Dhacdo Yaab Leh Ayuu Xasan Sheekh Kala Kulmay Baarlamaanka oo Sacdiyo Firimbi Sameesay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 07. 2024
  • #Codsi #Subscribe_Like #igu_Caawi
    KUSOO DHOWAADA HAMAR ADE TV
    MADASHA DHACDOYIINKA CUSUB IYO WARARKA DEG DEGA AH

Komentáře • 19

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Před 24 dny +2

    QURUNLE ILAAHAY SWT DAGAALKAAD KULA JIRTO WAA KU JABAYSAA

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před 22 dny +1

    War waxaas qaro xasan waxuuba u haastaa quraanka hees aat qaadeey😊😊😊😊😊😮

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 Před 22 dny +1

    30 maarso kkkkkkkkk wllee wadankan

  • @user-ql6mi3jk2x
    @user-ql6mi3jk2x Před 27 dny +1

    Kkkkkkkkkkkk

  • @user-sg7qn9ie6d
    @user-sg7qn9ie6d Před 27 dny +3

    Qofkii tuugsi kaxishoon waayey laaluush kaxishoon maayo noo kaalmeeya iyo Dan soomaaliyeeda UGA bax maamada gurigeeda xaaraami

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 Před 18 dny

    Illaahoow kooxdan ka bad baadi dalka kuligood waa munaafiqiin dawladan xukunta dalka hadeer xaraan iyo laaluush bay kusoo saareen dalkiina ku burburiyeen xasan khiiq oo laxag bes yaqaan

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před 22 dny +1

    Kkkkkkkk 😄 😄 😄 😄 😄 iyo sheeydamadii usku aruusaday qabiilka iyo reeeer bililiqo

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf Před 11 dny

    Yaahuu ma arday iskooleeyaa waa niman waaweeyn oo ger iyo gafuurleh😂😂

  • @MegagCise
    @MegagCise Před 22 dny +1

    Kaambaynarka soomaaliya habar wax magarato

  • @majid2968
    @majid2968 Před 27 dny +1

    Waajib iyo suno midna ma aha in madaxwaynaha loo istaago ale ka cabsada

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Před 25 dny +1

    aayadaan waxey khuseysaa shacabka soomaaliyeed oo iloobey ilaahey oo ilaah ka dhigtey cida xukunta ayagaan amreynaa iney idin baabi iyaan waana tan maanta idin heysata weli waxbaa 8diin dhiman hadeydan iska qaban cida aan la hadlaayo waa xildhibaanada culimada kaaba qabiilada iyo wax garadka umada meel dheer ayaad soomaaliya ka raadin doontaan hadanan ilaahey idin rogin

  • @awilawad123
    @awilawad123 Před 26 dny +1

    Sadexda nin ee hadlay sadexduba waa maafiyo waa munaafaqiin is ogaa oo isku si u hadlay waxaadna ka garanaysaa warqadaha lasoo qortay ee aan xataa la akhrin karin beenta aqli xumada iyo xishood la aanta meesha taala waad u jeedaan dadkaasaa wadanka xukuma soomaaliyey hadaad kuwaan waxka sugtaan idinkaa cirka roob ku og.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před 22 dny +1

    Kkkkkkkk 😄 😄 😄 😄 armaqal quraanka kadaa meesha xaaranta

  • @user-sg7qn9ie6d
    @user-sg7qn9ie6d Před 27 dny +1

    Salaanta daaquudka ayaa Lagu furay looma tukaday keyfiyad sheydaanku kuraali yahay quraankana waa ladamaysiiyey waana lahafray waa Sabab gaalada Lagu raali gelinayo xataa ragii iyo dumarkii Makala fadhiyaan idan waa fasaadiyaal dilkoodu wuu banaanyahay HALOO tartamo faqaatiluu awliyaa,a daaquut

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Před 27 dny +1

    San unbu u bahdilan yahay melwalba kkkkkkk

  • @abdulkadirmohamedagey231

    Shit

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 Před 18 dny

    Been badanaa xukuimadan iyadaaba ah alshabaab e maxaa laxoreeynayaa ciidamadii uun baa ku dhayseen mishin iyo shirqool iyo umadii somaliyed oo dagaalo beedyo la isugu dhiibay somaliya

  • @user-gr6gu8bs6q
    @user-gr6gu8bs6q Před 26 dny

    Ninkaan wax sawiraya golaha ka saara