aamino dhool n amoore m.mpg

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 38

  • @abuumaazim7220
    @abuumaazim7220 Před 5 měsíci +2

    Hestan Hbnkii Ay so baxeyso Iney Ciid ehed iyo Iney sanad cusub ehed ma Kala helo balse Toos aya uga dawanayay Universal TV wlhi 2012 xili an jogay Tanzanian ALx allow cimriga ino dherey I.N

  • @Viral_videos822
    @Viral_videos822 Před rokem +5

    Heesta inta danbe dhulka harti wayne bay xusaaseysa woof🥰❤️

    • @waranjacyl2332
      @waranjacyl2332 Před rokem

      Naag Harti ah Marka Rabt0 iNaad wast0 Heesta Inta dambe baa L00 Daraa😂😂😂😂

    • @Viral_videos822
      @Viral_videos822 Před rokem +1

      @@waranjacyl2332 dhiladii ku dhashay marka la wasayo lkn hees xta looma shido ee caro aya lagu shubaa dhagxaana futada madow baa lagaga xareeya kwrn yaa qaxba🤮

    • @maxamedabdi3578
      @maxamedabdi3578 Před 11 měsíci

      See yeeshay hee 😂

  • @MrSiicow
    @MrSiicow Před 13 lety +3

    bisinka masha allah asxan hees waaye labadaba aad ayeey u cod macaan yihiin aamina dhool iyo amoore noolada aan idin dhahay caado maahan wlhi gacan ayaan idiin taagay

  • @mohmoudabdi3552
    @mohmoudabdi3552 Před rokem +1

    Aamino kuluco caadi maaha nolow abbyo ayaan ku leyqhay❤

  • @asmomahamoud5775
    @asmomahamoud5775 Před rokem

    Waxa oori dhiqi kara
    Reerna u arimin kara
    Lagu aamina talo
    Adigoo kaleetee 🥰❤
    🤴A❤🤴

  • @caydaruuzmaxamed736
    @caydaruuzmaxamed736 Před rokem +1

    Adaa aynigaa kacay udgooney u mudanoo 🎉yaa salaam
    Alle ha caafio aamina dhool maxamed amorena fanku wuu u xiisay soo laabsho mar un .
    Ilaahii ikaa baray ayan mahadinayaa ❤/!/
    Tue 28 mar 2023 9;40 pm 7 dii bisha rabadaan enjoyed this song 😊 salaam

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před rokem

    Leeee tttttt tanaa laga soooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo miyaa wacadala tii kujirtay haweendumaar. Haa hee hee ihihihihihihihii ihihihihihihihii yartayarta.khatraaaaaaaay

  • @karto114
    @karto114 Před 12 lety +1

    ASC. WAAAAAW WAAW AFKADA CAANO LAGU QABEY MARNABA CADI MAAH AMMAANTA DHULKA AD KU AMMANTEY AAD BAAN ULA DHACAY DHULKII UDUGA WAA BARI CAAADI MAAHA

  • @Maan-P
    @Maan-P Před rokem

    11 yr ago It's now 2023, who is the legend who has been looking for this song and listening to it, no matter what work you do.🤛🤜

  • @khaled27690
    @khaled27690 Před 11 lety

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw waa hes iyo bar cod macaan iyo music ayey iksu darsatay

  • @SuperBaker2012
    @SuperBaker2012 Před 12 lety +1

    Hees Asale weeye... keep it up...

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před rokem +7

    YAA salaam OLD is gold 🦻

  • @shabooy1980
    @shabooy1980 Před 12 lety

    Waaaaaw cadi ma ahan anagoo badan oo nagu jiro Ali dheere maraagudaa Dr jaan faysal keria istiiler midi iyo xared boqor waan ka helnay istiilaa ayaa waxa uu leeyahay amina kulac hadaan qabani lahaa waxey dhihi laheyd macalinkii hore meel uusan gaarin ayaad gaartay we mahadsanid Waaaaaaw

  • @sahrodaahir5081
    @sahrodaahir5081 Před 2 lety

    1d

  • @axmedmaxamuud3175
    @axmedmaxamuud3175 Před 7 lety +1

    ba ba ba ba waxaas aa kaa hees ah ifkay noo ahaa tee akhirana waa jano idamkii illahay xusuus time wlh 2011 kii aan dhagaysan jiray xusuus xusuus xusuus

  • @qanijabi5309
    @qanijabi5309 Před 12 lety

    wwwwwwwwwwwww waad kabaxsatay aamina dhool caleek

  • @afgooyebishe2236
    @afgooyebishe2236 Před 2 lety

    Waaw

  • @axyawadani
    @axyawadani Před 13 lety

    wooof caleeek love it !!!!!!!!

  • @cabdikhaliifshiiraarraage

    Waa hees aad umacaan

  • @mahamedkader1719
    @mahamedkader1719 Před 6 lety

    Wlahi waa hees xasuus mudan 2011

  • @mohamudapdimohamed9091

    Aamina Dhool 😢❤

  • @huusadan3711
    @huusadan3711 Před 9 lety

    libaaax amoore

  • @IAAhmadBigbulle
    @IAAhmadBigbulle Před 10 lety

    Wow geil waaye

  • @lulahmed9046
    @lulahmed9046 Před 5 lety

    ILAHEY KACABSO ADUNYADA WAA LABA BARI

  • @Ahmednur44
    @Ahmednur44 Před 12 lety

    Heestaan waa okie,lakin Echo ayaa ku jira malaha computer ayaa lagu sameeyay

  • @_wll____
    @_wll____ Před rokem

    Legends❤️🙏

  • @daahiryoyo9308
    @daahiryoyo9308 Před 9 lety +1

    iga daa he

  • @shukrinuunimacalinxusen3415

    Hestan aya ushidan amina

  • @bashkamuursalyaremjomba3734

    amina dhool

  • @thomasmuller5434
    @thomasmuller5434 Před 4 lety

    Aamina fananad Dhammys

  • @shabooy1980
    @shabooy1980 Před 12 lety

    Dhool caadi ma ahan nooloow