwrn wllow

  • @Atiifxasan
    @Atiifxasan Před dnem +1

    Walal intee kala soo xariirAAA

  • @abdishukrideeq
    @abdishukrideeq Před měsícem +3

    Wu isogary sxb ❤

  • @siciidcawil9894
    @siciidcawil9894 Před měsícem +2

    Sxb hore u soco wadanka waxan maqely in boqorku ciida lacag bixiye maxa ka jira

  • @bilealiali9258
    @bilealiali9258 Před měsícem +1

    Gabdho qurux badan ma jogan sxb

  • @abdiazizosmanomar8745
    @abdiazizosmanomar8745 Před měsícem +2

    Asc talefonka iisoqor

  • @hawoafrah1246
    @hawoafrah1246 Před měsícem +2

    please iigasoo jawaab xamse thank you

  • @jaamacmaxamed1401
    @jaamacmaxamed1401 Před měsícem +1

    Sxb waxa brunei shaqo ma ledahy mise waa faqri

  • @abdishukrideeq
    @abdishukrideeq Před měsícem +1

    ❤❤

  • @hawoafrah1246
    @hawoafrah1246 Před měsícem +1

    acw walal xamse please iisoo jawab brunei basabor canada hadan wato ma ogol yihin inaan kunolado guryaha 2 qol meqo ayaa lagu kireyaa nolosho cadimiyaa mise aadbey qaali u tahay

    • @HAMZE91
      @HAMZE91  Před měsícem

      Si guud ahaan Brunie waa wadan noloshiisa qaali iska tahay. Marka loo eego waadana jaarka la ah iyo qaarada oo ku yaalo. Hadii aa xiiseynayso soo booqo.

  • @hawoafrah1246
    @hawoafrah1246 Před měsícem +1

    acw xamsa walal please bruney malagu nolan karaa guryahedu waameeqo 2 qol shaqo maledahay hadan heysto pasapor canada ma ii ogolyihin inan joogo brunei

    • @HAMZE91
      @HAMZE91  Před měsícem

      Brunie waa wadan visa free ah. U dalxiis marka hore. Ka Dibna soo ogaw waxaad rabto iyo si wadan ku yahay sxp

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 Před měsícem +1

      walalo hawo boraneys aadbuuna u fiican yahay DADKIISU waa dad meel dhaxaad ah waxayna aad u jecel yihiin muslimiin ta waana dad muruq aal, ah soomaali haday tagto lacag badan oo ganacsiga, ah beey kasameey kartaa hala aasto waa mulimiin asc

    • @aamina864
      @aamina864 Před měsícem

      ​@@maryamabdallah3904adi maa jogo abaayo tedkale nolosheeda see waye

  • @SiidCali-xk3yw
    @SiidCali-xk3yw Před měsícem +1

    Passport Somali malu imaa kraa xamsoow noo ogow

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před měsícem +1

    EID MUBARAK BRUNEI PEOPLES HARGEISA SOMALAND