lLMADII QARSOONAYD | SAABIRIIN IYO MOWLIID | WARAYSI

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • lLMADII QARSOONAYD | SAABIRIIN IYO MOWLIID | WARAYSI

Komentáře • 89

  • @Burco.
    @Burco. Před 3 měsíci +15

    Filmkii Ilmadda Qarsoon xalqad Imay Dhaafin Aadna Wuu Xiiso Badnaa Waxaan Aad U Rajaynayaa In Qayb Labaad La Soo Daayo ❤❤❤ Sabrin Iyo Mawlidna Waa Shiqsiyaadkii Aan Ugu Jeclaa Filmka ❤❤❤❤

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před 3 měsíci +9

    Waa xalqada ugu wanaagsan Mowliid filimka ugu wanaagsan

  • @alawiabdi4274
    @alawiabdi4274 Před 2 měsíci +5

    Scw swc scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @munaomar2230
    @munaomar2230 Před 3 měsíci +5

    Salim Magac qurux badan weye ❤❤

  • @Muuse-fn2pp
    @Muuse-fn2pp Před 2 měsíci +4

    Asc

  • @LakiJama-eu6bh
    @LakiJama-eu6bh Před měsícem +1

    Aduunka waxa ugu jecelhy inan jila noqdo

  • @abdurashiidjama4085
    @abdurashiidjama4085 Před 3 měsíci +5

    waa ka xumahay inuu dhamaado fikimka ilmadii qarsonayd

  • @user-lc7wh1yj8f
    @user-lc7wh1yj8f Před 3 měsíci +8

    Sabirin ruxa 3ad ey qarineyso walagarayaa ❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Před 3 měsíci +17

    Plz waraysiyada jilayaasha waanu ka daalnay director mahad ibraahim yuusuf soo qabta

  • @user-wb3rn7nj3u
    @user-wb3rn7nj3u Před 3 měsíci +3

    Nasriin iyo saalim labada Qof eee filimka ugu jeclaaa xiisa Buuxa idin hayaaaaa. Wllhi Horay usocsa❤

  • @Marwahassan-hb7dp
    @Marwahassan-hb7dp Před 3 měsíci +6

    saabiriin qofka sedexaad ee ayqarinayso waa mawliid😮

  • @MaryamIsmaciil
    @MaryamIsmaciil Před 2 měsíci +3

    Saabiriin iyo mawliid walaalo. Hooray usocda thanks

  • @user-xe5mi5cb1o
    @user-xe5mi5cb1o Před 3 měsíci +4

    M.a walaalahay ilaahay hidin sharaf0 ❤❤

  • @user-ny3sg8bd4c
    @user-ny3sg8bd4c Před 3 měsíci +4

    Waraysigan waanu kadaalnay ee fimilka par2 noobilaaba plze

  • @QaasimFuaadd
    @QaasimFuaadd Před 3 měsíci +3

    Aar waxan naga daayoo filmka season 2 kiisii mee

  • @user-dl5dy3cj2p
    @user-dl5dy3cj2p Před 3 měsíci +5

    Mowliid ban ku haysty io sabirin

  • @maxamadmaxamud6205
    @maxamadmaxamud6205 Před 15 dny

    Sabitin Masha allah

  • @hawomohamoud
    @hawomohamoud Před 3 měsíci +4

    Daaadax weeye filimkaank❤

  • @user-vt3zn7xp7z
    @user-vt3zn7xp7z Před 3 měsíci +5

    O͜͡o͜͡ f͜͡i͜͡l͜͡i͜͡m͜͡ ki ma dhamaday😭

  • @xalaawimumin1337
    @xalaawimumin1337 Před 2 měsíci +1

    Away part kii kale waraysi marabnee

  • @user-fx6te6tc6p
    @user-fx6te6tc6p Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤mawliid inaaan ku arkaan rabaa

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc Před 3 měsíci +6

    Lkn Xayaysiin Nagu washeen

  • @abdirahmanahmedaliismail3587
    @abdirahmanahmedaliismail3587 Před 3 měsíci +2

    Saalim iyo Saabiriin waa isku soo baxayaan ❤
    Xataa magac ahaan 😂

  • @ApdiraHmaaN_ALi
    @ApdiraHmaaN_ALi Před 3 měsíci +4

    Wow Amazing

  • @aminajama7009
    @aminajama7009 Před 3 měsíci +5

    Aad yaan u salamaya asaxabta ilmada qarsoon. Ma so sartan waybakale oo isla ilmada warsoon anigu wan ku hungobay mesha san usugaugayay ee so kordhiya

  • @abuayub1222
    @abuayub1222 Před 3 měsíci +1

    malayacnigiina waan nacnay nagadaayaa

  • @ifrahabdi8163
    @ifrahabdi8163 Před 26 dny

    waad isku soo baxaysaan sabirin iyo mowlid

  • @user-jh2ww9lo1b
    @user-jh2ww9lo1b Před 16 dny

    😂😂😂❤❤❤😮😮 what time is it

  • @Sadriadan
    @Sadriadan Před 2 měsíci

    Qofka kale waa mahamed❤❤❤ I know

  • @NimcoJamac-hj2sr
    @NimcoJamac-hj2sr Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤😍🥺🥺😁😁☺️😟😉

  • @user-rw6sy7pd6n
    @user-rw6sy7pd6n Před 2 měsíci

    Sabriin baquruxbadan❤❤❤😂😂😂 😅😅😅😅😅😅

  • @user-xq1bp2ei4x
    @user-xq1bp2ei4x Před 3 měsíci +1

    Waxan xogmal ku nacay Film aan dhamad laheen 😢

  • @nasrudiincabdi-pf5rj
    @nasrudiincabdi-pf5rj Před 2 měsíci

    Filimka waan daawanjiray lkn waan kaxumaa inuudhamaaday jilayaashawaan salamaya

  • @maxamudqaalib1586
    @maxamudqaalib1586 Před 3 měsíci +1

    Filimka part 2gii kaama hayno ee naga daa ciyaarta

  • @SamiiraCiise
    @SamiiraCiise Před 3 měsíci +1

    Kuwaan sugaayay❤

  • @MunaMohamett-sy8yc
    @MunaMohamett-sy8yc Před 3 měsíci

    Filimkan waka helay 😂❤

  • @SayidCali-os9lx
    @SayidCali-os9lx Před 3 měsíci

    Seasonka labaaf kusoo dhaqso wllo

  • @NimcoJamac-hj2sr
    @NimcoJamac-hj2sr Před 2 měsíci +1

    😢😢😢😅😅😮😮🎉🎉😊😊

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 Před 3 měsíci

    wani salame xogmal lakin part 2 nosodayaaa bilow ila dhamad wan dawane waxaa sugnaba wa part2

  • @user-mm3yp7if3m
    @user-mm3yp7if3m Před 2 měsíci

    Walaalo soogaliya qaybta 42

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me Před 3 měsíci +2

    Saabiriin iyo mawliid labadi aan filmka ugu jecla hadana guurkoodu maa arag maalinti filmku dhamaanayay season 2 ayaan rajaynayna in lasoo sameeyo

  • @user-um6dc1zd2s
    @user-um6dc1zd2s Před 2 měsíci

    ❤❤🎉

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 Před 3 měsíci

    Masha allaah

  • @abdihassan3259
    @abdihassan3259 Před 3 měsíci +1

    Abwaan kaarlos

  • @Muuse-fn2pp
    @Muuse-fn2pp Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤Asc

  • @user-um6dc1zd2s
    @user-um6dc1zd2s Před 2 měsíci

    ❤😢😊😊

  • @user-nl2dk8vh7f
    @user-nl2dk8vh7f Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤😢

  • @user-dl5dy3cj2p
    @user-dl5dy3cj2p Před 3 měsíci +2

    Tuugadi hala wareysto hawda ku jirty

  • @alawiabdi4274
    @alawiabdi4274 Před 3 měsíci +1

    😢😢😢

  • @NimcoJamac-hj2sr
    @NimcoJamac-hj2sr Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-vm2in2kx6b
    @user-vm2in2kx6b Před 2 měsíci

    🎉🎉🎉🎉

  • @nuurabdi-vp2ll
    @nuurabdi-vp2ll Před 2 měsíci +1

    Qayb 42aad ku data oo na tusa Sacdiyo oo la xidhay iyo kuwii Jaajale dilay oo maxkamad la saaray, xaaji Xuseen oo guriga la keenay , Mawliid iyo Mahamed oo Sabriina sidii midi u tanaasulay ugu danbayn Siyaad iyo Hodan arooskoda.. Sidaan qaybkale u sugaynay ayuu filimkii dhamaaday badhgo camal.

  • @user-er4rv4wz9e
    @user-er4rv4wz9e Před měsícem

    ❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😮😮😮😮😮

  • @user-bp1py3ul2d
    @user-bp1py3ul2d Před 2 měsíci

    Xaqiiqdii aaxbta flumkaas jileysay dad aan kala dhicin ayey ahaayeen lkn Aniga wxy iigu darnayd😂 hanahnkii Hodon lagu yiri dhimanaysaa ee ay qarracanty😂😂 gqcalkoow wxn iidnka sugnaaba waa flimnkle oo xiiso badan

  • @wilsonderrick1158
    @wilsonderrick1158 Před hodinou

    Perez Mark Johnson Mark Clark Christopher

  • @user-os7cf8md2e
    @user-os7cf8md2e Před 3 měsíci

    Laba boqor❤

  • @Muuse-fn2pp
    @Muuse-fn2pp Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 Před 3 měsíci

    Wlhi waxaan moodnaa in uu hada so dhacay filimkii ilmadii qarsooneed prti2 sabiriin ama nasriin galgacal mowliid ama saalim waan idin sugi doonaa fimilka kaloo qurux badan aan iskugu imaano walibo isla filimkaan ilmadii qarsooneed qeebtiisa 2aad xogmaal media codsigaas horay ayad nooga heysaan director mahad prti 2 laso dhaqsada adinka & xogmaal media waana jaanis filim ladaawdo majiro hada filinkii dhaxal wuu dhamaaday hal filim oo koxdii gurmad qaran aduun wax walbo ka filo bes

  • @axmedlaki1
    @axmedlaki1 Před 3 měsíci

    wareeysi badnaa war filimka ino soo daaya 😂

  • @BluetoothDummy-m2c
    @BluetoothDummy-m2c Před 13 hodinami

    Lewis Sandra Anderson Ruth Jackson Michelle

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 Před 3 měsíci

    Filimka magacisa wa magac in la fiirsado ku haboon lakin markay timaado jilis waxa ku haboon inu jilo qof qisadan u eg oo so jiita dareenka dadka daawanaya.
    Lakin dhamaan filimada Somalida waxad mooda mid qabyaaladaysan

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před 3 měsíci

    War naa dhafa filim ki ban mody wwrysi ginaa mahane

  • @McCarthyAmanda-q4c
    @McCarthyAmanda-q4c Před 2 dny

    Garcia Elizabeth Moore Cynthia Moore Eric

  • @aminajama7009
    @aminajama7009 Před 3 měsíci

  • @naimafaarah9002
    @naimafaarah9002 Před 3 měsíci

    41 muu ku dhamady filmku mise

  • @mubariksiyaad4116
    @mubariksiyaad4116 Před 2 měsíci

    Tuunbo raac kolba waxbaa magaalada kusoo kordhaya af suuqu muxuu soo badanayaa

  • @FinnMortimer-b3v
    @FinnMortimer-b3v Před 2 dny

    Brown David Garcia Christopher Jackson George

  • @alawiabdi4274
    @alawiabdi4274 Před 3 měsíci +3

    Scw swc scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-mr6on2lp9f
      @user-mr6on2lp9f Před 3 měsíci

      Scwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscw

  • @UgbaadMowliid
    @UgbaadMowliid Před 10 dny

    😅😅😅😂

  • @maxamudculus9043
    @maxamudculus9043 Před 3 měsíci

    🙋🙋🙋🙋🙋🙋

  • @miski3389
    @miski3389 Před 3 měsíci

    Wax dhintay baad tihiine faraha naga qaada haddaadan filimka caadi usoo daynayn!😡😖😡

    • @user-bb3qo6ul5t
      @user-bb3qo6ul5t Před 3 měsíci

      😂😂😂😂

    • @miski3389
      @miski3389 Před 3 měsíci

      @@user-bb3qo6ul5t way naga xanaajinayaa niyow 😂😂😂

  • @ladancabdiraxmaan3949
    @ladancabdiraxmaan3949 Před 3 měsíci +1

    Uf waresi le miya yahu

  • @user-ss4vc2ex1u
    @user-ss4vc2ex1u Před 3 měsíci

    Maxamad soqabo

  • @xaajimooyaaale1527
    @xaajimooyaaale1527 Před 3 měsíci

    Waar heedhe kuwan miyaanay jili jirin filim waamaxay filmdhexda lagaga hadhaa wax noo sheega dee miyuu dhamaaday

  • @asmakhadar3935
    @asmakhadar3935 Před 3 měsíci

    waar bax wareysi lahyne mxd ka werysan wuxuba wa intaan aragne malaa yacni

    • @MuhaMawliid-bx6kk
      @MuhaMawliid-bx6kk Před 3 měsíci

      Naaya inanku waa walaalkaye afka kadhig mxa kaa galay waraysigiisa hdaanad rabin ha daawan de ish

    • @asmakhadar3935
      @asmakhadar3935 Před 3 měsíci

      @@MuhaMawliid-bx6kk walalka ya la dhahaa shut up dhig dhigtooy hiilka niicda melaha la qabo 😤🤫🤫🤫🤫

  • @MucaaddekApdi
    @MucaaddekApdi Před 3 měsíci

    Ilmo dhilo xogmaa

  • @user-wb3rn7nj3u
    @user-wb3rn7nj3u Před 3 měsíci

    Nasriin iyo saalim labada Qof eee filimka ugu jeclaaa xiisa Buuxa idin hayaaaaa. Wllhi Horay usocsa❤

  • @user-wb3rn7nj3u
    @user-wb3rn7nj3u Před 3 měsíci

    Nasriin iyo saalim labada Qof eee filimka ugu jeclaaa xiisa Buuxa idin hayaaaaa. Wllhi Horay usocsa❤