ISLAAMIHI QABYALADA HURINAAYAY OO XABSIGA LAWADA DHIGAY KING CK REACT

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • #kingck #dhiiqadatiktok #somaliyoutuber

Komentáře • 216

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs  Před 3 měsíci +116

    Sxbayaal Ii cimaada ha isku iloowina like ta 😂

    • @SaadaqKaraama22
      @SaadaqKaraama22 Před 3 měsíci

      King 👑 Ck lagena save waye

    • @captainmastana1691
      @captainmastana1691 Před 3 měsíci

      King ck

    • @user-jy2ey2bh9d
      @user-jy2ey2bh9d Před 3 měsíci +1

      ​@@SaadaqKaraama22Haye bahashaan markii lagu soobiiro ninkii xaasle ah xitaa waay luminee ogow taas

    • @user-ov8cl9os3s
      @user-ov8cl9os3s Před 3 měsíci

      sarirta
      kadug🎉🎉🎉🎉

    • @Hooyo259
      @Hooyo259 Před 3 měsíci

      Kuwaan was in taliye shub loo balamiyaaa dabada xabad haka galiyeee

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před 3 měsíci +9

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @Hamda-gd9oi
    @Hamda-gd9oi Před 3 měsíci +13

    Waxlay waa waxeegi ee wixi sameeya😂😂Big legend wlhi

  • @foozia426
    @foozia426 Před 3 měsíci +1

    Maasha allaah jahmuuriyada barakeysan ee somalilaan cadowgu hajabo insha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimamukhtar8791
    @halimamukhtar8791 Před 3 měsíci +2

    Walahi waa runta 2024 ana Xamar leh waa doqonemo

  • @King_of_cabdi
    @King_of_cabdi Před 3 měsíci +10

    Ck like ta usaara guys legend wwye

  • @URCristiano117
    @URCristiano117 Před 3 měsíci +15

    Maanta number one anaa noqdey yessss😂😂😂 hambalyo isoo dhaha😂😂😂

  • @haruunbey2203
    @haruunbey2203 Před 3 měsíci +10

    Legend of city 🏙️👊🏻💪

  • @Fardososaid
    @Fardososaid Před 3 měsíci +8

    Uf qabiil 🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 Před 3 měsíci +4

    Mashaa Allah waa ruunta qabyalaad waa cuudur. Somali Allah ha ka madoweeyo qabiyalad.This is shameful 😢

  • @user-by9nu9ih8t
    @user-by9nu9ih8t Před 3 měsíci +6

    Ck pink pelees intaaso sano ayaan kutageerayay❤❤❤

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 Před 3 měsíci +3

    Way qaldanyihiin ee hawiyaha caqliga usaaxiibkaahoow pls waxaan naga qabta

  • @ziina3
    @ziina3 Před 3 měsíci +8

    Kuli hala xiro wixii qabil dad kula dagalayo 2024

  • @Sarta100
    @Sarta100 Před 3 měsíci +2

    Waa ok dulliyaasha qabiilka waalay reer baadiyayaadha waalan oo jaahilinta sh. Waa in ka xirxiraa.

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 Před 3 měsíci +2

    Haa wa runta C K Somali wa halwad dawalad gacanta ha Ku dhigato kuli

  • @kibmussa
    @kibmussa Před 3 měsíci +1

    Ckay god gal lga daba gal I like that voice

  • @DjBeezaani
    @DjBeezaani Před 3 měsíci +1

    King ck The one and only legendry

  • @user-co9vr5nh7b
    @user-co9vr5nh7b Před 3 měsíci +8

    Ana ugu horeeyo love isaara😂😂😂h.g bis❌️😹😹😹

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 3 měsíci +1

    Islaamo Ayagoo Waa Garoob Ah Ka Yimid Gobalada Dhexe Aa Raba Arin Qabiil Inee Ka Bilaabaan Muqdisho Taas Laga Yeeli Maayo

  • @Hagahanoloshachennel
    @Hagahanoloshachennel Před 3 měsíci

    CK zxb Wxan Nin Dhalin yaro ah Oo Raaber ah Nio ilaa 2019 waku tagerayey Zxb Manta Ayan Raba ina ii Cimaamado Waan ogahy in Aad dhalin yarta Respect umuujiso Wxan sogelin Rabaa Hees Aan qaday Marka zxb Wxan Raba in aad Reaction iga soo Bixiso🙏🙏🙏🙏🙏

  • @foozia426
    @foozia426 Před 3 měsíci

    Maasha allaah jecliyaa ck wa rijaal nooloow

  • @ahmdazakahmdazak
    @ahmdazakahmdazak Před 3 měsíci

    The only person in Somalia who creates content without doing anything wrong to anyone

  • @bilanqali
    @bilanqali Před 3 měsíci +1

    Waa runta haa la qabto nagaha madane xasan sheekh

  • @captainmastana1691
    @captainmastana1691 Před 3 měsíci +3

    King ck legend

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds Před 3 měsíci +2

    Aabaha reaction ka. King ck

  • @Hakammed
    @Hakammed Před 3 měsíci

    Reer Somalia Muufada iyo Cambuulada iska Yareeya Waxaan Huba Hadaad Siiba Muufada Yareysaan Caqligiina Shaqeyn doona ☝️

  • @MaazimYare-nj5fv
    @MaazimYare-nj5fv Před 3 měsíci +2

    Team cusup wyeh oo tiktok ah

  • @Fardososaid
    @Fardososaid Před 3 měsíci +3

    Legen of the legend 😎🆒🆒

  • @Husseenadan5466
    @Husseenadan5466 Před 3 měsíci +1

    Goat baaa haan jirtaye abahey maxa wayo waxa kashekeyneysid😊😂

  • @KingWaqiic
    @KingWaqiic Před 3 měsíci +3

    Big legend ck ❤

  • @MaxamedCadwo
    @MaxamedCadwo Před 3 měsíci

    Ck legend baraawo brother

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Před 3 měsíci +1

    Farxiya soona waa dug waalan Waa 40 jir 😂😂

  • @abdiraxmaanyare9032
    @abdiraxmaanyare9032 Před 3 měsíci +1

    Family king ck 😮❤

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Před 3 měsíci +1

    Masha Allah

  • @yusufuk9151
    @yusufuk9151 Před 3 měsíci +1

    Keep Going legend ck

  • @IsmailQazali-py9ss
    @IsmailQazali-py9ss Před 3 měsíci

    Salaamo Reer janad ✋✅ inta rere beydhaw ❤Sar

  • @maryan953
    @maryan953 Před 3 měsíci +2

    Asc Kuli xabsiga ah la dhiga

  • @user-oy7wb1ii4k
    @user-oy7wb1ii4k Před 3 měsíci

    The third one congurlation for me king CK family ❤❤🎉

  • @user-qj2yu4ht8t
    @user-qj2yu4ht8t Před 3 měsíci

    Sarihi ee dhiseen aa batay waqtigii ee dumin lahaa yeen aa la gaaray

  • @user-sj8yq1hx3c
    @user-sj8yq1hx3c Před 3 měsíci +1

    Ck sxb dhiiqo no abuur hada mursade nahay😂😂😂😂

  • @Fariihayassin
    @Fariihayassin Před 3 měsíci +1

    Ck flogi 18may ka sugaynay 🥰

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 Před 3 měsíci

    Welcome back again legend hore usoco legend king 🤴 ck ❤❤❤

  • @geediali437
    @geediali437 Před 3 měsíci +2

    Dawladu waa inay xabsi adag ku xukunto dumarka iyo raga kicinaaya fidnada

  • @yahyemaya1082
    @yahyemaya1082 Před 3 měsíci

    Thé légende ck

  • @user-yh1di3su3r
    @user-yh1di3su3r Před 3 měsíci +1

    Wallee hadii laxirin naagahan raga bay iskudili rabaan ee halawada xiro ....naag dabay huriso madamo😢

  • @AlvaanoYare
    @AlvaanoYare Před 3 měsíci +1

    Ck is fire 🔥

  • @Edebsancabdifaarax
    @Edebsancabdifaarax Před 3 měsíci

    Ck wllo 18 may maad tagin miyaa maxad usoo galin wayday❤

  • @hamdihasan4743
    @hamdihasan4743 Před 3 měsíci

    Waa sax hadalkaga xaqiiqda kahadashay

  • @Degaliah
    @Degaliah Před 3 měsíci +1

    Aduunka hawiye iskala saarayaa ayaan unecebahay 😮

    • @user-ye8zm4fr2l
      @user-ye8zm4fr2l Před 3 měsíci

      Waxaa khalad ahaydba soomali inay is kala saarto

    • @Degaliah
      @Degaliah Před 3 měsíci

      Qabiilkastaaba maalintu iskala saarka daayo ayay somaali heeshiin, nadaafadu gurigaagay kabilaabantaa sow maaha

  • @YasminMohamedSalax
    @YasminMohamedSalax Před 3 měsíci

    Ck family ❤❤❤

  • @ramlahappy3226
    @ramlahappy3226 Před 3 měsíci

    Anaa ugu horeeyo ❤😂

  • @aminaadan1606
    @aminaadan1606 Před 3 měsíci

    They need to be at least serving 3-6 months jail coz that would make them somehow behave

  • @SHINODIRIYEXIRSIFARAX7-ul1ik
    @SHINODIRIYEXIRSIFARAX7-ul1ik Před 3 měsíci +1

    GOAT CZcamsRS 🐐✌

  • @samiakhalif3872
    @samiakhalif3872 Před 3 měsíci

    Alxamdulilah

  • @drsramla7726
    @drsramla7726 Před 3 měsíci +1

    Legend 😊

  • @hamdihasan4743
    @hamdihasan4743 Před 3 měsíci

    Waxaan dulinimo iyo jaahilnimo waa dhaafene ummada alllah haka qabto

  • @aminaadan1606
    @aminaadan1606 Před 3 měsíci

    Xamar is for Somalis

  • @fartunxaalifaraax5694
    @fartunxaalifaraax5694 Před 3 měsíci +1

    CK wacal neceb habar gidir araga nacayabka macadase maga qade

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc Před 3 měsíci

    War mesha dawalad inay kajirto hala arko🎉🎉

  • @abdirisaakcaawiye5531
    @abdirisaakcaawiye5531 Před 3 měsíci

    First one fv one 5 years ka bdn

  • @CmaalikAxmed-pb5zx
    @CmaalikAxmed-pb5zx Před 3 měsíci +1

    Asc

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 Před 3 měsíci

    CK for president

  • @FadxaFarah
    @FadxaFarah Před 3 měsíci +1

    Adiga point gaada ka hdal maxaa age kooda ku daba dhigay😂

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Před 3 měsíci

    Good morning CK ❤️👑

  • @MushtaqAhmed-lo2gn
    @MushtaqAhmed-lo2gn Před 3 měsíci

    wakuwata aniga hada wahan baranoya politicts in uk madaxwene aya iskusharahaya inshaalah nabaada aya katalinaya cayd lacag ah aya dumarka somalida ubilawaya .

  • @faizaahmed1993
    @faizaahmed1993 Před 3 měsíci +1

    Wa dad aqli laheen waxa tik tok joga

  • @abdiazizyusuf4478
    @abdiazizyusuf4478 Před 3 měsíci +1

    12:12PM

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor Před 3 měsíci

    Aad iyo aad

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 3 měsíci

    Wcs walalkey CK subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo shaqo la an ay heeso dadkas jaahiiln waaye

  • @user-sl6ob1uf7d
    @user-sl6ob1uf7d Před 3 měsíci

    Maaliteyda ma ficna sxpkei 😮

  • @MohammedMohammed-xb8cp
    @MohammedMohammed-xb8cp Před 3 měsíci

    Iyo Qanisinta wax halaga qabto

  • @user-ef3ve9ry3g
    @user-ef3ve9ry3g Před 3 měsíci +2

    Hirab ka guur hiraab uu guur arwaa hoogtee. Hubka is ka keen. Yaa. Xasuusto😂😂

    • @Mooiokk
      @Mooiokk Před 3 měsíci

      Inaad mgc hiraab isku raratan ma ahane adinko hal qabil eh murusade ka hadal 😂😂😂

  • @FadxaFarah
    @FadxaFarah Před 3 měsíci

    Beela mavio waa ina adeertaa maaha saaxiibtaa 😂😂😂😂

  • @Shakta69
    @Shakta69 Před 3 měsíci

    Goat 🐐 ck

  • @ajabtv336
    @ajabtv336 Před 3 měsíci

    Ma hablaha uun baad leedahay hala xidho nimanka a🤔😳

  • @SacdiyaAdan-qu9lp
    @SacdiyaAdan-qu9lp Před 3 měsíci

    gebdhaha la cirey kasoo hadal libaxow shaqadada tos u qabso xitaa ayantaan reacshinkagii horee naqiiney aan labadan ber kaa dhex aragnaa ayan hore qabad u hadashad weysaned oo wad ilawdey lkn hada wuxu waa fara ku hayn tos inad usoo labatan rajeyna

  • @HassanAli-me8tj
    @HassanAli-me8tj Před 3 měsíci +1

    Jacket kaan ma badaleysid miyaa bro meeqa maalin aa xirantahay 😂

    • @KingCkFilmsVlogs
      @KingCkFilmsVlogs  Před 3 měsíci +3

      Sxbow qofteyda xitaa lama socoto waxaan iska badalo shaqada qofteyda qaban laheyd adaaba haaye 😂😂

    • @shakalakab00m57
      @shakalakab00m57 Před 3 měsíci

      @@KingCkFilmsVlogsAtttttttttaaaytaaay Ha Yeeelin waalidkisa dawanoyo😂😂😂😂

    • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
      @sucaadcabdisucaadcabdi7079 Před 3 měsíci

      ​@@KingCkFilmsVlogsqof baqtida ku jogto hadesan ka war qabin wxd qabto 😂😂😂😂😂😂 iskma sibe waxid

  • @MaazimYare-nj5fv
    @MaazimYare-nj5fv Před 3 měsíci

    King ck team nairobi soo qabo

  • @muhanadcadecade3399
    @muhanadcadecade3399 Před 3 měsíci

    Waxan wax laga xumado waaye sidaas ayaa wanaagsan dhamaantooda ha.arkaan xabsiga

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 Před 3 měsíci

    Soomalidu intay sidan tahay qayrkood dayaxa ayay higsanayaan😢😢

  • @Suhaybabdiraxmanalxariiri
    @Suhaybabdiraxmanalxariiri Před 3 měsíci

    Hhh mxaad ku fahanty inaa bixi Rabay legend wlhi

  • @ramlahappy3226
    @ramlahappy3226 Před 3 měsíci

    ck fmly👑❤️

  • @sirabdirhaman892
    @sirabdirhaman892 Před 3 měsíci

    Salan sare legend

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 Před 3 měsíci

    Wixi raba iney lacag kahelan wey banaantahay qof waxan u bahanahay
    CODKAR AH
    RUNSHEEG
    ALE KACABSI
    AQLAAQ
    QOFKII INTAAS LAGA HELO WAXA LOGA BAHAN YAHAY IN UU BULSHADA SOMALIYEED INUU KASHUBO WAXA EYKU SHUBEEN KUWA QABA CUDURKA QABYALADA SHERE LIKE WAA XAGEENA 😮

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm Před 3 měsíci

    Hadii ilahay qaraxii ka dulqaaday intee Alxamdulillhi. Dhihi lahayen. kibir iyo qabyaalad beey bilaabeen.

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 Před 3 měsíci

    Ragana maxaa ugareebtay xabsiga edbinta .
    Maxaasw u fasaxay iney cubinta. Tahansa hooyadood iyo aabahood ka sheekewyaan😮😮😮😮😮

  • @akramofficial151
    @akramofficial151 Před 3 měsíci

    Hala xiro dhamantod shedamada

  • @Betasquadclips66
    @Betasquadclips66 Před 3 měsíci

    Gabdhaheena maxishodaan dariiqyada ayey isku balamiyan hadii lacaayo wey Xanaqaan sharaf dhimatay

  • @muhanadabdiibraahim9308
    @muhanadabdiibraahim9308 Před 3 měsíci +1

    S.ws laangabow ado qurunsade ah gabdhahena afkaga kada

    • @user-pw4jf9zm6s
      @user-pw4jf9zm6s Před 3 měsíci +2

      Balaqow ogow gabdhaha murusade edeb ayey leeyihiin ee wiilkeena afkaaga uraya ka leexi yaan ku cunin🦁😤🤣

    • @muhanadabdiibraahim9308
      @muhanadabdiibraahim9308 Před 3 měsíci

      @@user-pw4jf9zm6s Boholey kuwenaba edab be leeyihin eLaangabkan Qurunsade yana la idin kwsine dumarkena afka hakala baxo baqtiga 💀

    • @Mooiokk
      @Mooiokk Před 3 měsíci +1

      Langaabnimada sidaan ogaay mala ka badalay 😂😂😂

    • @Mooiokk
      @Mooiokk Před 3 měsíci +1

      Murusade wa ku wi ku talan jiray

    • @muhanadabdiibraahim9308
      @muhanadabdiibraahim9308 Před 3 měsíci

      @@Mooiokk Qurunsade ma thy Hakke Kuso Xanuntay Ncla Ku Dhale

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 Před 3 měsíci

    DOWLAD XUMADA EY KA MID TAHAY DHAQAN XUMADA UUUUUUFFFFFF DHEEH

  • @mohamedaminsheikh4430
    @mohamedaminsheikh4430 Před 3 měsíci

    Geesi

  • @AadanMaxamed-dw3xq
    @AadanMaxamed-dw3xq Před 3 měsíci

    Heer hargaysa ninkan erya

  • @mohameddeeqhalane9420
    @mohameddeeqhalane9420 Před 3 měsíci

    Aqliga hashaqeeyo cbb iyo reer bahal aya kashaqaynayaan iyo doqomo caan unoqdey reerahan sida daahir calasow Abdulqaadir boss garyaqaane balwaan ayaga siihurinaayan waryaada aqliga hashaqeeyo wake up cadowgiina badan ha u sahlina iney farxaan yaqoomii

  • @11naa44
    @11naa44 Před 3 měsíci

    Boxing halo sameeyo naagahan 😂😂😂😂

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 Před 3 měsíci

    6 bilood halo jaro naagahan qabiilada isku diraya haday dawladi ka jirto meesha 2024 ayay qabiil ka sheekayn miyaa waxa qudhunka ah😊

  • @user-mi8tu9pj5h
    @user-mi8tu9pj5h Před 3 měsíci

    WAA RUNTAA WAA JAAHIL NIMO DHULKA ILLAAH BAA IS LEH

  • @Khadar_ismail
    @Khadar_ismail Před 3 měsíci

    Dawlad mad leediin😅😅

  • @siradm
    @siradm Před 3 měsíci

    Shuute waxaas ma qoro, yaan gees ,gees laguu fiirinin" maxaad codsanee?"

  • @user-zj7nj7vy4b
    @user-zj7nj7vy4b Před 3 měsíci

    wan ku wata ck

  • @MoustaphaMahdi-sr2im
    @MoustaphaMahdi-sr2im Před 3 měsíci

    legend