Umadda Soomaaliyeed hadii aad ogtihiin sida ay qalbigeena uga xuntahay in aan aragno hooyooyinkeen iyo walaalaheen Soomaaliyeed oo gaajo u dhimanaya, dagaallona ay ku dhimanayaan, waxaana marqaati ka nahay Ilaah hortiisa in aan idin jecelnahay dad ahaan oo keliya balse aan idin jecelnahay waqtiyo walaalo iyo walaalo leh isku diir, diin iyo dhiig
AUN MCC SANGUB WAXA UU AHAA HALGAMAA SOMALIYEED
Ilaahow u naxariiso Abwaan Sangub iyo dhamaan wax yaqaankii naga geeriyooday
kkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkk ilaahayoow abwaanka waa masaakiin masaakiina daada ka mid ee unaxariiso aduun iyo aaqiro unaxariiso amiin
Wadani aha jano alaha geyo amiin 😂😂
Allow kuu naxariisow 😭😭😭😭😭😭.
Walee abwaan qaali ah oo dawani ahaa.
Allow u naxariiso.
Allow kitaabkiisa midigta ka sii.
Alla ha u naxariisto. Xigmd bdnaaye
Ilahayow unaxariiso abwaan sangub nin xikmad badan
Ilaahay ha u naxariisto singub
Alle ha u naxariisto 3 duba wey dhinten 🥺
ilaahayow u naxariiso abwaan Singub amiiiin amiiiin amiiiin
Ilahay ha unaxariisto sangub iyo sanka
masha allah luqad walba wayaqana
20 sano kahor bay aheyd riwaayadan shalayna iila muuqataa sidaan umbaan qurbaha u dhexjoognay tan iya waagaa aaway wadankii ma maantay hadana kiinyaan so damacday dadbaa badane
Allah u naxariisto Abwaan Sangub
Singub allah baw naxariisto
Allow unaxariiso labaduba abwan singub iyo fadumo cali nakruuma
Sangub allah cimrigaga hanodhereyo
Illahayow ku Naxariiso
Ilaahay haluu naxariisto
Amiin yaa rabi Amin Amin Amin
Alle how naxariisto abwaan sangub geesi buu ahaa
Mahadsanid abwaane.
Alla ha unaxariisto
Alla yaraxma dhamantood ,,, muuskii nu waa macaan😂😂😂
inaba caadi ma ahan
Illaahow u naxariiso abwaan sagub
Allow kuu naxariiso
Kkkkkkkkkkkkk wlhi caadi ma ahan agwaanka lkn somaali wax fahmi meeyso ilaahey haku daayo cadawgada ilaahow la waayo
Daahir Ibraahim n
alle qabriga how nuuro
maxamuud cabdullahi sangub
🇸🇴🇸🇴😔😔😭😭waan kaxumahay ani
waa imtaxaan inshaa allh waan ka baxaynaa allha aan waydisano asigaa boqor ah inaa dib magacayna mansabkyna noo soo celiyo
Allaa ilahayaw kuu naxariiso abwan sangub
Thank you
Maskaxdii Dunidoo Malaasan m
Maskaxdii Dunidoo Malaasan ñi
Umadda Soomaaliyeed hadii aad ogtihiin sida ay qalbigeena uga xuntahay in aan aragno hooyooyinkeen iyo walaalaheen Soomaaliyeed oo gaajo u dhimanaya, dagaallona ay ku dhimanayaan, waxaana marqaati ka nahay Ilaah hortiisa in aan idin jecelnahay dad ahaan oo keliya balse aan idin jecelnahay waqtiyo walaalo iyo walaalo leh isku diir, diin iyo dhiig
Kaasi waa farmaajo
allow idin naxariisto
Ala ma noli qosol hindi xey dhahen nahi anaga pakistan kuqunta nogu jiro kkkkk istaq furlah sangub umadena ma aheyn nin yab leh
Allah ya raxma
Farmaajo uu yimid daacad
Ila how ku naxariso
Ay ka bito alore nogu dhameyen iga dheh kkkkkkkk
CAADI.MA..AH
riwayadan magaced
Daacad hadaan helnaye ilaahow garabkiisa gal
Yaa daacada ma farmaajo kii udarnaa weye ilaahay hogaan daacada hakeeno
Zero breast cancer awareness
Aun sangub wadani ayu aha
..ĺ the first place p2
kkkkkkk
Talyaniga na gumeysan jiray koley dhibkena wa maqlen maxay kuso dhahen ala wadersho iso dhahen India nahi nahi iso dhahen ruwayad qosol jabuti la joga
Oò0oo
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Kkk
26 june inta somalida ah farxd ku nolada
⬇⬇⬇⬇
Hambalyo maalinta xoriyada jamhuuriyada somaliland miyaad u quudhi wayday gafuuroow ila somalida waxba iskuguma jiraane Aloore bastardo ina talyani
@@maxamedmuuse5026 🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮✌✌✌✌✌✌💣💣💣💣💣🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪✌✌✌✌✌✌✌💣💣💣💣💣💣💣💣 zoomalia amisom down
beenaale way kalamaqnanaysaaaa
AUN MCC SANGUB WAXA UU AHAA HALGAMAA SOMALIYEED