HAMDI LAASKA: HEES CUSUB 2024 ALLEY DILAYE AJNABI MA DOONO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Heesti Ajnabi ma doono
    Ereyadi MYD Maxamed Aar
    codka Xamda laaska
    Laxanki Asad dheere
    music Amzal Yare
    Lyrics
    Inkastoo dooq iyo
    calaf daa'in ku qoray
    aan la dafiri kareyn
    Ana doonisteydi iyo
    damaceygu wa wa
    hal door somaliyedo
    nolol ila daadaheyo
    Aayaha danbeetiyo
    ubad keenu daneyne
    Dirki leyga beeray iyo
    ano Diric heli karaya
    Alley dilaye Aley dilaye
    Ajnabi ma dooneee.
    Darajo iyo xilkasnimo
    hablahaa dunida ba
    dumar ugu sareynee
    Sharaf nagula daahiyo
    dahab iyo dheeman
    aroos kaan doonaan
    naloo durban tumayo
    rageena no diranoo
    Da'in ugu mahdinaye
    Dirki layga beeray iyo
    anoo Diric heli karaya
    Aley dilaye Aley dilaye
    ajnabi ma dooneee
    @ABDIASKARITUBE
    @samiirzaam
    @HornCableTV1
    @KASKEYPRODUCTION
    @himilofims
    @AbukarMahdi
    @univsomalitv
    @shabellechannel9816
    @diapoproduction6718

Komentáře • 1