RIWAAYAD KAFTAN MA'AHA KULANKA WAABARI MINNESOTA 2004

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • RIWAAYAD KOOXDA WAABARI
    #SUBSCRIBE OUR CZcams CHANNEL

Komentáře • 122

  • @muhiimdaahir4311
    @muhiimdaahir4311 Před 3 lety +5

    2021 mnsha allah ee ddkah dalkeenah waxah ku wadaha fahmah

  • @ifraxxusen7794
    @ifraxxusen7794 Před 5 lety +7

    Abwaan sangub Allaha u naxariiso iyo saado cali iyo intii kale oo dhimatay Alla yaa raxma0

  • @abdullahiissa6674
    @abdullahiissa6674 Před 5 lety +6

    MAMO SADO CALI WAANU XASUSAN HADANU NAHAY SOMALI GALBEED WAYO FANANINTA SOMALIDA XILIGAAY AMXAAR KABAQAYEEN BAY JAWXO DHINAC TAGNEED ALLE YARXAMAK

  • @yaawacan9210
    @yaawacan9210 Před rokem +1

    Gumeyste waa laga saaray ilahow adaa soomali iga dhigay daroodna iga dhaliyey amiin

  • @adderashid2169
    @adderashid2169 Před 6 lety +7

    Guul onlf viva ogaden viva darood viva onlf viva ogaden viva ogadenia

  • @maaidaaxmed7200
    @maaidaaxmed7200 Před rokem +1

    Allah unaxariisto aamiin

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Před 3 lety +4

    Ogadenia mar un way xoroobi😥💔

  • @SuperHONEY2003
    @SuperHONEY2003 Před 13 lety +11

    iam glad to see saado Ali and hibo nuura waaaw manshalah god bless u both of u

  • @muniircademp8802
    @muniircademp8802 Před 6 lety +73

    Intii soomaalinimadu daacad ka tahay like I saar

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 Před 4 lety +2

    Waabari lagend ayay ahaayeen best and biggest team in thé world ayay ahaayeen walaalhi

  • @saabiraliaxmed567
    @saabiraliaxmed567 Před 5 lety +4

    Midibkii qurxoona ee gabdhihii somaliyed wakasi tola,ay

  • @suldaandahir1837
    @suldaandahir1837 Před 5 lety +4

    Waaberi wa in lagu daysada dad is jecel somalinimadana wey ka runshegeen

  • @zadiiqhassan4476
    @zadiiqhassan4476 Před 2 lety +1

    Alahayoow sangub iyo sado cali un udanbi dhaaaf

  • @SuperHONEY2003
    @SuperHONEY2003 Před 13 lety +6

    waaaaaaaaaw saado and hibo loooooong time ha

  • @libansuley
    @libansuley Před 13 lety +4

    fananiitii kooxdii waa waabari caadi mahan waayo ,alow wadankeena noo nabadee
    ninkii dhoofku yimid baygeeridu dhibaysaa
    waqtigii dhamaayoo way qul quli doonaan noolaada fn somaliyeed

  • @calibulshaawi5671
    @calibulshaawi5671 Před 10 lety +12

    waaaaw waxaa sharaf mudan abwaanada waabari
    wixii nool iyo wixii dhintaaaa

  • @shaaficiabshirmohamed501
    @shaaficiabshirmohamed501 Před 6 lety +3

    alxmdulilah Alla ayaa iga dhaliyey somaali Dad Dareen iyo dhiig leh

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 Před 5 lety +5

    Oo hada saa Somali unahay ma Dhulkeenaa soo ceshan waynay 😔wixii dhiig lahow kaca

  • @aidarussyussuf4028
    @aidarussyussuf4028 Před 8 lety +20

    Naagaha Daarood qurxa badanaa..waa inaan mid reerkaas ah isku fereyaa...Soomaaliba show yagaa Sunaariyiin kadhigay..Masha Allah Saado,(AHUN),Khadiija Boqran,Canab Abdirahman,Cadar Kaahin,Sahra Alcayn,Shankaroon Ahmed.

  • @iqramohamed1283
    @iqramohamed1283 Před 4 lety +1

    Allah u naxriisto fanaaneti dhaman tooda

  • @nurudinkhadar9107
    @nurudinkhadar9107 Před 8 lety +17

    alah yarxam saado cali

    • @sahraa7750
      @sahraa7750 Před 5 lety

      Allaah haw naxariisto saado iyo singuba raximahullaah

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 Před 7 lety +11

    sado ilaaahayi hownaxaristo

  • @KhalidDahye
    @KhalidDahye Před 11 lety +9

    i like this song really and i will renew it inchallah

  • @gaaxnuugmedia4727
    @gaaxnuugmedia4727 Před 6 lety +13

    Cadawgaa nawada haysta ee nagu cayaaraaya
    Amxaaradan cawaantee jigjiga nagu cashuuraaya
    Casar ima hawaysteen hadaan ciidan leeyahayye
    Cudud laguma haysteen dhulkii ceelasha lahaaye

  • @simnheersare7607
    @simnheersare7607 Před 5 lety +2

    M.a dad qaaliya❤

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi6787 Před 5 lety +1

    Walaaloow maxaad marxuumada u keentay ma irsaaqadaa kaa soo xirxirmatay Subxaanallah

  • @gobaadahmed7340
    @gobaadahmed7340 Před 5 lety +2

    Acuudu bilaah habrahan qaaqawan Allow u naxariiso intii dhimatay inta kalena soo hanuuniyo

  • @samoreeb5772
    @samoreeb5772 Před 11 lety +15

    +waar waxaan kayaabay hadii tom and jery midi soo dhigo xaga qabiilka kula cararaya ilaahoow soomali qabiil katir

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 Před 2 lety

    Waa heestii halyeeygii janaraal m.f.caydiid, markuu dagaalka la gakay gumaystihii maraykan hogaaminayay guul soomaaliya

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 Před 2 lety

      Halyeeygii👁
      Abuukar Dhaay hooyadaa Qabyaaladda ka was ee heestaan ha ku lugdarsan dad xalaal ah ayaa loo qaaday.

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 Před 2 lety

      @@cadeycali6723 dhilo xaarood shraab nayah isaaq iyo hawiye markaa magacooda maqashaa qaylisaaye siilka hooyada wase

  • @nabadeywalaalayaal458
    @nabadeywalaalayaal458 Před 9 lety +2

    BASHIIR INDHOBUUR( GUMEYSIDIID , GUMEYSIDIID ), YOU ARE GREAT, AFKAAKA CAANO LA GU QABEY. LOOOOOVE

  • @MohamedOmar-wx3yt
    @MohamedOmar-wx3yt Před 3 lety

    hibo nuura sada cali warsme iyo saynb baxasan alha ha unaxariisto intii dhimaty inta nolna cimri dher alha ha siiyo

  • @mustaphekiiko8856
    @mustaphekiiko8856 Před 5 lety +26

    😭😭😭😭😭 waxan dareema markaan heesahan dhagaysto, wadani nimo, Somali jacayl iyo Dal jacayl! Waxan isdhaha maxad Somalidii hore ugamid ahaan weyday.
    wali ma arag nasiibna umayeelan Soomaali oo mida. Goormay dhici talow? 😪😪😪.
    From: Hargaysa.
    2019-march-18. Monday.

  • @familysomarbastfamily7611

    Kuwani maaha Waaberidii saxda ahayd waa intii Siyaad bare u Niikinjirtay

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 Před 5 lety +1

    Abwaan singub Ethiopia meel buu saaray sugaan badana wuu ka sameeyey oo xaqiiqdi hadda aad moodo iney taagantahayba walee waa yaab in hadda Ethiopia loogu yeero inaan nahay walalo daris ah koley horey uma dhicin

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq

    You are right

  • @wariscadow1532
    @wariscadow1532 Před 4 lety

    Haa haa dhulka iyo dhashaba angaa is kale allaa na siiyay soomaaliyeey

  • @idirisyusuf2536
    @idirisyusuf2536 Před rokem

  • @luizmario7126
    @luizmario7126 Před 5 lety +2

    Waar like haligo qabto wixi IGA dhanbeyo

  • @ayaanmahad9111
    @ayaanmahad9111 Před 8 lety +1

    waa xaqiiq inta kahadashay halka intar mahee inay bulan alle hacaafiyo dadka somalida ah

  • @muniirdakhare7581
    @muniirdakhare7581 Před 9 lety +7

    walaal aan ku saxo heestan dhulka sow anigu ma lihi waxaa curiyay ama qoray abwaanka Maxamuud Cabdilaahiyeey Ciise Singub

  • @somagril-care
    @somagril-care Před rokem

    Way ku dheeleen Heestii dhiiga nagu kicin jirtay oo naga ilemysiin jirtay MUSIC LIITA & XARAJAAT LA´ÁAN !

  • @wariscadow1532
    @wariscadow1532 Před 4 lety

    Aah yaa wadani waan jiriracooday

  • @nuurtonuur8513
    @nuurtonuur8513 Před 5 lety +1

    Dadki hore markan arko sidey u dhaqmi jiren iyo kuwa had wlh waa haben iyo malin

  • @baniez1
    @baniez1 Před 11 lety +4

    8.13,,,WHOS THE GUY.....HIS FUNNY AN HIS TONE OF VOICE...

  • @nawalhersi4983
    @nawalhersi4983 Před rokem

    😭😭😭😭😭🇸🇴💪🏾👏🇸🇴

  • @abdirahmanmustaf8632
    @abdirahmanmustaf8632 Před 6 lety

    Allh unaxaeiisto saado cali

  • @saedsaed7136
    @saedsaed7136 Před 7 lety +5

    Xalada Somali aloow tosiy 😭💔🤷‍♀️

  • @samiirafarax3421
    @samiirafarax3421 Před 5 lety

    Gabagi. Habrkah

  • @AL_shahada
    @AL_shahada Před 2 lety

    Bidaqo sida banoniga sidadban lesku xasido iyo dhimasho labada keedaran qaxooti xaafadeed oo dhaliyay qaxooti aduun dadleh hadana labilo isago wadan iyo dowladba leh kujogo wadankale noloshaadaa qaali teeyda waa raqiis

  • @hibonuura1542
    @hibonuura1542 Před 6 lety +1

    Edo hibo nuura allah kucafiyo kujcliyaa

  • @abdimahamed-dk7rj
    @abdimahamed-dk7rj Před rokem

    Abdimahamed Abdimahamed

  • @sahramoalim8345
    @sahramoalim8345 Před 5 lety

    ONLF. OGAADENYA HAXOROWDO.AMIN.😇

  • @king1kong123
    @king1kong123 Před 13 lety +1

    saado ali waa tee subxanalaa maydaa aduunba og

  • @zara54321lpool
    @zara54321lpool Před 12 lety +3

    LUCK YOU somalia ON kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @MrFaaid
    @MrFaaid Před 13 lety +2

    Waa magac gumeysigii bixiyey waxuu qorey Ogaden sidaas ayaa loogu bixiyey Magaaladda Jigjiga xataa ayagu ma degaan.

    • @Norwey000
      @Norwey000 Před 5 lety

      Abdulkarim Farah siilka hoyoda ban dagana

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 Před 2 lety

      Soo xorooba horta Xaarodaw dhilaa idin dhashee

  • @fadumojowox7572
    @fadumojowox7572 Před 7 lety

    mash allha

  • @bashiirabdijama7779
    @bashiirabdijama7779 Před 8 lety

    waa run tasi abwaankaas ayaa curiyay iskana leh

  • @mariam370
    @mariam370 Před 13 lety +2

    waa hadal mallayacni ah soomali hadalkeedu waxa uu wax u noqon waayey waa dad billa hadaf ah dadkuna haduu billaa hadafyahey ineey hadalaan oo hadlaan moyee ulajeeda kalle kamalahan noolashooda war nadaaya kun jeer h alaidingumeestee

  • @aragsaninamaxamad3250

    9oo

  • @PuntHornofSomalia
    @PuntHornofSomalia Před 12 lety +2

    dagaal hoose oo horey u qarsoonaa ayaa hadda jira. wuxuuna u dhexeeyaa Soomaalidii Soomalida ahayd (absame, mareexaan, dhulbahante iyo gadubiirsi) ee dhiiga iyo dhalashada u lahaa Dalweynaha Soomaaliya iyo kuwii isa-soomaaliyeeyey (isaaq,majeerteen,banaadiriga,warsengeliga,ciisaha,oromada, eritereeya. waa ineynu u istaagno cadowgan afkeenii, iyo dhaqankeennii dagaalka kula jira oo aynu u midownaa sidii aynu uga badbaadi lahayn dhabarjabinta qarsoon ee ay nagula dhexjiraan iyaga oo naga xag jira

    • @sadiqdigaledigale8914
      @sadiqdigaledigale8914 Před 5 lety +1

      Isaq in ay Somali dawlad noqo karto isaga Somali tusayba sorry hadad dadka ad kala aqoon sorry......imkan isaga gacantiisa ku baabiiyay.isagan dhisi doon.Isaq iyo taarkhid ui kulaha

  • @ak.0-010
    @ak.0-010 Před 3 lety

    hubko upgolato dhulko lagu badasho doolarko dhaca maxa dhacay dhibkisa batay keenya nooijartay

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 Před 12 lety +1

    @TheMohamed2014

  • @maxamedsiciid1482
    @maxamedsiciid1482 Před rokem

    English no ❤😂

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi6787 Před 5 lety

    Sidoo kale Hiba Nuura way iska dhaaftay heesaha waxayna tiri ha I soo bandhigina oo ka saara haday aakhiro maxkamada Alle kuugu dacweeyso maxaad sameeyneysaa ka saar Please Maamooyin ka dhintay iyo kuwa fanaanimada ka baxay Please hadaad diido ana waan kuugu marqaati furi aakhiro Allahuma balaqtum

    • @hodonhodoneey4628
      @hodonhodoneey4628 Před 5 lety +1

      Alle haw naxriisto sado Ali rabi qabriga haw nuro marti alle jacel yahy rabi haka dhigo allow udanbi dhar hoyo sado

  • @nabadeywalaalayaal458
    @nabadeywalaalayaal458 Před 9 lety

    ERAYADII BASHIIR INDHUBUUR(GUMEYSIDIID), NINKII DHUUF KUYIMID EY GEERIDO DHIBEYSA.

  • @dhaantoland
    @dhaantoland Před 13 lety +5

    u guys all bullshit like it or not the country is called Ogadenia and is part of Somalia,,go check the world map,,,maxaaba magaca loogu mashquulaya hada wadanka axmaaro baa haysata,,go n fight u dagalaan, hada rag ONLF la dhaho baa u dagaalama,,markaad dagaalka ka qayb qadataan magaca waa la badali inta ka horaysa shut the fuck up,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

  • @iloveyougeeziyadasomalilan7601

    nayaaa africay huurdooy war wuxu waa naago kulaha

  • @farahsaid7619
    @farahsaid7619 Před 3 lety

    P

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 Před 12 lety +1

    dadku ma naagey wada noqdeen maxay tahay hinaasaha islaamahaa lagu ogaa hinaaso ee waxan magaca raganimada ku ciyaarey ee sidii islaamaha quuqda la dhex taagan youtubeka maxay ahaaayee wax wax kaloon idin niraahno ma jirtee melez naago u noqdo oo safka u soo buuxiya intaad ciidan u soo noqotaan

  • @sahramoalim8345
    @sahramoalim8345 Před 5 lety

    Somalia. HANOLATo

  • @osamaahmed6209
    @osamaahmed6209 Před 7 lety +1

    العراف

  • @yarkanecebsomalid2385
    @yarkanecebsomalid2385 Před 7 lety

    www

  • @kakeyabonp1984
    @kakeyabonp1984 Před 7 lety

    kkkkk

  • @misspamba1
    @misspamba1 Před 6 lety

    Kkkkk faqash wuu jabay ee warkale keena

  • @SoldierGirlSsc
    @SoldierGirlSsc Před 13 lety +2

    @TheMohamed2014 kkkkkkkkkkkk soomaaloo dhan ayaa jaajuusa meel kasta waxaad arkaysaa inay soomaliyi dalaawe tahay caalamkana looga yaqaano dad nothing ah oo crazy ah. dhulka maqan hadii ogadenia ku magaacab yahay dee haka didin ogaadeen soomalidu ka mid yahay saw maaha, ta kale iyagaa u badan dadka dega halka soomalida kale ka yihiin minority.

  • @kingkhadar100
    @kingkhadar100 Před 12 lety +1

    darood waa iska jahiiliin ogaadeenuun eeg shttttttt

  • @ayaanmahad9111
    @ayaanmahad9111 Před 8 lety

    waa xaqiiq inta kahadashay halka intar mahee inay bulan alle hacaafiyo dadka somalida ah