ISCATEYS FUDUD CUNTADISA OO DHAMESTIRAN SUBAXDII ILAA HABENKII👌

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024

Komentáře • 39

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 Před 3 měsíci +1

    Masha Aallah Masha ❤❤❤❤❤❤❤ form Ireland 🇮🇪

  • @farhiacuisinekushin
    @farhiacuisinekushin Před 3 měsíci +1

    Masha Allah Walashey horay usoco ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312 Před 3 měsíci +1

    Mansha allah tabarkalah qamary waad ❤ mahdsanthy xppi ❤

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Před 3 měsíci +1

    Masha Allah ❤

  • @queenmaqdisqueenmaqdis2834
    @queenmaqdisqueenmaqdis2834 Před měsícem +1

    Walaashey iscateysa iigala hadashay farxad ani hadane mac macaana sameyne xalwo gacanta allaha ku barakeyo lkn 2 daas isma qabato masajidka ciyarta ka daay inta is cateys fiiri lahay xalwadiya sameystay wana cunay maxaa igu dhacay is cateysa iga go aneede yaa itaagay kkkk🎉 guleyso walashey m.a aya tahay

  • @faxiyoismanmaxamed8775
    @faxiyoismanmaxamed8775 Před 3 měsíci +1

    Masha aallaah

  • @ABDULLAHADAM-xx4pe
    @ABDULLAHADAM-xx4pe Před 3 měsíci +2

    Qamar bint amiira fadlan malabka iska dhaaaf sokor badan ku jirta liintana midda cadiga is ticmaal waayo liinta caaga ku jirto 30% aa liin ah waa kiimiko liinta cadi ah iscmal fadlan

  • @habiiboabdalahussien
    @habiiboabdalahussien Před 3 měsíci +1

    Keep going ❤

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar273 Před 3 měsíci +1

    Masha allah keep it up sis we are with u

  • @aminayusuf3225
    @aminayusuf3225 Před 3 měsíci

    Maansha allaah qamar abaayo waad mahadsantahay

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 Před 3 měsíci

    Masha allah qaali daawo alla hakaga dhigo shukran❤

  • @amnahaji1769
    @amnahaji1769 Před 3 měsíci

    Masha Allah Abaayo noowad. Abaayo ❤❤❤❤❤❤

  • @muhanad0148
    @muhanad0148 Před 3 měsíci +2

    Asc qamar abayo waku salamay waxan ahay 130 kilo waan kulabilowa

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin Před 3 měsíci

    Masha Allah tabaarakallah qamareey keep going xbbti❤

  • @WardaOsman-xs3tv
    @WardaOsman-xs3tv Před 3 měsíci

    Mansha Allah abayo allaha ku fududeeyo Aamiin

  • @FoFo_2330
    @FoFo_2330 Před 3 měsíci

    🙏🏼🙏🏼💖💖❤️❤️

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 Před 3 měsíci

    Mashallah ❤❤❤

  • @user-qg5we5hi6b
    @user-qg5we5hi6b Před 3 měsíci

    ماشآءالله.
    كم نزلت
    ياقمر بنت امير

  • @aminaomar6306
    @aminaomar6306 Před 3 měsíci

    Qamareey iscateyn marabiyery cayilin ayaan rabaye anagana wax noo fiiri hadee

  • @fadumohassan4319
    @fadumohassan4319 Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤ mashalaah

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Před 3 měsíci

    Asc mashallh shukrn

  • @sosoabdalla6023
    @sosoabdalla6023 Před 3 měsíci +1

    miraha Chia kor u qaadaan crystal aad u badan ka waayo-aragnimo

  • @rayanabdi1390
    @rayanabdi1390 Před 3 měsíci

    Asc qamar ma ogii in aad arkii donto qoralkayga lkn adiba waa no faidaysa wax badana waa ka baranay jisakalah kheir abayo malabka joogi waliba qalka subaxdi 2 fur kob biyo kudar hada rabto qorfo kudar is dhafi mihimada qalka waa in Uu dajiya sonkorta jirka ku jiirta. Mida kale borashka waxad ku dartay moos malab ma uu mahna malabkana waba sonkor malab safii si lagu helo aba adag hada. Talo walaalnimo❤sorry

  • @umuasra6930
    @umuasra6930 Před 3 měsíci

    Asc walaashay ogow wax kasta oo fett la,aan ah sonkortaa saa id ku ah, kuwa fetka lehna sonkorta ku yar. Wax badso wax beel yeey kugu dhacin 😊

  • @Bayula-uj7ur
    @Bayula-uj7ur Před 3 měsíci

    👏

  • @fali2695
    @fali2695 Před 3 měsíci

    Mash Allah lekker ❤❤❤❤

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 Před 3 měsíci +1

    Burlgur ayaa ladhahaa
    Dukamada Turkish ta ayaa laga helaa. Bacdana wayba ku qorantahay

  • @ABDULLAHADAM-xx4pe
    @ABDULLAHADAM-xx4pe Před 3 měsíci

    Binta malabka qof is cataynayo uma ficna aniga ku jiro is cateyn bariis basto sokor saliid cusbo ma is ticmaalo maskana sokor badan leyahay ukunta cunayada fican waa protain

  • @user-xd8yj2wo5y
    @user-xd8yj2wo5y Před 3 měsíci

    Amarkaka illahay ilaa manta ilaa malinkii laisoo guursaday waan cayililayahy dankuna misan dhimis Ayay kujiraan wlley wax laisku cayoliyo ii sheg

    • @Najmabdullahii
      @Najmabdullahii Před 3 měsíci

      Cunto cun macmacaan nuuc kasto ah hurdo fcna inaa hesho isku day stress leheen cabitaano badana shiido adaa cayilaaye

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Před 3 měsíci +1

    Masha Allah tabaarakalah ❤❤👍👌

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 Před 3 měsíci +2

    Sida caruurta qarowga looga jaro kasoo daawo chnnlka queen fardowza official 😊😊😊

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Před 3 měsíci +1

      Ma caruur baa qarowda hadey jirto malaha waa caruur hooyo naxariis daran ay dhashay oo ay garaacid iyo qeylo isugu dartay oo aan weligod naxariis hooyonimoba aan la dareensiin qarow waaba yaryahee hadeysan waalan bey nasiib leeyihiin caruurtaas

    • @queenfardowzaofficial4444
      @queenfardowzaofficial4444 Před 3 měsíci

      @@casalasal6466 abyo crrta wey qarwaan 3-6 jir intuu qaligoda kordhaayo ilmaha hadii tv wax kadawadan

  • @sosoabdalla6023
    @sosoabdalla6023 Před 3 měsíci

    Waxaad jecleeddaa in la joojiyo malab la safeeyey iyo sokorta macaan ee la macaan yahay waa mid aad halis u ah kana imaanaysa waayo-aragnimo

  • @FathimaFathima-rz6yl
    @FathimaFathima-rz6yl Před 3 měsíci +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @user-bx6kr4zg1r
    @user-bx6kr4zg1r Před 3 měsíci

    Masha allaaah ❤

  • @fali2695
    @fali2695 Před 3 měsíci

    Mash Allah ❤❤❤❤