Geel dhalay iyo Safarkii igarre Barnaamij xiisa leh Codadka geela iyo macnohooda

Sdílet
Vložit

Komentáře • 201

  • @thebittertruth5381
    @thebittertruth5381 Před 3 lety +19

    Dhoor caano laga soo lisoo yara dhanaanaaday,
    Nin dhadhamiyey waa garanayaa dhulay qaboojaane,
    Dhallaanimo qodaxdii kugu mudaa kaaga soo dheceel'e,
    Raga laxaha sii dhawrayoow dhaqasho waa geel,
    Abwaan cumar ustareeliya ahun

  • @halimali8389
    @halimali8389 Před 9 měsíci +2

    Ninkan waa boqor wallee. Hargeisa ayan kuli idinkaso salaamayaa 🙌🏽❤️

  • @Vodca_alchol
    @Vodca_alchol Před 20 hodinami

    ما شاء الله.. سبحان الله
    Easy easy easy ❤❤❤❤ control don't have time to lestin to story every time ❤ Enjoy..,
    Hamed.... 😊

  • @ahmedmohamoud7710
    @ahmedmohamoud7710 Před 17 dny

    Caruurataya ban cano geel siyeey marakasan idhi geel ma garanaysa. Markasa dhahan maya an muqalkan dawsiyey ❤❤

  • @basiralasow792
    @basiralasow792 Před 3 lety +6

    Dhulkan ma Soomaaliyaa mise waa Kiinya (gaar ahaan xaggaas iyo xeebta Mombasa). Walaalow soo jawaab celi Abwaan Igarre.

  • @gureyjamac6505
    @gureyjamac6505 Před 3 lety +6

    Mansha allah Tabaraka allah waan idin salaamayaa daadihiyayaasha barnaamijka o uu kow kayahay Igare

  • @fathiaalilibax5664
    @fathiaalilibax5664 Před 3 lety +10

    masha allh geela goormaa igudnbysay canihsa iyo argtidisaba wanimcadaha alle mid kimda gelu ilaahoo wakugumhad adaa nsiyee❤🌹🙏

  • @triplemdrivingschool8721
    @triplemdrivingschool8721 Před 2 lety +2

    Masha Allah walaahi runtii waa wax lagu farxo quruxda iyo dhaqaalahaa lagaliey ilaahay haydin barakeeyo.

  • @meimathebosslady7098
    @meimathebosslady7098 Před 3 lety +5

    Masha allh alle dadkeenu wanaagsana waa gob gobi dhashay wlh waligiin isku tiirsanada farxad bay ii tahy inan arko barwaaqada dalkena🥺🥺🥺❤

  • @cakulemedia330
    @cakulemedia330 Před 3 lety +5

    Mnshallah waa ninkii Abwaan igarre oo baryahan saaxada ka baxay oo markale soo rogaal celiyay iyo barmaamij aad u xiiso badan noogu soo dhakhso waanu Ku sugaynaaye

  • @abdulsamedhassan3225
    @abdulsamedhassan3225 Před 3 lety +4

    Absolutely mar hore ayaa iigu danbaysay rag rag ah

  • @mariamapdirazhid2506
    @mariamapdirazhid2506 Před 2 lety +2

    Ookumagarnyn ileen ileen waa xayraan waan kusalaaamy salaan gal iyo laaaba ❤❤❤❤

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 Před rokem +1

    Masha allh Allha idin Barakeeyo Xoolaha

  • @abgaalinho
    @abgaalinho Před rokem +1

    Mansha allah illahow geel hanoo weyn ❤

  • @abdikadir22abdi27
    @abdikadir22abdi27 Před 3 lety +1

    Mashaalh xolo rag dhaqaalsadaye iga dheh 🥰🥰

  • @saacidomar8752
    @saacidomar8752 Před 3 lety +4

    ilaaahay waxba ma waaayee ilaahaw hanoo diidin dheh 😂🤣😂😂
    Aaaar caawa xasuus baan galay farta taag hadaa geel jire soo noqotay

  • @edebsanomar3036
    @edebsanomar3036 Před 3 lety +3

    Geel iyo baqdiye ilahow igay waligay matagin waan u xiisoonaya

  • @user-pj7sy4ic3i
    @user-pj7sy4ic3i Před 3 lety +3

    ماشاء الله تبارك الله يازين حليب الرعي طبيعه والله ما شاء الله

  • @user-cn4ko4ui1t
    @user-cn4ko4ui1t Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤nasiib badanaa ragaan war ii hanbeeya

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 Před 3 lety +1

    MANSHA ALLA. SOMALIDU WAXAY KU JIRAAN WADAMADA UGU HOREYA EE UGU XOOLAHA BADAN. HADANA NIMCOYIN KAAS AYAYNU KA GAJONAYNAA OO AYNU CAANO WARAQO KU JIRA OO LA YIDHAHDO MARAACI OO KIMIKO LAGU DARAY AYAYNU CARABAHA KASOO DHOOFINAA.WAXASINA WAA JAHIL NIMADA

    • @mustafeyuusuf8677
      @mustafeyuusuf8677 Před 3 lety

      Weliba waa dawo caana xoola heenu oo waxay cunaan kun geed oo kala duwan oo geed waliba faaido gaara leeyahay

  • @ZahraDiinIslam
    @ZahraDiinIslam Před 2 lety

    Good morning thank you for your

  • @SinothileMchunu-zk4ky
    @SinothileMchunu-zk4ky Před 24 dny

    KEEP IT UP TO UPDATE DOCUMENTARIES LIKE THIS

  • @axmedmaxamud9919
    @axmedmaxamud9919 Před 3 lety +2

    Ar sxp igare
    Caawa xusuus ayaad nagalisay
    Wadankii wan ka fognahay waana u xiisnay

  • @libanahmedali5099
    @libanahmedali5099 Před 3 lety +2

    wallo meshaan wa halkee

  • @khadaribrahim2171
    @khadaribrahim2171 Před 3 lety +1

    Waa dhab dhaqanka iyo hidaho iyo cado ayanu ulenahay anay cidkale u lahayn

  • @hortigarte7035
    @hortigarte7035 Před 3 lety +1

    Dhaqaaleeya geeleenu waa inaga dhaxeeyaaye dharjo meeshii Leh iyo dhayin la ogaada ha ka dhiiqsanina nirgaha dharaq usiidaaya.

  • @cafethar9109
    @cafethar9109 Před 3 lety +2

    ماشاالله

  • @Sabry365
    @Sabry365 Před 3 lety +5

    masha allah meshu waa gobolke kolay waaba dhul somaliyede

  • @Mmnajmo11
    @Mmnajmo11 Před rokem +2

    Masha allah xasuus ayaan hawd ku aday❤ Caano geel iyo hilib Geel maxaan maxaan u xiisay

  • @haashimthaahir3505
    @haashimthaahir3505 Před 3 lety +2

    Awowgey ayan ka maqli jiray rag iyo geel

  • @mubarakmohahamud3284
    @mubarakmohahamud3284 Před 3 lety +10

    Dhawr saano kadiib ayaan kadheex muqday ilahay inooma wayahaa geela layidhahdo markaan halkaa hadhuubgalka labada dhaban haystoo miyaad qiiyaasii kartaan waxn dareemayo aaadban idin salamaya intaa ku dhadataa geela iyo hiidehena soo yaalka ah aan iskiin baranee waxn ka miid ahay culimada halkaa canaha ku dhamaysaa

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 Před 3 lety +1

    Axmed Faarax Cali (IDAAJAA) u sheega wuu khaldaye.
    Gabaygan waxa tiriyey ALLE HA U NAXARIISTE Axmed Nuur Aadan
    ( AXMED DIRIR)

  • @daganjaamac7641
    @daganjaamac7641 Před 3 lety +3

    War sankiibaad darsateen dhuloz san dhadheer

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 Před 3 lety

      Dhuloz mxay la sandheer yihiin wll 😂😆😆

  • @caliiidow9087
    @caliiidow9087 Před rokem +1


    La

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 Před 2 lety

    Geela iyo ugaadha ayaan aduunka ugu jecelahay

  • @asadabdiyusuf9454
    @asadabdiyusuf9454 Před 3 lety +1

    Igarow sxb tuurcaanood waa kaweyntahay

  • @abdirahmanmohamed2990
    @abdirahmanmohamed2990 Před 3 lety +2

    Cabdikariin awyuusuf cabiyaar abti alle hakubarkeeyo mulkiilaha geela iska leh waa darwiish reer hawda reer buuhoodle ah reer caligeri axmeda.
    Meeshu waa kenya cabdikariim waareer landon oo uu 28 sanno deganaa.
    Geeliisu kenya ayuu ujoogaa oo loogu dhaqaa.

    • @asmahussein7576
      @asmahussein7576 Před 3 lety

      Wangartay. Dhulkani inaanu dhul Somaliyed. Ahayn.
      Wyo sidaynu iscunaynay. Ayay. Waxii. Nole. Ahaaba inaga. Qaxeen. Xataa shimbiriiba intii muhiimka. Ahayd. Inaga. Qaxeen.

  • @yurubabdi2559
    @yurubabdi2559 Před 3 lety +3

    Mashaalah hhhh geeli abahay ayaan ba modey 👏👏👍👌

  • @zahrahazan9743
    @zahrahazan9743 Před 2 lety +1

    Masha Alanah 👌❤️❤️🙏🙏💋🇸🇴

  • @dhaqannooleeye5459
    @dhaqannooleeye5459 Před 3 lety +3

    Igarow maanta ayaan mar iska hornimid anigoo isleh war ninka matirahdaa geela aad u tagto iigee ayad i dhaaftay wlhi.

  • @abdifataaxbashiirmaxaud8075

    ALLE INOOMA WAAYAHA GEELA AH AFAR BAA LA IITIRSHAA WAXAAN AHAY LABAANTAN JIR SOO XAROODAY 2015 MARNA KAMA XIISA GO IN MARKAAN ARKO IGARE IYO MUUQALADIISA UU SOO DUUBO XUSUUS BAA IDILOOTA

  • @abdullahi2849
    @abdullahi2849 Před 3 lety +2

    igarre in badan baa arkay hiraagiisa waa ba kuhaystaa illahey amarkii

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Před 2 lety +2

    Meshan wa xage aqyary cano geel maxan u xiisay😂❤👏

  • @bisharqoje7910
    @bisharqoje7910 Před 3 lety +3

    Cajiib

  • @abdikadir22abdi27
    @abdikadir22abdi27 Před 3 lety +2

    We need like these videos.keep it and bring us more .

  • @qasaaye23
    @qasaaye23 Před 3 lety +2

    Nimco Allah. Program si fican lo suubiyey👍

  • @imaammaxamed7845
    @imaammaxamed7845 Před 3 lety +1

    Bro waad caano jeceshahay masha Allah ilahay daawo ha idinkaga digo

  • @abduqadirbashir
    @abduqadirbashir Před rokem

    wa xagee meshee joogaan

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle8376 Před 3 lety +2

    Nio dhulkaasi waa dhulkii geela waa dhul macno leh noocyadii kala duwanaa ee ugaadha ayaa kunool

  • @HARGEEL163
    @HARGEEL163 Před 3 lety +2

    bahad laca tv mash Allah
    geel ninkaan aqaanin muxu kagaran cadarta saran ritiga

  • @ak.0-010
    @ak.0-010 Před 3 lety +3

    rag iyo maaalba tolkodaa lagu ilaalsha ooy kudhax jiran ilahey muxuu kusiyay caafimad iyo caqli sadex waxay kula weybsadan nasibkaga sixir qayani iyo maamul xumo

  • @rahmaabdi8987
    @rahmaabdi8987 Před 3 lety +1

    Caano geel ayaan rabaa

  • @shireshuriye8268
    @shireshuriye8268 Před 3 lety +3

    🇰🇪 kenya

  • @mariamapdirazhid2506
    @mariamapdirazhid2506 Před 2 lety

    waan idinsalaamay daadihiyaasha barnaamijka

  • @fardosaabdikarim7363
    @fardosaabdikarim7363 Před 3 lety +1

    Woow eshqiyasaga mansha Allha Alla ya igu so dhextura halkas

  • @samdaani
    @samdaani Před 3 lety +1

    Meeshu Waa xaggee
    Magaca noo sheega

  • @zakariasharifmohamedfrance5754

    Masha Allah tawarak

  • @morfaye2653
    @morfaye2653 Před 3 lety +1

    ماشاء الله تبارك الله

  • @salmanismail8623
    @salmanismail8623 Před 3 lety +1

    Asai

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Před 3 lety +2

    Shiifo

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 Před 2 lety

    Maansha Allah meeshu qurux weynaa waa xagee?

  • @mariamapdirazhid2506
    @mariamapdirazhid2506 Před 2 lety

    Alameeshu fiicnaaa Halkaa hadaan joogilahaaa caano geel ookuluul baan cabilahaaa m.a

  • @sakariyemohamed5463
    @sakariyemohamed5463 Před 3 lety +1

    Dhaqasho waa geeel

  • @siciidadan616
    @siciidadan616 Před 3 lety +2

    Ar geel jiraa iga cilmi badan

  • @hassanbakhlo18
    @hassanbakhlo18 Před rokem

    Maanshallh geel

  • @caliibrahim1686
    @caliibrahim1686 Před 3 lety +5

    Hasha ninkeedu xoog weyna afku kaga xumbaysiiyey

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 Před 3 lety

      😂😂😂😂😂 ciyaaal caaano koost waaa Qoodhkii geela
      Baarqab ugu yeer caruurey 😆

    • @amiincabdilaahi2952
      @amiincabdilaahi2952 Před 2 lety

      @@saacidomar8752 axxz-::7

  • @caashasaleebaan6551
    @caashasaleebaan6551 Před 2 lety

    Horto lo,da sidee looraacaa

  • @fatumanoor9536
    @fatumanoor9536 Před 2 lety

    Maasha allaah

  • @ak.0-010
    @ak.0-010 Před 3 lety +2

    geeley wadaankee ragood lagudilay geelkodana lagu dilay afkodana lagu dilay afkod faransa ragod sacudi geelkod ostaraliya aawoda maalka mal qabenta dunida faranso jaburi aqonsi basabor falus imarati basabor ingiris abshir calacen waras siyasa ameerika mac macanka keek kafey wacasal ameerikaa ameerikaa ameerikaa

  • @HARGEEL163
    @HARGEEL163 Před 3 lety +2

    mash Allah ilhay geel laa aantis nama dhigo

  • @anasapdulqaadir8714
    @anasapdulqaadir8714 Před 3 lety +4

    Rtwf🍳❤

  • @zakariasharifmohamedfrance5754

    Ceel iyo biyaha mcn haydado uqodo eebo ha u saqiro

  • @guchos10
    @guchos10 Před rokem

    Xasuusa igilisay sxb ilahow geela noo deey

  • @abdiibrahim5050
    @abdiibrahim5050 Před 3 lety +2

    Geels ku nool wayiga dhul mante iyo isaaq

  • @yusufmohamed9868
    @yusufmohamed9868 Před 3 lety +7

    War Allah u mahadciliya markaad dharagtaan

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 Před 3 lety

      Geel jire kolkaasay faan bilaabayan iyo inay colaado ka sheekeeyan mahadnaq ma yaqaaniin

  • @Deefyare
    @Deefyare Před 3 lety +2

    Hasha geelu waa imisa igirow

  • @yout301
    @yout301 Před 3 lety +1

    Lagac tv

  • @mohamudaligarad1769
    @mohamudaligarad1769 Před 3 lety +6

    Geellii Daraawiishta miyaa mise?

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905

    Gabayga waxaa tiriyey Axmad dirir nuur aadan qoolaab

  • @asadyare6440
    @asadyare6440 Před 3 lety +1

    kan macawuusta cad reer baadiyo ma ahan

  • @aribhaibaiamdhsfcdt3908

    Masha alh

  • @naimam.9551
    @naimam.9551 Před rokem

    Gabayga samatar Baxnaan maleh axmed dirir

  • @abdullahihassan9265
    @abdullahihassan9265 Před 3 lety +1

    Gel jecli waxan ka qabo toban jerban dawaday

  • @almothanaaa
    @almothanaaa Před 2 lety

    ما شاءالله

  • @yusufali2900
    @yusufali2900 Před 3 lety +1

    Meesha magaceed?

  • @nuur____barre
    @nuur____barre Před rokem +2

    geela iyo caanihisa saan u jeclhy 😊

  • @husseinsharaf368
    @husseinsharaf368 Před 3 lety +1

    ar may banaan cano geel lagume dhele musqul ma jirtaa

  • @Mohamed221k
    @Mohamed221k Před 3 lety +2

    Ruugcadaa gii soro gaal celi

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 Před rokem

    Meeshan saa u qurux badan waa xagee fadlan ii sheega???

  • @calimaxamed3786
    @calimaxamed3786 Před 3 lety +1

    Mashallah igarrow waa xagee

  • @dailyxiin
    @dailyxiin Před 3 lety +2

    Abaahaya waxa loo garan ogyahay geeljire horwaynti anahay ayay isoo xasuusiyeen...🤣
    Msha allah geelu qurux wayna...
    Buur caanod kulaha...🤣
    War ninku ma reer nugaaledba...

  • @yusufali2900
    @yusufali2900 Před 3 lety +1

    Horta maanta rag ay isku luuqad yihiin buu helay maymayga way isku wareeri jireene

  • @ibarahimali9776
    @ibarahimali9776 Před 3 lety +2

    1

  • @geeljiremedia168
    @geeljiremedia168 Před 3 lety +1

    Walam yare geeli yuuu uga yimi horta

  • @Somamovi2
    @Somamovi2 Před 2 lety

    Alla nirig magar ah ayaaa imuqatay

  • @buraale134
    @buraale134 Před 2 lety

    mashallah

  • @abdilahiabdisalam3434
    @abdilahiabdisalam3434 Před 2 lety

    Buurcaanod ninki garanaya garanaya legend

  • @zamiirsaleban6505
    @zamiirsaleban6505 Před 3 lety +1

    M a

  • @shamiscusmaan9948
    @shamiscusmaan9948 Před 3 lety +4

    Mansha allaah

  • @user-ex9ci9mp8m
    @user-ex9ci9mp8m Před 9 měsíci

    Ma dhagax buur ba meshani