DAAWO: Xildhibaan Gobsan" Somaliland Haku Ganban ee Ogaadeen Somalia Soo Raaci"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 02. 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Komentáře • 87

  • @abdiharman7451
    @abdiharman7451 Před 5 měsíci +7

    SAAN AYAA LA RABAA, IN LA DOODO. OO LAKALA ARAGTI DUWANAADO WAA QURUXDAD DAWLADNIMO. DOODO KALA DUWAN SOOMAALI ALLAHA MIDEEYO.

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 Před 5 měsíci +6

    العلم والأخلاق ayaa ka maqan soomalida

  • @abdikaniahmed3961
    @abdikaniahmed3961 Před 5 měsíci +4

    Fariid weeyan Gobsan ❤

  • @abdishaban8074
    @abdishaban8074 Před 4 měsíci

    Rer mogadishow hiliban gobsan halaboqotha aniga Kenya joga mogii marhoree radini lahay ❤

  • @Qalanjo.14
    @Qalanjo.14 Před 5 měsíci +2

    Hambalyo 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻 naag u maqan naagaha dhan❤❤❤

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 Před 5 měsíci +1

    Masha Alah Abayo anaga reer Banadir waan jecelnanahey Somali oo dhan waa in dadka Somali ee degank. Hoyo dhulka waa dhul hoyo dhaman adiga leh xuquuqdana oo aad iyo aad u'xurmeysan Madaxweynaheyna Qaranka Xasan ayaakahadlidona.

  • @MohamedAhmednour-nu2rh
    @MohamedAhmednour-nu2rh Před 5 měsíci +4

    Geesiyad dheh ❤❤❤❤❤

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 Před 5 měsíci +3

    Gobsan is not easy 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪💪

  • @kinsinuur7520
    @kinsinuur7520 Před 5 měsíci +1

    Manshaalaha gobona wanlagudayda❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @OmaliMedia-zv1bs
    @OmaliMedia-zv1bs Před 5 měsíci +2

    Hadalkaasi waa hadal wax badan ka hooseeyaan.
    Maadaama aan Ogaadeeniya imika lagu soo Dari Karin jamhuuriyada soomaaliyeed, sidaas darteed somaliland Farah laga qaado ayey ka dhawaajisay

    • @timroyacoub8369
      @timroyacoub8369 Před 5 měsíci

      Waa iska should mirqaan 😂waa toodi ugu miyirka wanaagnaseyn 😂😂

  • @KAFARAH1
    @KAFARAH1 Před 5 měsíci +2

    Dastuurka labedbedelayaa ee la dhamaystirayo ma shariicadiibaa, mise kii dadku sameeyeen waar anakaa wax
    aragnay, waxani shaqaynmaysee ilaahay haloonoqdo.

  • @samaronsaid4676
    @samaronsaid4676 Před 5 měsíci +2

    Gabadhani waa gabadh fariida walaw mar mar anka dareemo qabiilnimo hadana waa gabadh yar laakiin fariida

  • @user-le8ld5si9h
    @user-le8ld5si9h Před 5 měsíci +4

    Geesiyada geesiyada dhashay 🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @halimoahmed45
    @halimoahmed45 Před 5 měsíci +2

    Dadkeena. Dibada joogo. Balan maqaadi karaan. Wadamada aan joogno Ayaan u dhaaranay in aan difaaci doono ee inta buuqa joojisan wadanka sharciyad u yeela. Oo Dadka Laba shaati yada watana iska soo saara

  • @abdishaban8074
    @abdishaban8074 Před 4 měsíci

    Hiliban gobsan wlhii runtii wanjeclahay

  • @MubYus
    @MubYus Před 5 měsíci +3

    Dastuuurkii Bakistan ee xag jirka ahaaa ayay meesha ku soo qoreen.

    • @yaqubofficel212
      @yaqubofficel212 Před 5 měsíci +1

      Sheeka dee gaalada meshan loga baahna bakistaan waa dal Muslim ah

  • @user-tz4hy6tw8f
    @user-tz4hy6tw8f Před 5 měsíci +3

    Geesiyad

  • @user-ty1ub7vk2d
    @user-ty1ub7vk2d Před 5 měsíci

    gobsan guul

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Před 5 měsíci

    Mnsha Allah inder

  • @mohamedgurhan6775
    @mohamedgurhan6775 Před 5 měsíci

    Waa gabadh fariid ah.

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 Před 5 měsíci +4

    😂that’s right sister💙🫰🏽🫰🏽🫰🏽

    • @DoPeMaN60
      @DoPeMaN60 Před 5 měsíci

      😂why do you support her?

    • @sadiamohamed2077
      @sadiamohamed2077 Před 5 měsíci

      @@DoPeMaN60 she was funny on getting her point across and she is a 🇸🇴sister.

  • @RASHEDMohmoud
    @RASHEDMohmoud Před 5 měsíci

    inanta ugu shidan goloha

  • @abdiabdulahi4890
    @abdiabdulahi4890 Před 5 měsíci +1

    Waxan xildhab u ahay ka jabouti joga ka jigjiga joga ka gariisa joga ma siday tidhi mise ana mooday kkkk

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před 5 měsíci +1

    😮 Beenta Qaangaadhey Somalia 🇸🇴 30 yrs😂

  • @mohamedabdi5420
    @mohamedabdi5420 Před 5 měsíci +3

    I support the female mp who represent all Somalis

  • @familytraditionalfoods
    @familytraditionalfoods Před 5 měsíci +1

    Hesta calanka waxaa tiriyey oo asal ahaan tiriyey abawaan calimire wuxuun kunolyahay Columbus oHio U S radiya oo waraasta

  • @abdiisse1890
    @abdiisse1890 Před 5 měsíci

    Xuquuqdaada kitaabka quraanka ah ayuu kujiraa. Walee somali meel umasocoto

  • @alfardoows
    @alfardoows Před 4 měsíci

    English maxaa naga galay oo loogu soo darayaa? Iga fogee gumeystaha afkiisa.

  • @omarcagta3645
    @omarcagta3645 Před 5 měsíci +1

    Somaliland kuwi xasuuqa 3sano kuwaday waxa kaxun xilibanada somaliland inay kaso jedan shegta ee fadhiya somali mana ajecli in lacafiyo waayo 33sano aya waxay donan kagaysanayen dawlada somaliland

  • @user-bo2iy9dn2q
    @user-bo2iy9dn2q Před 5 měsíci

    Hi

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Před 5 měsíci

    Walee Soomali Illaahey ha badbaadiyo, markii Diintii ugu horeysey la geeyey tii 5naad, iyo in Umadaan lakala qoqobo, dad aan aqoon u laheyn meesha baa go’aan ka gaaraya…

  • @IsmaaciilMohammed
    @IsmaaciilMohammed Před 5 měsíci

    Somaliland hajirto

  • @user-wd4fo2ix6t
    @user-wd4fo2ix6t Před 5 měsíci +1

    Waamaxay ciyaal baac baacan niiko 😂😂

  • @ayaanqaali8570
    @ayaanqaali8570 Před 5 měsíci

    Maalaayacni

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 Před 5 měsíci

    Waa runteed xasan sheekh oo tuug ah ayeey u shegeysaa inuu waxa uu gadayo joojiyo oo barlamaanka yimaado waaba nin busy ku ah inuu dayuurad raaco mooyee aan talo kale heyn

  • @aacaska
    @aacaska Před 5 měsíci +3

    Fadaral dhaha bay tiri English halgusoo daro tiri waa lasoo dirsay tan wadanka in uu kala gogo' ayey rabtaa dumar xaakamaqan umad oodhan ba ah 4 .5 may udoodo

  • @daawayntadabiiciga1458
    @daawayntadabiiciga1458 Před 5 měsíci +3

    Hadaad illaahay rumaysantahay illaahay gurigaaga joog buu ku yidhiye joog gurigaaga

  • @NurAlaaNur
    @NurAlaaNur Před 5 měsíci

    Xildhibaanad bey sheeganeysaa mana tagi karto degaankeeda arrimo masiiri ahna waxay rabtaa in ay u codeyso...Hoosna Qaran dumiska Somaliland ayey kala shaqeysaa.

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 Před 5 měsíci

    Afraid ka gaabso Somaliland .ilaa hada dastuurmeydaan sameysan

  • @RudwaanFarxaan
    @RudwaanFarxaan Před 5 měsíci

    Adeer waxaa ka bax dastuur waxba ka ma jiraan dastuur ka aad sheegayso

  • @kaalufshinni3576
    @kaalufshinni3576 Před 5 měsíci

    Doqontan Oromo Hargeysa haloo tarxiilo

  • @adonallah
    @adonallah Před 4 měsíci

    Rer marey uTalisay murug maarug ayaa udanbeysa

  • @user-ie6zt4wk6o
    @user-ie6zt4wk6o Před 5 měsíci +1

    Raaliohow xageebaajirtay xasuuqii iyo dhicii hanti iyo naf midna lookalaharin eey geeystee beesha hawiye iyo boobka duleed ee magaalada muqdishow taniyo soogelitaankii yuues sii xageesejoogtay ee aad kunooleed balse yaakamaqan magaalada muqdishow maxaadna kataqaan lahaashaha magaalada muqdishow iyo degaamada iyo gobolada cadeen dib uhishiisiinta somaaliya iyo kala lahaashaha dhuleed iyo saxiixqaran ma uhaaysataa in aad tastuurka waxkabedelikartid aaway goboladii dalka weli maxaad taagantahay musuqmaasuq iyo bililiqo horta yeelo dharkaaga markaa ayaad goob kaciyaarikartaa gawareey waxaad ku dhalatay guri biliqo tariiqda anaga waa noo halkeedii 991kii

    • @abdirahmanmohamed5908
      @abdirahmanmohamed5908 Před 5 měsíci

      I think in aad tahay qashinkii ciilqabe farmajo uu umadda somaliyeed uga tegey maturity of somali waa hawiye eyaga ayaa Somali canshuurtooda ku nooshahay daarod iyo Isaac boorso madhan iyo calool baahan ayey mugdishu la imaadaan mana matalaan meelaha ay kasoo jeedaan ,

  • @AhmedGeele-bd8hx
    @AhmedGeele-bd8hx Před 5 měsíci

    😅😅😅😅😅😂😂SIILKA U HIILI IMISAAD TAAGEERTY IS QARXINTA MASAAKIINTA MUQDISHO 😂😂😂😂😂

  • @amranosman1999
    @amranosman1999 Před 5 měsíci

    Indeer iskaa lay yaa lagu Dilin 😂😂

  • @HamseGaraadAliBuraale
    @HamseGaraadAliBuraale Před 5 měsíci

    Yartan yaa ka badbadiyay ?!

  • @user-wt2kd4np6z
    @user-wt2kd4np6z Před 5 měsíci +3

    Makhaayadaha fadhi ku diririka ayay ku fiicnayd tan

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 Před 5 měsíci

    Tan waa nagnagle, gurigeeda inay joogtay ku haboonayd

  • @user-c.732
    @user-c.732 Před 5 měsíci

    Anagu hadii aanu ogaadeen nahay yaaba noo yeedhay
    Idinkaaba la idin tabaybee

    • @Raz._Al
      @Raz._Al Před 4 měsíci

      Sowtan Jubbaland joogta
      Somali galbeed in la idiin yeero ha sugine sida SSC Khaatumo oo kale adinku isu keena Illeen meesha cidna marti uguma tihiine

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Před 5 měsíci +2

    Aqoon daro tan bay kabuuxdaa xagay kunoolayd

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Před 5 měsíci

    Kkkkkkkkkkk

  • @casanova11ize
    @casanova11ize Před 5 měsíci

    Wax xishood ah malaha idoor. In parlamaaka dhexdiisa eey ugu hadasho qaabkaan waa disgusting. Ogaadeen ogaadeen

    • @sportlive-bz2wl
      @sportlive-bz2wl Před 5 měsíci +1

      waa dad wax na diida waxna yela maha sidada adoomo iska aamusa hhh

    • @AsmaJibriilismaciil-ti1hv
      @AsmaJibriilismaciil-ti1hv Před 5 měsíci

      Hhhhh😂😂😂 idoor xishooda xaged ku aragtay wa rerka soomali walay

  • @samaronsaid4676
    @samaronsaid4676 Před 5 měsíci

    Dadtuurkan wuxuu u baahanyahay dad aqoonleh oo 18 kii gobal ka socda oo aqoonyahan iyo culimo intaba leh waxa I waa sheeko maaweeliyo lagu khaldayo dadka

  • @Fawaaz57
    @Fawaaz57 Před 5 měsíci +1

    Arbeen badanaa dadkan heesta qaranka waxaa soo saaray qaasin hiillowle

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 Před 5 měsíci

    Waar nio tanyari ma dhulbahante baa fariidsanaa mise wa HJ

    • @samirr546
      @samirr546 Před 5 měsíci

      Dhulbahante iyo hj qur'aan ha la saaro oo cadowga ha laga qabto
      Cid iska xigta ma leh ee cida kala xigsanaysa ha laga qabto!!!!

    • @hamzeomer7645
      @hamzeomer7645 Před 5 měsíci

      Hadalkaagu hadal Uguba ma aha ee waa mid Curad ah. Waligeedba somali markay Beesha Subeer Awal ku ar kaan wax ka yaabiya waxay dhihi jireen iyaga oo u quudhi la waxa ay dadka kaga fiican yihiin war qofkan fariidsana ma hawiya mise waa daarood iwm.😂😂 Ilahay ba mahadleh oo somali naga fadilay

    • @samoc5405
      @samoc5405 Před 5 měsíci

      Waxa ay isku jifo at yihiin ama isku jilib yihiin.
      1. Cumar Carte qaali
      2. Ibraahim cigaal
      3. Muuse biixi.
      Waad fahmaysaa baan umaleynayaa. Subeer awal waa maskaxdii isaaq oo kaliya maaha ee waa kuwii Somali ugu caansanaa.

    • @WaledOmer-rh2hv
      @WaledOmer-rh2hv Před 5 měsíci

      Waa isaaq dhubhnte maa isaaq ku biire

    • @samirr546
      @samirr546 Před 5 měsíci

      @@WaledOmer-rh2hv hadii laysku biiro iyo hadii kale awalba somali nastay oo nabad iyo horumar hiigsanaya
      Wixii caqabad ahna u sabraya guud ahaan ma jirto
      Xaasaskii iyo ilmihii baan heshiis ahayn deris iyo qaraabana hadalkeedba daa!!!!

  • @saidasabrie3422
    @saidasabrie3422 Před 5 měsíci +1

    Si fiscal, aye u hadashasy xildhibanada wa soo dhaweynayaa aragtideeda waxaase jirta in aan u sheego in aysan xildhibaan u tahay keliya Somalia North ila xaduudka kenya inta nool ee uma tihid xildhibaan kuwa deggan Ethopia, jigjiga iyo kenya Garissaiyo Djibouti sorry kuwaasi uma tihid xildhibaan mana la siinayo kaarka dhalashada waayo ayaga waaxay yihiin ethopians kenyati djibouti waxayna qaateyn dhalashada dalalka ay hoos tagaan oo kala ah ethopia kenya ivo Djibouti sideedana kuwa nama ogola in ay naga mid noqdaan oo ay nag soo biiraan saa darteeda lama siinayo Somali Citizen ID, Kuwa dibadda jooga (diaspora) waa in ay sharciga u maraan oo ay noqdaan immigranti sanado dabadeedna waa i n ay codsadaan dhalashada, waliba, waa in sharciida lagu dara inta sano ay ku qadan Karan dhalashada, 3 ilia 5 sano intaasna ay qataan, warqadda, shaqada, (work permit) qidmadeedana sanadlaha, iska way bixinayaan sanadkiiba $250.

    • @Mohamedismail-sb6pd
      @Mohamedismail-sb6pd Před 5 měsíci

      Markaas waxay noqon in dadka meesha fadhiya oo dhami dhalashada ama Somali ID ay tanaasulaan. dhalashada somaliya waxay ku salaysan tahay waa dhiigga ee maaha qofku halku ku nool yahay. qofku kasta dadkiisii ayaa dibadda ku maqan.

  • @samaronsaid4676
    @samaronsaid4676 Před 5 měsíci +1

    Maxay tahay dadkaygu Carabahay ku badan yihiin? Ma carabiyadbaa soo dad shaqatagay maaha

  • @user-yq9iu9om8v
    @user-yq9iu9om8v Před 5 měsíci

    Awdal State iyo khaatumo State 1:01 🎥🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👁️👁️🗣️💰🩸💊📬🦍4..5

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 Před 5 měsíci +1

    Tan yar siiyaasada mafahansaano

  • @siradm
    @siradm Před 5 měsíci

    Muslim sunni ah sax laakiin Federalka adiga maxaa kaaga maqan? Jeclidaa! War waa la bedeli karaa barri umana baahnin waaba nacaye. Carabiga ban rabnaa. Somaliland waa Soomaaliya laakiin dadkaasi waa dad naga maqan, waana la soo celin doonaa insha Allaah laakiin Somaliland Soomaaliya ayay kamid tahay. Sax 5ta Soomaaliyeed bad u tahay.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 5 měsíci

    Naaya kililka lixaad baa tahay munaafaqad ka dhexbax somali qaraxa ‼️❓

  • @user-gj7lr6jk6u
    @user-gj7lr6jk6u Před 5 měsíci +1

    Sheydaamad

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 Před 5 měsíci

    Waaba naag cunsuriyad ah. Kulahaa carabaha ayuu qabiilkayagu ku badan yahay. Ethiopia dheh Abugadhaa dhedig ah.

  • @maameaabi5492
    @maameaabi5492 Před 5 měsíci +1

    Reerkiina xayndaabka midnimada kusoo celi ogaadeen ha kusoo gabanine

    • @sportlive-bz2wl
      @sportlive-bz2wl Před 5 měsíci +1

      marka ogaaden so noqdan bay so noqonayan bariska jecli xaydha jecli madan hada somali ahayn hh

    • @maameaabi5492
      @maameaabi5492 Před 5 měsíci

      @@sportlive-bz2wl May Ethiopian ayaan ahay mana Rabo Somalia

    • @ikk8851
      @ikk8851 Před 5 měsíci

      Waar daaya ha shaqaysatee waxan ciyaar bay ku dhex joogtaa inr iska shaqayso. Wuxu kolayba xaqeenii baa ku maqane. Dawikhi wareeri waa somaliwaynoo sidaasaad kaga mid tahay ileen kuma diidi karaan oo iyagaa inaga laalaadee 😂