Daawad Music Chanel
Daawad Music Chanel
  • 63
  • 6 517 951

Video

HAMDI LAASKA: HEES CUSUB 2024 ALLEY DILAYE AJNABI MA DOONO
zhlédnutí 638Před 2 měsíci
Heesti Ajnabi ma doono Ereyadi MYD Maxamed Aar codka Xamda laaska Laxanki Asad dheere music Amzal Yare Lyrics Inkastoo dooq iyo calaf daa'in ku qoray aan la dafiri kareyn Ana doonisteydi iyo damaceygu wa wa hal door somaliyedo nolol ila daadaheyo Aayaha danbeetiyo ubad keenu daneyne Dirki leyga beeray iyo ano Diric heli karaya Alley dilaye Aley dilaye Ajnabi ma dooneee. Darajo iyo xilkasnimo ha...
ASAD DHEERE - HEESTII AMAl - OFFICIAL VIDEO 2024
zhlédnutí 476Před 3 měsíci
ASAD DHEERE - HEESTII AMAl - OFFICIAL VIDEO 2024 Ereyadii MYD Maxamed Aar Laxanki codka Asad dheere Music Hamada Alcazal @ABDIASKARITUBE @SNTVNEWS @HornCableTV1 @Kaafistudio @SomaliSwiss @KASKEYPRODUCTION @shabelletv5037
Hees cusub Hodman 2024 Abdi wali Kingeero Boqran Iimey bey u dhalatee
zhlédnutí 346Před 5 měsíci
Hees cusub 2024 Cabdi Wali Kingeero Hodman Boqran Iimey bey u dhalatee Ereyadii MYD Mohamed Aar laxanki.Asad dheere codki Cabdi wali Kingeero Music Hamada Alcazal
Heesti Hablaha Somaliyeed Ajnabi ku hal doorsan maye codki Asad dheere
zhlédnutí 133Před 5 měsíci
Heestii Hablaha Somaliyeed Ajnabi ku haldoorsan maaye Ereyadii MYD Maxamed Aar codki laxanki Asad dheere #somaligirls #somalia #heesocusub #heeso #somalisocialmedia #galmudug #muqdisho hargaisa
Heeski Laaleys Hibo nuura: ereyadii abwaan Xasan Sh Muumin laxanki Cabdi kariin jiir
zhlédnutí 870Před 8 měsíci
Heeski Laaleys Hibo nuura: ereyadii abwaan Xasan Sh Muumin laxanki Cabdi kariin jiir
Magool: Caashaqi ku dhaga tira
zhlédnutí 1,1KPřed 8 měsíci
Heeskii Caashaqi ku dhaga tira ereyadii abwaan Xuseen aw farah laxanki Bashiir Xaadi #magool #waabari
Heeski Guyaal caashaqi gudhna Samatar iyo Magool
zhlédnutí 924Před 8 měsíci
Heeski guyaal caashaqi gudhna codadki samatar iyo magool laxanki Axmed nuur jaangow ereyadii Abwan Xasan ganey #magool #samatar #waabari #xasanganey #jaangow
Xulka heesaha qeybta 1aad: Laxamiste Xasan Sabriye Xasan Gareed
zhlédnutí 698Před 8 měsíci
Xulka heesaha Xasan Gareed uu laxameyay qeybt 1aad. Xasan Gareed wuxu ka mid aha fanaaninta laxamada sameyda bari samaadki ku wooda loogu jeclaa dhanka curinta codadka heesaha waxaana u sameeyay heeso badan oo caan ah badi na ay ku jireen ruwaayadihi la dhigi jiray. #tubeec #magool #kuluc #mooge #maandeeq #samatar #cigaal #shankaroon #harawo
Heesaha Abwaan Maxamed Cali Kaariye qaybta 1aad kali kali xul ah
zhlédnutí 23KPřed 8 měsíci
Heesaha xulka ah Abwaan Maxamed Cali Kaariye kali kali ah qeybta 1aad #kaariye #samatar #hibonuura #khadiijafoodey #cigaal #kuluc #cabdinasir macalin siciid
Hees Wadani ah Lafoole Soomaalay Isma garasha dhaantay gayigeeda dumisaay
zhlédnutí 304Před 9 měsíci
Heeskii Isma garashs dhaantay codkii Lafoole Somalia #muqdisho #hees #wadani #dagaal #qaraxyo #Qarandumis #daawad #heescusub #heesohore #lafoole
Xasan adan samatar | ISHA BAYDHABO | ( original version )
zhlédnutí 920Před 10 měsíci
heeskan waa
Hees cusub Afar Sano Jaceyl dhaba Nasteexo Ladan laxan ki Asad Dheere
zhlédnutí 1,1KPřed 3 lety
Heeskii Afar sano iyo fanaandii Nasteexo Ladan Ereyadii Cumar Baarqab laxan kii Asad dheere music Ustaad Subxaanyo Fanaaniinta Mogadisho Kooxda Asluubta Fanaaniinta Qaranka Ceelbuur cadaado Mogadishu Hargaisa djibouti jigjiga garoowe burco boorame berbera kismaayo baydhabo baladweyne galhareeri dhuusamareeb jacar guriceel derri ceeldheer dac maxaas wabxo buuhoodle boosaaso galkacyo hobyo xarard...
Hees cusub u hibeeya codkiina Sheekh shariif ereyadii Abwaanada Shariifo Shafka codki Asad dheere
zhlédnutí 1,5KPřed 4 lety
Hees cusub Heeski U hibeeya codkiina Sheekh Shariif musharax Ex madaxweyne Sheekh Shariif Ereyadii Abwaanada Shariifo Shafka laxan kii Asad dheere Somalia Djibouti Mogadisho hargaisa bosaaso garoowe galkacyo ceelbuur baladweyne jowhar balcad baydhabo kismaayo caabud waaq cadaado ceeldheer dhamaan dalkoo idil
Hees wadani ah Calan keyga nuurow Allahayow ku nabad gali nafti hure
zhlédnutí 44KPřed 4 lety
Hees wadani ah Calan keyga nuurow Allahayow ku nabad gali nafti hure
Xasuus hees Wadani ah Arligeygow
zhlédnutí 20KPřed 4 lety
Xasuus hees Wadani ah Arligeygow
Wadani song ka tashada cadaawaho isku tiirsanada by Hibo Nuura
zhlédnutí 4,1KPřed 5 lety
Wadani song ka tashada cadaawaho isku tiirsanada by Hibo Nuura
Fadeexad cusub Zafwaan halac oo hees Asad dheere qaaday ka xaday zafwan halac darteey u ilmeey
zhlédnutí 5KPřed 5 lety
Fadeexad cusub Zafwaan halac oo hees Asad dheere qaaday ka xaday zafwan halac darteey u ilmeey
Jeeshka yagu: Gafka uma dulqaatan gardarada ma yeelan, geerida ma diidaan.
zhlédnutí 1MPřed 5 lety
Jeeshka yagu: Gafka uma dulqaatan gardarada ma yeelan, geerida ma diidaan.
Shaydaan marooraa Somali sheegta hees wadaniya
zhlédnutí 493Před 5 lety
Shaydaan marooraa Somali sheegta hees wadaniya
Maba doonayaane inaynu dowlad ahaane by Axmed Cali Cigaal.
zhlédnutí 9KPřed 5 lety
Maba doonayaane inaynu dowlad ahaane by Axmed Cali Cigaal.
Hees cusub 2019 Layli codkii fananad Hani Haldha ereyadi laxankii Maxamed cabdulle cagdheer
zhlédnutí 1,5KPřed 5 lety
Hees cusub 2019 Layli codkii fananad Hani Haldha ereyadi laxankii Maxamed cabdulle cagdheer
Heestii Xusuus, dartey u ilmeey xabiibti codki fanaan Asad Dheere
zhlédnutí 266KPřed 5 lety
Heestii Xusuus, dartey u ilmeey xabiibti codki fanaan Asad Dheere
Muqdisho iyo maanta muuqaal qurux badan iyo hees ad u macaan.
zhlédnutí 4,5KPřed 5 lety
Muqdisho iyo maanta muuqaal qurux badan iyo hees ad u macaan.
Heestii Mahiigan boonge kaliya lagu tumayo codkii Fanaanada Muna Miski
zhlédnutí 3,9KPřed 5 lety
Heestii Mahiigan boonge kaliya lagu tumayo codkii Fanaanada Muna Miski
Heeskii Durduro geel baa ku jaba
zhlédnutí 1,5KPřed 5 lety
Heeskii Durduro geel baa ku jaba
Hees wadani ah Dulmi diidow dulmi doon haysku noqon
zhlédnutí 26KPřed 5 lety
Hees wadani ah Dulmi diidow dulmi doon haysku noqon
Hees Wadani ah: Ninka gubay dhulkeena la tashaday gumeystow AUN Magool.
zhlédnutí 6KPřed 5 lety
Hees Wadani ah: Ninka gubay dhulkeena la tashaday gumeystow AUN Magool.
Qisada heeskii Ceelbuur Fanaan Salaad Darbi oo ka sheekeynaya
zhlédnutí 15KPřed 5 lety
Qisada heeskii Ceelbuur Fanaan Salaad Darbi oo ka sheekeynaya
Heestii Hiilo Fanan Kaamil Amiin Warsame, Ereyadii Shariifo Shafka, laxanki Asad dheere
zhlédnutí 1,1KPřed 5 lety
Heestii Hiilo Fanan Kaamil Amiin Warsame, Ereyadii Shariifo Shafka, laxanki Asad dheere

Komentáře

  • @Csalaanmaxamed-b9q
    @Csalaanmaxamed-b9q Před 6 hodinami

    SNM

  • @1xbet1xbet-p2t
    @1xbet1xbet-p2t Před 16 hodinami

    So sad and pain

  • @mohamedleyloon4223
    @mohamedleyloon4223 Před 20 hodinami

    Saxiib waa qalad heesta maxamed mooge waxaa lahaa (cabdikatiin faarax jiir qaarey ) marka sxb mulaxan mulaxan ha u dhicin mida kale hadii aan ku xasuusiyo heesta (waan soosocdaa kowdheh) waxay ku jirtay ruwaayadii aqoon iyo afgarad mirihii maxamed ibraahin warsame hadraawi all heeseheeda waxaa laxameeyay cabdi kariin jiir ee sidaa u garo mida labaad heesta magool iyo kuluc dhoof dhoof ayadana waa cabdi kariin jiir ee walaalo iska sax heesaha

  • @najiibboss7364
    @najiibboss7364 Před dnem

    Waxaan dhashay bur burkii soomaaliya waa xiligii soomaaliya mugdiga ay galeysay weli maan arag dowlad sidee looga dhaadhicin karaa macaanka Dowlada dhalinta hadda maadaama ay dhasheen xiligii halaaga ay gashay soomaalida sida qaxooti,burcad badeed,qab qabyaal qoloba calan meel saaratay oo kii qaranka laga tegey.Allow itus soomaaliya oo mid ah oo qaranimadooda soo cesheda oo hal ah.

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare Před dnem

    AUN Abwaan kaariye dhakhtarkii Jacaylka ayuu lagu magacaabay waxaad ku dartaa heesta Samatar ee hadii laysku dayn labadayada.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Před 4 hodinami

      Hal hees miyaad soo xasuusatay? Hhhh war heesihii kaariye %10 xitaa ma dhama wuxuu meesha soo galiyay, M.c. kaariye Waa abwaanka ugu heesaha badan soomaalida illaa 300 in kabadan ayaa la sheegaa inuu leeyahay.

  • @hassanmohamedegue9762

    Très grand Poète. Que le Tout Puissant l'accueille dans son Paradis Éternel. Amine y'a Raabi.

  • @CadeGude
    @CadeGude Před 4 dny

    Saado cali Sahra dawo Khadra daahir Aaway xasan aadan baad iska soo Soocatay oo dookhaaga ah kkkkkkk

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Před 4 hodinami

      %10 wax ka yar ayuu soo dhigay.

  • @CadeGude
    @CadeGude Před 4 dny

    Heesihii ugu macaanaaa Aaway weliba cigaal iyo kuluc Magol iyo kuluc

  • @AliYare-pi5wt
    @AliYare-pi5wt Před 9 dny

    SamsungA10s ❤😂🎉😢😮😅😊

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 10 dny

    LIKEWESSEATIONS

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 10 dny

    Likes

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 10 dny

    Share

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 10 dny

    Shorts

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 10 dny

    Ike

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 10 dny

    Legeta

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 10 dny

    Share

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 10 dny

    Like

  • @edirisyusssof7089
    @edirisyusssof7089 Před 10 dny

    Asadka❤

  • @cabdisamadabiikarxaaji55

    No credit sorry + Don’t shake Tahlil’s grave

  • @RuthWanupdirahmanYusuf

  • @KhalidMuuse-ss6qg
    @KhalidMuuse-ss6qg Před 15 dny

    Waa Barigii hore ee ay somali jacayl ka dhaxeeyey lkn imika somali waa 2 qaar ka baxay somali nimadiii anuu ku jiro

  • @user-ke8wu5xz4x
    @user-ke8wu5xz4x Před 18 dny

    Xusuus Bay iitahy runtiiii

  • @user-ke8wu5xz4x
    @user-ke8wu5xz4x Před 18 dny

    Xusuus Bay iitahy runtiiii

  • @user-ke8wu5xz4x
    @user-ke8wu5xz4x Před 18 dny

    Gormaa laqade 1990kii miyey ahyd

  • @hamseabdi9019
    @hamseabdi9019 Před 22 dny

    Fannaankani markii iigu dambaysay qadarta alle darted isagoo waashay ayuu muqdisho ku xidhnaa!!.😢. Waxaa suura gal ah in aad heestan ku raaxaysanaysid!.

    • @daawad
      @daawad Před 20 dny

      Wa caafimad qaba qof an xanunsana ma jiro Illaahey na Qatar ti wa ka badbaadshay

    • @hamseabdi9019
      @hamseabdi9019 Před 19 dny

      @@daawad Mansha allah Alle ha ugu wado waa fannaan cod toolmoon

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 Před 23 dny

    Erayada iyo laxanka abwaan cabdi bashiir indha buur heesaha wadaniga kuwa ugu badan asaa sameyy alla yarxam 😢

  • @EagleJosuf
    @EagleJosuf Před 23 dny

    2024.jul.4 10:07 habeenimo baan Dhagaysanayaaa Akhas akhas ❤❤ Ma i baaqdey

  • @amiincabdirashiid7695

    2 July 2024 wllhi dhageysanaya Allah dowladnimada iyo cadaw iska dhicinta macna 😢

  • @Ahmett_ade
    @Ahmett_ade Před 26 dny

    Allah ha u naxriisto erayada Abwaan Maxamuud Cismaan (Fooldhuub)

  • @BilaalJamaal-bq2sq
    @BilaalJamaal-bq2sq Před 27 dny

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊✊❤💯💯💯💯💯💯💯

  • @HaweyaHassan-xy6ic
    @HaweyaHassan-xy6ic Před 27 dny

    ❤❤❤❤😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mohamed1f7ug8k
    @Mohamed1f7ug8k Před 29 dny

    29/6/2024 Ayaa soo radiyay hestaan😢Alla Nabada macaa naa illahoow dib Noo mideey rabiyoow❤

  • @AHMED_TIMO7
    @AHMED_TIMO7 Před 29 dny

    28/6/2024 Heestan Beri Hore baa Dhegaysan waa xasuusta Malin Aanku Socdaaley Markasta Yada Kuso ceshanayay ❤

  • @Amaan090Maxamed
    @Amaan090Maxamed Před měsícem

    Ofaddcommentsofchnnelof

  • @MohamudHassanAden
    @MohamudHassanAden Před měsícem

    25/Jun/2024

  • @Shekh_Mohamed
    @Shekh_Mohamed Před měsícem

    Shabaab Ma Jirin, Majirin Qudhun iyo Qabiil Oo Dadku Way Wada Sinnaayeen Isuna Wada Laab-Xaadhnaayeen, Ma Jirin Madaxwayne Caada-Qaate Ah Oo Kenya Iyo Ethiopia Oo Dad Ugu Liita Caabuda, Ma Jirin Dawlad Hawaysan Karaysay Soomaaliya, Dalka Iyo Dadku Wadaniyiin Ayay Wada Ahaayeen, Soomaaliya Waa Dawlad Kamida Dawladaha Ugu Quwadda Wayn Qaaradda Africa, Mohamed Siad Barre Wuxuu Ahaa Madaxwaynihii Ugu Wanaagsanaa Uguna Waaya Aragsanaa. Way Iga Nasiib Badanyihiin Jiilkii Dawladdan Haystay Waliba Dhalinyarada Ciidanka Xoogga Ka Tirsanayd.

  • @Birqaaye2025
    @Birqaaye2025 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @AnfacRaage-wn7fk
    @AnfacRaage-wn7fk Před měsícem

    2024/24/6 ayan dhagaysaty ilahow somali Nabad kayel markaste

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 Před měsícem

    Somalia just now down 😢

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 Před měsícem

    Ama geeri aakhiro ama guusha Nololeed✍

  • @AnisoShariif-yk5ql
    @AnisoShariif-yk5ql Před měsícem

    20/jun/2024 fiirsooya kawaran

  • @barwaaqohajjiahmed2014
    @barwaaqohajjiahmed2014 Před měsícem

    17/6/2024 Habeen salasa 7:28❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před měsícem

    Allow u naxariiso yaarabalcaallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲😭 Dowlad kama dambeyn nolol kama dambayn sharaf kama dambayn subxanallaah ❓ yey baa na qabsatay 😭😭😭😭‼️rabow nooga ma ciin yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲😭

  • @jamaloCabdi-rp6hp
    @jamaloCabdi-rp6hp Před měsícem

    Gip going

  • @waryaaqudhac5476
    @waryaaqudhac5476 Před měsícem

    Aad ayaad u mahadsantahay intanba hadii lahelay In badan ayaan raadinayey Lkn horta heestan oo aad u macaan maxaa loo waayey iyadoo muusiq ah Xataa radio muqdusho lagama soodayn jirin beri samaadkii Riwaada waangaly lkn sahra Axmad AHU ayaa kujirtay heestana lama qaadin

  • @manaafabdi4145
    @manaafabdi4145 Před měsícem

    Nasiib xumaa jiilkeno🥺🥺

  • @pierrenour2014
    @pierrenour2014 Před měsícem

    laandheereyaal viv hirsi cismaan. hy mahmed salebaan bide kinsi adeerkeed iyo gacayte ku farayareystey laxanka esh calaa hees

  • @user-vp4rl9uk8z
    @user-vp4rl9uk8z Před měsícem

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴⚔🛠🔫 🔫 🔫 🔫

  • @user-wn9rk1qm2l
    @user-wn9rk1qm2l Před měsícem

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially Před měsícem

    2011 ayaan bartey heestan lkn sidaan immika u fahmo uma fahmayn waqtigaa macnaheeda ma fahmi jirin Hadaad ila dhagaysanayso 2024 like tuuji ❤