LACAG QAADO HAQOSLIN Pt2 | Don't Laugh Challenge || 57/22

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 874

  • @abdifatahmohamed7302
    @abdifatahmohamed7302 Před 2 lety +104

    Video Abeera kujiro aan daawadey mana qoslin been dheh😂😂😂

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Před 2 lety +125

    Acationka abeera faadil uga qoslasiiyay aa ku heestaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣keep going arimaheena

    • @shamsocali8359
      @shamsocali8359 Před 2 lety +7

      Abera qosol runaa haaye wow ka faaideystay

    • @saadaqaadan738
      @saadaqaadan738 Před 2 lety +4

      Hhhh wllhi isku mid aabo nahay asoo qosol haayey ayuune ugu daray

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 Před 2 lety

      wallhi anigaba qosly inatnu faadil eegin anoo qoslaya oo leh muxuu ka eegya muu ka qosliyo ayan arkyba faadilo qoslyba faadil qosolka hayoo wuu la Faa'idaysty Aberra Legend waaye 🥰🤣

    • @faadumofadumomo
      @faadumofadumomo Před rokem

      😂😂😂

    • @FartunHassan-gu4hz
      @FartunHassan-gu4hz Před 5 měsíci +1

      Well ❤❤❤❤❤

  • @drszamlaa9777
    @drszamlaa9777 Před 2 lety +244

    Ani challengigan hdaa kujiri lahaa qof kle igama qoslin lahyn oo aan abeera ahyn😂

  • @AhmethIndho8990
    @AhmethIndho8990 Před 2 lety +32

    Inaan wax ku siiyo waxa ka wanaagsan inaan wadada loo maro ku tusiyo ARIMAHEENA.
    Xikmad ka timid Arimaheena.❤

  • @fathiyafathiya8599
    @fathiyafathiya8599 Před 2 lety +97

    Qosolkiiba iga dhamaadey 🤣🤣🤣
    Waan ka helay ciyaartan 👍Part 3 soo samee part 3 noosamee plz plz from Belgium 🇧🇪

    • @wllalitube4318
      @wllalitube4318 Před 2 lety +2

      Bilgium maa joogtaa

    • @cawilzaahim212
      @cawilzaahim212 Před 2 lety +2

      Ani halmid halagu aan dhihi laha qof ka inuu language barier sameeyo dhawaqa ficil lagu fcnaan lahyd

    • @user-nu2ye7wi7w
      @user-nu2ye7wi7w Před 11 měsíci

      😂😂😂😂😂

  • @carayschannel6747
    @carayschannel6747 Před 2 lety +77

    I really liked and laughed when Abeera was laughing at Faadil without saying a word. Abeera is always a happy and funny person. I wish you great progress my brother Abeera.

  • @bigfan___zeyd
    @bigfan___zeyd Před 2 lety +27

    Part 3 noo soo samay wll arimaheena please 🙏 😭 😢

  • @mohaanilkacase2514
    @mohaanilkacase2514 Před 2 lety +6

    Abeera vidio kujiro maqoslin been dheh wlhi one ofthe legend abeera😂😂😂😂

  • @cumarbulshaawi4918
    @cumarbulshaawi4918 Před 2 lety +2

    Qofkii ugu fiicna uguna khayrka badnaa uguna aqoonta fiicna uguna naxriista badna uguna akhlaaqda badna uguna udgoona rabbi inta uu abuuray wa nebi Muhammed SCW😍

  • @kaynaaniitaqurux7009
    @kaynaaniitaqurux7009 Před 2 lety +56

    Dadku markay isfahamaan waa saan
    Asad cumayr Lee Kaqosliya
    Faadil abeera🤣🤣

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 Před 2 lety +3

      Wallhi markuu qosly Asad ayan intas idhi Malainti horena Cumayr Lee ka qosliyey🤣😁😂

  • @yaasmiin763
    @yaasmiin763 Před 2 lety +60

    ibra is a calm and smart boy nd I love him 😍

  • @shortsfaaidoleh3645
    @shortsfaaidoleh3645 Před 2 lety +51

    Arimaheeena on the beat legend💯👏🎻

  • @abdirahman8954
    @abdirahman8954 Před 2 lety +10

    5:52
    Abeera.
    No movement
    No talking..but his friend
    FADIL.DUM.DUM he laughed😅

  • @mohedelmi3717
    @mohedelmi3717 Před 2 lety +193

    Abera is laughing before the challenge even started. Haha!! sometimes you've to be serious buddy. 😂😂

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 Před 2 lety +24

    Lacagtah wan qaadanayaah waannaan qoslayaah why not 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🇬🇧🙋‍♀️👍👑🤼‍♀️🤸

  • @suhayraadan9765
    @suhayraadan9765 Před 2 lety +6

    Thanks part three rabnaa🙏🥰

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 Před 2 lety +13

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙

  • @ayuush14
    @ayuush14 Před 2 lety +9

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❤

  • @kubramaxamed4924
    @kubramaxamed4924 Před 2 lety +4

    Abeera wajigiisa kaliya ayaa qosal kugu dilaya wllo farxad ayaan idinrajaynayaa 🥰🥰

  • @Maslax_maxamed_kariim
    @Maslax_maxamed_kariim Před 2 lety +7

    Faadil sida loo saaraa ka heley abeera legend wlhi🎉😂

  • @dhamo3194
    @dhamo3194 Před 2 lety +3

    Walaahi. Bilaahi aaad paan uxiseyaa. Matka iamk io arimehena io asad. Hal cilip kuwada jiraan. Legeths paa thiin nio❤❤❤❤. Arimeheena alaah ku caafiyo walaal keep going

  • @hayaadali1246
    @hayaadali1246 Před 2 lety +24

    Ar fadil dhib badana bal muxuu ku qoslay 🤣🤣🤣

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 Před 2 lety +1

      Abeera oo ku eegay Asagoo qosol hayey walee wad ku qosli lahyd miskiinka faadil laftarkisa qosol ayaa hayey Abeerana wuu ka Faa'idaysty hal mar uunbu arky kiiyoo eegya uun😂😁🤣😂🤣😂🤣🤣😂

  • @sucadyar9379
    @sucadyar9379 Před 2 lety +19

    Fadil iyo abeera ku qoslay 😂😂

  • @rukiabintiissack6429
    @rukiabintiissack6429 Před 2 lety +16

    Hhhhhhhh anigaba qosol iskuceliniwayeey Keep going brothers ❤️

  • @hoodojibriil7335
    @hoodojibriil7335 Před 2 lety +18

    Arimaheen legend of team 27🤴🙈

  • @fatimaxasan3471
    @fatimaxasan3471 Před 2 lety +6

    Abeera qosolkiisaan Aniga kuqoslaa walahay😂😂😂😂

  • @idmanciise9363
    @idmanciise9363 Před 2 lety +6

    Abeera faadil wuu fiiriyay lee qosol looga keenay🤣🤣🤣🤣

  • @nimcoofficial4167
    @nimcoofficial4167 Před 2 lety +17

    Pls part 3 waa fuuray caawa😂😂 😂

  • @mohasomaliiskuwer8714
    @mohasomaliiskuwer8714 Před 2 lety +7

    Arimaheena legend
    Wllhi dhegta iska qabo
    Wax yar ka hor Facebook
    Kaa daawanayeey dhiiri galinta sawirada keep going pro
    Inoo soo badi

  • @farhiyoruun7784
    @farhiyoruun7784 Před 2 lety +3

    Iam k ku xaqle lacagta wiilka wuu qoslay

  • @queenzaara756
    @queenzaara756 Před 2 lety +1

    Arimaheen tageera buuxa ku hayaa
    Hore soco wllo astamihi qofka fcn bad leedahay insha allab 1M bnku rajaynayaa

  • @odaykarto1891
    @odaykarto1891 Před 2 lety +5

    part3 plz plz arimahena abeera la aaan caajis waayay 😂😂😂

  • @abuubakaraxmed8990
    @abuubakaraxmed8990 Před 2 lety +5

    Guuleystaha waa #IAMK inta igu raacsan wiilka cusub wuu qoslay

  • @izraahappy8796
    @izraahappy8796 Před 2 lety +3

    Yaa allah alla abeera wlhi qosolka iga dhemeeyey video ga markii labilaabayey abeera waa shcatiro low filimaanta shactirada jil ku dhaha ama majaajileyste😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @qaalilakiofficial5107
    @qaalilakiofficial5107 Před 2 lety +5

    Wlhi abeera iga qosliyey 😀😂😂cadi mahan nagu so daar geymakan wa funny 😂😂 abwe arimaheena ✌🏾

  • @Amka_business10
    @Amka_business10 Před 2 lety +1

    iamk waa xaq uleh oo badiyay asago ka qosliyay laga diday asago quslin waa qososhay la dhahay

  • @user-vg8in3ks1c
    @user-vg8in3ks1c Před rokem +1

    Plz prt3❤❤❤❤❤

  • @fardowsomaxamud840
    @fardowsomaxamud840 Před 2 lety +1

    Abeera masha allah waxa waaye qof is ka happy ah iyo ceyda I love you iyo ibra faadil part3 noo soo samee plz hh kk

  • @manaalquruxboqoradagaftank5603

    Wiilka cusub yutuub maleeyahay aan boqaneee haduu San laheen hasameesto waan soo dhaweeneenaa🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥀💥✨

  • @cabdishakuur6512
    @cabdishakuur6512 Před 2 lety +8

    Faadil waala firiyey wana loo qosley asna wuuba qosley anaba isku celin wyey🤣🤣🤣

  • @wll____muzamil840
    @wll____muzamil840 Před 2 lety +6

    Iamk funaanada qaran wad ku qurxoon thy 🔥✌️🥰❤️🎤

  • @haroun10dieci15
    @haroun10dieci15 Před 2 lety +12

    Abeere Sxp Anaga Xata Chalange wan kujirne Adiga leeba kugu qosla Afka Hataagin pro kk 😂

  • @nasriinmohamed4305
    @nasriinmohamed4305 Před 2 lety +1

    Mk maskinka ma qoslin wa laga qaldanyhy arimahena ilkaha le cadeeye kulaabsho. Waye ciyartan

  • @camaarabdiqani142
    @camaarabdiqani142 Před 2 lety +1

    Arimaheena IMK wuu idinka saxnaa waayo wiilka wuu qoslay idinkana waa ka diideen.
    markaaa ani ahaan waxan odhan lahaa guusha IMK aa lahaa
    Waa inta ii muuqatay aniga
    Mahadsanid

  • @Anfac__anna
    @Anfac__anna Před 2 lety +4

    5:57 walhi waa fuuray 🤣🤣🤣🤣sidee isku fiiriyeen abeera jini waaye

  • @updywaduud
    @updywaduud Před 2 lety +2

    Mesha hadi ay lacag talo qosol laizkama agwaayaba iyadaba farxada zxp

  • @ayanaden8482
    @ayanaden8482 Před 2 lety +2

    Wlh team shidan ✌

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 Před 2 lety +13

    Another level challenge👍

  • @abdiak9552
    @abdiak9552 Před 2 lety +3

    Abeera cilibka ilin iga imady. 😂😂😂😂😂cawa si dhaba u qolsy wlhi 😂😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😅😂😅😂😅😅😅😅😂😅😂😅😂 apera isthe king

  • @nadakhadar7321
    @nadakhadar7321 Před 2 lety +2

    noo soo badi wll waa xaraabee

  • @ramlamohamed5616
    @ramlamohamed5616 Před 2 lety +5

    Part 3 noso sameeya please please arimaheena🥹😂

  • @haawoluulmacalinwarsame6582

    Allla waa fuurey caawa channeladiina hadaan galo jini cml kaligeygaa qoslaa wallahi farxad iigu noolaada saad nooga farxisaan alle ha idin ka farxiyo yaaqey ❤❤💖💖

  • @jihaaninaboqortoyo900
    @jihaaninaboqortoyo900 Před 2 lety +2

    Yaaa iga soo horeeyo 😂😂😂🩸🥰

  • @zuzuapdiqadir2949
    @zuzuapdiqadir2949 Před 2 lety +8

    Abeero funny wllhi 😂

  • @zukainaisse3355
    @zukainaisse3355 Před 2 lety +2

    IAMK. Baaa guuusha qaady wiilka. IAMK baa kaqslsiiiyey

  • @kimhope8832
    @kimhope8832 Před 2 lety +2

    Arimaheena waa ku sugeenaa parti three 👋🍀

  • @sowdocabdi3800
    @sowdocabdi3800 Před 2 lety +15

    Noosoobadi abwe ❤️🦁✊ saan uqoslayay wadalay 🤣🤣🤣

  • @zamzammohamatt2611
    @zamzammohamatt2611 Před 2 lety +5

    Faadil aragti abeera ku qoslay
    Abeera hadda qosol mawa isku celin karyid 😂

  • @user-yw1eo2ji7q
    @user-yw1eo2ji7q Před 2 lety +1

    Bwe wa khaladeen sharciga
    1: yaa Ila hdlin inta ciyarta socoto
    2: qufka qosolka qabto tartiib ha Kaco asagoo hdlin
    3: wxa hdli Kara qufka igu dambeya ee badiya game Ka
    Part 3 intas iga soo sax arimahenna ok bwe🥰🥰🥰🫀

  • @Beergooye
    @Beergooye Před 2 lety +4

    Legend abeera😂😂😂

  • @mrkl9165
    @mrkl9165 Před 2 lety +2

    Team arimahena

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 Před 2 lety +7

    Waa been muu qoslin stop lie guys 🙋‍♀️🌿💐🌿💕🇬🇧

  • @hadiyamohamed7977
    @hadiyamohamed7977 Před 2 lety +5

    Qosolka U dambeeya Abeera 😂😂😂😂😂

  • @Faraxzan1234
    @Faraxzan1234 Před 2 lety +5

    War safka dambe dhan waa qosleen markii cumayr ka qosliyey😁😁😁

  • @May-rv5im
    @May-rv5im Před rokem +1

    Abeera and ceyda you laugh too much😂

  • @mascuudcabdifitaax7729
    @mascuudcabdifitaax7729 Před 2 lety +2

    Arimaheena wiilka ugu danpeyay wuu qoslay

  • @ilyascabdullahi1779
    @ilyascabdullahi1779 Před 2 lety +2

    Abdalla wuuqoslay waxa badiyay Imk 🥺🥺

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki Před 2 lety +4

    Fᴀᴀᴅɪʟ & Aʙᴇᴇʀᴀ Fᴜɴɴʏ Bᴏʏᴢ😂😹

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 Před 2 lety

    illaahay ha ku caafiyo aamiin aamiin aamiin dhamaan inta xanuunsan waalid iyo walaalba inshaa allaah

  • @odaykarto1891
    @odaykarto1891 Před 2 lety +1

    part3 plz plz lpz abeera hakasoo tagin lph plz lpz part 3 😁 😁 🙏 🙏

  • @asadhagiofans6334
    @asadhagiofans6334 Před 2 lety +2

    5:57 obera sidi tubo biyo ka fakaden bu fadil ogu turay qosal 😅😅😅😅😅😅😅

  • @abdibasidkhalifyussuf2612

    #TeamAmk all time final 🔥🔥💪

  • @caddeloverabar
    @caddeloverabar Před 2 lety +1

    Adaa iska qosolsiise kulaahaa arimaheena waa funny wllhi😂😂😂😂

  • @kingartan2081
    @kingartan2081 Před 2 lety +1

    Arimaheena waayahan valoog kama jeedo

  • @osloofficial5782
    @osloofficial5782 Před 2 lety +4

    VAR 🖥
    Guuleystuhu Waa kan laga qaadey.📣📢🙏

  • @aisholayloyussufelmi9167
    @aisholayloyussufelmi9167 Před 3 měsíci

    Abeera challenge jiyadiisa aa fiirsaday mana qoslin haddaa kaa yeelo🦦😂

  • @muniir_official
    @muniir_official Před 2 lety +2

    Part 3 icant wait waxa raba inu guleysto iamk

  • @jamaalrashied2097
    @jamaalrashied2097 Před 2 lety +1

    Arimeheena wan qosol oo yay walhy

  • @saabirosca2627
    @saabirosca2627 Před 2 lety +1

    Arimahena zxbkey abeera igu salaam waan tagera ninkas wllhi funny wye hhh

  • @AbdiHakiimhadiis
    @AbdiHakiimhadiis Před 2 lety +1

    Waxa i farxad galiya malintayda in an helo oo ay iso dhacdo Notification ah "You get new subscriber" mad iga farxin

  • @zesi__poi219
    @zesi__poi219 Před 2 lety +1

    Part 3 plss armahena

  • @firdousadam9475
    @firdousadam9475 Před 2 lety +2

    Ani cumeer uunba iga qoslin lahaa😁😁

  • @muniir_official
    @muniir_official Před 2 lety +2

    Wuu qosley wlhi sxb iamk waa gaday

  • @s..5631
    @s..5631 Před 2 lety +2

    🤣🤣fadil siduu abeera ugu qsly iga gdn wlhi

  • @fardoosoxaaji4558
    @fardoosoxaaji4558 Před rokem

    Waxaa igadaran faadil sida abeera ugu qosolsiiye hhhhhhkkk wlhi fiidiyoogaan I liked jhhhhh

  • @apudykareim5444
    @apudykareim5444 Před 2 lety +1

    Abeera wa iga yaabiye sa uu u qosli rabay faadil ba Hore ka sii baxay ba qosol wa isxejini wayay Wlhi 😂😂

  • @malapoabdi7468
    @malapoabdi7468 Před rokem +1

    I’m dead socdaal uu iska sii qoslay 😂😂😂😂😂

  • @muparikyuusuf3955
    @muparikyuusuf3955 Před 2 lety +1

    BEST CZcamsR ARIMAHEENA ♥

  • @salmahmubarak712
    @salmahmubarak712 Před 2 lety +1

    Ale ha ku caafiyo insha allaah

  • @nasraabdullahisaid7054
    @nasraabdullahisaid7054 Před 2 lety +2

    I am key aya badiyey kucelis waaye ❤

  • @shankaroneyshankaroney4331

    Wilasha an jeclxay jalatikothaa mashaa Alla sobathiyaa... ilaxey xakucfyo wll

  • @abdulkaniabtidon6260
    @abdulkaniabtidon6260 Před 2 lety +3

    Cumeer Shaydaan Waaye 😂😂😂😂

  • @abdiak9552
    @abdiak9552 Před 2 lety +2

    Abeera wa iga qosliyaay wlhi bilhy. 😂😂😂😂😂😂❤️😂❤️

  • @ubahupdyprincess5414
    @ubahupdyprincess5414 Před 2 lety +2

    Prt3 pls

  • @mohamedhassan8244
    @mohamedhassan8244 Před 2 lety

    Arimaheena please part three soo sameey caawa aniga ayaba qosalka isku celin waayey lkin part three waxn rajeynaa qosalka in aan isku celiyo insha Allah marka waxn kaa sugeynaaa part three taem Arimaheena ma igu raacsan tihn in la soo sameeyo part three

  • @ibrahimmahamud8868
    @ibrahimmahamud8868 Před 2 lety +1

    Imk aa ku guuleestay waayo wiilka caadi aa looga qosolsiiyay

  • @mariaqurux6413
    @mariaqurux6413 Před 2 lety +1

    PART THREE ARIMAHEENA PLZ BRO

  • @hannamohamed5408
    @hannamohamed5408 Před 2 lety +2

    I'm the first person www😂❤❤

  • @azuuawil1757
    @azuuawil1757 Před 2 lety +1

    Wllhi wxn qozly mrka iz eegayaan faadil io abeera 😅😅😅 alla beerka 🤣

  • @aragsanabdiqaadir7591
    @aragsanabdiqaadir7591 Před 2 lety +1

    Afka ikala tagay qosol aawgiisa keep going 🤣🤣🤣