24hrs HADDII GABAR AHAAN LAHEYD GABAR NOOCEE NOQON LAHEYD ?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 06. 2024
  • #arimaheena #team27 #challenge
    Original Content: • Sharma Boy - Makaa Fil...
    Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/pxtredc4
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    ​snapchat: arimaheena
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    1,253,863 subscribers
  • Zábava

Komentáře • 367

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q Před 22 dny +260

    No ex no next for me Allah is the best 😢😢

    • @HamzamohamedAli-xh1xt
      @HamzamohamedAli-xh1xt Před 22 dny +5

      No ex no nexr for me Allah is the best😢😢

    • @alisulieman1845
      @alisulieman1845 Před 22 dny +2

      Ilhy wax ka ficn ma jira adi wxn ku so bn dhigyoh dambi weyh😢

    • @Aliyah_jano
      @Aliyah_jano Před 21 dnem +4

      , hadalka sidan arko waa qalad waayo ilahay is best mar walba
      Ex ma jiro next ma jiro
      (قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ * اللَّهُ الصَّمَدُ * لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ * وَلَمْ يَكُنْ لَهُ كُفُوًا أَحَدٌ ﴾

    • @Abeera_cade-s8q
      @Abeera_cade-s8q Před 21 dnem +2

      @@Aliyah_jano waxyabo kle majiro Allah aya ugu qeyr badan weye wll

    • @AishaHussein45
      @AishaHussein45 Před 21 dnem

      Hda waxaas miya like ku radinysaa waxan Danbi wye🤭

  • @Miskiyeyyyy
    @Miskiyeyyyy Před 22 dny +221

    Dumarland Gabadha ugu liketa badan Manoqon karaa❤🥹👍

  • @alikhalif357
    @alikhalif357 Před 22 dny +101

    Team maclimow like 👍 isaar 😂😂

  • @user-ku2dw4it4c
    @user-ku2dw4it4c Před 22 dny +56

    Arimaheena: Qaab noocee wax ushuknsn lahyd?
    Cumeyr: Nin ila jooga ma shukansadeen mxaa yely kuwa kula jooga soo bood ku dhahayaan😂😂

  • @marwaanjowhar3572
    @marwaanjowhar3572 Před 22 dny +59

    Macalin style ayad ka dhigteen caawa😂

  • @huzeinmaha5140
    @huzeinmaha5140 Před 22 dny +32

    EIID Wanaagsan Eiid Mubaarak تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال. عيد مبارك وكل عام وانتم بخير Eiid Wanaagsan

  • @mariyaibrahim8546
    @mariyaibrahim8546 Před 21 dnem +36

    Tan uyidhii cumeer bigfan raga shukansigaa wan ku adkaynayaa waa ku racsanahay 👍👍

  • @the.AHF.family.
    @the.AHF.family. Před 22 dny +13

    Caqligesa isaga marku gabar noqdo lacag u raba Lkn marku niinka yahay u fududeyo kulaha 😂😂😂😂

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 Před 22 dny +29

    macalinka caadi mahan ayeeyo dhimatay kulahaa😂😂😂 raga wxey aaminsan yihiin iney gabdhaha lacag soo xareen karaan bal gabdha weydii markoda

  • @abdalareds8482
    @abdalareds8482 Před 22 dny +37

    Next gabadha hadey wiilala ahaa lahaayeen part2

  • @ExcitedCosmos-li3fp
    @ExcitedCosmos-li3fp Před 22 dny +24

    Arimaheena caawa qofka ugu horeya dawada waa ani xaqul ciidkeyga isii 😢

  • @user-qq1xh2zs7j
    @user-qq1xh2zs7j Před 22 dny +21

    Ani magow maba is cadeeyi 😂😂😂😂Alxm ma dabkeyga aa ku qanacsanahay nin dardiisna ma isku cadeenaayi🤲👍🖐

  • @Aamina970
    @Aamina970 Před 21 dnem +8

    Ilaahay amarkii anuu lacag qof ka qaado uunbaa igu daran xita familykaan aanan weydiin anuu in aan keensadaan jeclahay 😊

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar Před 22 dny +35

    Zaki iyo cumeer waaa Labo garac 😂😂😂😂😂 zaki kulahaa feeling keeda soo fiirin Lahaa😂😂😂

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Před 22 dny +29

    ‏‎الله اكبر الله اكبر الله اكبر لا اله إلا الله. الله اكبر الله اكبر ولله الحمد. الله اكبر كبيرا والحمدلله كثيرا وسبحان الله بكرة وأصيلا وصل الله على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا🤍.

  • @Raqiya29
    @Raqiya29 Před 21 dnem +9

    Part2 : gabdhaha kasoo SaMee

  • @RayanRuun-vx7xq
    @RayanRuun-vx7xq Před 22 dny +10

    Macalinka shaxda wuu hayaa lkn ma ogo xaliye inuu ragi badaly 😂😂

  • @abdirahmanmahamed8966
    @abdirahmanmahamed8966 Před 22 dny +13

    Next kaso dhig 24 Saac Gabar caan ah isku ekeysii please

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 Před 22 dny +5

    Abowe eid mubarak dhamantwn team 27
    Walahi aad ayaa uga helaa barnamijyadada waa fani sidaa uqosleyno caadi mahan abowe horey usoco ❤🙏

  • @user-zk6tm6vq1n
    @user-zk6tm6vq1n Před 22 dny +17

    Walal Waxaa kaa bariyaa inaad soo boo qato you tobe kayga gacmaha lugaha alaha kuu barageeyo plz plz plz plz plz plz ❤❤❤❤

  • @sabriyeduraan
    @sabriyeduraan Před 22 dny +24

    Team 27 like iisaara😢

  • @DUNIDACUSUB155
    @DUNIDACUSUB155 Před 22 dny +17

    Asxaabey isoo duceeya imtixanka dowlada galayaaye😢

    • @eyma10140
      @eyma10140 Před 22 dny

      Rabbi Ha inoo Fududeeyo dhammanten wll 🤲🏻🥺

    • @zeinabAhmed-gf8hy
      @zeinabAhmed-gf8hy Před 17 dny

      Anbo wn galayaa ilahy haino fududeyo🤲

  • @ShonaaniCashara
    @ShonaaniCashara Před 21 dnem +4

    Wllayalow arimahena maxad 2m ugarsin wayden wayo waa yutuber aad u wacan isaga iyo wallki meel fican gadhsiya wllyalow waa iga codsi wayo ilma xajiyo dad ka wangsan najirana wllhi❤❤😢😮

  • @Faaadhi114
    @Faaadhi114 Před 22 dny +4

    Ciid mubarak Rabi haynaga aqbalo ducada iyo camalka wanaagsan Waxaan kuu rajayn inaad farxad ku ciido🥰

  • @XaawoCqaadir-wo7oi
    @XaawoCqaadir-wo7oi Před 22 dny +6

    Cumeer is ku dabeecad aan nahay nin I dhow ma shukaansado yaa ila qaba taa 😂😂😂

  • @user-vt1ib4pf6v
    @user-vt1ib4pf6v Před 22 dny +6

    Parto gabdhaha inta igu raacsan

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Před 22 dny +14

    Hhh AR Arimaheena Cdi ma tihid 😂😂😂Gabar Aa dumarland is not Easy yaqay 🎉🎉

    • @calicasaawi
      @calicasaawi Před 22 dny

      Ani hada gabar ahaan laha waxan sameyna laha.
      Dhulka iib geyn laha😂😂😂

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 Před 22 dny

      @@calicasaawi😂😂😂iniga intas lee ini darn

  • @Idman-hanaHanacadey
    @Idman-hanaHanacadey Před 22 dny +5

    Allh ha kuxifdiyo wlalky

  • @user-hk5rw8pp5o
    @user-hk5rw8pp5o Před 22 dny +2

    Kusali nabiga s.c.w ❤

  • @neima837
    @neima837 Před 22 dny +8

    Eid moubarak arima heenan ❤❤

  • @XasanMaxamed-tt5lh
    @XasanMaxamed-tt5lh Před 22 dny +7

    Okly like arimaheena❤❤❤❤❤❤

  • @iiqlaas5803
    @iiqlaas5803 Před 21 dnem +4

    Al cumer run bdn wllhi wnku adkeey midkle nin maglo ilajog mashukansadeen hdikle wax udhaha anku arko 😂😂bax farax Lkn farax ficn jiro ❤❤

  • @MaxamedabdirixmaanUgaas
    @MaxamedabdirixmaanUgaas Před 21 dnem +6

    saki you tupe kaaga 400k subscribe kama yara hadana daruuf kaa muuqata maxay tahy sababta yaa igula fikir ah gay's 😢

  • @fatimamoha1481
    @fatimamoha1481 Před 21 dnem +15

    TEAM CUMEER

  • @user-fh3hv4to2k
    @user-fh3hv4to2k Před 20 dny +3

    Zaki somali iyo cumeer big fan nagaqabta weynawaLen 😂😂

  • @user-zg4cf7qr4v
    @user-zg4cf7qr4v Před 22 dny +6

    Part2 😅😅

  • @namelos2963
    @namelos2963 Před 21 dnem +2

    Team❤²⁷🎉 ciid mubaarak ❤🎉❤

  • @AnisaMukhtaarmaxamed
    @AnisaMukhtaarmaxamed Před 19 dny +1

    Parti 2 gabdhaha kusamee ayaga oo 24 wiiilal ah😂😂😂😂

  • @Sumeya-pd8wc
    @Sumeya-pd8wc Před 22 dny +5

    My team 27 is the best ❤

  • @user-fw2gc8kt3d
    @user-fw2gc8kt3d Před 22 dny +2

    Ciid mubarak guys ❤🎉

  • @JanaaleCumar
    @JanaaleCumar Před 21 dnem +3

    Prat,2 soo samey change 😊

  • @Abdallehmoha
    @Abdallehmoha Před 22 dny +6

    War raggan wa ceebayse run aa fcne 😂😂 waxan meesha ka saar intaysa ciyaalki wax duubi jiray iman

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed Před 21 dnem +1

    Macalinka isagii baa 24 hrs ragga u fududayn waayay oo lacag ka urursan lahaa, suu ku leeyahay hablaha ragga ha u fududeeyaan.

  • @Nura.Nalka114
    @Nura.Nalka114 Před 22 dny +2

    Subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah ceeb ceeb ceeb ILAAHAY KA BAQA WAXA AAD SOO GUDBINYSIIN HA NOQDAAN WAX FAAIDO LEH UGU YARAAN AAN DIINTA IYO DHAQANKA KA MUUQDO OO XISHOOD LAGA FAIDAYO BULSHADA KUGU XIRAN OO AAN BADNAYN KA XISHOO

  • @AyaanSiciid-xj6sb
    @AyaanSiciid-xj6sb Před 21 dnem +3

    Ninkii codkaamcn wow mashalah wlllo nooloow❤❤❤

  • @Riyaana34
    @Riyaana34 Před 22 dny +5

    Eid mubarak arimaheena👋💙

  • @user-gq2om8tk1q
    @user-gq2om8tk1q Před 22 dny +6

    Macalinkeena🎉

  • @FardowsAbdilahi
    @FardowsAbdilahi Před 21 dnem +4

    Maclinku team shaafto bu ahaan lahaa 😂😂😂

  • @mariyaibrahim8546
    @mariyaibrahim8546 Před 21 dnem

    Subxanallah maska madow kulaha cudba siro alle haku cafiyo

  • @MohamedaadanHassan-nr7ti
    @MohamedaadanHassan-nr7ti Před 22 dny +7

    war gabdhahane ku soo.samee.ayagana will 24saac😂😂

  • @user-sl3tx5pe8q
    @user-sl3tx5pe8q Před 7 dny

    Arimaheena soo badi wada tijaabi team 27

  • @IsmaaciilAwuukar-xm2me
    @IsmaaciilAwuukar-xm2me Před 22 dny +4

    Ciidmubaarak

  • @user-lk2ov6ox1l
    @user-lk2ov6ox1l Před 22 dny +4

    Wall vlog soo duub yaqey plz

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 Před 22 dny +3

    One love ❤️ team arimehena 😢😅❤

  • @AadanMaxamed-yk4jd
    @AadanMaxamed-yk4jd Před 20 dny +1

    Iyaa

  • @user-zg4cf7qr4v
    @user-zg4cf7qr4v Před 22 dny +12

    DanTu MuQo mahee Darajadu 🌍
    Waa Dad NimaDa✊️
    EID MUBARAK ☝🐐 🕋عبد مباركم☀️

  • @Asmabarre868
    @Asmabarre868 Před 21 dnem +2

    Arimaha taas naguma socoto ee fariin fiican nooreeb

  • @DaawuudIbraahim
    @DaawuudIbraahim Před 21 dnem +3

    Cumeroowe soomalide hade joogto ayaabe bahi iyo amnidaro iyo cudur udhamaanoyaa adne waxaa ka hadloysaa inla badiyo gadaale ufiiriya wadanke waxaa ka jiro😢😢😢

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 Před 22 dny +4

    Eid Mubarak 🎉🎉🎉❤arimaheena

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 Před 22 dny +2

    Ama gabadh ayaa ku dhahday waxaan ahay xaamilo. Hadii sidee dhahday aad u dhahdo ka waran waa lagula yaabaa sidee nin rag uu xaamilo ku noqaanaa. Marka hadalka waa inaa iyada u tiirisaa oo aad dhahdaa xaliimo waxa ay ii sheegtay in iyadau ay ahayd xaamilo. Mar marka qaarna markaa wax tusaalee neyso aniga lama isticmaalo passive voice aa la isticmaalaa

  • @MatAmadesJrOfficial-og4uo

    The reaction team 27 👑👏✊

  • @arrehnadin89
    @arrehnadin89 Před 21 dnem

    Frère Arrimaheena waan ku wataa best legend

  • @user-yn4in7vh8d
    @user-yn4in7vh8d Před 19 dny +1

    Team amiira qurux

  • @IlhaanBashiir-jy5dj
    @IlhaanBashiir-jy5dj Před 22 dny +2

    Eid wanagsan omar hagio arimaheena from somali

  • @Mahadcaray6235
    @Mahadcaray6235 Před 22 dny +5

    Istakhfiruallh

  • @mahamedmahamedibrahim
    @mahamedmahamedibrahim Před 19 dny +1

    Team cumeer bigfan waa comedy sax ah

  • @Cusmaanraageahmeth
    @Cusmaanraageahmeth Před 21 dnem +6

    Macalinkeena wllhi kiliyaha i fuurisey mahadsanid 😂😂😂

  • @KaligiiBapa
    @KaligiiBapa Před 21 dnem +1

    Gabdhaha ku soo sameee

  • @adanyssuf250
    @adanyssuf250 Před 21 dnem +4

    Next part Soo samey

  • @wacanqurux1002
    @wacanqurux1002 Před 22 dny +3

    Illahiyow gabar jabkeda buuxo nga haay😂ku yeeh arimaheena😂😂

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 Před 22 dny +2

    Walle macalikeena so funny wllhi 😂😂

  • @MuhammadAli-256
    @MuhammadAli-256 Před 21 dnem +2

    Nio ArimaHeena AF MAAY sooceli noo weliba wiilasha

  • @maryama4202
    @maryama4202 Před 20 dny +1

    Arimaheena isku rayi nhy ane like 👍 ❤

  • @maxamedokash1891
    @maxamedokash1891 Před 20 dny +2

    No ex no next for me Allah is the best

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013

    Macalinka waqosol socdo wlhi qangadh markii lugu yidhi beerka casaday malinka 😂😂

  • @yuusufalimahamed1996
    @yuusufalimahamed1996 Před 21 dnem

    Macalinka gabdhaha waxuu kula taliyay waaba xumaan subxanallah

  • @Muhudiin-ew8wj
    @Muhudiin-ew8wj Před 14 dny

    Naag madaw qalbiga uma roona naag cadna jeebka uma roona 💔😂side yeelaynaa arimaheena

  • @user-lv4dy6bg7e
    @user-lv4dy6bg7e Před 22 dny +6

    Macalinka tintiisa sidii labo albaab cml isku keene 😅😂😂😂😂 Istaqfurullah 😂

    • @shankaroonyaasiin3917
      @shankaroonyaasiin3917 Před 22 dny

      😂😂😂😂😂😂😂 adi kaaley vaarka intas maxaa ku tusay wlhi waika qosolsiisay

    • @leilaelmi8158
      @leilaelmi8158 Před 22 dny

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-lv4dy6bg7e
      @user-lv4dy6bg7e Před 12 dny

      @@shankaroonyaasiin3917 😂😂😂😭

  • @Fans_sunmriko
    @Fans_sunmriko Před 22 dny +5

    MacalinkeenaH isn't easy 😂

  • @AnshaxAnshax-bw1hc
    @AnshaxAnshax-bw1hc Před 20 dny +1

    Wiilashaan. Waala bahdilay wllhi

  • @AbdisalanAbdullahi
    @AbdisalanAbdullahi Před 22 dny +1

    Team arimaheena

  • @Kiki__1433
    @Kiki__1433 Před 20 dny +3

    Ala qosol badana 😂😂😂 macalinkaa kulaha ayeyadey ayadimatay lacag sodir😂😂😂😂

  • @Khalil05-10
    @Khalil05-10 Před 22 dny +3

    Arimaheena mcalinka waa u hoos galisay " daneecadaha gabdhaha inaan wax ka ogaano rabaa kulahaa" 😂😂😂😂

  • @inspirationalvideos1818
    @inspirationalvideos1818 Před 22 dny +2

    sheekadii reer galbeedka maad keentay ee ahayd wiilku haduu rabo naag buu isku badali karaa gabartuna wiil waliba inta ciyaalku yar yar yahiin.
    arimaheena fadlan waxaan meesha kasaar ciyaal yar yar baa ku daawanaya oo moodaya wax iska caadiya mise fariintaan waa laguu soo dhiibay oo cidkale baa kaa dhex hadlaysa

    • @Dheereyyy
      @Dheereyyy Před 22 dny +2

      Masakaxda Ku waseqysan de. Wxn wa lacla uun😂💔

  • @enggarduu1275
    @enggarduu1275 Před 22 dny +6

    Muqallkan anshan daro wye Yotubka halaga saaro

  • @Balqiisa716
    @Balqiisa716 Před 21 dnem +3

    Macalinka sir buu nasiiyey walhi hada bilaaba😂

  • @NasroAbdule-lz8xi
    @NasroAbdule-lz8xi Před 10 dny

    Arimaheena hadii aad gabr ahaan laheyd wlhi naago kle damiirkaga ayaa diidaayo lkn hada ma dareemi kartid xaldaas😢

  • @Aabiircabdi
    @Aabiircabdi Před 20 dny +1

    Subxnallah war kan macalin iyo shekh midna maha waa shaydaan😂😂😂😂😂

  • @user-dy6mr8sp5e
    @user-dy6mr8sp5e Před 22 dny +1

    Gabdhoooy waaaa fashilmateen

  • @mariyaibrahim8546
    @mariyaibrahim8546 Před 21 dnem +1

    Wilka shaadhka Cas waxad ku tidhahdaa walazha inta samee dheh cawaan

  • @deganali7458
    @deganali7458 Před 20 dny

    Zaki somali waad mahadsan thy pour t'a conseil❤🙏

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 Před 22 dny

    Asad ayaa chelenge la iska xukminaayo sida Asad canbuur,la isku galinaayo,rinjiga faraha,goorgirad la gasho waloo oo joojiyey

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013

    Xariif lawaraysanayey kulaha zxbaday baan saf kamarinlaha ilaa ilaaa 24ka saac kadhamanayso 😂😂

  • @mariyaibrahim8546
    @mariyaibrahim8546 Před 21 dnem

    Video gaan waxaan ka faahmay inay wiilashayaadii calaacalayaan 😅

  • @namelos2963
    @namelos2963 Před 21 dnem +1

    Macaalinka cadi maha😂😂😂ar aaway diinti maha qof mini adan in la dhaco beena lo sheego😮

  • @Siyad_Hunter
    @Siyad_Hunter Před 22 dny +3

    Maclinkaaa funny way wlh😂😂😂

  • @Abdallehmoha
    @Abdallehmoha Před 22 dny +1

    Kuwa ogtahay 24saac sadaqo ahaan ay ubixin lahayeen 😂😂😂 fb aa waxa ku arkay mid dhahaya asxaabtayda oga faa'idayn lahaa ceel lahelay ba oga dhigi lahaa kulahaa😂

  • @AhmettMaxamedcali
    @AhmettMaxamedcali Před 21 dnem +1

    Arimaheena gabdhaha soo qabo part 2😂

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan Před 22 dny

    Team arimaheena one like 👍

  • @AxmedXuseen-hm4hl
    @AxmedXuseen-hm4hl Před 22 dny +5

    Deeqow kulahaa macalinkaa udhiiban lahaa😂