Degdeg-Madaxweynaha Somalia oo Soo Dhaweeyey Heshiiska Badda Somaliland & Ethiopia.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 06. 2024
  • Degdeg-Madaxweynaha Somalia oo Soo Dhaweeyey Heshiiska Badda Somaliland & Ethiopia.
  • Zábava

Komentáře • 8

  • @Calidhoof-rg2kp
    @Calidhoof-rg2kp Před měsícem

    Waa waxlobahan yahay Somaliland guul iyo gobanimo dir assl dhalad ❤❤❤❤❤❤

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Před měsícem +1

    Hasan sheekh waa siyaasi waaqici ah oo kuwii ay kaga dhagtay somalia yay wax noqon somalilandna yay dhaqaaqin ,ee Xasad ,xiqdi,been iyo borbogaando uu Taliskii macangaga ahaa kaga tagay ,u haystay run ,waana dhex mariyay somaliland khasb kuma imaan,kumana soo noqonayso ,colaad iyo Afxumo somaliland iyo Ethiopia lagula kaco waxba ma soo kordhinayso ,isku day kastaana waa socon waayay ,
    waxaan kula talin lahaa waliba inuu Raganimo yeesho oo ka qayb noqdo madaxda lagu marti qaadayo xaflada dhamaystirka MOU iyo Aqoosiga somaliland,
    Reply

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 Před měsícem

    Shaydaan ku dhashey kiniisad Talyaani, nacdal korkaaga ha ku ekaato.

  • @user-wj8hc6zt5q
    @user-wj8hc6zt5q Před měsícem

    😂😂😂😂😂 inaad sidaa uhadasho waa ku qasbantay saaxib waxba kama qaadaysid duriyada waa kudaysay socotay samiir iyo iimaan inshallah 😂😂😂😂😂😂

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před měsícem

    Waar kan wuu fashilmay 😂😂😂

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před měsícem

    Dhulkisi ciidan itopiyana hysta iyo alshbab badu ka karynaya itopiya halkay jirta gacantba waxba iguma jirani 😂😂😂

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Před měsícem +1

    Fataal ibnal sharmuutah badaada Indian Ocean ka kala hadal oo kala xaajood Itoobiya hadii ay Rabot laakiin bada Somaliland hooyadaa iyo wuxuushtaadu waxba kuma laha ee badaa Indian Ocean ka kadherig biyaheeda yaa kalb- Huuro.