Vlog | Wadankan waxaan ku noqdey Millionaire |  I become a Millionaire

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 05. 2024
  • Lacag intee leeg ayaan ku noolaadey maalintaan millionaire noqdey. Mid ka mida wadanka aduun ka kugu jaban dhanka nolosha.

Komentáře • 23

  • @user-cq6gj7qe3m
    @user-cq6gj7qe3m Před 2 měsíci +9

    Sxb talo ayaaan ku siin adiga wax kuu taraysa waayo traveller ayaa tahay
    Labo mid samee Haddii aaad heli karto magaladad usocoto qofkaaga horeya oo magalada kaaga warbixiya waa inad heshaaa
    1:somali hadaad hesho waa ok
    Haddii aaad waydo
    2:Raadso qof wadnka tagtay udhashay xoogaa shaaxa sii meelaha muhiimkaa ku geeya
    Labadaa shay waxay macno usamayn vlogg gaaga bro
    Horumar wcn

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel Před 2 měsíci +4

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @kidassadik5513
    @kidassadik5513 Před 2 měsíci +3

    Keep going ❤🎉😊

  • @ematk7971
    @ematk7971 Před 2 měsíci +2

    Manshalla my brother, keep push bro the victory is almost my brother.

  • @NasserGouni
    @NasserGouni Před 2 měsíci +1

    Keep going

  • @amranmohamed1547
    @amranmohamed1547 Před 2 měsíci +1

    Ma sha alleh

  • @user-qf4hq3hl8k
    @user-qf4hq3hl8k Před 2 měsíci +2

    legend guuleyso

  • @falismaxamuud9459
    @falismaxamuud9459 Před 2 měsíci +2

    M.a nice video so badi wllka

  • @user-mb4yo7ss8d
    @user-mb4yo7ss8d Před 2 měsíci +1

    nosoo badi keep goin pro

  • @Jon_larry
    @Jon_larry Před 2 měsíci +3

    Masuul thumbnail ka hadii aad ka dhigto mid sojidasho leh, waxaad helaysaa dad badan o muqaalkaaga dawada, muhiim maha waxan ku shegayo in aad qadato, balse inan ku ogeysiiyo ila wacnatay.

  • @user-eo5hy1cc4v
    @user-eo5hy1cc4v Před 2 měsíci +1

    Waa wadankee wll

  • @MuadinSheekh
    @MuadinSheekh Před 2 měsíci +1

    Ma,wanaagsana music iska,dhaaf ka,dig,hana,dhageysan waa,waa maynis,camal

  • @Axmed_koke
    @Axmed_koke Před 2 měsíci +1

    Saaxib markaa indunosia marabadaanbaa mise Vedeo gaan duubtay Ramadaankii 😊

  • @AdaweAbdullahi10
    @AdaweAbdullahi10 Před 2 měsíci +2

    Keep going wllka

  • @khalilabdulahi2076
    @khalilabdulahi2076 Před 2 měsíci +2

    Mnsha Allah brother, we more videos like this. Keep updating. ✅Subscribe & like ☑️ All you guys ❤❤❤

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 Před 2 měsíci +2

    Adeer Brunei Ka waran visa ha iyo nolosha

    • @qarnicusub5339
      @qarnicusub5339 Před 2 měsíci

      Adeer soo jawaabdee

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Před 2 měsíci

      @@qarnicusub5339 dee baadh adigu waad heli kartaa, maxaad kasugu jawaabtiisa.

  • @leungaires8089
    @leungaires8089 Před měsícem

    hahaha brother, when will your Vietnam trip be released

  • @BilanYasin-on1yz
    @BilanYasin-on1yz Před 2 měsíci +1

    Miyanka iyo shanboqol wa boqol dollar jkrta imow iyo bali