NIGHT ROUTINE KEEGA PART 1

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • Vedio gan wuxuu katarjumaaya waxa an qabto hawenkii intake aanan jiifan daawasho wcn💝

Komentáře • 1,4K

  • @imtiyaazshariff9832
    @imtiyaazshariff9832 Před 3 lety +544

    MashaAllah sweetheart wlhi uh r really inspiring me and many other pple ❤️🔐😘Allahuma Barik continue to be lyk that and uh will see everything is goona be easy for uh and May Allah be with uh xbbti wlhi I loved uh since day one it’s only that I never commented on your videos bt tonigh wen I watched this video wlhi qalbiga kagaduceeye 😭😫❤️alwyz be happy and be connected to Allah 🥰👑Love uh a lot sweetheart 🔐😘💉

  • @tasiimo3559
    @tasiimo3559 Před 3 lety +58

    Quraanka io salaada dartiis aan like kuugu saare

  • @amalosman5492
    @amalosman5492 Před 3 lety +244

    Qofke jacel inow qur aanka hur mar ka garo plz like iyo subscribe

  • @bjzee1981
    @bjzee1981 Před 3 lety +10

    Next time wash tomatoes with vinegar if you fear that they may have bacteria. Then grate them instead of peeling. You throw away the beat part of tomatoes

  • @KingXamaadaOfficial
    @KingXamaadaOfficial Před 3 lety +12

    Queen Hafsa Mashallah Walhi gabadhan nin walba oo somaliyeed ayay dookhiisa tahay Qurux wanaag daacad iyo miskiin ayay isku darsatay🥺❤️
    Samo ku Waar walashay🙏🏾❤️

  • @Dhakhtarr
    @Dhakhtarr Před 3 lety +260

    Aduunka wxd utahy astaan, xili ksta wn ku garbtaanahy alle ha ku xifdio wlll qli 4Baad u dhigntaa runtii waamn ku aamin sanhy wlll 💗💛💓

  • @zalmaanhazzan4319
    @zalmaanhazzan4319 Před 3 lety +295

    Inta Aragtay inoo Rashka boy fiirsaday vidio gan😂😂😂😂😂😂

  • @halimarizak
    @halimarizak Před 3 lety +5

    Mashallah mashallah mashallah may God continue guiding you inshallah and others follow your example as well ameen thumma ameen

  • @BigBoss-bm3pw
    @BigBoss-bm3pw Před 3 lety +52

    Oh i never watch your videos but i just like how you pray and reading quran and how clean you are masha allh may allh protect you from the evil eyes say ameen guys🤲🏾

  • @aishamohamud8926
    @aishamohamud8926 Před 3 lety +60

    M.a all pple r positive am proud of that long life hafsa qalanjo inta iilarty like dac kusi❤❤❤❤👏👏👏👏

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 Před 3 lety +12

    Please abaayo do more of your daily routine videos love you hafsa keep going beautiful

  • @selina9447
    @selina9447 Před 3 lety +10

    Macanto ALLAHA dartis waxan raba inaan kugu shego salada marki la dhameynayo ASALAMA ALEYKUM WARAHMATULAH marka dhaheyso dhaxda hakujojinin hoos ha firinin bidca waye 😍😘 love u mcnto

  • @mahaddaacad9444
    @mahaddaacad9444 Před 3 lety +473

    Waxaan Arkaa Rashka Boy Is Watching This video 😂😂 Macmacaankii La Siin Jiray Ayuu Soo Xasuustay Wlhi Blhi😭😭😂😂😂 Hafsa Dhibka Jooji 😂😂

    • @suusuuaxmed9561
      @suusuuaxmed9561 Před 3 lety +19

      Intaan oran lahaa baad tiri hunno🤪😄👌

    • @saiidomohamed4146
      @saiidomohamed4146 Před 3 lety +12

      @@suusuuaxmed9561 hh xage laga arkaa mise wa iskatiri

    • @fathimamohammedxusen5839
      @fathimamohammedxusen5839 Před 3 lety +31

      😅😅😅 we ba karesatey doqonka agtisa dabeecad maleh ninka saan uma nuuren farxada hda hesato malahen qof durufesan u ekeed bilicdeda hda so baxdey quruxdeda wa maskin yar lugoyo la rabey daacadnimadeda ku moodey

    • @nimraazdgg5345
      @nimraazdgg5345 Před 3 lety +11

      Hhhhhhhh alla ilahayow isku soceli ayago isjecel

    • @saiidomohamed4146
      @saiidomohamed4146 Před 3 lety +2

      @@fathimamohammedxusen5839 kadaaga huno ha orane

  • @heescusub2023
    @heescusub2023 Před 3 lety +23

    Ogow Ifka Waxa Layski Tara Wll
    Plz I Cawi Waa Wllka Dhibatesan
    Oo Dhanka CZcams Ku Dhibatesa
    I Caawi oo 1subscribe Igu Cawi
    Plz Wll Maanta waa Aduunyo
    Barina Waa Aakhiro plz 🙏🙏

  • @shaaficiofficial3026
    @shaaficiofficial3026 Před 3 lety +34

    Www m.a walasheyda xafsa allah ku dhoowro runtii qof wanaagsan baa tahay allah ku wanaajiyo inta ila arahtay xafsa wanaageda lek dhax

  • @cookwithme6660
    @cookwithme6660 Před 3 lety +2

    MashAllah...I like the feeling when I touch the quran

  • @nafisonafta4576
    @nafisonafta4576 Před 3 lety +42

    M.a keep going sister❤️💋 Queen always Queen ❤️❤️❤️ love u xabibte 💖

  • @adenhajji7623
    @adenhajji7623 Před 3 lety +85

    9:33 putting prayers/salah part on song was not good thing so next time reactify on that part

    • @xafsoshiiq7278
      @xafsoshiiq7278 Před 3 lety

      Xbbti qalih samiday wan ku tagerah hore usoco

    • @saafibbe1
      @saafibbe1 Před 3 lety +4

      Markey tukaneyso music ma shidno ee musicada edit ka lagu saaray walal

    • @yasmina9759
      @yasmina9759 Před 3 lety +4

      Ani ahan ila fcno ine kuso darto saladeda coz a yada io alle ka dhaxesa lkn Wa xur wna ixtiramaa

    • @nimcocadceednajax7877
      @nimcocadceednajax7877 Před 3 lety +4

      hadi wax fcn la so samaya xitaa hadal lee arkesaa dadkanaa

    • @hamdimohamed9023
      @hamdimohamed9023 Před 3 lety

      Very realistic and respectful comment

  • @mustalifoqueen7309
    @mustalifoqueen7309 Před 3 lety +7

    Mnsha allh half million views aadawtey Xafso queentena wlhi madxaa no sarntahy nacbkaga wa anaga nacbkeena bayo waliga ha mudan ciil Somali waeyn bad ka dhaltey oo garbkaga ah

  • @abdisalamdirir5904
    @abdisalamdirir5904 Před 3 lety +4

    At first I thought it was a short film and now iam hungery. Fresh home made delight.

  • @mayaissa8812
    @mayaissa8812 Před 3 lety +17

    Wallahi this girl is strong,shout out to her,despite the drama going on in rashka channel ,she is minding her own bussiness👏👏👏👏👏👏👏 strong saas aa laga dahaa

  • @nimcoabdisamad4360
    @nimcoabdisamad4360 Před 3 lety +5

    Wlhi adi iyo rashka boy waad isku qurxbadantihiin wadana is jeceshihiin waliba aaad iyo aaad. Wuuna ku jclayhy wl qli alla haysu kinso celiyo ameen xafsa wllo

  • @abdihakimbirre7459
    @abdihakimbirre7459 Před 3 lety

    Wallahi Waad xurowday!!!!!!!!!!!
    How are you coping this freedom!!!!!???
    Can't wait to see your answer!!!!!!!!!!!
    Now you are independent.
    You took your independency in 2020!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @anisaqueen2105
    @anisaqueen2105 Před 3 lety +1

    Masha Allah my beautiful sis keep going🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘

  • @saabiriincadey2608
    @saabiriincadey2608 Před 3 lety +52

    Queen always Queen mash allah Pirencss keep going 😘😘😘😘

  • @fordowsmowlid6708
    @fordowsmowlid6708 Před 3 lety +65

    Masha allah xfsa wxa moda iny xornimo dremyso rashka nin dabecad xun bu aha o gabadha cuna nin ficna dadku isga dhiga qaali iibashaaal

  • @dacadyareofficiall5735
    @dacadyareofficiall5735 Před 3 lety +5

    muuqalkan markad kor kaso galeysi rashka boy inu arki inti aragti like iisar😂😂

  • @maryanali9301
    @maryanali9301 Před 3 lety +4

    Mash allah Abyo si wanagsana inoogu so gudbisay
    Wax ku dhibo alle kuma tuso😍😍😍🥰

  • @ridwanhaaji5301
    @ridwanhaaji5301 Před 3 lety +65

    Abayo wax ku dhibo ma arkeesi insha Allah

  • @neehageediofficial6119
    @neehageediofficial6119 Před 3 lety +31

    wlhi waanu ku jecel nahay saan lee ahow🙏❤

  • @Reenay826
    @Reenay826 Před 3 lety +3

    masha allah the best somali night 🌙 routine 😍

  • @nimcocadceednajax7877
    @nimcocadceednajax7877 Před 3 lety +1

    masha Allah abyo hafsa aad ku jeclahy walashedaa nolow abid abyo

  • @maryammohammed4083
    @maryammohammed4083 Před 3 lety +86

    Abayo qarso salada iyo quranka wayo istus tus ka noqonaa kaliga ilhey caabud cidna ayado kujeedin

    • @user-ck2tk4qz1e
      @user-ck2tk4qz1e Před 3 lety

      Ut

    • @qalbiuroon8645
      @qalbiuroon8645 Před 3 lety +1

      Ma shaa Allah..runta wlh

    • @maryammohammed4083
      @maryammohammed4083 Před 3 lety

      @@qalbiuroon8645 thankyou wll

    • @dayaxentertainmentofficial1306
      @dayaxentertainmentofficial1306 Před 3 lety

      *ASC* *WLLAYAL*🤲🤲🤲 *2K* * WAX* *YAR* *IIGA* *DHIMAN* *FADLAN* *IGAARSIIYA*
      🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤

    • @zoyakhan7816
      @zoyakhan7816 Před 3 lety +8

      War ilen balayo oo maxa lo qarina xumanta ba bananka lakena qeerka hala qariyo ya ku yiri mideda kale is tus tus iyo waxe qofka ka tahayba tas adiga ma xukumi kartid ilahay aya og qofka inu istustus u sameynayo iyo in kale ilen asaga qalbiyada adomihisa dawanaye gabadhan waxe kuso gudbisay ee malinteda dhan qabato ayey asxabteda laso wadagtay saladana waxey ka midtahay waxe malinti oo dhan ee qabato ee markad hadlesid hadalkada afkada kaso baxayo u firso ama iska amus 🤔🤔

  • @saciidomuudeey2535
    @saciidomuudeey2535 Před 3 lety +16

    walashey macan ilah haku xifdhiyo mcn badan nolosha kuma ciisho xppt keep going one love queen xafsa

  • @amranaxmed8705
    @amranaxmed8705 Před 3 lety +1

    Maaasha allh apyo allha ku barakeeyo allha ku xifdiyo

  • @munahassan8805
    @munahassan8805 Před 3 lety +3

    Plz Morning routine plz queen Hafsa 🥺🥺❤️🙏🙏🙏☺️☺️☺️😘😘💖🥰😢

  • @hafsaabi8871
    @hafsaabi8871 Před 3 lety +17

    Hafsa quruxeey murugo uma qalantide yaan lagaa qurux badnaan hore u socoo dib ha eegin mustaqbal wanaagsan ku rajeeyay queen❤

  • @istarcadey5938
    @istarcadey5938 Před 3 lety +72

    Abyo markaa rukuuceesay gacmaha kor umadan qadin, Insha Allh ha sameynin saas markaa rukuuci rabtid kacmaha kor uqaad sida markaa salada xiranesay cml

  • @munabarud9614
    @munabarud9614 Před 3 lety +3

    Mashallah beautiful family and thanks to allah swc for everything 😍🥰🥰😍😘😘😘my allah swc bless ur beautiful life.

  • @sahrayusuf6075
    @sahrayusuf6075 Před 3 lety

    Abayo mcnto runtii waxa tahay gabar qalbi wangasn ilhey haku xafiido cadowgo ilhey haka xiijaabo shartooda 💋💋💋💋👌👌👌❤❤❤♥️

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Před 3 lety +91

    HAMPLAYO HAMPLAYO 1000K SUBSCRIBES wax Yer Aya kaga dhima Asxapta An Gadhsino QuentenA

  • @zeytungedi8146
    @zeytungedi8146 Před 3 lety +13

    M.a walashey qali ..horey usoco awidh💕🔐

  • @nimomohamud9125
    @nimomohamud9125 Před 3 lety +11

    Mash allah sister you so good walah keep going forward inshallah 🥺🥰🥰🥰

    • @fadumaabdowheyl4431
      @fadumaabdowheyl4431 Před 2 lety +1

      Asc❤❤❤❤❤💋💋💋🙊🙊💎💎💎💎💎💉💉💉💉💉💉💉💉💉💉⚘⚘⚘⚘

  • @ashaaden6943
    @ashaaden6943 Před 3 lety +4

    Masha Allah We love you keep going queen🤲🤲👸🥰😍

  • @shukriabdalla1534
    @shukriabdalla1534 Před 3 lety +6

    Mash allah xbbti 😍😍😍😚mcney nolw intee nolol jirto faraxad aan dhameynin Ayaan ku rajeynaa alle kuma tuso cadw dar alle Ayaan ku jeclahay

  • @splxyzyt6563
    @splxyzyt6563 Před 3 lety +11

    Xafso kaligaa aa dileeyside away dadki kale lol i like sida mooska aad geesaha oga sarsaartay waxan xasustay wayo wayo 👌

  • @asiyaalbachire2359
    @asiyaalbachire2359 Před 3 lety +14

    Masha Allah illhy noloshada sida haday ku tahy kugu wado hdyna ahyna haku saxo
    Lkn mid adoo salad tukado quran akhriya sida video ka muuqata sideebu damirkagu ku siyay ina video heeso ah so galyliso o timaha qawiso sunyaha jarato ma ogathy salda hada tukato inay wx wlba iyadu reebto qurankuna so kle hada argto adoo sald tukanya wlina xuman ku dhex jira wxd ogsonata saldada inaana wali la aqblin
    Illhy haku xiftiyo

    • @shuaibabdimohamed1227
      @shuaibabdimohamed1227 Před 3 lety

      saa ma aha byoh sidi la rapay ma aha lagah yaapa lknse aqbaladu waa mid alle utaala byoh

  • @qamar7784
    @qamar7784 Před 3 lety +1

    Mashallah my Siz mcn keep going mcntoo

  • @Yahya_kadare6
    @Yahya_kadare6 Před 3 lety +68

    Hafsa wll adoo mahadsan oo xumaan iifahmeen
    Timaha qarso hadaanahay fnskaaga SAS noo qurux badan
    Xumaan ha iifahmin wll sida qalbigeeyga ku jira wax usoo gudbiya

    • @maryanaden3748
      @maryanaden3748 Před 3 lety +2

      Very truee......mitetha kale abyey atho tukaneyso hausobandigin shicibka maogo detena

  • @abdiaziiz7041
    @abdiaziiz7041 Před 3 lety +15

    wan ku jeclahay waLaL alle haku xafido ❤️

  • @rahiimamuuse5469
    @rahiimamuuse5469 Před 3 lety +1

    masha allah abayo kartidaada alleh ha kuu barakeeyo

  • @nawalabdi3575
    @nawalabdi3575 Před 3 lety +2

    M.a walashey mcn allah hakuxafidha 😍 dar alle kujckxy hafsa queen

  • @hananzaid8339
    @hananzaid8339 Před 3 lety +16

    Queen of queens mss HAPHSA kep going mcnto👑❤

  • @qalbiuroon8645
    @qalbiuroon8645 Před 3 lety +9

    Ma shaa Allah..i liked her wallahi...may Allah guide u to the right path abayo..continue with the same spirit especially on the part of salah and dhikr..may Allah help us all..good luck

  • @phartush_bint_ahmed4106
    @phartush_bint_ahmed4106 Před 3 lety +2

    Queen always queen keep going boqoradeena

  • @hodanali5744
    @hodanali5744 Před 3 lety

    Xafsa walaashay wlh waan ka helaa video gaas oo kale walaal noo soo badi

  • @fartuncismaan9575
    @fartuncismaan9575 Před 3 lety +4

    Masha morning ruotin noogu soo dar xabbti keeb going

  • @xafsahabdullahiabukar5504
    @xafsahabdullahiabukar5504 Před 3 lety +12

    Wlle asma hogtay rashka ino wali xafso jclhy weka muqata woxo videogan udawado qawaye queen xafsa boqortoyo illahey ❤️💞🏆🌹🥰

    • @xldhibanadyara8669
      @xldhibanadyara8669 Před 3 lety

      Abyo miyuu dawady ani baba arkine intee se ka araktay

    • @fatimamohamud6927
      @fatimamohamud6927 Před 3 lety

      @@xldhibanadyara8669 haa ani xtaa commentiyo kale kuso arke ee miyuu dawaday abyo

    • @ikraanmohmed7144
      @ikraanmohmed7144 Před 3 lety

      @@xldhibanadyara8669 haa wuu daawaday 😢😢

    • @hayttindho8808
      @hayttindho8808 Před 3 lety

      @@ikraanmohmed7144 seee lagufahmaaa inuu daaawaday qli🤔🤔🤔🤔

    • @faizamohamed9231
      @faizamohamed9231 Před 3 lety

      Iga daba geya intee laga firiyaa inuu dawado

  • @xamdixassan7495
    @xamdixassan7495 Před 3 lety

    Masha allh xabsa queen macto ale haku sharfo ku jeclhy manto

  • @mrxudayfi6947
    @mrxudayfi6947 Před 3 lety

    Maaha allh nolol mcn allow gabadhan oo kale ii sahal hory usoco walal

  • @beerluula2390
    @beerluula2390 Před 3 lety +4

    Doqonki markaan ilka dheerti ku arkay ayaanba jeclaaday gabadhaan inay dulmane tahay markaasaan ogaaday oo nahaabki xumaa uu qiyaanay keep going abaayo

    • @munacali3853
      @munacali3853 Před 3 lety

      Wll danbiga iskad midkodna akhiro kuu raci mayo waxa ku racaya wa camalkagag iyadan alle rer keda how barkayo isagan alle rerkii saa how barkeyo somali hadan nahayn waxaynu is daba wadan lab ruux oo kala dhamday calafkodu wll marka waxad wllsha ku dhirigalineysid waa halked lkn iska dhaf sohadl qadkiisa wayo iyagii nolsha ilasoqayb sadyba marky kaldhamden qof qof kumashquulsan malaha marka labd rerba ducee uun wll

  • @user-br6ol3qu4s
    @user-br6ol3qu4s Před 3 lety +3

    Masha Allah xafso queen keep going 💜😍💯😍😍

  • @ruweydamohamed3947
    @ruweydamohamed3947 Před 3 lety +1

    Mashallah tabarkallah abayo. May Allah swt continu bless you and your family and protect you from any evil eye. Alluma amiin. May Allah swt increase imaan and good healthy long life. Amiin. ❤❤😘😘❤

  • @zuhuurbeeldaaje1749
    @zuhuurbeeldaaje1749 Před 3 lety

    Hafsay asturnan kugu baranay ku dadaal mar walba yey ka naakhuusin timaha asturo wa cowre dadkan keep goin todu akhiro kula tagi mayso shaydan wa cadowe apyo

  • @funnyvideos3008
    @funnyvideos3008 Před 3 lety +3

    Intii muhiinka ahayd baad iloowday
    Quran aqris
    Saladii
    Cadaygii

  • @queenyabarow7849
    @queenyabarow7849 Před 3 lety +51

    Adigo gabar inaa nin ku hor tukatid waa danbi waliba gadaashada la arko adne wa is ka so duubesa salda alle ayaa u dukaneesa qarso

    • @emrajama3118
      @emrajama3118 Před 3 lety

      Dhinaca xun haka eegin wll

    • @nasraabdulkadir2581
      @nasraabdulkadir2581 Před 3 lety +1

      Emra Jama wa sax wll dabcan wa qof an weyso kajabin

    • @nehalsayid20
      @nehalsayid20 Před 3 lety

      Madhic xun ah nin kaliya ado forar San inu ku arkaba qalad ah ado salad duganyo intano qof hortodo kufororso osalad kutuko yaku baneyay

    • @zamashh9414
      @zamashh9414 Před 3 lety

      حمدي سيد علي Maxa dhici halmar Lkn marwalbo ninka wu dharma miya

    • @xamdicumar3865
      @xamdicumar3865 Před 3 lety

      Xaqiiq weyn runtii

  • @fatimasaed5391
    @fatimasaed5391 Před 3 lety

    M.a xafsa gaari ilahay nin khayr qaba haku siyo inshala xbbti Nairobi isoo socda ina ku arka rajayn 🤲💕

  • @abyanzaami7909
    @abyanzaami7909 Před 3 lety

    Masha allh xbbti allh hakudaayo nolow inta nol jirto by oh😍😍😍😍😍

  • @adha-1991
    @adha-1991 Před 3 lety +4

    I just love your dress so much my sister how do i get it pls ? I love you all my Somali brothers and sisters 🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷 peace where ever you are

  • @saqiqa
    @saqiqa Před 3 lety +15

    Walalshey muslimada ahaw marka aad tukaneysid private haku ahato iyo marka aad quran ka aqrineyso ilahay darteesa usamey weliga dadka ha raali galinin ❤️🤍

  • @ayah5325
    @ayah5325 Před 3 lety

    Gabadhan waa jeclhy whli markasto waa kuu duceyaa Ilhy wax ku dhibo kuma tuso❤️🤍💉

  • @rukiaqoobey2060
    @rukiaqoobey2060 Před 3 lety +2

    Masha allah 😍
    waa jeclahay gabadhan wlhi 💓
    Guuleyso weligaa✊✊✊

  • @mumtazhassan6570
    @mumtazhassan6570 Před 3 lety +9

    The life it’s cst’ when ur single ☝️🙌

    • @s1najib6
      @s1najib6 Před 3 lety

      😂😂seriously 😪

  • @qalbifuran9809
    @qalbifuran9809 Před 3 lety +8

    Siz malmaxan youtube wadkasaxatii ee fadlan be active and post something so that we celebrate 100,000k soon I. A

  • @nazabdi7078
    @nazabdi7078 Před 3 lety +2

    I love this kind of life wlhi❤❤❤Enjoy ur life alone xabibty😍

  • @suheymaofficial4567
    @suheymaofficial4567 Před 3 lety

    Nolol mcn baad kujirta quruxey masha Allah

  • @qamarismail2280
    @qamarismail2280 Před 3 lety +3

    M.A bayo guys mashallah dhaha lkn bayo marka salad tukanesid okale haso bandhigin io marki rorogmanesid🙏🏻 inshallah salada ku dadal ayada ka rebayso xumanta kale timahaga markle ha qawin bayo wilasha badan na kahar 🙏🏻🥺 ILY SWEETY♥️

  • @DiinaariDalka09
    @DiinaariDalka09 Před 3 lety +32

    24hr gudahod Allah hakaga farxiyo🙏 wll iga farxi 👉🙏subscribed 👈isaar codowgaga🤲🤲 alaah haka 👉qabto🤲5k oo subscribed pleas codsi waye Codi

  • @zakiirabduletif6399
    @zakiirabduletif6399 Před 3 lety +1

    Mashallaah I love you so much

  • @leylaadam8181
    @leylaadam8181 Před 3 lety

    Video gan aad ayaan uga helay masha Allah

  • @sadoali5735
    @sadoali5735 Před 3 lety +4

    Mansha Allah my beautiful queen hafsa hore uu soco we love uu

  • @ahmettyouzuph2458
    @ahmettyouzuph2458 Před 3 lety +5

    Muqaalka inTa aan ku dhufan wax ii Muuqdey #Rashka boy viewrs Dhumashu ku daawada Macmacaanki bu soo xasuustey

  • @zooyaasiman2890
    @zooyaasiman2890 Před 3 lety +1

    Masha allh masha allh allha riyooyinkaaga ku runeeyo🥰💋💋

  • @bushramowlid3417
    @bushramowlid3417 Před 3 lety +1

    Mash Allah beautiful abyo keep going

  • @farhiyaabdulahi942
    @farhiyaabdulahi942 Před 3 lety +10

    quruxey masha allaaah inyar baan ku oran nayaa salaada markaad dukaneysid nin aan kuqabin inuu ku agjoogo mabanaana waxaan filayaa camerada nin ayaa kuhaayay inta kale okei waaye waa iga waano

    • @hodanmacalincumar9634
      @hodanmacalincumar9634 Před 3 lety +1

      Laka yabe in gabdha isla jogan wayo cashada sidan ka qayasay hhhh

    • @farhiyaabdulahi942
      @farhiyaabdulahi942 Před 3 lety

      @@hodanmacalincumar9634 rag lee camerada duubo maahano qaali xage kaqayaastay adiga iney gabdho yihiin iyo in kale🤔😀

    • @salmahassan6998
      @salmahassan6998 Před 3 lety +1

      @@hodanmacalincumar9634 even gabadh hadee ka duubayso xitaa raga way daawanayan sowmaha😁

  • @dhaymanluul6723
    @dhaymanluul6723 Před 3 lety +7

    Masha Allah allaha ku xafido queen hafsa qurux ❤❤❤❤🥰🥰🥰

  • @baxsanbeelo9024
    @baxsanbeelo9024 Před 3 lety

    Allahu akbar videoga dhan inta ey dukane aya iso jiitay wlh 😍🥰

  • @hafsaomar5520
    @hafsaomar5520 Před 3 lety

    Masha alha my sami hor mar wacn walga hajawin

  • @ayaanqurux1438
    @ayaanqurux1438 Před 3 lety +25

    Wlhi wad kareysaty ninkii xumaa quruxdada sobaxdy asna dhadhaan ilko dher halajogo noloshada wado xabibti

    • @malaakbintumaryam9987
      @malaakbintumaryam9987 Před 3 lety

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @moriochannel3931
      @moriochannel3931 Před 3 lety

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @moriochannel3931
      @moriochannel3931 Před 3 lety

      Wad iga qoslisay kaga daran gabdha wey ba yar dhiman tahay 😂😂🥰

    • @caashojibriil7585
      @caashojibriil7585 Před 3 lety +2

      Subxanallah somaliyey mxa idinka qaldan labadan qof weyba kala bexene maxad wili isugu dabawadan rashkana hadu asma lasocdo mxad ugu cebeyneysin soo labo qof oo nolosha isku fahmi karta ma aha illahy ka cabsada dadka ha iska hor kenina 😏😏

    • @nimcoabdi8810
      @nimcoabdi8810 Před 3 lety

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ayaan qurux143 dhulka jifaa qosl dartii warka isii ilko dhedher 😀😀😀😀😀😀😀

  • @dahirsnr936
    @dahirsnr936 Před 3 lety +37

    ilove u hafsa sis ilahay waxan kagabarya nin noloshada kulajecel inukusiyo rashka wahu ahaa qof doqona o naga kaliya iska gad gada

  • @saabiriinjaamac1198
    @saabiriinjaamac1198 Před 3 lety +2

    Masha Allah abyo xasfo keep going my sis 💋👍

  • @mohamedisse7291
    @mohamedisse7291 Před 3 lety

    masha allah wlshy qur.anka waa furaha nolosha aduunka iyo akhiro

  • @cabdullaahicalimaxamed9120
    @cabdullaahicalimaxamed9120 Před 3 lety +21

    Jadwalkaan hadooo dhabkaayahay m,A waxaan kuurajeenaayaa mid kulaqeebsado farxada iyo murugadaba abbaayo waligaa saan ahaaaw ragana markee waxkuladuubaayaa igasikada ku dheh xafso

    • @saharamaalim3856
      @saharamaalim3856 Před 3 lety +1

      Ameen..wa talo fcn intay kaqathata ayan fila

    • @liibanboojo1673
      @liibanboojo1673 Před 3 lety

      Wxn video le kasameY eka tahy ee jadwaL uma dagsano dadkan

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 Před 3 lety +6

    😇😇😁😁😅🤣🤣 Queen hafsa aroos u ekidaa ma guursatey hambalyo Allah ku barakeyo guurkaga isku waara nolosha kuma xumeeso

  • @mustalifoqueen7309
    @mustalifoqueen7309 Před 3 lety +1

    Mnsha allh bayo hafso gaari bad tahee noloshu kuma ciisho cudooney🥰❤❤❤❤

  • @suneynacady
    @suneynacady Před 3 lety +1

    Mshllah ❤️ walashey Allah kuhafidho mey almighty God bless you and protect you 4rm evil eyes ameeeeen thuma ameeen 💞💞❤️💕💖💯

  • @queenfatush9901
    @queenfatush9901 Před 3 lety +15

    MashaAllah mcnto Hafsa ilahay hakuxifdiyo abayo i like your routine so part 2 noso gali

    • @xanancali5081
      @xanancali5081 Před 3 lety

      Wlh wax kafiican inesa jirin istareskisa walaga resana kii nin ahaay

  • @hanadwiilmudug4341
    @hanadwiilmudug4341 Před 3 lety +52

    Inta subscribe aan siiyay is 69😊 Iam soo busy 😕 wlh Queen Hafsa kaliya ayaan daawadaa marka aan shaqada ka imaad 😌 Ilaah amarkiis gabadhan yar waan jeclahay 🌸

  • @ilwaadbintusharmarke3520

    maansha allah alle haku xifidiyo abaayo macaan inta noshahayna wax kudhiba alle kuma tusiyo

  • @najmiezebreshget
    @najmiezebreshget Před 3 lety +1

    Am a new subscriber, Masha Allah am loving this channel