Ninkeedi ayey ninkale karacday cebadana balse maxay kalakulantay ninkay racaday naxdin waye!@sawda

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • #sawdamohamud #qisooyinka kadhaca caalamka oo afsoomaali ah please don’t forget to subscribe to my channel thanks

Komentáře • 104

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3d Před rokem +8

    Alloow hana fidneyn iimaankana hanaga qaadin xasbiyallah wanicmal wakiil

  • @mowlii4511
    @mowlii4511 Před rokem +3

    Maash allah wad shidantay

  • @cabdallanuur5548
    @cabdallanuur5548 Před rokem +10

    maan shaa allaah .sawda maxamuud illaahay haku xafido gabdhaa waxay kujirtaa maahmaahdii ahayd talo waa mar aadgaran wayday iyo .mar aad gaadhi wayday taladakoobaad een anigu siinayo waxa weeye horta waygaftay ee illaahay ha utoobad keento marka labaad ninkeedii iyo caruurteedii iyo hooyadeed iyo walaalaheed saamaxaad hawaydiisato ilaahayna kuwaa ay kugaftay quluubtooda ha ujilciyo wasalaama calaykum

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 Před rokem +5

    Allaahuma sali wasalim calaa nabiyinaa Muhammed sallalaahu caleehi wasalim

  • @mohamedadawe3600
    @mohamedadawe3600 Před rokem +3

    Masha Allah❤❤❤❤xabibti sawda

  • @zacdiaabdimalik9295
    @zacdiaabdimalik9295 Před rokem +3

    Masha Allah wll sawda

  • @ifkanolsha6466
    @ifkanolsha6466 Před rokem +4

    Wcs abaayo aamiin adne alle haku xifdiyo caawa waad soo daahisay 🥺🥰❤

  • @Abb3531
    @Abb3531 Před rokem +4

    Wixi dhacay way dhaceen waxaan dhihi lahaa alle bariga badi

  • @user-nb5vw4rj6r
    @user-nb5vw4rj6r Před 3 měsíci +1

    Alhmdulih sxbdahay waaba kuwan sbbta unoqday inaaan wadada wamgsan kubiiro ahlu dikri noqday Alhmdulih allaw idhaaaf wlalahay ❤❤❤❤

  • @qaaliali1081
    @qaaliali1081 Před rokem +4

    Hormar wacan Abyo mcn wanku tegera wana jeclahy qisoyinka ❤😊

  • @camraomarsheikbilan438
    @camraomarsheikbilan438 Před rokem +2

    Masha allah sowda nuura

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před rokem +4

    Wcs walaashey sowda sharafeey walaahi qisooyinkaaaga sidaan ubartay kamadaalo allaha kuxifdiyo aduun iyo aaqiro amiin yaarabi

  • @juweyriyojuujuu9397
    @juweyriyojuujuu9397 Před rokem +3

    Waa qiso cajiib gabdhas wax leyahy

  • @abdialinoor2371
    @abdialinoor2371 Před rokem +2

    Wcs wr wbr MaashaAllah

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 Před rokem +2

    Jasakallahu khyr wll

  • @faisalsalad8358
    @faisalsalad8358 Před 8 měsíci +4

    ASC wall xadiis ayuu xabiibkeenii muxamad scw inoogu sheegey inaan iska fiirinno qofkaan la saaxiibeyno

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 Před rokem +4

    Subxanallah Subxanallah shaydan ayaa gurigeedii ka saray acubillahi minashaydani rajiim ilaahay how gargaro anakana hanaga nabad galiyo waxasi iyo wax lamida

  • @iqramaxamed7514
    @iqramaxamed7514 Před rokem +2

    MashaAllh Allah haku xafido walashey

  • @juweyriyojuujuu9397
    @juweyriyojuujuu9397 Před rokem +4

    Adoo doog arkayo lam dago abaar maqli jirey

  • @faadumomaxamuud2990
    @faadumomaxamuud2990 Před rokem +1

    Mnshaaaah walshy 🥀🌹👸⚘

  • @C.casiisGiyaajo
    @C.casiisGiyaajo Před 14 dny

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @raxiimacabdiwali8273
    @raxiimacabdiwali8273 Před 6 měsíci +1

    Abyo sowda waa jecelahay waan kugu faana walàashay ayaa walahi kaadhigtaa

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 Před rokem +2

    Wixii talaa qeybta danbe markaan daawado ee aan ogaado meesha wax marayaan baan siina in sha allah.

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 Před rokem +2

    Maashaa allaah walshy guulayso

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 Před rokem +2

    Masha allh

  • @roodacrixmanmaxamuud6924

    Sowda so dhawow hpo

  • @fardowsahussainadontialle8036

    Habo keep goin

  • @abumaryamaahmed7055
    @abumaryamaahmed7055 Před rokem +2

    Asc cafa allahu canka

  • @muktarbile2682
    @muktarbile2682 Před rokem +2

    Sowda mahamud madaxa ayad noosarantahay walsheyda sharafta badan

  • @ikraanaliabdi6901
    @ikraanaliabdi6901 Před rokem +1

    Abyo sawda wan kusalamay marka hore
    Abyo waxad tahay qof aan dar alle ujeclahay
    Waxan rabay talo inan kula wadago si aad igala talisid
    Marka meel khasa aan kalaso xiriro isheeg

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 Před rokem +2

    WCS WALAL SOO DHAWOOW 👋

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 Před rokem +2

    Subhaallah wllhii adaban ulayaba video so dhameeystee Inash alle abayo

  • @maxamudkhalif-qp2gq
    @maxamudkhalif-qp2gq Před rokem +1

    Had ninkaga wanagad dumarkauhsegeyso.hadadusameyso.masha.Alah

  • @SaadiaElmi-nq7lx
    @SaadiaElmi-nq7lx Před rokem

    M,a sz for informing

  • @simanelmi6888
    @simanelmi6888 Před 9 měsíci

    Allha ougargar gabdhan wallshyen ahaa

  • @farhiashiekh917
    @farhiashiekh917 Před rokem +1

    wcs mcnto hormar wacan

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Před rokem +1

    Mashaa Allah Allaah xa ku xidhiyo Inshaallah

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 Před rokem +1

    Wcs wrx sawda maxamuud walashey qaali

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 Před 7 měsíci

    Cwa❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 Před rokem +4

    Mahadsanid sowda qaali ayamahan somalida dhaqamada fosha xun aya kuso batay waxa lobahan yahay qisadan in lagu cibra qado gabdhaha hada wadadas kusocda iska jira dumarow guryihina jooga

  • @kayserimedia2197
    @kayserimedia2197 Před rokem +3

    Ws Drs Sawda Aad Baan Kuu Salaamayaa
    Ragga Intooda Badan Wey Samir Badanyihiin Markey Jeestaane Ma soo Labtaan,Hadalada ah "Intaan kula Noolaa Ayaa Kashalaayaa,Kuma Rabo,Isku ma Tolnin" Ragga Ma udulqaadan Karaan.
    Talada Aan Siin Lahaa Gabadhaa waxay Tahay iney Allah Sw Ulaabato Asxaabteeda xuna ka harto

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 Před rokem +1

    Waa shuurda fiican

  • @farxiyofaarax5556
    @farxiyofaarax5556 Před rokem +5

    M.a walaashay sowda illahy ha ku xafido I.n abaayo horay usoco 🧕✌️❤️qisooyinkaaga aadban ujeclahy m.a waliba anugu hadalkaaga aanba ka helaa saan kuu dhagaysaayy waxaaban arkaa anoo sidaada cml uhadlaayo😅 codkar dumar baatahaye illahy ha ku daysto qaaliyeey m.a😍🤲❤️🧕

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 Před rokem +1

    Abaalkeeda wllhy

  • @khadraaabdula6219
    @khadraaabdula6219 Před rokem +1

    asc wala wan ku salamay xage kala so xidha qisan haya

  • @sacdayousuf6045
    @sacdayousuf6045 Před rokem +1

    Wll sheekada cabsidaa noo soo dhamee adoo mahadsan

  • @nasroogle2664
    @nasroogle2664 Před rokem +2

    Asc masha allah
    walalo
    sawda
    hore
    usoco
    rabi ha
    kuxiftiyo
    masha alah huno
    🌹🎋❤️🥀🌾💕🌹🌷🌺

  • @maxamedcismaan7264
    @maxamedcismaan7264 Před rokem +6

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته مساء الخير

  • @a.m.x747
    @a.m.x747 Před rokem +2

    (المرء على دينه خليله )
    Waa xadith nabi scw ee ma,ahan hadal layiri wlaashay intaas Baan kugu baraarujinayaa

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  Před rokem +2

      شكرا جزاك خير

    • @a.m.x747
      @a.m.x747 Před rokem +1

      @@sawdamqaalib وإياك يا أختاه

  • @SahracabdiGoox-l6z
    @SahracabdiGoox-l6z Před měsícem

    Sahra aniga weeye iga wareeji 😂😂😂😂

  • @khadritahassan5705
    @khadritahassan5705 Před rokem +2

    Alla dumaraw caqli yaraanta iyo fudaydku muxu jar inaga tuuray
    Wllasheen waxan leeyahay horta waad gaftay waxad ku gaftay allihii reerka iyo ubadka ku siiyay waxad i gaftay ubadkaagi ninkagi iyo waalidkaa ayaad waali iyo macsi ka dooratay marka alle u toobadkeen dhaman ehelkaagina cafis ka dalbo
    Kolay sheekadu waxay ku danbayn doonto ma ogin lkn wax fiican kama so socdaane

  • @shoodheawciise2866
    @shoodheawciise2866 Před 9 měsíci

    Fadlan,hikaadda qoraalka sax.

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 Před rokem +1

    Aawy part two

  • @muktarbile2682
    @muktarbile2682 Před rokem +2

    Waxey ka mid tahay guuldarada gardarada laga dhxlo

  • @gediosmanali2902
    @gediosmanali2902 Před rokem +1

    Asc Markale iyo Caaqilada Haweenka Sowda Mohamud wl waan ku salaamay
    Maasha Allaah , Xikmadahaaga halkaa kawad , In wa in? Inyamsaska Allaahu Bidurrin Falaa kaashifa Lah,Win yurikda Bikheyrin Falaa raada Lifadlih

    • @gediosmanali2902
      @gediosmanali2902 Před rokem +1

      Wa in yuridka weeye halkaasi

    • @optimisticoptimistic9892
      @optimisticoptimistic9892 Před rokem +1

      وَإِن يَمْسَسْكَ ٱللَّهُ بِضُرٍّۢ فَلَا كَاشِفَ لَهُۥٓ إِلَّا هُوَ ۖ وَإِن يُرِدْكَ بِخَيْرٍۢ فَلَا رَآدَّ لِفَضْلِهِۦ ۚ يُصِيبُ بِهِۦ مَن يَشَآءُ مِنْ عِبَادِهِۦ ۚ وَهُوَ ٱلْغَفُورُ ٱلرَّحِيمُ

    • @gediosmanali2902
      @gediosmanali2902 Před rokem +1

      @@optimisticoptimistic9892 Asc Sowda Moh,markale Duhur wanagsan xageyga wl waxan kaa rabaa inaan kulavwadaago talo tusaalee xag,kla so x,r,raa? Mhdsnid

  • @TufaaxMaxamud
    @TufaaxMaxamud Před měsícem

    Asc❤

  • @xaawoluulmuxudiin4731
    @xaawoluulmuxudiin4731 Před rokem +2

    Hora lo dhahy mira dhulka yaal mira geed saarn looma dadsho 🙄

  • @nimcodahir3549
    @nimcodahir3549 Před rokem +2

    Midho geed saaran midho guntiga kuugu jira looma daadsho

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Před rokem +1

    Mashaalaah 🖐️🖐️🖐️🖐️👍👍👍👍👍

  • @quruxsan3304
    @quruxsan3304 Před rokem

    TikTok ayan kaso racay mada ma qasiyonka qaar ay cashir in laga qata aya mudan thy dhiragalintada in bdn wanku faiday abayo alle haku xafido adiga iyo rerkagaba

  • @saciidsanee4734
    @saciidsanee4734 Před rokem +1

    Hore u soco

  • @amiiraarush8561
    @amiiraarush8561 Před rokem

    Manshaallah

  • @noorabdihaji9195
    @noorabdihaji9195 Před rokem +2

    wainay yesha amarka ninkeda hadaysan rabin rerkeda inu kadumo wainay iskaga harta gabadha o ay kafakarta rerkeda iyo ilmeheda

  • @harethamohamed3530
    @harethamohamed3530 Před rokem

    Masha Allah,abaayo.

  • @maxamudkhalif-qp2gq
    @maxamudkhalif-qp2gq Před rokem

    Aadwaniside.Adigu.mausameysa.ninkaga.

  • @user-yg4cz8vo2c
    @user-yg4cz8vo2c Před rokem

    M,allah

  • @hamdihussein2732
    @hamdihussein2732 Před rokem

    Sowdo abayo ilahay haku barakeeyo

  • @abdirizacksirat2807
    @abdirizacksirat2807 Před rokem +1

    Asc sawda waxan raba in an kulasoxariro inten kalaso xariraa walaley

  • @awooweqaxaye
    @awooweqaxaye Před 25 dny

    Asc

  • @mohamedrashiid3903
    @mohamedrashiid3903 Před rokem +1

    Part 2 gorme nooso galini abayo

  • @nasracqadirjamac3109
    @nasracqadirjamac3109 Před rokem +1

    iskadaa dheh dhaqada

  • @nastexomaxamed7
    @nastexomaxamed7 Před rokem

    Maashaa allaaah abaayo

  • @hassanabdi1013
    @hassanabdi1013 Před 2 měsíci

    Anigu taladaan kusiinayo waa isdil sun cab
    Wxs qyeey noga shekayneysaa

  • @muktarbile2682
    @muktarbile2682 Před rokem +1

    Waxa ladhahay walalkaa oo kujacel jiid xumo logama dhaqaqo nabsiyada jidadka yaalo jeebka lama sogashado meel lagu leyahay kajoog iyo jeerin lama jiirikaro

  • @user-bh6ez5ln4t
    @user-bh6ez5ln4t Před rokem +1

    Waan kugu fikiraayay 😂😂 waaba ku kan

  • @hurdaaye21
    @hurdaaye21 Před rokem

    Ciyaarta ka daa,, naagi siday ninkeedii ninkale uga raaci kartaa, meesha miyaanu meher jirin, mise afsomaliga ka gedmo nin ba ka adeegtay ninkale naagta dabadeedna wuu furay. Dabadeed na ninkii ka adeeganayaa guursaday, cajiib

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 Před rokem +1

    miyaaaaa heedheh yaayah yartaaantantan hubaaal dooqoojeclaaday khatriinayareydan wadafarxadwadajirwadayartaaanaaa marwa yareeydumarooooooo princsesesestanamiiradatan minyarobahyareeey waleeee. xamareywadajireey

  • @muktarbile2682
    @muktarbile2682 Před rokem +3

    عندي قصة عظيمة مؤلمة جدا أريد أن أخبرك فأين أتصلك

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  Před rokem

      هون 00252616889436

    • @aminaxaret-do5jk
      @aminaxaret-do5jk Před rokem

      OK ok

    • @MaxamedDucaale-on7bh
      @MaxamedDucaale-on7bh Před rokem

      Gabadhu talo uma baahna cid aamini kartaaba ma jirto.waa bilaa diin oo waa bilaa dhaqan oo waa nacas.waxaad moodaa in waaliyi ku jirto.markaa hala ciyaarto Hawda iyo cadaabta Alle.talo waa tii ka diidey hooyadeed iyo walaalaheed iyo ninkii rabey ee illahay u dooray.cidda cun ku dheh walaahay baan cidi kuu aamineyn.haddaanadba sax ahayn maxaa si ah dhakhtat ha la geeyo.raali iga ahaada

  • @hawoartan6910
    @hawoartan6910 Před rokem +1

    Cawa waxaan kaaa rabaa adaa doctor kii ilkaha ahe ilka galisa baa maamady ka soo dhacay ma lagu celin kraa wll

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  Před rokem +1

      Haa wllo lkn waa in sabata ay isodheceen laogaado

  • @user-vm4nh7dt8e
    @user-vm4nh7dt8e Před 8 měsíci

    Sawdasalaamacaykumwalaalwaxaatahaydaaciyadaniguninbaanayaadayaankiudaawadaawankutaageetaaaalahakubarakeeyoeeaadnoogusoobadiqisooyinkakawaatanaiisooceli

  • @noorabdihaji9195
    @noorabdihaji9195 Před rokem +1

    kkkkkkk o rerkiba wayba dumisay miyaa anigu waxan leyahay hakaxaxabiso kkkkkkkkkk

  • @abdirashkacali8872
    @abdirashkacali8872 Před rokem +2

    Wamad santahay aabayo 😍
    Waxan kacabsana asxabta sowda in aay sartan status Whatsapp sifaa aay asxabta noga sobadato wamad santihin

  • @mohamednur3681
    @mohamednur3681 Před rokem

    qiyaali iyo been baad meesha kuheysaa wax fican dadka oo kheyr ah usoo gudbi ama iska amus wayo waxan ka daremaya bodylanguage kaaga inad ben iyo nacalad kuheyso

    • @user-dg6ir3vv3d
      @user-dg6ir3vv3d Před rokem

      Maxaa kaa quseeyo cibro iyo cashar baa kusugan qofkii wax fahmaayo shaqo yeelo

  • @sahraibrahim5253
    @sahraibrahim5253 Před rokem +1

    Sowda sharaf

  • @qaaliali1081
    @qaaliali1081 Před rokem +2

    Hormar wacan Abyo mcn wanku tegera wana jeclahy qisoyinka ❤😊

  • @gediosmanali2902
    @gediosmanali2902 Před rokem +1

    Asc

  • @xaawoluulmuxudiin4731
    @xaawoluulmuxudiin4731 Před rokem +1

    Hora lo dhahy mira dhulka yaal mira geed saarn looma dadsho 🙄

  • @qaaliali1081
    @qaaliali1081 Před rokem +2

    Hormar wacan Abyo mcn wanku tegera wana jeclahy qisoyinka ❤😊