SAWIRADODA HORE AYEE SO BANDHIGEEN// ABEERA IYO IAMK..?hhhhh

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 11. 2022
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

Komentáře • 1,4K

  • @kingceyda2780
    @kingceyda2780  Před rokem +790

    Part 3 yaa so qabtaa 😂😂

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Před rokem +235

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤️ﷺ🤲🏼

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Před rokem +405

    Hadii aad ujeedid magaca Nabigeena Muhammad مُحَمَّدٍ ❤️ﷺ🤲🏼
    Like Saara ❤️🕋🤲

    • @maysar594
      @maysar594 Před rokem

      sᴄᴡ sᴄᴡ

    • @aaminocabdikafi5174
      @aaminocabdikafi5174 Před rokem

      Scw scw scw Scwscw Scwscw scw scw Scwscw scw scw scw Scwscw Scwscw scw scw Scwscw scw scw scw Scwscw Scwscw scw scw Scwscw scw scw Scwscw Scwscw scw scw Scwscw scw scw scw Scwscw Scwscw scw scw Scwscw scw Scwscw Scwscw scw scw Scwscw scw scw Scwscw Scwscw scw scw Scwscw scw Scwscw Scwscw scw scw Scwscw scw Scwscw Scwscw scw scw Scwscw scw ❤

    • @mohamedmaadey2541
      @mohamedmaadey2541 Před rokem

      @@maysar594 scw

    • @makiyamakiya3762
      @makiyamakiya3762 Před rokem +1

      @@maysar594 ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @fardowsahmed4196
      @fardowsahmed4196 Před rokem

      صلي الله عليه وسلم 🥰🥰

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Před rokem +213

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad صلي الله عليه وسلم ❤❤😍😍

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +339

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺🙏❤🤲🕋☝💞

  • @dayaxdalnuurshe680
    @dayaxdalnuurshe680 Před rokem +399

    Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara 💟☝

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910

    Inta jiifka ku daawaneysa veidogan waan idin salamaya 👍✌🖐🖐

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 Před rokem +110

    Iamk waa Funny wlhi Muuqaal uku jiroo anan Qoslin majiro😁😁

  • @Sundus753
    @Sundus753 Před rokem +116

    THE BEST PERSON EVER THE MOST KNOWLED ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MOHAMMED SCW❤💘

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo7552 Před rokem +34

    😂😂😂😂IMK yaraa saxiibo nahay uuba kabixi wayay xarfaan weye qof xarago jecel oo hadana ay xaladuhu jeexjeexeen😂 legend 😮

  • @xasankaafiabdi8485
    @xasankaafiabdi8485 Před rokem +26

    The best person ever the most khowledge able and the most shine all created prophet muhamad❤️❤️❤️❤️❤️

  • @jeeybofficial873
    @jeeybofficial873 Před rokem +10

    Midkii Ugu Wanaagsanaa Bini Adamka Ugu Na Sharafta Badnaa Waa Nabi Muhammed SCW🥰🥰

  • @ayaansahruuji4895
    @ayaansahruuji4895 Před rokem +104

    Muqal qosol badan weeye wllhi lamk funny 🤣🤣🤣🤣

  • @Haykal5
    @Haykal5 Před rokem +98

    Qofkii abid ugu cilmi iyo xishoodka badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم ♥️✨️

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před rokem +74

    Abeera before handsome
    Ceyda now handsome 😍
    IAMK before and now handsome 😍 🥰

    • @user-iq8lp6gh3u
      @user-iq8lp6gh3u Před rokem +1

      Af ingiriis waa dhameysay sharafeey

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 Před rokem

      @@user-iq8lp6gh3u Halkaan tartan English ma jiro abaayo wilasha sawirada ey soo dhigeen ra'ayigaaga ka dhiibo adhigoon aniga igu mashquulin. 🤔

  • @fartacolad2301
    @fartacolad2301 Před rokem +32

    Masha Allah. Abeera. Is number one. Wlhi. He’s a very style. ❤

  • @gaaldile8678
    @gaaldile8678 Před rokem +89

    Ku sali xabiib keena Muhammad scw 🥰😍🤩

  • @anhaarmohammedabdalla4267

    Kuwii Raacay Oo Rumeyay Baan Nahay Suubanahena Muxammed Ee An Ku Salino SCW ❤ﷺﷺ

  • @muhyadinabdi
    @muhyadinabdi Před rokem +30

    Abeera ayan dawaday mana Qoslin hadan kaa yelo Dhuusada allaha igu dhajiyo😂😂

  • @manka7914
    @manka7914 Před rokem +101

    Kusali nabigena muhammad scw ❤

    • @wllxuznilove1446
      @wllxuznilove1446 Před rokem +2

      Scw scw scw scw scw scw

    • @naimaabdulkadir2581
      @naimaabdulkadir2581 Před rokem

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @mubarakabubakar3480
      @mubarakabubakar3480 Před rokem

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Před rokem +26

    Qosolka naga dhamaday dadka dhan keen king ceyda😂😂😂😂❤

  • @maandeeqabdullahi1353
    @maandeeqabdullahi1353 Před rokem +39

    Muqaal qosol badan waaye wlhi😂😂😂😂😂

  • @cabdisamiic
    @cabdisamiic Před rokem +48

    😅😅😅abeera sawirkiisa labaad wuxuu u eeg yahay ilmo la soo helay😅😅 wllhi waan qoslay

  • @maryanxaji5577
    @maryanxaji5577 Před rokem +15

    Anih xanunsn ooy nayo ayn idin dawdy xanunka dhn waan iloby oo woo idye Alx Anih qoslyo arky Wlhi 😢🤯😣🥺 Allah idin xafido walalhyga 🦋❤️

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 Před rokem +100

    King cayda keep going Brather 🙏😄

  • @marryme4690
    @marryme4690 Před rokem +59

    Abeera muqalan Ku jirin Saa U dawan laha ma'aqan😂😂
    Daruufuhu Wee dhacan ileen Qof walba wuso mara
    Wenada Qurux badnada Wallhi😂
    IMK wasoo jabatay😂

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 Před rokem +34

    Waxaan kuqosley kabahan nin ciidan ah aya iskalaha 🤣🤣🤣🤣🤣 ala manooli

  • @maandeeqabdullahi1353
    @maandeeqabdullahi1353 Před rokem +54

    Wlhi qosol dartii ilin iga imaate👍😂😂

  • @bushramohamed4690
    @bushramohamed4690 Před rokem +21

    Laa ilaaha ilaa Allah Abeera asaga mhn umalena wlhi shaki iga jiroh🤣🤣🤣

  • @bintimahammad3208
    @bintimahammad3208 Před rokem +28

    Big up ❤ u guys made my night 😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +26

    Three legends always legends keeps goings king ceyda and abera cade and iamk another's levels pictures 💯💘
    part 3

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki Před rokem +3

    The besst person Ever The Most Knowledge Able & The most shine all created prophet Muhamed Scw Scw ﷺﷺ🤲😭💔🥱☝️

  • @nuurhusein2736
    @nuurhusein2736 Před rokem +35

    Ceydow cawa waxa nokentey labo nin oo kaladaran 🤣🤣🤣🤣
    Lkn aniga waxa iga qosliyey imk sawirkasto wuxu dhahayey sheygan tabal weye 😁😁😁😁 cawa dhan macawis afka kucilinayey aniga

  • @safianuur9278
    @safianuur9278 Před rokem +29

    I am key asi dhan tawal socdoo ahaaye😂😂😂
    Alla caawa qosolaa ladhiman rabay😂😂😂

    • @omarshariif1342
      @omarshariif1342 Před rokem +1

      Ciyalka xfda saas ubdn mid ila dhashy ina kabo kaqaato mooye weligey qof kle ma shafteyn😀😀

    • @safianuur9278
      @safianuur9278 Před rokem

      @@omarshariif1342 😂😂😂

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi2515 Před rokem +1

    Bismillaah waa qosalka aduunka waa sawiro kala kacsan cawada saan u qoslaaye waan daalay keep going sairad hore waa qurux badan yihiin mash.allaah

  • @sakariyemaxamedxasan2457
    @sakariyemaxamedxasan2457 Před rokem +15

    Kusaliya nabiga scw scw scw 🥰

  • @zunduznor6133
    @zunduznor6133 Před rokem +11

    Iamk igu daran🤣🤣🤣🤣
    Mia boy keeep going 300k coming soon 🥰

  • @miina7904
    @miina7904 Před rokem +12

    Funny weeye abera agtiisa laguma caajisayo waa laqoslayaa manta dhan🤣🤣🤣

  • @fathmahersi6842
    @fathmahersi6842 Před rokem

    Wlkey king ceyda hore u soco 300k soon inshaallah

  • @fadumoyusuf
    @fadumoyusuf Před rokem +1

    Masha allah wlleheyga noo soo badiya qosol iguma harin idin jeclahay wlleheyga❤️

  • @rahmokaid5009
    @rahmokaid5009 Před rokem +5

    Qosolka aduunka 😂😂 keeq going ceyda

  • @CumeerHassan27
    @CumeerHassan27 Před rokem +21

    TEAM CUMEER BIG FAN
    saxiibken ugu danbayn wuu furtay youtube ee aynu gaadhsiino 100k subscribe Teamkiisana 1k subscribe
    Inoo balan ah guuul

  • @faadmoyaxaye1262
    @faadmoyaxaye1262 Před rokem +36

    Ku sali nabiga scw

  • @samiirabdi6596
    @samiirabdi6596 Před rokem +36

    Kusali nabigeena scw🥰🥰

  • @fihiimaabdi4415
    @fihiimaabdi4415 Před rokem +8

    Imk wlhy Runtii oo qofa🤣👍 keep going prother

  • @sabriinmahamed6747
    @sabriinmahamed6747 Před rokem +3

    Part 3 Soo qabo faadil dum dum iyo king alpha bro so qabo🙏🥰🥰

  • @halimaabdullahi9651
    @halimaabdullahi9651 Před rokem +1

    San Oqoslaye wan foray wlhi Thanks 🙏 King Ceyda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdaladaali7305
    @abdaladaali7305 Před rokem +2

    Riyadeedu waxaawaaye inaa king ceyda lakulmo insha Allah

  • @amirafuad8659
    @amirafuad8659 Před rokem +8

    Cawaa waaad iga qosliseeen guys iamk waad shidned abeera bisinkow wd dhuuupned
    Waxa nozo qabTa arimaheenA io fadal part3 pls💕❤

  • @najaxcabdimuuse7513
    @najaxcabdimuuse7513 Před rokem +3

    Qosol darti beerka ii casaday wlhi keep going hno mcn 💯

  • @sacdiyosiman8656
    @sacdiyosiman8656 Před rokem +1

    Ceyda waxad weydiisa sandkii aya galeen zoom soodhah si loo fhmo keep going wll sare❤❤❤

  • @fardowsomuuse5368
    @fardowsomuuse5368 Před rokem +1

    Wlhi wn furay san u qosly kiliyaha i xanunay sida noga farxisen Allaha idinka farxiyo keep going walalehey🥰♥️♥️♥️💯🙏

  • @najmaarabarab6241
    @najmaarabarab6241 Před rokem +8

    Labadii nin ee teamka ugu shactirada badnaa aa keenathy cayda 😂😂😂😂😂

  • @kalakiciyechenellsalmaanca6631

    Yes waan kufarax sanhay inaan noqdo qofkii ugu horeeyay ee daa wado

  • @ridhwanmoha1010
    @ridhwanmoha1010 Před rokem +1

    M.a waxkale ilaahay haidinbarakeeyo walaalaha aanjeclahay inshaalah video ka oo quruxbadan waan sugeenaa walaalaha

  • @edabsansedahooyaded3530
    @edabsansedahooyaded3530 Před rokem +5

    Ma noli 😂walee dhib ayaa soo martin mid tabal ku soo barbaray Iyo mid qaxo dishay 😂😂funny

  • @amalhazan
    @amalhazan Před rokem +3

    Wn idiin jeclhy rabi ha idiin xafdo dhamntiin😍💖

  • @saadiaali6454
    @saadiaali6454 Před rokem

    Woow tnks ceyda dadka soqawo kudahni wasoqawate mahadsanid

  • @caaliyacqadir6730
    @caaliyacqadir6730 Před rokem

    Imk inta jeer aan arky caawa Masha allh qusulki o quf ah ilaah mka naqsado

  • @nuraacadey1854
    @nuraacadey1854 Před rokem +3

    Ceyda wll video gan so celih mar kale wlhi funny waye😂😂😂

  • @najmamohamed3096
    @najmamohamed3096 Před rokem +5

    😂😂😂😂😂😂Ala Ani manooli War lawadaan funny waye wlhi

  • @neyruusaxmad1072
    @neyruusaxmad1072 Před rokem

    Wlhi King ceyda dar alaan kuu jeclahy wllky horay usoco

  • @maxemedadan1203
    @maxemedadan1203 Před rokem +3

    Abeera gar iyo gardaro wan ku wataa Istel man 😎😎✌️

  • @fihiimaabdi4415
    @fihiimaabdi4415 Před rokem +6

    👍🤣🤣🤣 Ala Qoslka iga dhamaday Abeera miya Mise ani Lee u maleyay🤣

  • @ifraaxcabdi4956
    @ifraaxcabdi4956 Před rokem +5

    😅😅 😅😅😅💯 astaqfurulaah abeer umadeena maahan

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 Před rokem +2

    Masha allaha keep going wallahey kkkkkk so funny

  • @mrabukarmohamed7529
    @mrabukarmohamed7529 Před rokem

    imk ceeyda ana abeera gaajo waa iga kaftan intaana wadsalaaman tihiin team habeenka i dhafarsho maxkamad inan nii saaro waye 😃😃 i like swirada challangiiga 😃

  • @---Hatif__0mr---
    @---Hatif__0mr--- Před rokem +7

    qosolka dartii walahi qanjidhada idaaley,,
    team 27 video yada igu qosolka badan an dawado video gan ka midyahay
    hore u socda

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 Před rokem +24

    Kkkk Arimaaheenaa Sawiro badan hore Ka haya asiga iyo ayaaniita soo qabow labadooda😂🤣🤣

  • @fatush0marhhhh984
    @fatush0marhhhh984 Před rokem

    Keep going king ceeyda tageero aa ku ahay wlhi

  • @qadijoomar9567
    @qadijoomar9567 Před rokem

    King ceyda keep going bro😂

  • @princessmulki6525
    @princessmulki6525 Před rokem +4

    Iam aabaha shaaftada wye 😂😂😂😂😅😅😅 meel abeera kujiro aan qosol laan maba jirto😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅

  • @123mohamedh
    @123mohamedh Před rokem +8

    IMK borrow items ayuu nugu dhameeyay
    Lakiin dad caato ahaa hada wax yar ayee isku helmaameyn 😂🤣🤣

  • @maryanaxmed2852
    @maryanaxmed2852 Před rokem +2

    Waan isku dadayaa. Isda aan u.imaalaahay. maleesiya. Insha Allah.

  • @bintiwaxedofficial5610

    Ayaanita iyo alfa kuso samey please 😮😊❤wll ceyda ❤😊

  • @najaxxasan1442
    @najaxxasan1442 Před rokem +10

    Iamk wlhy beerku ifuriyay😂😂😂🤣 abeera madaxa ayu ka noola markisi hore😂😂😂 Iamk folxuma dartis walaga carari Laha wlhy markisi hore😂😂😂😂ala maanta manoli😂😅

  • @faizamohamud2298
    @faizamohamud2298 Před rokem +5

    Alabeerka Cwa manooli 😂😂😂😂qosolkii igadhameysen buufinyahow biyaha lagushubay kulahaa 😂😅😅

  • @saynabcumar4573
    @saynabcumar4573 Před rokem

    Walalky keep going wlhi qosolkii aduunka hhhhhhhhh ala beerka

  • @faadhigotahliil1371
    @faadhigotahliil1371 Před rokem +1

    Abeer waa soo samirty walhi😂😂😂😂😂

  • @deeqosaid5555
    @deeqosaid5555 Před rokem +4

    Alla ceydoow qosol dartii waa dhintay 😪😄😄😄 abeera IMK taageero buuxa u ahy hada laga bilaabo Farxad ku noolada dhamaantiin aabaha Tabalka iyo aabaha style ka🤣🤣🤣

  • @Makayela_ali
    @Makayela_ali Před rokem +4

    Cayda Instagram kala so hadlaay waxa raba inaa ku weydiyo jwb🙏
    Keep going bro 😊

  • @azuuomarfarah2379
    @azuuomarfarah2379 Před rokem +1

    Arimaheena iyo. King alpha kuso qabo plz 🙏 ceyda 😅😅😅

  • @roodoali6443
    @roodoali6443 Před rokem +1

    Wllhi waan fuurey wax kale kuma qoslayo abeera 😂😂😂😂😂

  • @queens5170
    @queens5170 Před rokem +4

    Iamk yaaiga qabsada feeruhuu ixanuujiyay😭😭😭😂😂😂😂😂

  • @anfacahmedmohamed7919
    @anfacahmedmohamed7919 Před rokem +3

    Walahi sida u quslaye calosha ixanuuntay😄😄😄😄🤣🤣🤣

  • @cabdiraxmanjiinow
    @cabdiraxmanjiinow Před rokem

    Sxp ceyda waaanaga qoslisay legend
    Waxan karabaa sheekadii runta waxaa sooqabataa
    Abeera waan kaa sugeenaa

  • @maxamuudsiyaad9781
    @maxamuudsiyaad9781 Před rokem +2

    Wllhi qosol aa u dhiman gaaru abeera bahal caadiya asd ahyd wllhi🤣🤣🤣🤣

  • @Sheeko-Sheek0
    @Sheeko-Sheek0 Před rokem +7

    Iamk Markuu dhahayo 7:00 Logada UNCRH aa soo baxday wlhi si kal io laab u qoslay💔😂😂😂
    imk umadeena maaha caawa waa raftay digniin neh wuu iska hormariyy wn hilmaame 💔😂

  • @fatimamohamed8985
    @fatimamohamed8985 Před rokem +6

    Abeera iyo IMK markay isla joogaan waxkale 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiaabdirahmanali1998

    U have mad my night otherwise wish u long life ahead inashallah

  • @Rayaa_7
    @Rayaa_7 Před rokem

    First comment king ceyda

  • @Butterfly00254
    @Butterfly00254 Před rokem +8

    Too funny IMK😂😂🙌

  • @ina_haajiyey
    @ina_haajiyey Před rokem +6

    Amk 2016 sanadkii tabalka😂😂🏃‍♀️wllh kawaha askariga aa said ugu qoslay wllh

  • @JumaanaJuujuu-oh2vo
    @JumaanaJuujuu-oh2vo Před rokem

    Part 3 waxaa soo qabanee cumeer io faadil😊pls

  • @adnaali
    @adnaali Před rokem +1

    funny boys keep going my brothers

  • @fartuuncusmaan1860
    @fartuuncusmaan1860 Před rokem +4

    2:40😂🤣😂🤣
    5:40🤣🤣😂😂
    8:08 🤣😂
    😂 kabaha nin ciidan lahaa kulahaa
    8:10
    saaxiibaa nahay intaa kasoo baxday ciidan maagashay😂

  • @inaali8296
    @inaali8296 Před rokem +4

    Iamk kiitawal ahaa ayaa kudhamaaday 🤣🤣🤣🤣
    Funny

  • @raxiimodheyman1672
    @raxiimodheyman1672 Před rokem

    King ceyda berkagarac ren abeera boo vin biyo lago sho way 🤣🤣waaye arimaheena aaway🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @munaabdi126
    @munaabdi126 Před rokem

    Iamk sawiradisu waa shidan yihin lakiin dharku kulabisanauo dhan tobalcaro waa iga qisliyay waa dacad mashallah

  • @hananbeauty1
    @hananbeauty1 Před rokem +8

    االلَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، وَبَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، فِي الْعَالَمِينَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤️