Sidee pakistan ku samaysatay hub nugliyeer | Kumuuse ahaa Maskaxdii ka dambaysay?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Sidee pakistan ku samaysatay hub nugliyeer | Kumuuse ahaa Maskaxdii ka dambaysay?
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...
    #waaberimedia

Komentáře • 161

  • @gattuze453
    @gattuze453 Před 3 lety +108

    Manta pin chat i saar walal waaberi waxan aha dadki kuso raacay markad haysatay 10k

    • @gattuze453
      @gattuze453 Před 3 lety +8

      Waxaa tahay walal role modelka qofka aan ka dhigto❤🥰😍🤩😘

    • @haldoor6909
      @haldoor6909 Před 3 lety +7

      Kkkkkk wlhy caloosha igasoridey kkkkkkk

    • @BURHAAN_PMK_4
      @BURHAAN_PMK_4 Před 3 lety +7

      Kasii Hoose Baan La Socday Saddex Gmail Baan Kusoo Dul Badeshay

    • @amaalmaxamed1185
      @amaalmaxamed1185 Před 3 lety +3

      @@haldoor6909 😂😂

    • @haldoor6909
      @haldoor6909 Před 3 lety +2

      @@amaalmaxamed1185 waxa lagafaa idaayo aanba layaabey binkaan baas🤣🤣🤣🤣 oowaliba caloosha leysaga sooridayo

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 3 lety +118

    Aawey dadkii jeclaa xabiibkeena mohamed like iisaara

    • @LINJA__YT
      @LINJA__YT Před 2 měsíci +2

      Jacaylka nabiga iyo liketa maxaa isku xiray

  • @ayuub_hassan
    @ayuub_hassan Před 3 lety +115

    Ilaahoow meesha nabigeena janada ka galo naga gai

  • @haniabella5321
    @haniabella5321 Před 3 lety +16

    mashà allah hormar wngsn pakistan waa dal nidaam iyo kala danbàyn leh. waana dad qalbi wngan kuwoda muslimiinta allah xafido

  • @aaminahirzi4158
    @aaminahirzi4158 Před 3 lety +9

    ان الله لا يغير ما بقوم حتى يغيروا ما بأنفسهم 📝

  • @cumarmaxamad9541
    @cumarmaxamad9541 Před 3 lety +20

    اللّٰهمّ أعز الإسلام والمسلمين وأذل الشرك والمشركين
    اللّٰهمّ شتت شمل أعداء الإسلام والمسلمين
    اللّٰهمّ إنّا نسألك دولت قوية بفضلك، تحارب الكفار

  • @sundusmohammed8030
    @sundusmohammed8030 Před 3 lety +5

    Maasha Allaah waa ku farxay warbixitan

  • @ahmedzaadiq1712
    @ahmedzaadiq1712 Před 3 lety +10

    Waabari media is back👍
    Yaa uxiisay☝️

  • @abdobouhali5024
    @abdobouhali5024 Před 3 lety +6

    Masshallah the somali is need like this

  • @shaficiahmed2739
    @shaficiahmed2739 Před 3 lety +7

    Mansha allah allow naga dhig kuwii somalia wax wayn u qabta io DOWLADAHA MUSLIMKA AH ALLOW HANKAYANA NOO RUMEE CILMI IO AQOON ZIYAAD AHNA ALLOW NOO HIBEE AMIN ANI IO INTA ILA FIKIRKA AH EE MUZLIMKA IO SOMALIDABA AH AMIN AMIN

    • @Anfac__anna
      @Anfac__anna Před rokem

      Aamiin fikrad aa dalkeena wax ugu soo kordhinkarno anaa noo haayo

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 Před 3 lety +5

    guuul baan urajaynayaa walaalaheena pakistan

  • @nabiiladdetube4785
    @nabiiladdetube4785 Před 3 lety +11

    Masha alah ilahay hku xafido walal ilahay dartiis ku jeclahay

  • @upthrizackaliah5707
    @upthrizackaliah5707 Před 3 lety +4

    Pakistaan iyo dhamaan Allha guuLeyo

  • @Ahmedawed462
    @Ahmedawed462 Před 3 lety +8

    Mashallah alle hku barakeyo wll abdirahman waaberi

  • @idiom122
    @idiom122 Před 3 lety +5

    WARBIXINTAN HORE AYAAD U SOO GALISEY
    ,,USTAAD,,❤

  • @zurech5728
    @zurech5728 Před 3 lety +8

    zhp cabdiraxamaanow hore u soco masha allh ilhy codka ha ku barakeey0 zhp wlhY zhp nin aqoon ahaan iy0 maskax ahaan dhisan ayaaad thy zhp hore u soco zhp masha allh ha is dhipin pr0ther

  • @engineerbariyow2221
    @engineerbariyow2221 Před 3 lety +4

    Mansh allh allayacizack wll Abdirahman waxaa tahay shaqsiga kaliya ee new postigiisu aan ku farxo rabi hakaa farxiyo inshallh

  • @amiindaadaofficial1933
    @amiindaadaofficial1933 Před 3 lety +5

    Masha ALLAH

  • @mohamedadow1675
    @mohamedadow1675 Před 3 lety +2

    My favourite CZcams channel

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 Před 3 lety +4

    Waaberi media guuleyso saaxiib🇸🇴🥰❤

  • @saaraahmed6658
    @saaraahmed6658 Před 3 lety +6

    Man shallah

  • @gedomedia1259
    @gedomedia1259 Před 3 lety +7

    Inshallah somaliya sidaas oo kale ayaan uu sameesan doona

  • @Moumin.corner
    @Moumin.corner Před 3 lety +4

    Full respect waaberi media

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Před 10 měsíci +1

    اللهم أعز الاسلام والمسلمين

  • @zakariyehazzanapdi5683
    @zakariyehazzanapdi5683 Před 3 lety +3

    Magacaygu Waa apdirahman Cumar
    Halkanina waa waabari media
    Kusoo Dhawaada Chanalkeena
    Best introduction

  • @anabogle5752
    @anabogle5752 Před 3 lety +3

    Mansha Allah tabarakalah keep going habo

  • @mouminelmi4794
    @mouminelmi4794 Před 3 lety +15

    Mahadsanid sxb. Waxad so waxaysa muqaal ku sabsan 10 ka shirkadod ee ugu hantida badan aduunka 2021.thank you. From Djibouti. Merci beaucoup et je vous attend cet video svp. Ok. Inchallah

  • @abdifatahcilmi492
    @abdifatahcilmi492 Před 3 lety +5

    M.a allah wll

  • @muhamoudmohamad4401
    @muhamoudmohamad4401 Před 3 lety +3

    Bro video yada soo badi mahadsaniid 🙏

  • @xasanxuseen5537
    @xasanxuseen5537 Před 2 lety +3

    Mashaaaaa Allaaaaah

  • @abdirahman9125
    @abdirahman9125 Před 3 lety +3

    Allahu akbar

  • @yahyeali9696
    @yahyeali9696 Před 3 lety +3

    Mashallah wllo hore u soco

  • @xasaninhodestevano820
    @xasaninhodestevano820 Před 3 lety +5

    Video cajiiba,thanks.❤️

  • @walalmma2000
    @walalmma2000 Před 3 lety +24

    Nuclear ka Pakistan fikrad kale aan ka heestay balse hada wax igu cusub aad igu soo kordhisay wll.
    Allaah cilmigaaga siyaadiyo .

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 Před 3 lety +3

      Nukliyeer ✅
      Bakistaan ✅
      Walaalkeey ✅
      Kordhiyo ✅ = ziyaadah ( afcarabi)

    • @walalmma2000
      @walalmma2000 Před 3 lety +1

      @@c.m.a.1937 MAHADSANID sxb

  • @user-vd1rn8ov2d
    @user-vd1rn8ov2d Před 2 měsíci

    ما شاء الله جزاه الله خيرا وبارك الله فيك ❤

  • @user-vd1rn8ov2d
    @user-vd1rn8ov2d Před 2 měsíci +1

    ما شاء الله جزاه الله خيرا

    • @user-vd1rn8ov2d
      @user-vd1rn8ov2d Před 2 měsíci

      ما شاء الله جزاه الله خير

  • @gayaloozibraahim4156
    @gayaloozibraahim4156 Před 3 lety +2

    Chanelka kaliyee mar walba aan sugo muuqaladiisa❤️✊

  • @saalaxsanaagofficial6249
    @saalaxsanaagofficial6249 Před 3 lety +5

    Legend 👏

  • @malaw4924
    @malaw4924 Před 3 lety +2

    Cajiib wlhi Vedio qiimo bdan weeyi wlal wad ku mhadsantahy sida quruxda bdan eed noogu soo gudbisay👏

  • @suldaanxikmo8001
    @suldaanxikmo8001 Před 3 lety +12

    Mashallah keep a goin pro ❤

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 Před 3 lety +1

      MaaShaaAllaah ✅
      Maa shaa Allaah ✅
      Sii soco = keep going
      Boowe = Aboowe = walaal ✅

  • @haiisheegin8222
    @haiisheegin8222 Před 3 lety +25

    Pakistan aad baan u jeclahay
    Majeceshahay in aat tagto Pakistan
    👍 Lake saar adoo raali ah
    👇👇 kale ta

    • @hamsebaashe7504
      @hamsebaashe7504 Před 3 lety +3

      Maya ma jecli inaan tago sababto ah wadankayga ayaan jeclahay

  • @HOYGAOGAALKA
    @HOYGAOGAALKA Před 3 lety +3

    wll thanks, aad iyo aad ayaan kuu taagyeeraa, waxaan jeclaanlahaa inaad i garab qabato.

  • @socdaalfilmsvlogs
    @socdaalfilmsvlogs Před 3 lety +2

    Masha Allah horay u soco

  • @ileysofficial9581
    @ileysofficial9581 Před 3 lety +4

    Keep going wll

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 Před 3 lety +2

    Thanks wll

  • @CabdiraxmaanFaarax-su7xi
    @CabdiraxmaanFaarax-su7xi Před měsícem +1

    600k coming soon 🎉🎉🎉

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid1604 Před 3 lety +7

    Mhdnsid WABERI MEDIA
    Asxaapta so kle iso booqda inshlh ka faaidysan

  • @gayaloozibraahim4156
    @gayaloozibraahim4156 Před 3 lety +2

    Abdirxmn shukhran noo soo badi xogaha 🌴✊

  • @qadardheereoffecial8303
    @qadardheereoffecial8303 Před 3 lety +3

    Masha allah keep going

  • @hawlqabad7803
    @hawlqabad7803 Před 3 měsíci

    Mashallah Mashallah Mashallah waan ku faraxsanahay

  • @afturubo3842
    @afturubo3842 Před 2 lety

    Ramadan mubrk

  • @Faaido1
    @Faaido1 Před 3 lety +5

    first
    M.a

  • @abdikanimahmet4009
    @abdikanimahmet4009 Před 2 lety +1

    Waan ku wataah zhp

  • @abdirahmaan.9470
    @abdirahmaan.9470 Před 3 lety +13

    Mnsha Allah Pakistan 🇵🇰 wa dalka kaliya e islamn ka ah e nuclear haysta

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 Před 3 lety +3

    Keep going pro ❤🙏

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys2630 Před 3 lety +1

    Maashaa Allah xasaan

  • @hoyodamac2083
    @hoyodamac2083 Před 3 lety +1

    Thanks 👍 sxb

  • @HasanBashir-su8kw
    @HasanBashir-su8kw Před rokem

    Masha allah

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid1604 Před 3 lety +22

    Maxay muslimiintu uga so baxeen mgaalda samrqand kadib mrkay furteen
    Muuqal an kso diyariyy hda xisynyso kso daawo chnlkyga asxpta

    • @ahmedzaadiq1712
      @ahmedzaadiq1712 Před 3 lety +2

      I watched,liked and already SUBSCRIBEd. ustaad...

  • @ShukriAli-cd1dq
    @ShukriAli-cd1dq Před 5 měsíci +2

    Pakistan ilaahayow muslimiinta gullee

  • @Mubaarik-hr8lh
    @Mubaarik-hr8lh Před 2 měsíci

    Keep going proo

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss Před 3 lety +2

    Pakistan mid kamid ah hogamiyasha islamka❤😉

  • @deeqshowtube
    @deeqshowtube Před 3 lety +2

    Wllkey Abdirahmaan waan ku baryaa share out ii sameey waayo hami ayaan leeyahay thanks Abaal ayaan kaaga haayaa

  • @muxamedcabdulahi8050
    @muxamedcabdulahi8050 Před 3 lety +1

    Waaberi media allaha ku sharfo wll

  • @kamaalyusuf8293
    @kamaalyusuf8293 Před 3 lety +6

    Ethiopian itaysan samaysan hubkan maad isdaysaan oo katalisan helida hubkan manta la isku ixtiraamoh

  • @mahatazizi3526
    @mahatazizi3526 Před 3 lety +4

    "Waxan layabey markad tidhi 10 daqiiqo gudaheed ayay pakistan hindiya ku wax yeellayn kartaa". Dabcan wa quwada keliya ee Islaam ee haysata Nuclear Power

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Před 3 lety +1

      Newdelhi hadda ayey dakii waxay ugu dhimanayaan maalin kasta hawada wasaqeysan darteed, maxaad u maleyn haddii nuclear loogu daro.

    • @mahatazizi3526
      @mahatazizi3526 Před 3 lety +1

      @@sayidka6911 zhp la iska layn maayo eh wa haday dawlada hindiya dagaal soo qaado weyan

  • @maxaadhacay9529
    @maxaadhacay9529 Před 3 lety +4

    Somalia hada si hoose usamaysanlaheed xaarmaajo live soo galaayo asoo kufaanaayo markaasaa nala fahmaa

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 Před 2 lety

    Keep going

  • @BERDILAACSHE
    @BERDILAACSHE Před 3 lety +5

    wlhi uma maleenaayo nin daacad ah oo Manta somaliweyn xil u haayo inuu jiro wayo kursigiisa iyo jeepkiisa o fiirina mana si waarayo aakhiro ne alla la xisaab Tamaayo

  • @ogaahiye
    @ogaahiye Před 3 lety +2

    #TeamWaaberi♥️👌

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 Před 3 lety

    C/qadir khan alle haku karaameyo

  • @mustafesiciid677
    @mustafesiciid677 Před 2 lety

    Keep going everyday

  • @wacdditube4836
    @wacdditube4836 Před 3 lety +5

    WACDDI TUBE YOU TUBE KAA PIN IIGU QABO BROTHER

  • @amiindable1865
    @amiindable1865 Před 3 lety +1

    iiraan barnaamij nooga soo diyaari please mahadsanid

  • @sahraabshir3252
    @sahraabshir3252 Před 3 lety +2

    Waan ku wataa

  • @yusuf123somali
    @yusuf123somali Před 3 lety +1

    Zhp maaLin dheelay noosoo gali

  • @mrduaysane4623
    @mrduaysane4623 Před 3 lety +2

    sxb codkaaga waan u xiisay ee si taxane ah vedio ubsoo gali mahdsnid sxb

  • @bilesharaf9141
    @bilesharaf9141 Před 3 lety +3

    Hindiya iyaba way haysataa nuclear lkn Pakistan iyo hindiya iyagaa isku haysta hubku nuclear ka cidkale ooma haystaan
    Midba midka kale buu iskaga waardiyeynayaa

  • @MaxamuudaxmedCabdi-dk9ww
    @MaxamuudaxmedCabdi-dk9ww Před 4 měsíci

    M.a poe horay usoco❤

  • @abdikarimmaxamudali7344
    @abdikarimmaxamudali7344 Před 3 lety +4

    Azxpta soo dhaweeya Chanalkayga
    THANKS 😊🙏😊

  • @BURHAAN_PMK_4
    @BURHAAN_PMK_4 Před 3 lety +1

    AbdiRahman Maqnaasha Iga Yareey

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 Před 3 lety +4

    Waxan layaabey pakistan ayadoo sidaas quwad ciidan, hub iyo sirdoon u heysta hadana passport kooda waa kan ugu liita dunida..... sidee ku dhacdey bal cajiib?

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Před 3 lety +1

      Wax soo saarka dalka ayaa liito. Dhaqaalo ahaan

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 Před 3 lety +2

      Waxa sababay loolanka diplomasiyada caalamka iyo gdp oo ay kaalin hoose kaga jiran waan sababy reer galbees nuclear dartiisa

  • @cabdisalaanelneny3822
    @cabdisalaanelneny3822 Před 3 lety

    Pakistan seco nound power of islam

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 Před 3 lety +1

    Uku horeyn qofka wax balayoow nafta badal marka horey waa waano wax ku ool ahi

  • @cabdullahiroone5234
    @cabdullahiroone5234 Před 3 lety +5

    Asc Sxb fnskada ahay Lps Rplay

  • @itsfunny9978
    @itsfunny9978 Před 3 lety +2

    Walal no si wad wax badan inanu ka oganan jecelahe dalkan pakistan
    Mxy tahay zababata markasta filmanta hindiga aya pankistan ku matalan dad aragagxisa🇸🇴😓

    • @ahmedjokar1775
      @ahmedjokar1775 Před 6 měsíci

      Hada wad ogatay bn filayah waqti baa kaso waregaye

  • @kingcunaaye7411
    @kingcunaaye7411 Před 3 lety +1

    🥰💯🙈

  • @Amiirkhadarapthi252
    @Amiirkhadarapthi252 Před 10 měsíci

  • @user-wr4hc4wg1n
    @user-wr4hc4wg1n Před měsícem

    🇵🇰 mantay xor ma ahan reer galbeedka ayaa maamulaan

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 Před 3 lety

    Sxb waad yara caajistay sidii hore matihid barnaamijyada noosoo badi

  • @rapadanmahamed1546
    @rapadanmahamed1546 Před 3 lety +2

    Pakistan hore uso wn tageeraa ani wlhi

  • @HeeganCompany-ye4yu
    @HeeganCompany-ye4yu Před rokem

    Asc

  • @abdiazizselad
    @abdiazizselad Před 3 lety

    Waraabe media meel wax Badan Og Ii Iftiimiso

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 Před 3 lety +2

    Pakistan Dowladda Kaliya Ee Dadkeeda Muslimiinta yihiin Hadane Haysta Hub Nuclear Ah 😍🥰

    • @Aminamohamed1
      @Aminamohamed1 Před 3 lety

      IRAN xitaa wey heysataaa

    • @maclowofficiall7985
      @maclowofficiall7985 Před 3 lety

      @@Aminamohamed1 iiraan Weli Ma Sameysan Hub Nuclear Ah Lkn Weli Sameysashadiisa Ayey Ku Guda Jirtaaa

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 Před 3 lety

      @@Aminamohamed1 weli ku guda jirtaa laakiin caalimkoodii la dilay sorry😒😒😒

    • @Cab11144
      @Cab11144 Před 9 měsíci

      ​@@promahamedaxmed1274yuu ahaa walaal 😢caalimks

  • @SiidA-pt6dc
    @SiidA-pt6dc Před 9 dny

    Wamaxay nukliyeer soo samey

  • @theguletshciise2088
    @theguletshciise2088 Před 3 lety +1

    Non aan taageero thy pro

  • @zalojamac4613
    @zalojamac4613 Před 3 lety +4

    WAAD TAGTEY cimaamada kugu tuuray

  • @abdirashidkheyre8290
    @abdirashidkheyre8290 Před 3 lety +1

    Sxb xageen kaala soo xiriiraa

  • @ADIRAHIM.JAMA123
    @ADIRAHIM.JAMA123 Před 3 lety +1

    Soomalidu waa Comment ku xoog leh yaal. Iyo afkanool itaaal baran baro irbad ma samysan karaan wax kale dayo qabyad iyo qurun unbay ka adagyiin

  • @kaafikishki4935
    @kaafikishki4935 Před 3 lety

    Abdirahman xiskabiyo xurufaha tariqda xuska dhacdoyinka hibo ugara xaakimken ku xurmeeyo doqon ha xaasidin xubin qura ma noqoto xuduud wax celise xasidkuu nafti xaasid kuyahay inaa uhaynoo xurmiyo xushmadba waa ruuux xaqiiqdi xiskeena kaabay garanmayo xuruufaan ku Qeexo A.rahmaan xusiyo taalo mid iiga mudan weeye xurmu ino mujiyay xisab laaniyo xuduud la.an aan utageerno
    xiskaabaheena alle no hibey
    xurmo ku nolow wllal iigu qaliya