Cabdisalaan Hereri iyo Geelayda Dekeda Berbera Hees Hawleed cajiiba ah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 01. 2020
  • Maxaad ka taqaan heesaha ay qaadaan Geelayda Dekeda Berbera ee Somaliland markay shaqaynayaan ee xiliga xamaalka. Waa hees hawleed yada ugu caansan oo ragga Geelayda loo yaqaan ku heesaan.

Komentáře • 166

  • @JugeQaaraamiMusic
    @JugeQaaraamiMusic Před 3 lety +38

    26 sano ayaan jiraa waliba ku nool Muqdisho laakiin asal ahaan kasoo jeeda Galgaduud ,wallaahi sidaan uga helay ma qiyaasi kartaan ,jiriricaaba iga yaaacday
    War heedhe reer Somalilaanow noolaada murti waa idinkee ,wacad Alle Soomaaligii xagiinuu ku dambeeya😄😄Af-Soomaaligii magaalaa dishay ee dib ha loogu celiyo miyigiisii👍👍

    • @norbilmohemed4476
      @norbilmohemed4476 Před 3 lety

      Love kugu nahay❤❤❤❤reer sonalia

    • @koodbuurmediaprodaction7214
      @koodbuurmediaprodaction7214 Před rokem +1

      sxb marka horeba afka iyo xigmada iyo soomalinimaduba reer waqooyibay ahayd gaar ahaan beesha isaaq samaroon iyo dhulbahante intasunbay xigmadu ahayd

    • @atlaassports6145
      @atlaassports6145 Před rokem

      @@koodbuurmediaprodaction7214 war quraafadka iska yareee

    • @dhaqanemedianews1570
      @dhaqanemedianews1570 Před rokem

      NASAB ILAAHAY BAAD TAHAY WLL ADIGUNA

  • @khalidsl686
    @khalidsl686 Před 4 lety +32

    Viva Jamhuuriyadda barakaysan Somaliland 💚💙❤🎉🎊💥👍🏼👏🏾🙏🏽. I am proud to be "Somali" and love Somali culture.

  • @ahmedcabdullaahihandullexa7778

    Heesaha hada jira kuwaanaa kamacaan inta ilaqabta leke iisaara kkkkk

    • @keagansilas2259
      @keagansilas2259 Před 3 lety

      Not sure if you guys gives a damn but if you are stoned like me atm you can stream pretty much all of the latest series on Instaflixxer. Been streaming with my brother for the last few months xD

    • @kingsleymilan1669
      @kingsleymilan1669 Před 3 lety

      @Keagan Silas Yea, I've been using instaflixxer for since december myself :D

    • @foosiyaahmed859
      @foosiyaahmed859 Před 2 lety

      00

    • @foosiyaahmed859
      @foosiyaahmed859 Před 2 lety

      @@keagansilas2259 0

    • @foosiyaahmed859
      @foosiyaahmed859 Před 2 lety

      0

  • @sompoysproduction9704
    @sompoysproduction9704 Před 2 lety +35

    Sadexba idilay
    Boga fayfkiyo
    Faraska idilay
    Carmal shilisiyo
    Job dhanka idilay
    Sagaal nagood
    Oo dir seenya
    Allow hay siin
    Seed nin keed cuna
    Alow haysiin
    Reerka salow galis
    Alow haysiin
    Salaadii kaca
    Alow haysiin
    Sububuco wayn
    Alow haysiin
    Saraasha u duda
    Alow haysiin
    Roh jilba dhiga
    Alow haysiin
    Geel dhibiijo leh
    Alow haysiin
    Carmal shilisoo
    Markad cabatana
    Ku cadgooysa
    Waa cawiyo bari
    Wiil bahdoodo
    Ku bogsanayaa
    Waa cawiyo bari
    Badidaadoo
    Bil maqnaydoo
    Rabi kuu bidhay
    waa cawiyo bari
    Toosan liigooy
    Toosi waydayee
    Toosankii guga
    Toos lagu maal
    Cagta saare
    Calamiinkiyo
    Caadilka u sahal
    yahay naagan dhalinoo
    Yahay dhal dhalaasho
    Yahay dhashataan nacay
    Awliyo alaay
    Noo adeego
    Alle noo bari

    • @weheliyeHalooyeelo
      @weheliyeHalooyeelo Před rokem

      Jobdhankaa idilay muxuu kawadaaa

    • @idirisjeeni8624
      @idirisjeeni8624 Před rokem

      @@weheliyeHalooyeelo Waa jabanaha

    • @ahmedismail5671
      @ahmedismail5671 Před rokem +1

      Thank u for giving it time to write the lyrics of this fantastic task hype beautiful song by this hard working brothers. Mahadsanid.

  • @somalilandchannelsomalilan250

    Walaahi boqol jiir dawadey viva reer somaliland waa loo daayey af somali suugaantaba

  • @abdisalanhussein5144
    @abdisalanhussein5144 Před 4 lety +15

    Incha Allah mustaqbalka dhow. Berbera waxay noqon doontaa
    Magaalo africa quudisa
    Oo loo imaada shaqo iyo dalxiisba

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo7552 Před rokem +12

    Heesta caaha marky qaraxday kadib inta soo radisay like 😂

  • @faisalmohamedomar8037
    @faisalmohamedomar8037 Před 3 lety +8

    Somalia wayn ZalamulaaH dadkeyga 🇸🇴

  • @abdulahiali5051
    @abdulahiali5051 Před 4 lety +11

    Hhhhhhh kaw ader sidas ushaqesta wax walbo wad gareysane👍🏻👍🏻👍🏻

  • @abeessharmarke5089
    @abeessharmarke5089 Před 4 lety +21

    Geelayda barbera viva somaliland for life ❤🗯💚❤🗯💚❤🗯💚❤🗯💚❤🗯💚❤🗯💚❤❤❤❤❤

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277 Před 3 lety +5

    Cabdisalaan Hereri weriyo caalamiya
    Mahadsanid

  • @abdikarimsubeer8665
    @abdikarimsubeer8665 Před 4 lety +15

    Berbera❤❤somaliland😍

  • @araphathassan7184
    @araphathassan7184 Před 4 lety +6

    Masha allah alle hakuu siyaadiyo codka aaammmin

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 Před rokem +2

    From Zaki Bin Xaaji
    sideyda hdaa soo raadise
    jahhh waaku heesana geeljire

  • @moabdu4834
    @moabdu4834 Před 2 lety +3

    Manshallah saaxil iyo ciisemusse

  • @soulehassan
    @soulehassan Před 4 lety +6

    Allaah ha idin dhowro, illaw umadaan ka dhalanay asalkeeda sug.

  • @abdullatifjusuf6650
    @abdullatifjusuf6650 Před 4 lety +4

    Cinwaanku sida uu uqoranyahay waa qalad ,geelleyda maaha ee waa geelayaasha

  • @abdurahmanmohamed9626
    @abdurahmanmohamed9626 Před 4 lety +4

    Wa dhaqan fican runtii waxay ku dusaysa Somaliya 100% ina ku abtirsano xolo dhaqto

    • @liiii736
      @liiii736 Před 4 lety +2

      Somali dheh hadi cid gaar u shegynyso somaliland gaar u shegan lahayd somaliya mesha hala so ordin ok🤨

  • @hassanyousif6358
    @hassanyousif6358 Před 4 lety +8

    Ragi rage aaha waaye

  • @asiyacismaan1563
    @asiyacismaan1563 Před 4 lety +7

    dad xikmad leh dadka somaliland

  • @geeljiremedia168
    @geeljiremedia168 Před 4 lety +4

    awliyo allaay
    noo adeegoo
    ilaah noo bari
    waa heestaan ugu jeclaa heesaha geela

    • @raxmamuse6037
      @raxmamuse6037 Před 3 lety

      baadidaada oo bilmaqnahd oo rabi kuu bidhay waa cawiyo bari
      geelayaga ayaa loogu heesi jiray

    • @odaykasheekee6929
      @odaykasheekee6929 Před 3 lety

      Wacad-alle iyo wacad rasuul ninkii reerkoodu geel lahaa baa garan Karan weheeey weh

  • @mohamedraz5878
    @mohamedraz5878 Před 4 lety +5

    Free Somaliland ♥️

    • @clsamedfaysal2660
      @clsamedfaysal2660 Před rokem +1

      Yaa haysta walal?
      Sow dad xor ah maahan oo waxey rabaan sameeya

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 Před rokem +1

    Mashallaah Barakallaah Alxamdulillaah

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 Před 4 lety +3

    mancha Allah abdi salaaan

  • @hamidalqumairi523
    @hamidalqumairi523 Před 4 lety +3

    Nice one

  • @yonisadan3562
    @yonisadan3562 Před 4 lety +8

    Caajib, waa asal heesta Geel

  • @ilyaasmohamed4325
    @ilyaasmohamed4325 Před 4 lety +9

    Kkkkkkkkk ninkan waa ABWAN wayn

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 Před 4 lety +5

    Haaye haaye haaye!!

  • @xuseenmataan6659
    @xuseenmataan6659 Před 3 lety

    Man shaa allh

  • @geeljiremedia168
    @geeljiremedia168 Před 4 lety +2

    sadax baa idilay
    bogga fayf iyo
    faraskaa idilay
    Carmal shilis iyo
    jabdhan kaa idilay

  • @mukhtarsaiid5419
    @mukhtarsaiid5419 Před 4 lety +4

    This is what makes me happy.
    Because of I am in now university and I used to say like this ( but different words ) while I was bringing water to our own camels.
    I am saying.
    May Allah forgive us !!

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Před rokem +2

    Berbera somaliland guullll

  • @yahyedaaahir1340
    @yahyedaaahir1340 Před rokem

    From tiktok

  • @cabdiraxmanguray7950
    @cabdiraxmanguray7950 Před 8 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 Před rokem

    4:04 waa inta ugu xiisaha badan

  • @Cabaysmedia
    @Cabaysmedia  Před 4 lety +5

    Bal qofkatoo daawanayoow isku day in aad erayga aad ka fahantay aad qorto- erayo badan oo culus ayaa ku jirae, bal sadar kastaa isku day in aad qorto., inta aad muranka kale iska daysaan.

  • @ashkarapdilahi560
    @ashkarapdilahi560 Před 4 lety +3

    waa geesiyaal dadkaygu

  • @Abdillahi0645
    @Abdillahi0645 Před 2 lety

    Waa hees xalaal ah.

  • @zackyhafaaf
    @zackyhafaaf Před 3 lety

    Shawadooda masha allah wye lkn manual handling qaabka waxa loo qaado in la rabo ayaa fiicnan laheeed dhabarka ayay iska dhawacayaan

  • @geeljiremedia168
    @geeljiremedia168 Před 4 lety +1

    cidii aan fahmayn qoraalka ha akhrisato micnaha eraygaad garanweydona iiso qor

  • @user-do9lg6sf9z
    @user-do9lg6sf9z Před 3 měsíci

    From tik tok.😂😂

  • @geeljiremedia168
    @geeljiremedia168 Před 4 lety +1

    cagta saaraye
    caalamiinkiyo
    caadilkow sahal

  • @mohamedducale8486
    @mohamedducale8486 Před 2 lety +1

    Ya dawadey 5 / 7 /2022

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 Před 4 lety +1

    Rag kala Dheeree Orodse Maaha

  • @ahmedlozinho2944
    @ahmedlozinho2944 Před 4 lety +3

    Zedi jaad cuna allow hayzin kulaha 😂😂

  • @salehadamhilaac5486
    @salehadamhilaac5486 Před rokem

    From zaki bin Haji

  • @sahraaishachannel9297
    @sahraaishachannel9297 Před 4 lety +5

    Kkkkkseedi jaad cuna alloow haysiin

    • @ahmedhussein5998
      @ahmedhussein5998 Před 4 lety

      Amiin

    • @hamzegalool102
      @hamzegalool102 Před 4 lety +1

      Raqiya Ku Tuuro Inaadeer Adiguna

    • @mahmoudeqmohamedhassan1293
      @mahmoudeqmohamedhassan1293 Před 4 lety +3

      Malaa sikale ayaad halkaa u fahantaye, wuxuu yidhi " sed ninkeed cuna alloow haysiin" dumarka uu ka ducaysanayo ayay ku jirtaa. Waa ta nafarkeeda iyo kii ninkeedba isku ridata.
      Waan idin salaamay.

  • @inaxaaji1935
    @inaxaaji1935 Před 4 lety +11

    Qadadweeynta oo bosaso ila xamar sidan uga heesta ila eegah ama isu dayda ilen waxba ma hindisane somaliland un bay sida u egayane 😂😁😂

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 Před 4 lety +3

      😂😂😂😂😂 Wll Qadaad wayn baan ahay Xamar baan joogaa waana ku salaamay kolley waad na maagtaye waan ku arkaaye haddana hawshaada iska wado Qadaad yarow😂😂😂😂😂

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 Před 4 lety +4

      @@ahmedhillaac8017 ila iyo intanu xaqayagi anu 1960 walaltinomada idinku keenay anu idinka heleyno waxba laysuma hadhayo caay bad sheegte xabad ba laysla dhacaya 😂😂😂

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 Před 4 lety +1

      @@inaxaaji1935 😂😂😂😂😂😂 Ina abtiyow dee Anigu soomaali oo dhan ma matale e Xabaddan iyo hanjabaadda iga kala yaree kow dheh Anna nin Dir ah baan ahee lasoco iyana ☝️😂
      Wxn kaloon kaa codsanayaa in aanad CZcams ka xabbad iigaga soo dhex bixin wllkay Qadaad yarow😂😂

    • @ismailnasri9936
      @ismailnasri9936 Před 4 lety +3

      Waar walal nimankaasi qadaadwaynta aad ku sheegayso markasta hadaynu saarnaano waa ceebe , labada waxa kaaga qurux baddan anagan alle xagayaga hanagu barakeeyo, idinkana xagiina , ilaahayna hayna kala furdaamiyo, Waynu cafinay ,sidaasi ayaynu dawladeena somaliland ku wadanayna kuna ahaaneynaa wllo sida jabuti ama kilidhka somalida ama NFD . qoomiyada soomaalida hala ilaaliyo qoomiyadnimadeena.

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 Před 4 lety

      @@ismailnasri9936 👏👏👏👏😂😂😂😂 waayahy bal

  • @mohammetziyat508
    @mohammetziyat508 Před rokem +1

    shaqaba ma dareemayan ragga ninkani u heesaya wlhi 😂😂😂

    • @azmanpoy1390
      @azmanpoy1390 Před rokem

      𝐇𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐠 𝐜𝐦𝐥😂

  • @hodanahmedmubarak8070
    @hodanahmedmubarak8070 Před 4 lety +3

    hhhhh wlh wanka helay

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 Před 4 lety +8

    Naag aa dhalinoo ...
    Dhal dhalaasho ...
    Dhaashataan nacaY....🤣🤣

    • @mohamedhassanawrdoon6870
      @mohamedhassanawrdoon6870 Před 4 lety

      Sidaad u qabatay ban yaabay hahahah
      Dhaashi uunbaan xasuustaa anigu

    • @dailyxiin
      @dailyxiin Před 3 lety

      @@mohamedhassanawrdoon6870 maka dhaba walaal geeljiran ahay waxani maxa yar

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo Před rokem

      Allah wuxuu keenay ha ju caayin qof wiilkaa geelayaashow

  • @maxamuudrashiid6007
    @maxamuudrashiid6007 Před 2 lety +1

    Kalmadaa awliya allaw adeegoo allah noo bari .
    Waxa uu yeeshay isaga iyo illahay wasaaid uu u sii mariyo allah waana shirki

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Před 2 lety

    Allaw haysiin salaada hore kaca
    Allaw hsysiin ssediged dila
    Allaw haysiin reerka salaw gelis😂😂
    Yaa daawanaya 06.2022 👈👈
    Waxan hido ayey ulelye #REER_SOMALILAND❤💯

  • @maxmuudsheekhcumar1111

    Here ruushka.wa.yaasiin.aburaas

  • @museali7468
    @museali7468 Před rokem +1

    Allah dalka nbada hanoogu wado

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277 Před 3 lety

    Ninkaasi waa raggii rag ahaa
    Hala shaqaysto

  • @somalilandtayda3765
    @somalilandtayda3765 Před 4 lety +1

    Geelayda maaha ee waa geelaha berbera ama muruqmaalka waxan wax soo galinaya ee soomaaligii xitaa iska saxi karayn dadkii cudur kii jaahilnimadaa dilaya

  • @kafiyagaandaa6846
    @kafiyagaandaa6846 Před 4 lety

    Wxasa la hela shax shax

  • @mahamednuur4097
    @mahamednuur4097 Před rokem

    Saarasho u duda allow hay siin muxuu kawadaa saarasho u duda

  • @ahmedwardi6046
    @ahmedwardi6046 Před 4 lety +2

    Saarasha u duda kkkkkkkkk walhay waa cajiib kuwo badan Baan garanayn

  • @Biigle-abdi
    @Biigle-abdi Před rokem

    Goor shaqadii la qabtayba adba garo

  • @siyadeysadiq4597
    @siyadeysadiq4597 Před rokem

    Sarasha udida waa hawaynay haben walbo in lagosto rabto

  • @geeljiremedia168
    @geeljiremedia168 Před 4 lety

    naaag aan dhalinoo
    dhaldhalaashoo
    dhaashataan nacay

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 Před 4 lety +2

    Caaxay kulaha

  • @bilaal04
    @bilaal04 Před 4 lety +1

    Jobdhan maxaa ladhahaa

  • @geeljiremedia168
    @geeljiremedia168 Před 4 lety

    toosanliigooy
    tawsihii guga
    toosi Waydee
    toos laguu maal

  • @Ak-nv9zn
    @Ak-nv9zn Před 2 lety

    Galan utagaa daroga cunaa iyo waan heesaa hadana lega kontorolaa kee kudhow

  • @alhamdulilah24hour9
    @alhamdulilah24hour9 Před 4 lety +3

    😂😂😂

  • @jamalfaras5063
    @jamalfaras5063 Před 4 lety

    Ragan hada inyar ayaa Ka joogta imaaraadka ayaa shaqooyinkoodii Ka caydhiyay

  • @ak.0-010
    @ak.0-010 Před 4 lety

    waxaa ladhahaa cidan dad baadiyo lahen waa midkan

  • @AbdisalanSalat
    @AbdisalanSalat Před 10 dny

    Kkkkkkkk ❤❤❤❤❤

  • @aaminfarax7943
    @aaminfarax7943 Před 3 lety +1

    Geelayashii hoore shiirkii boorama shanibi xiidhay 1shekhdhalay 2shanwajiilaha 3shaadhmadobe 4shaygatuurtale 5shabeelka berber inti midna dub umayshaqan waylaheelan kkkkk

  • @sadamyusuf8676
    @sadamyusuf8676 Před 4 lety +3

    Waar ninkan waa yaqaanaa ....laakiin waa laga cawaandisan yahay.....boolbool iyo Ina xasan carab iyo ragii raga ahaa ayaa yaqaana bahasha. ...hhhh....waan idin salaamaayaa asxaabtii reer BERBERA

  • @aymaarfarah1531
    @aymaarfarah1531 Před 3 lety +2

    Sodon aan jiray iyo sodon aan sido
    Araab sokor sida sakay wa kow

  • @bilansharaf779
    @bilansharaf779 Před rokem

    Salaadii kaca waxaa ku xigee hoos u dhaigayo waa maxay tolow kkkk

    • @alisaladahmed424
      @alisaladahmed424 Před rokem

      Cuba cuba wayn , waa mid qanjiro wayn, nin qayilsan cml la moodo

  • @ahmedhusein6933
    @ahmedhusein6933 Před rokem

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wllhy waa cajiib afkeena iyo suugaantiisuba

  • @shirdoonhasan2901
    @shirdoonhasan2901 Před 2 lety

    ll

  • @farahdiriye1123
    @farahdiriye1123 Před rokem

    Codkii raga noolow adeer

  • @geeljiremedia168
    @geeljiremedia168 Před 4 lety

    heesaha odyagu qaadayona isagu muu samaysan ee waa heeso geel marka laga raboo laba midh oo sheegayo

  • @guuleedgalaydh9574
    @guuleedgalaydh9574 Před 4 lety

    ♥️♥️♥️♥️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️

  • @nimcaanmohamed3555
    @nimcaanmohamed3555 Před 4 lety

    Kkkkkkkk kkkkkkkk

  • @axmedcabdi8649
    @axmedcabdi8649 Před 4 lety

    kkkkkkkk
    kkkkkk

  • @yahyesudaanqude5959
    @yahyesudaanqude5959 Před 4 lety +1

    Hhhh rageedi IGA dheh

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277 Před 3 lety +1

    Baaga Fifkiyo
    Soofahay diley
    Carmal Shilisiyo
    Jabdhankay dilay
    Jabdhan-hilbo shiilshiilan iyo xoogaa macmacaan inay thy baan filayaa

  • @azmanpoy1390
    @azmanpoy1390 Před rokem +1

    𝐇𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐠 𝐜𝐦𝐥😂