Video není dostupné.
Omlouváme se.

ISCATEYS FUDUD 1 WEEK SIDAN U DIYARSO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 05. 2024

Komentáře • 42

  • @nee-caawjaceyl6400
    @nee-caawjaceyl6400 Před 2 měsíci +3

    Masha allah abayo qamar waanba kijeclahay Abayo kamabadaalo videoyadada gacantada allah kubarakeeyo cafimad kucun

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Před 2 měsíci +1

    Masha Allah tabaarakalah ❤🎉❤🎉❤🎉

  • @FathimaFathima-rz6yl
    @FathimaFathima-rz6yl Před 2 měsíci +1

    Masha Allah ❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 2 měsíci +1

    Manshaallah 👌

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před 2 měsíci +1

    Maasha Alash. Iscaateys. Wanaagsan
    Quraxey❤❤❤

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar273 Před 2 měsíci +3

    Cuntada waa badan tahay xooga abayo iska yaree si ay caloosha u soo yaraato waan kula bilabay maanta waxay ii tahay 3 waxana iga dhacday 1.10 kilo masha allah

    • @guidetoquran9240
      @guidetoquran9240 Před 2 měsíci

      Isku mud nahay abigabe hal kiilo iga dhacday uurna waa leeyahay

    • @salmaabukar273
      @salmaabukar273 Před 2 měsíci

      @@guidetoquran9240 masha allah waa dadaashay lakin hada uur leedahay dhaqtarkaga la tasho waayo qof uur leh nafaqo ayuu babyga u bahan yahay

    • @fowziyam.jeilani2021
      @fowziyam.jeilani2021 Před 2 měsíci

      ​@@guidetoquran9240walshey adoo uur leh ma iscatenkartid marka dhasho kadib bilaw

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 Před 2 měsíci +1

    Mashallah ❤❤❤

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 Před 2 měsíci +1

    Masha allah ❤❤❤

  • @fali2695
    @fali2695 Před 2 měsíci +1

    Mash Allah ❤❤❤❤

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 Před 2 měsíci

    Ma sha Allah

  • @Hawaluulcooking
    @Hawaluulcooking Před 2 měsíci +1

    Masha allah xbbti dadaalk mesha kasii wad ukhty❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Před 2 měsíci +1

    Asc mashallh Allha kubarakeyo

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 Před 2 měsíci +1

    Masha allah qaali ❤

  • @cabiircumar4631
    @cabiircumar4631 Před 2 měsíci

    Masha allha qaali qurux

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Před 2 měsíci +1

    Mashallaah 🎉🎉

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 2 měsíci

    Asc qamarey maasha allaah abayo cabirka qamadiga iyo cabirka biyaha waad hilmaantay aniga qudaarta inaad shiido maahine saas maku cuni karobur xabuub mala fahmaayee qamadi dheh jzk alfa kheyr

    • @latiifacimraan6231
      @latiifacimraan6231 Před 2 měsíci

      Wlhi hadaan lahaa waxan ay sheegtay talloow wamaxay ee alle haku barakeeyo wll qli

  • @ramluaxlam8911
    @ramluaxlam8911 Před 2 měsíci +1

    Qamar xbbti bir xabubta iyo bacdeeda ku jirto cusub halko mar nowgu soo gali iyado saan eh wn fahmi waayi 😮

  • @waliya572
    @waliya572 Před 2 měsíci +1

    Asc abayadiis wan ku salamay iska dhaq qudarta aniga biyo iyo vinegar ku dhaqaa ama baking soda alagu dhaqaa

  • @user-xp7en7or3k
    @user-xp7en7or3k Před 2 měsíci +1

    اكل صحي هو اجمل اكلات يبارك في حبيبتي اتمنا تزيد انك تشرب عصير اخضر كمان تسيري احله ❤

  • @WardaOsman-xs3tv
    @WardaOsman-xs3tv Před 2 měsíci +2

    Asa abayo maadama diet ku jirtid malaayga hal xabo ka dhigo Shukran

    • @iqra11rok43
      @iqra11rok43 Před 2 měsíci

      Haa walahi anigaba saas dhihilaha 2 malaay is too much

  • @s.m.5330
    @s.m.5330 Před 2 měsíci

    Masha Allah 😋🥰❤️

  • @sahraabas1956
    @sahraabas1956 Před 2 měsíci

    wow.m.wll.qali.❤❤❤❤❤❤

  • @ramla8285
    @ramla8285 Před 2 měsíci +1

    Macmacanka iska yarey hadad rabto inad catowdo hadikale sidaada walaasheey❤

  • @sumayacadey-ek2oz
    @sumayacadey-ek2oz Před 2 měsíci

    Asc abayo shaah iyo waxa macaan macuntaa

  • @fali2695
    @fali2695 Před 2 měsíci +1

    Mash Allah lekker

  • @istaahilismail5117
    @istaahilismail5117 Před 2 měsíci

    ASC abayo Qamar bur xabuub ma fahmin maxaa waaye?. Waxaan qamadi aw u egyahaye qamadigii oo ramadaanka lagu suxuuran jirey miyaa? Sorry. Mahadsanid

  • @salmabani9957
    @salmabani9957 Před 2 měsíci

    Qamar jariish ayaa la yirahda qamdiga aad karstay

  • @saamiyaawaale
    @saamiyaawaale Před 2 měsíci

    92 ahay cunug neh wan nuujinooyaa Wana bilaaway iscaateenta

  • @faisamohamed7376
    @faisamohamed7376 Před 2 měsíci

    Hada rabto in aad caatowdit cabiir kcal waxaa ad cuuneso sas waad ogtahay waxaa aad cuuntay malinti 😊

  • @aminayusuf3225
    @aminayusuf3225 Před 2 měsíci

    Bur xabuub waa maxay abaayo

  • @MonaMohamedAdan
    @MonaMohamedAdan Před 2 měsíci

    Kkkk xabub maxs ladhaha

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 2 měsíci

    Qudaarta qaar Huf aa lasoo siinaa waaye

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 Před 2 měsíci

    Abayo bur xabubka maxa waye ba Katkisa na tusi

  • @shareefmahamed6635
    @shareefmahamed6635 Před 2 měsíci

    Malaayga wabadan yahay lawo xabo habibti hal kadhigo 😂

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 Před 2 měsíci

    Bur xabuub qamadi malaga wadaa

  • @gacaleyhaji7729
    @gacaleyhaji7729 Před 2 měsíci

    Masha Allah ❤