JAKAARTA VS 4 GABDHOOD || romantic 💘 || KALA BAX DOOQADA || YAALA DOORTE CAAWA..
Vložit
- čas přidán 12. 04. 2023
- #YAHYE_HUNTER
Waxaad igalaso xariiri karta:
Instagram: Hunterda_official
Snapchat: Yayavic1
Facebook: Yahye mumin wardere
TikTok: Yahye.hunter
Last subscribers: 597,552 - Zábava
Waa kan channel ka jakaarya czcams.com/video/-itbRtkkanU/video.html
Haduu yahay maxaa iga galey 😅😅
Waad nagu ogtahay inan so dhawayno wllkey
@@XamseMustafe-ro5dq subscriber usaar nio waa Legend
War niyaw skip goin❤
Kusali nabigeena nnkh
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato wll 🖤😢😢😢
Meeqa jeer baa Walaahi la iskaga dhaaranaya Subxana Allah…😢
wakhti ma u helaysa saliga Nebiga (scw).❤❤❤
Haa saan uguhelayn waxa kale ba waan uhelaabe scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw
Scw❤ scw❤ scw
scw scw
صل الله عليه وسلم
ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️✊️😢😢😢
Yahye hunter caawa dabkaa kaadhacsan wajigaaga farxadi aan uga baranay kama muuqato😢is everything OK 🤔
Haa sow umajedid anabayaban lkn Cabdilahi kashka ayuu qosolka iskaga siidarsan jiray awelba ban filaa😂😂
M.a gabadha ugu horeyse quran inoo aqrise iqra Allah ku xfdo
Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee ee ama wllky ee somaaliyeed 🥰 ♥
Afur wngsn reer somalia ❤ Afur wngsn
Ramadan Mubarak Ramadan Kareem to All Muslims
Hhhhhhhhh wllhi waan jeclahay jakaarta keep going bro iyo yahye hunter sido kle wllky mcn
Jakaarta is the smart man, best style and funny keep going always iam support.
Dad cusub keen yaxyow kii hore naga daayo
Nabiga kusali scw
Scw
Scw scw
Fadlan ha taabanin loveka♡sababto ah Uma Bahni wll🥺😂😂
M.a wllkey coming soon 600k insha allah keep going ka badan aya u qalanta ❤️🤴💫
Waan soo dhaweyneynaa jakaarta welcome to youtube
I Aamin jarkarta Waa kullankii Laabd ee uu gabadhan Dooranayo😂
haa😂 anba waan kahelay😂
Hadal Afka kaso Baxo waxa uwngsan saliga nabiga scw😢
Zxbow Jakarta daarta badhan iskada zxb waa iga codsi azxaabey si uu uarko like saara😢😢
Allow gafkeena iyo geerideena ha kulmin aamiin
keep going brother yahye come soon 600k🎉
Dadku mey waasheen war xishooda oo calafkiina suga 😂😂😂😂😂
Iska hadalka iska daa😮
Jakaarta legand waye wlhi funny tahay bro wan ku wataaa 😂😂😂😂
Keep going my pro yahye hunter
Coming soon 600 team yahye♥️🤴🙈
Yahye aboowe afkaga iskudil kii ahaay nososamey walhi wakutagera hormar wacan walalkey ❤❤❤❤❤❤
Wlhi bilahi hafsa meelna uuma dhaafeen anigu ❤❤
Hampalyo Hordhaca sxp qli 600k yaxye hunter
Yahye mxa ka qaladana videoga asaa loo duboya asina ma faraxsan😮
Ku saliya nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Nin dheer markii la,amano. Farxad hbnkii ma hordo😂😂😂😂😂
wlhi ani jakaarta dartii ayaan udaawadaa
Bis waaye aniga jakaaarta anaaa rabo halay geeyo yaaaqay so funny wlhi sidaa u moodi jiray maaahan🤣🤣
Waw hore usocda walaalhy aad baan idiin taageera walhi❤❤❤❤❤
Waynu gaadhanay 600k pri❤
Jakaarta legend waaye wllhei dookhbu leeyahay
Kusli xabiib keen scw
Scw scw
Yahya Hunter you made a big mistake. Remember what your doing it's not according to Islam. May Allah show you the right side.
` RAMADAN KARIIM "
Yaxye runtii wxaa thy youtoberka kaliya aan ku faano thy wxaan wligey jecelaay in aan mr kula kulmo blse malinyeee doonto hanoqoto wan kula kulakulmi donaa wllkey I.a joog jir wligaana san cml fcaaga uga sarey wll
ماشاء الله القران
Keep it up 👍
Jakarta wan ku salaamay
Keep going abti mccn❤❤❤😊
walahi waa qosol jakaarta
Hafso gabadho la dhahaayo kibirka iska daa abyo kibir reer lagu ma gaaaro misdeeds kle gabarta migrafoonka kuusoo taagtay marka inaa bahdishid ma aheyn waxaasna waa qalad inta igu raacsan like hasaarto
Iyada fiiri maria say utuurtey no waji😅
Yahye dulqadkiisa intaan dhirbaaxòqabto ayaan ku Jidii lahaa Jakarta dhadhaan
Horta ninkan yaxyo la leyahay asiga wx loo duuwoooya mxooo u farxsaneen balyo iskga dhigaaa
Alla saan u sugayyey ley wa yabaysa yaxyow jalanjigii afkaga isku dil noso samey
Hafsa dooro wixii nool ayaa ku nooleeya. Team jiljileec gadaal
Really meel ay anfac joogto gabadh kaleh kuma mashquuleeen
Doqon baa tahy madow io cadaan waa laysku xirtaaa hadaa kabo madow may soo qadn lahyd mrk
Aniga yaa ugu horeyo
Jakaarta funny 😄 wye ku so celi 😂😂
Jakarta waaw🥰🥰🥰👍❤❤
Mashallahadimarwaliba iqra madorne
M.a yaxye hanter
Kan jakarta toban dumar ah miyuu ku dhex korey isjajabin badanaaa 😂😂😂any way waa funny
Wax ku khuseyo ma ahan😊
Sxp.wxn leyhy codka .m.qdr wllhi.
Wan so shac pxa lkn wxn jclhy yxyo sxp.
iinoqdo .😍🥰🥰
Jakarta qeylada naga yaree😂💜
❤❤ soo badi legend❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂Ninyahow baryahan Jakarta qosol igudishay sharkan jilbaha jogo mxa wayo kulaha
Jakarta legend waye next fleembo
Comantiga ugu horeyay love ii saar yahye ❤
Yaxye ana Maria👸 iguhaley😁
Waxaa latimadha igaa mudhantahay dibcaha walni ayaay ahani lahed😅😅
Yahye maxaa ku daaray caawa, dumaashi maa kaaa soo xanaajisay, wajigaa cabsi cabsi
jikaarta waa wada roomaanti❤
Asc wll yaxye
Jakaarto ninka kaliya ee iga caato badan. Wnku wataa brother
❤🎉I liked barnanjikn wllhi
Gab dhihii wey falembo wu tawo baray😂😂
Jakaarta waan ku wadaa
Jakarta is not easy
Jakarta iyo Maria ❤ love
😂shaata dheer ❤
Jakarta ❤❤
Mariya waan iska jaclhay wlhi
Kobaha igaqarineysay kulaha😂😂😂😂
Nio Jakarta fc taraq maxaa ka rabtaa dhulkaaga ilaasho neef ma heyside😂
Xafso wee iska washe wllhi balayada madowga badan😅
Jakarta
Jakarta waa kuu qiray xidiga jacelka
Yaxye sxb falimbo asna usamey habenkisa sxb please 🙏🙏
Pro dharciida rabaa wax iigaro
Jakaarta diiq dooro ku korwaree ganaayo maatahay😂😂😂😂
Welcom❤❤❤❤❤
Jakarta anotherlevel wye...
From keey🎉❤🎉❤🎉
Yaxye hunter wan ku taa geeraa wllo
Bäst video Ever walla
Nin gaaban yaa u maqan
Asc asxabey jikarta cawa wu bashalay waw
Gabdhaha cayda kadaa jakaarta kabaha waficayin❤❤
Hampalyo hampalyo 600 k YAXYE HUNTER
Balaayaa iska dhigte qaablaawi uf dabaal bax
😊😊
Asc
😍😍😍
Waa warey eee eee eee😂😂