Heeski Guyaal caashaqi gudhna Samatar iyo Magool

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Heeski guyaal caashaqi gudhna
    codadki samatar iyo magool
    laxanki Axmed nuur jaangow
    ereyadii Abwan Xasan ganey
    #magool
    #samatar
    #waabari
    #xasanganey
    #jaangow

Komentáře • 2

  • @sakariayahyeandyonis8666
    @sakariayahyeandyonis8666 Před 4 měsíci

    Waaw xagee ka heshay?
    Waa original-kii soo dhameystir waa riwaayadii dumistii aqalkeyga iyo arooskii innankeyga! Samatar iyo magool.
    Galbeed waa la xoreeyey Samatar iyo Sahra Axmed AUN.

  • @waryaaqudhac5476
    @waryaaqudhac5476 Před 2 měsíci

    Aad ayaad u mahadsantahay intanba hadii lahelay
    In badan ayaan raadinayey
    Lkn horta heestan oo aad u macaan maxaa loo waayey iyadoo muusiq ah
    Xataa radio muqdusho lagama soodayn jirin beri samaadkii
    Riwaada waangaly lkn sahra Axmad AHU ayaa kujirtay heestana lama qaadin