XAFSO XILKAS VS 6 WIIL || CABSI CABSI || KALA BAX DOOQADA || SIDEMEN..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waa kan channel kayga: / @dayahpro
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    Last subscribers: 554,247

Komentáře • 706

  • @hamseomer5539
    @hamseomer5539 Před rokem +68

    Qofki ugu fiicna uguna kheyrka badnaa, uguna aqoonta ficna, uguna naxariista badna, uguna udgoona, uguna dulqadka badna Rabbi inta uu aburey waa nebi Muhammad Scw❤❤❤

  • @Mohamed16830
    @Mohamed16830 Před rokem +38

    Inta falenbo Inay daawato uso Gashay like dhac kusi😂😂

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 Před rokem +234

    wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰

  • @hanadcrown
    @hanadcrown Před rokem +86

    Tan emotinal raadi naysaa sida laxday u qaylinaysaaba😂😂

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Před rokem

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad Noodhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🎊

    • @Mohameddeqb3245
      @Mohameddeqb3245 Před rokem

      Hhhh😂

    • @sabirinhajjimohamed1508
      @sabirinhajjimohamed1508 Před rokem

      Ma ila aragtay😂

    • @Mohameddeqb3245
      @Mohameddeqb3245 Před rokem

      @@sabirinhajjimohamed1508 haaa emotional ka ka halabay Qofta Sorry Wlhi 🤭

  • @sahanmohamed6893
    @sahanmohamed6893 Před rokem +47

    Intaan barnamijkaan dawanayay shimbirta yar qofta ogu ixtiraamka fcneed ayay ahayd masha allah aqligeda allaha u barakeyo

  • @Khaliiid212
    @Khaliiid212 Před rokem +78

    Falembooooo the REAL OG NUFF RESPECT ✊

  • @abdirahmanabdiwahid4885
    @abdirahmanabdiwahid4885 Před rokem +38

    Barnaamijkaan Inta emotional laga raadinayo Xanaaq Bu isku badalayaa Wax Qosola ma arko Waxaan Arka muran iyo dood👍🤔

  • @zakimowzaryare121
    @zakimowzaryare121 Před rokem +13

    Tan dhiman dhiman wayey wlhi su aalo qaab daran ayey meesha la imaatay yahye legend qoftan oo kle yeesan barnaamijka kaaga dheelin zxp 🤪👈🤙

  • @mohamedhabib447
    @mohamedhabib447 Před rokem +36

    Naagtan qaylo badnaa😂😂😂baqbaq waan ka yaabay,waxba kuma dhex jiraan 😂😂😂

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Před rokem

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad Noodhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🎊❤

    • @sucaadsalam
      @sucaadsalam Před rokem

      Waa runtaa dhagihii beeya naga cuntay qaylo oowgeeda 😂😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +40

    Legendary yahye Hunter and xilkas another's levels choices ♥️👍👍😀💯😆😅

  • @keynanadawe224
    @keynanadawe224 Před rokem +12

    Caawa qoftaan Dr xabiib maad kala soo baxday waaba xoolo ilaah kwrn caruurnimada waa dabaal nimo laga koro ayaan maqli jiray wlhi qoftu cayaalsana!!!

  • @nishapep1517
    @nishapep1517 Před rokem +43

    Faleembo is not easy 🤣😂😂

    • @Mohacadde1
      @Mohacadde1 Před rokem

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad Noodhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🎊❤

  • @sabaaxibrahimhussein8729

    Qoftan inta dhaqan xumaded k yabay like isku mujiya bal yaa ila mid ah talow😮😮😮😮

  • @fosguudow7683
    @fosguudow7683 Před rokem +20

    qoftaaan su aalaha anshax darada ah maka fiirsan mia maxa waaye nin ween gorta kugu danbesay inad isku kaadisid iisheeg la dhahayo ceeeb waaye wxs fudeedka badan ma fcna wlhi😢

    • @hanihassan5954
      @hanihassan5954 Před rokem

      Naag butac waligaa mala dawaalaty su..aalo fadhiyo maheyso

    • @fosguudow7683
      @fosguudow7683 Před rokem

      @@hanihassan5954 😂😂😂😂 nigis maa xirataa ama buumo micnaha siday u dhaqi lahyd may ka murgeesaa😂😂😂

    • @Abdulahi22222
      @Abdulahi22222 Před rokem

      Xaqiiq Weeye qoftaan dhan walba waa Ka liidataa.
      Ikhyiw gbdhaha noo astur

    • @zakariaibrahim102
      @zakariaibrahim102 Před rokem

      😂😂😂😂

  • @Apeen_maLik1
    @Apeen_maLik1 Před rokem +22

    Atariiishdn another level waaye , xilkas kuwtaaa sharfeeey 😍

  • @ismaeldananka4280
    @ismaeldananka4280 Před rokem +10

    Besti full video. Weeyeh gabadhan Barnamijka kusodar marka hablah la doranyoh Hore usOco Legendary yahyeh 🗣

  • @mohancadde196
    @mohancadde196 Před rokem +8

    Tan waxey manta dhan isla waleysey emotional damage iska ilaali ey is dhaheysay lkn falembo aa mudan keda mar siyay lagend falembo

  • @maame5603
    @maame5603 Před rokem +11

    Qoftaan kibirka badan faleenbo in uu saas u galo waa rabay wax kibir badan maba arki karo illahey amarkiis 😂

  • @farxiyaahussein361
    @farxiyaahussein361 Před rokem +20

    Wow I like the guys and how they have respect for them self❤

  • @sadraabdullahi-ik6ye
    @sadraabdullahi-ik6ye Před rokem +15

    Falenmo mela sartay qofta mida kle xishood darada iyo qosolka bdan hablaha Kuma qurux badna 🥱

  • @naimamohamed644
    @naimamohamed644 Před rokem +11

    gabadha wxey ku qaldantahay wiilka ineey quruxeey dhhdo wxs kaftan ma galaan 🙏❤

  • @maankamaanka-lx6rg
    @maankamaanka-lx6rg Před rokem +6

    Suxalalaah war waxaan intee ka keentay caawa , caqlaaq xumaa maxaa waayey siday u hadleeso bisilka foolxumo iyo ciyaalsuuq nimo ayay isku darsatay intay isdhaheesay balaayo iska dhig war waxaan oo kle mar dambe hssoo fariisiin waybo waalan tahee.

  • @abukarmahamud
    @abukarmahamud Před rokem +10

    Gabadha suaalo xumaa oo xishood yaraa

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi Před rokem

      Walaalahayga qaliga ah EE somalieed fadlan booqda, products Ayaan shirkad u gadaa ❤️🙏❤️ sabiskaraab Kana hayla dhaafin

  • @khalifabdi7284
    @khalifabdi7284 Před rokem +1

    Falembo iam supporting u my best friend keep going

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 Před rokem +30

    Faleembo is a legend ✅.

  • @aktarsharmaarkeofficial3837

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga isaga hooyadiiba qofka qofka qofka qofka ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰 ♥ 💖

  • @dheymannuura7240
    @dheymannuura7240 Před rokem +38

    wlh jakaarta qosol igu dilay maxaa u qoslee dhaan dhaan miyaa 🤣🤣🤣
    lkn gabadhaan caadi dadka u ceynee bee saas lama rabo baramijka kaftan iyo qaraaxo waaye faleenbo nagu noqotay bee wiilasha dhan falenba u aaray waa lagu tarabiyeen karaa kuye 🤣 kismaayo sida lagu yhy idacadaha ka daawo 🤣 zaki 🤣🤣🤣

    • @K_arbash
      @K_arbash Před rokem +2

      Maila argty gabadhan wax yar fuded ba kujira

    • @dheymannuura7240
      @dheymannuura7240 Před rokem +1

      @@K_arbash 🤣 rag iska celin ey waday wax badan laso karbaashay

    • @feisalsugow8635
      @feisalsugow8635 Před rokem

      Wow jakaarta ❤❤

  • @Nuurkeyhaji
    @Nuurkeyhaji Před rokem +8

    10:38 tan walaahi waa dhaadhaan hanoo keenin markale🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hodmanalinor331
    @hodmanalinor331 Před rokem +5

    Moyoy aniga shinbirta adban ugu helay wllhi degnan+ixtiram lkn tan fak fakteda maba i cajabin🙏😟

  • @phartush_bint_ahmed4106
    @phartush_bint_ahmed4106 Před rokem +5

    😢😢gabadha maxaaa kaqaldan ufff

  • @ugbadcali5027
    @ugbadcali5027 Před rokem +6

    Qoftan speed Ayaa ku furan bisinkow 😂😂😂😂😮

  • @Taliyegamer8900
    @Taliyegamer8900 Před rokem +8

    Videokan cusbadiisu waa ex faleembo Mr Emotinal damge ✌️

  • @muhumedabey5947
    @muhumedabey5947 Před rokem +12

    This challenge without kashka is nothing

  • @hassanfarah885
    @hassanfarah885 Před rokem +17

    Faleeeeeenbo legend 🙌 👏 ❤️ 💙 ♥️

  • @xusnimubaarak6161
    @xusnimubaarak6161 Před rokem +17

    Where is Kashka 😎

  • @yuusufosmaan-kw9gb
    @yuusufosmaan-kw9gb Před rokem +3

    Zxp ninkaan falempa hala so tagin ware siga mesha asagaa kala wado😍

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +7

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdifatahmohamedabaas8402

    War qoftaan waa caruur emotional raadi inatay is leedahy bay su'aalo qaldan dadka waydiinaysaa nigis maa xirata ama buumo ma'suaal baa waxas teeda kale dhabarka feed iyadana ma wax la'is waydiiyaa yaab 🤔

  • @jokerpoi1155
    @jokerpoi1155 Před rokem +5

    Big lagend mr falembo la anta game kan,dhadhan malahan wlhi gep going pro gibir jabshane ina tahy carurta,ha,ogadan

  • @noremorese9224
    @noremorese9224 Před rokem +6

    "Laxda meeshe isdhigta lagu bareeya "kawanle falembo

  • @fardosofilsan6402
    @fardosofilsan6402 Před rokem +3

    Ano Jakarta ojido man ninkle dhoran lha keyga zubeyr cde ❣️

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před rokem +8

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @wadhaadhaabdalla_1818
    @wadhaadhaabdalla_1818 Před rokem +15

    Falenbo wlhi balaayo waaye ✊😁😁

    • @Mohacadde1
      @Mohacadde1 Před rokem

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad Noodhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo

  • @cumarcajib4410
    @cumarcajib4410 Před rokem +5

    Falembo gar iyo gardaro wan kuwataa legend

  • @maryanahmed2280
    @maryanahmed2280 Před rokem +5

    Uff naagtu dhaandhaansanaa mxy wiilsha waydiinaysaa😭😔😏😏

  • @apdishakurxuseen-zl3ty
    @apdishakurxuseen-zl3ty Před rokem +10

    Goal keeper c:raxmaan guuleyso❤legend

  • @Hamdasry
    @Hamdasry Před rokem +3

    Ilmaha mesha noo kenesid yahyo nga daay qof macquul ah keen

  • @muxiyadiinmuuse826
    @muxiyadiinmuuse826 Před rokem +3

    Qoftan maxa ka qaldan xishood ma jiro wlhi bila ixtiram

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Před rokem

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad Noodhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🎊❤

  • @abshirabdilaahi8245
    @abshirabdilaahi8245 Před rokem +1

    Su'aalo maala yacni ah hadana hadalka wanaagsn waa sadaqo lkn waa ansha xumo naga ilaali waxaan oo kale istaqfurulah 😎

  • @M.M.C470
    @M.M.C470 Před rokem +1

    abaheed wastadan bilaa caqligaa nagtii ugu ixtiramka xumeed barnaamijka faleembo meelbuu kaga soo hadhay walee

  • @WHOAMI-nq4nh
    @WHOAMI-nq4nh Před rokem +1

    gabr dambe diin aa barty haku mar marsiyooto diintu hakaa muuqato

  • @yasinabib
    @yasinabib Před rokem +4

    War Naagtan su aaLo xuMaa o af soMali xuMaa La xawLa hadal dHanMa taqaanO Wlhi 😂

    • @Mohacadde1
      @Mohacadde1 Před rokem

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad Noodhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo

  • @mukhtaryusuf1223
    @mukhtaryusuf1223 Před rokem +11

    Faleenbo is always legend

  • @cristianoronaldo-of1ys
    @cristianoronaldo-of1ys Před rokem +9

    yahye legendary team sameyso kuu gaara taliye faleembo kow kadhig 💚🫡🖇

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi Před rokem

      Walaalahayga qaliga ah EE somalieed fadlan booqda, products Ayaan shirkad u gadaa ❤️🙏❤️ sabiskaraab Kana hayla dhaafin

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 Před rokem +3

    Suaal macqul ah mku hdlyso mx gbdh mhn miya qoftu🙄😏

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Před rokem +2

    Falenbo wlhi waka helay hadu xaas lahenin haila so hadlo💔😭😂😂😂😂😂😂

    • @xasasiyt6035
      @xasasiyt6035 Před rokem

      Adi hadu kabilawo kawarn Emotional ka 😂😂

  • @deeqasalah4710
    @deeqasalah4710 Před rokem +1

    Yaxye adigu fagaaraha maad iskeentid dadbadan ayaan ku dooranaya

  • @qadanmaxamuud2885
    @qadanmaxamuud2885 Před rokem +2

    WaxaaN yarEen ku dhacay yaa kawaalay marka tan marka hore😂😂falenbo the legend

  • @ahmedmo637
    @ahmedmo637 Před rokem +2

    Qoftan Waxba kumajiran wlh Waa dhan dhan cadhi aah Lkn Falembo iyo Jakarta aya mel sareen

  • @Abdulkadirmd12
    @Abdulkadirmd12 Před rokem +15

    Asc
    Walalayaal haday fariin taydu ku soo qaarto Salaada aan Xifdino
    Akhiriyo aduun wan ku libanaynaaye
    Rabadan Mibaarag❤❤❤❤❤

    • @Mohacadde1
      @Mohacadde1 Před rokem

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad Noodhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo

    • @jaraydaahir5821
      @jaraydaahir5821 Před rokem +3

      Wcz

  • @muniirakayse-qw6lr
    @muniirakayse-qw6lr Před rokem +3

    Nagtan waxba kuma dhax jiran ciyal ayad moda say u hadalayso 🤣🤣🤣

  • @ameirabashiir8937
    @ameirabashiir8937 Před rokem +4

    Waxaan ma su aaala qoftan dhidhimanta xa ka qaldan😟🤣🤣🤣😂

  • @CASHARA8
    @CASHARA8 Před rokem +2

    YAXYOW QOFTAAN WXA AAD MEESHA U KEENTAY MABA KA HDALIN XEY TAHY BUUMO MA GASHATAY UL MALAGUU DHUFTAY 😂

  • @shaaficicaliaaden6995
    @shaaficicaliaaden6995 Před rokem +12

    qoftan cabtoyda hanagu so celin plz.😂😂😂🙌

  • @cabdifataaxmacalimnuur4669

    Yaxye hunter wankusalamey ee next vedio CZcams ka IGA so salaan magaceygu waa c.fataax macalim nuur please

    • @Mohacadde1
      @Mohacadde1 Před rokem

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad Noodhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🎊❤

  • @spanishbowy3161
    @spanishbowy3161 Před rokem +1

    Dumarow meydka jeta. Mr Falemboo tii o kuedeygay Yaristan😂😂😂😂😂😂

  • @sharmaaqaal1266
    @sharmaaqaal1266 Před rokem +1

    Faleembo waa jaanis gaad ragii buu ka dhex bilaaby Gabdhana wuu u dharsiibtay

  • @Haldoorka-18
    @Haldoorka-18 Před rokem +2

    Gabadha anshaxa iyo xishoodka ayaa ku yar siday wiilasha su'aalaha qaar ee bahdilka ah ay uwaydiinayso 😃lakiin ninbaa helay wallee Talo ahaan yahyow Dib ha usoo fadhiisin qoftan yar ee aad moodo inaanay miyir qabin😆

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 Před rokem +2

    Falenbo jawabahiisa ku haysta war ma dhafayo meel walbo jwbti loga bahna u dhigaa😂😂😂

  • @muzamillancho3670
    @muzamillancho3670 Před rokem +2

    Yahye Tliyoow Qoftaan dhaadhan Simpali dhaadhan Wye Mardanbe Hanoo keenin Awalpa Quruxna Malaheeen😂😊😡

  • @jamaaljaamacxussen8500
    @jamaaljaamacxussen8500 Před rokem +3

    Yaxyow caruur satageka hakenin saualo caruur bay laimatay🤣

  • @saciidnukul6099
    @saciidnukul6099 Před rokem +1

    Yahyow inta Gabadh an Balamineysey tani waa mida ugu doqon san ufff 🙏

  • @sucaadeeyyy3112
    @sucaadeeyyy3112 Před rokem +2

    Falempo wxa lo dooran wayay wllhi jaakada pustaha waaye kulahaa jakarta😂😂

  • @LADANCIDI-K3C
    @LADANCIDI-K3C Před rokem +2

    War qoftani dhareer bay leedahay maskaxdeeda iyo hadaladeedu ma wada socdaan 😂😂

  • @deeqasalah4710
    @deeqasalah4710 Před rokem +2

    Yaxye mid makudhaa aniga waad igayaabisay thank for you

  • @shaaficishakaal8397
    @shaaficishakaal8397 Před rokem +6

    Walhy FaLeeMo Boy waa WaDDNa nink 😂

  • @najaxabdi8578
    @najaxabdi8578 Před rokem +8

    Ar naagtu su.aalo xumaa😅

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi Před rokem

      Walaalahayga qaliga ah EE somalieed fadlan booqda, products Ayaan shirkad u gadaa ❤️🙏❤️ sabiskaraab Kana hayla dhaafin

    • @bashirabdullahi2763
      @bashirabdullahi2763 Před rokem

      Bumo iyo kastume maxay kadoontay 😂😂 sual kale miyaay weysa

  • @daauusmedia8800
    @daauusmedia8800 Před rokem +1

    Kashka haka soo tagin zxp

  • @taarikofficial6609
    @taarikofficial6609 Před rokem +5

    barnaamijka dhamaadkiisa jeclahy wlhi❤️😍

  • @alishukriali3177
    @alishukriali3177 Před rokem +3

    😂😂😂wara yahya adi waqtiga naga dumise maxey waxan nag maaha nyw afka deer lex😂😂

  • @abdaleMedia6830
    @abdaleMedia6830 Před rokem +1

    TAN MASKAXDEEDU MA FADHIDO
    SUALAHA AY WAYDIINYSO SUAALO MAAHA MIDEEDA KLE MACALIN DUGSI CAY MIYY MOODAY MACALIN DUGSI AYAA C.RISAAQ LA DHAHAA KULAHAA🤨

  • @sadamali9577
    @sadamali9577 Před rokem +5

    Naagteen maxaa ka si ah wtf isku kaadisku ku danbeyay gorma ahaa kulahaa Yaxye hanter bro Dumerkan iska sooh xul i never heard this candy’s questions what that mean Canada dumerka jecela Dumer tahay Canada Dumerka Adi maah siyay Qofwalba mesha jeclado asaga u talah kala bara su’aal waxa la dhaho iyo Waxa kale

  • @mohamedabdulahi1449
    @mohamedabdulahi1449 Před rokem +3

    Bar naamij waa ku cayaartay dambe ha isocelen codsi waaye

  • @afnaanahmed7195
    @afnaanahmed7195 Před rokem +2

    Emotional damage raaDiz weeYi TaN waxNa GarN mayzo 😂😂💔👍

  • @saddam_bulle
    @saddam_bulle Před rokem +2

    Faleembo waan wataa 😂😂🎉

  • @muntaskadar5246
    @muntaskadar5246 Před rokem +1

    Faleenbo imotional ayuu u raad sanayaa 🫡

  • @alifarah1101
    @alifarah1101 Před rokem +1

    Faleembo big respect bro 🦁🦁🤣🤣🤣💯🙌

  • @hamditalastprincesscm6560

    Wow Zaki iyo Faleembo Qofta Ugu dambeyn Shock geliseyn

  • @safaahmed729
    @safaahmed729 Před rokem +1

    Ax inaad reermi tahy waad isku cadaysay tan oo kle ha soo wan mardanbe yahye😅

  • @abdirisaqhassan9116
    @abdirisaqhassan9116 Před rokem

    Legend guulayso.
    @Yahye hunter keep going my brother guulayso wll waan. Ku. Taageera. Hormar wacan insha Allha Come buck

  • @robleabdi439
    @robleabdi439 Před rokem +3

    Gabar dabal ah ba cwo kenty wlhi tan danba hasofarisinin jesjes badna

  • @naimasheikhnor7811
    @naimasheikhnor7811 Před rokem +1

    Dhoocishaan Waa wax Aan aqlaaq la Soo barin Bal kawrn wxy wiilasha wydiinydo 😳

    • @Haldoorka-18
      @Haldoorka-18 Před rokem

      Aad iyo aad waan yaabanahay inyar oo xishood ahiba kuma jiro

  • @madaale5465
    @madaale5465 Před rokem +4

    War qofta dumara way isla saxan tahaye lee hala qabto

  • @xaawosiciid4783
    @xaawosiciid4783 Před rokem +1

    Xishoodku waa shay qaliye gabarta maxa kaqaldan

  • @dahirali8084
    @dahirali8084 Před rokem +1

    Yaxyow quftan dabi hanu ku soo Cilin mardabi mhn.qo mxkdida.jogto.

  • @mucazheklyrics
    @mucazheklyrics Před rokem +5

    Waar qoftaan maxaa ka siya😁

  • @charmakehousseinrobleh5949

    War daan wa wax kale wlhi from Djibouti 🇩🇯 keep going Sister

  • @naciimoxaajigacalnuur470

    Felembo the legend qofta melaa sarty 🙃🤪

  • @FAAD21
    @FAAD21 Před rokem +3

    Qoftan speed aaku furan😂

  • @mursalahmed5200
    @mursalahmed5200 Před rokem +2

    Yaxaye Hunter maxaa Ku dhacay kuma qanacsana miyaa habkay wax u socdaan asi dhan wuu naxsanyaheee😂😂😂