Warbixin: Dhagax-boqor, dhulka Dahabka, macdanta iyo Dooxa Waaheen.

Sdílet
Vložit

Komentáře • 51

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 Před 3 lety +5

    Wariyuhu warbixinada sifiican buu usoodiyaariya masha Allah

  • @khadarabdirahmanyacquub5620

    Mansha-Allaah Waraiye Axmed Maxamed iyo SAAB TV hambalyo. waa war bixin xiiso badan.

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple

    Maasha allah 😍😍 dhulkeena nimcaa fadhida ilaahoow noo barekee oo noo siyaadi nimcada iyo nabada ngu galadeeysadey 🤲🤲

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 Před 2 lety +2

    Waa quud aan jirin qoryo uguro.

  • @abdalewarsame2282
    @abdalewarsame2282 Před 3 lety +7

    Viva somaliland 👍🏼💪🏻💪🏻👍🏼👍🏼❤️❤️💪🏻💪🏻❤️

  • @salebanmohamedmahmoud2483

    war reerbaa diyaha caawiya oo oodalka baabuurta kayareeya iskaa wax uqabso kubeera quraca iyo dhirta dhulka uwanaagsan doo xa kadaaya gawaarida oo macganta iyo dhulka haugu yeerina nin aan nasabkeda ahayn idinkaa nugliyeerkusamaysanaya wadankii oo dhan waa waa lararay oo wadamo shisheeyaa looraray war wadanka ilaaliya aduunyada dhagaxaa ookale lamahelo ee illaahay kayaaba dhulku unaxa ooxoolaha caawiya maasha allaah bal eeg quruxa ku beera dhirta alwaaxa, saytu saytuunta, geedaha waa wayn buurha waa waxa haaya dhulka dhulku waatasbiixsadaa, dhulka illaahay wuu ku dhaartay nirta way tasbiixsataa uduceeya dhulka quruxdiisa illaahay ugu mahadnaqa muslin iyogaalo carab iyo cajab waxaydonayaan in ay ku dhaxalwareejiyaan oodhulkaaiyo kalamidah qaatan

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Před 3 lety +5

    Xasan ganayn waxuu ahaa nin degaanka iyo dalka wax kayaqaan ilaah cimriga howdheereeyo.

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi Před 3 lety +3

    Soomaalilaan ha ku heshiiso👍 Geel daasad caanaboodhe lagu waraabinayo! Ceeb weeye waxaasi👀 codka weriyaha iyo gudbintiisa👏👏👏

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před 3 lety

      bashir tarabi
      geela xeebta iyo gubanka hadhuubka ayaa markii horeba lagu waraabin jiray balse dumarkii hadhuubka u tolijiray ayaa
      ka dhamaaday dhulka oo ragiina waakaa daasada qaatay!

    • @arliyop3199
      @arliyop3199 Před rokem

      @@ijoxasan9132 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maxedsiciidmaxed1410
    @maxedsiciidmaxed1410 Před 3 lety +3

    Dhulkii s.land Waala Fahmay wllhi

  • @abdrisaqyusuf9445
    @abdrisaqyusuf9445 Před 3 lety +3

    Waa yahy

  • @MohamedAhmed-yg5cj
    @MohamedAhmed-yg5cj Před 3 lety +1

    Masha Allah waa taariikh fican

  • @ghazalihussein7990
    @ghazalihussein7990 Před 2 lety +1

    Waa boqortooyadii ajuuranka ka talin jirtay,

  • @saidosmanaden8532
    @saidosmanaden8532 Před 3 lety +4

    Thank u TV SAAB, waxaad tusisay documentary qiimo badan, dhulka hodanka ah , sida looga gaajeysan yahaya xitaa ceel nadiif ah ayanna qabin...nasiib darrideena.

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar Před 3 lety +2

    Axmed Maxamed Yuusuf wllhy nin adag aya tahay noso badi video yadaso kale zhp

  • @abdicasiisyoonis2615
    @abdicasiisyoonis2615 Před 3 lety +2

    SOOMAALILAND MY COUNTRY 😅😅

  • @NasriJama
    @NasriJama Před 3 měsíci

    Afgooye waxa laga helaa macdanta mercuri buurtaas god ku yaala ayu ku hiraa laakiin waa wada mas iyo fiid meer😊😊

  • @cagomaalmccagomaalmc5166
    @cagomaalmccagomaalmc5166 Před 3 lety +1

    Good history

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 Před 3 lety +2

    qofkanu weriyaha ahi cod xuma mida kale lahjadiisa kuma kalsoona

  • @ibraahimmaxamed9125
    @ibraahimmaxamed9125 Před 3 lety +3

    Noloshii miyiga aad baan ugu xiisay😩😩

    • @sirtanoloshaonline2050
      @sirtanoloshaonline2050 Před rokem

      sidee macdan loo helaa ( how to get gold and gemstones) from Somaliland
      czcams.com/video/05XdVCHTCHE/video.html

  • @warbaansoosidaa9108
    @warbaansoosidaa9108 Před 3 lety +6

    Odayga deegaanku waxa uu yiri la soo saari mahayo ilaa laga hishiiyo. Waa wax garad tuugo ayaa isku dayaysa inay boobto.

  • @barawaani
    @barawaani Před 3 lety +1

    Ha la ilaashado oo ha la koradhiyo waligeed jahalnimada dadkeena hasysata

  • @siciidjamac5476
    @siciidjamac5476 Před 3 lety +1

    Boqorkii ..reer malia.

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 Před 3 lety +3

    Roobka hortii ayuu duubay warka

  • @salmamohamedjama5833
    @salmamohamedjama5833 Před 3 lety +1

    Ha tasina gaaladu yay idinku qaban podium odhan anaga lahaanjirey

  • @nadra1657
    @nadra1657 Před 2 lety

    Somaliland Waa qani Waana dhul qadiimiya meelaha qaar Maasha allah

    • @sirtanoloshaonline2050
      @sirtanoloshaonline2050 Před rokem

      sidee macdan loo helaa ( how to get gold and gemstones) from Somaliland
      czcams.com/video/05XdVCHTCHE/video.html

  • @NasirAhmed-tn8no
    @NasirAhmed-tn8no Před 3 lety

    Taariikh xiiso leh dhextaal

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 Před 2 lety +2

    Waar niyaw UMada macdanta halloo soo saaro walibana waxaan odhan lahaa dadku haka faaidaystaaan nimcadaa macdanta ee IlaHay siiyay

    • @sirtanoloshaonline2050
      @sirtanoloshaonline2050 Před rokem

      sidee macdan loo helaa ( how to get gold and gemstones) from Somaliland
      czcams.com/video/05XdVCHTCHE/video.html

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 Před 3 lety

    Xasan gini ilhayow noo xifti tariikhda somalilan waa raga ku suntan ilhayow cafimad iyo cimri dheer iyo cibado wanagsan ku sii yarabi.

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 Před 3 lety +2

    Dahab bay kaga sugan yihiin sidan

    • @sirtanoloshaonline2050
      @sirtanoloshaonline2050 Před rokem

      sidee macdan loo helaa ( how to get gold and gemstones) from Somaliland
      czcams.com/video/05XdVCHTCHE/video.html

  • @warcimraantv2541
    @warcimraantv2541 Před rokem

    HEESTA WAAHEEN HURYAA LEH GANAY MA LAHA

  • @siciidmaxamedyaasinsiciidy778

    Reer miyi iiman male wuxuu mooday in ragan wardonki dahab guranayan yaahuu

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před 3 lety

    hadhuubka ayaa lagu waraabin jiray geela xeebta iyo gubanka ee ma daasad caano boodhe ayaa lagu bedelay?

  • @mustafewaran9235
    @mustafewaran9235 Před 3 lety +1

    WAAR REER BADGAL WAXAY ODHANDOONAN XABASHI AYAADAGANEED REEER DHURAN

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793

    Waad ku mahad san tahay sidaad noogu soo Gudbisay

  • @pharhiya8284
    @pharhiya8284 Před 3 lety

    Gelina madasad cana bodhe bumarya maday wadanti lagu warabinjiray !

  • @adansaid961
    @adansaid961 Před 3 lety +1

    Meeshu.ma.guban.baa.roobkii.xaguu.ka.maray

  • @cabdulahiaadam6979
    @cabdulahiaadam6979 Před 2 lety

    Hhhhhhhhhhh you know

  • @mehmetlacin6990
    @mehmetlacin6990 Před 2 lety

    asc

  • @siciidjamac5476
    @siciidjamac5476 Před 3 lety

    Ma gurigisiibaa waar dalku dawlad buu leeyahay .adigu. wardiyee ayaa lagu yiri. Musharna waad ledahay. Asadka dalkana dawladdaa ka masuula.

  • @abdiwalijibril7094
    @abdiwalijibril7094 Před 3 lety

    Wadankii ayaa wx la idinka sheegay

  • @sirtanoloshaonline2050

    sidee macdan loo helaa ( how to get gold and gemstones) from Somaliland
    czcams.com/video/05XdVCHTCHE/video.html

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 Před 3 lety +1

    Aabahaaba uu ku dhintee ku DHIMO sidaad dhagaxaa u ilaalin jaahil dadkas baa LA leeyay ha loo soo saro dahab yaa ka dhaadhin