MW Waare - Xusuusta Xasuuqii

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Komentáře • 158

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před rokem +14

    Prof Waare next Somalia 🇸🇴 president insha allah Dalka iyo Dadka aya uu bahan. Ayaanle kula tali Prof Waare inow uu istago next Somalia president. Dalka Rwanda 🇷🇼 kuu dhayasho ayow naga mudan yahay hada Somali nahay. Hanoolaato iyo Ayaanle thanks 🙏🏽

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 Před rokem +14

    Waa oday Soomaaliyeed Waare iyo aqoon yahan. Cimri dheer iyo caafimaad Allaha ku siiyo. Aamiin. From Qardho, Puntland.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před rokem +22

    Waa aqoontii oo hadlaysa oo lagu daray xikmad iyo wanaag iyo somalinimo dhab ah, noolow mr waare from Hargeysa

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před rokem +12

    Waare wa aqoon yahan wax badan aqriyay wa nuuc ka mid ah dadka ay tahay in laga qoro xasuuso cajiib ah
    Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan wacan noo haysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo

  • @moe895
    @moe895 Před rokem +14

    Maasha Allah mw waare wa nin aqoonyahan ah oo xigmad badan oo dadkeena somaliyeed wax u siyaadinaya waan jeclaan lahaa inuu mar kale dalkeena uu hogaamiyayaasha kamid noqdo alaah xafido thanks walal ayaanle rabiyow dalka noo dawee oo noo xasili ismahaan from usa 🥰🥰

  • @Wadani924
    @Wadani924 Před rokem +9

    Dr Waare is a moving dictionary.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před rokem +8

    Waare waa siyaasiga ugu qaalisan uguna xikmada badan nin qaaliya alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo

  • @mdmohamedfarah3020
    @mdmohamedfarah3020 Před rokem +3

    MW Waare waxuu inoo bayaaninay talada ugu wanaagsan oo ah in reerkasta loo ogolaado in ay soo xulaan reerka kale dadkooda wanaaga lagu duhmayo .❤😊

  • @MoMo-vm3rc
    @MoMo-vm3rc Před rokem +6

    Thanks ayaanle, madaxwaynaha warkiisa waa war fiican. laakiin dad maqlo la haynin

  • @caliguuleed1651
    @caliguuleed1651 Před rokem +5

    Mw waare wuxuu ka mid yahay dadka aadka noogu yar m.a allaha ku barakeeyo madaxweyne

  • @xafsanimo8302
    @xafsanimo8302 Před rokem +20

    Waa aaminsanahay in dadkeenu ka buuxaan dad wanaagsan oo ka fayow cudurka badideen nagu dhacay ee qabiillaniyo cuqdadda ah. Lkn dadkaas markey yaabeen ayay gadaal fariisteen oo aamuseen kadibna waxaa na hor booday qof xun oo kasta.
    Yeynaan quusan. Run sheegga intuu jiro xalka waa soo dhowyahay ilaahey idinkiis.
    Mahadsanid Ayaanle iyo Waayo. Arag Maxamed Cabdi Waare

  • @Kastaro14
    @Kastaro14 Před rokem +7

    Mahadsanid Madaxwayne xog ogaalnimadaada iyo lexejeclada aad dalkaaga iyo dadkaaga uhaystay.

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Před rokem +8

    Asalaamacaleeykum
    Uruuriyaha taariikkhda
    Ayaanle iyo Indheer garadka Waare
    Allaah ha idin garab galo.
    Allaah Soomaali dhaamaanteed xasilooni nabad ha siiya🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 Před rokem +4

    Dr Waare Waa Aqoon yahay aftahanimo isku darsaday ❤

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 Před rokem +5

    Waaya arag wax badan og weeye Ninkaan waana jeclahay! Xigmadihiisa.

  • @abdirahmanmadeyenow7041
    @abdirahmanmadeyenow7041 Před rokem +7

    Waaw Maasha Allah adiga kasoo xulo qabilkeyga anigane waan kasoo xulan hadal muhiim ayuu ku hadlay mudane waare

  • @daarood9835
    @daarood9835 Před rokem +2

    PROF AWAARE WE RESPECT YOU. VERY INTELLIGENT MAN.

  • @seradjiabdi8909
    @seradjiabdi8909 Před rokem +4

    DR waare waa inuu taariikh qoran reebaa insha allah.

  • @mahadcabdullecadow1329
    @mahadcabdullecadow1329 Před rokem +1

    Masha'allah madaxweynahii hore ee hirshabeele mr waare, waa nin aqoonyahan ah, waxaan qabaa inuu yahay oday dhameed fahamsan soomaalida sidey kuhishiin karto

  • @kaiamal3286
    @kaiamal3286 Před rokem +7

    walaalo alaxifdiyo maxamad cabdi waare marwalba oo aan dhegesto waan ooyaa waa sida ow runta ugahadlo ee bishiba mar wareyta si ow qalbiga noogu soofeyo mahad sanid ayaanle

  • @yoonisfaarax3031
    @yoonisfaarax3031 Před rokem +1

    Madaxweyne Waare waraysigiisa aniga cashar ahaan ayaan u daawadaa .
    Waraysikasta cilmi ayaa iiga siyaada
    Allaha xifdiyo waare waa nin run sheeg ah .

  • @fuadabdi2246
    @fuadabdi2246 Před rokem +5

    Waa fikir aad u muhiima ah inaan daawano somalia history ahaan waxay soo martay qalad iyo saxba 👍👍👍

    • @mohamedmuhumadabdulle1919
      @mohamedmuhumadabdulle1919 Před rokem

      Mudane Waarre waa nin realisic ah waaya-aragna ah. Runti Wareysigiisaan wax badan oo iga dahsoonaa aya ii iftiimay.

  • @maxamedcaagane
    @maxamedcaagane Před rokem +2

    Macallin waare, macallinka siyaasadda

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 Před rokem +2

    Dr waare run sheeg waye aniga ninkan cml ku qancaa waayo aragnimo u leeyahay Somalia iyo dhibatadeda cml noolow Dr waare

  • @mahadsabriye654
    @mahadsabriye654 Před 9 měsíci

    Waare you absolutly legend

  • @mysalah06
    @mysalah06 Před rokem +2

    Somali they good at talking

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Před rokem +1

    Waraysi qiimabadan oo wax badan laga barankaro DR Maxmed Waare waa wacyigaliye qiimabadan khabiir.

  • @mohamedfarahosoble
    @mohamedfarahosoble Před rokem

    Mohamed Abdi ware is a one I enjoy his presentation

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Před rokem +16

    Thanks both of you, that's to learn many things

  • @maaxcalimaax1163
    @maaxcalimaax1163 Před rokem +3

    Waare anigu waxan u aqaan siyaasiga ugu macquulsan siyaasiyiinta soomaalida.

  • @engmaalin1103
    @engmaalin1103 Před rokem +10

    Prof. WAARE is a well-educated and very intelligent person in 🇸🇴 history.

  • @yusufissackabdirahman4205

    "Inta muran adduunyada ka dhacay; waranku dhiiggoobay,
    Ee dhimasho iyo geeri iyo dhiillo; culus keentay,
    Ee maanta dawlado dhistaa; dhab u taqaannaane,
    Dhashoodiyo intii soo hadh-dhaa; boogihii dhayaye,
    Waa dhugasho Aadmigu hantoo; layna dheeryahaye"!
    ~Nageeye.

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 Před rokem +8

    President waare well done 👍

  • @Sosman2248
    @Sosman2248 Před rokem +21

    Next Somali President!

    • @fnw8688
      @fnw8688 Před rokem

      Exactly 💯👍🏾

    • @ummaisha876
      @ummaisha876 Před rokem

      Fanacuudu billaah ,Ilaahoow waare iyo NGO xukun hanoogu dhiibin

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před rokem +1

    Absolutely
    Somali du Xasuuqa Runta kama Sheegaaan.

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 Před rokem +1

    Manshallah Waare waa nin aad u caqli badan runtii ee fadlan Ayaanle marar kale noosoo celi

  • @rexamin
    @rexamin Před rokem

    Ninkan ma’aqoon Lkn waa khabir mashalah allaha barakeyo

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 Před rokem +1

    Masha Allah xifdullah Thanks ❤👍

  • @ibrahimtarabi1867
    @ibrahimtarabi1867 Před 10 měsíci

    Manshaallah

  • @jmperson
    @jmperson Před rokem +2

    Maashaa allaah yaase wax ku qaadanaayo

  • @elyounussiabdirzaqomar8016
    @elyounussiabdirzaqomar8016 Před 2 měsíci +1

    Ninkan warkisa halaqaato duni kale wax nagala dhexeeyan

  • @mohamedabdullahi421
    @mohamedabdullahi421 Před rokem +3

    Manshaalh ware waa hadal sah ah

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 Před rokem +3

    Sxb Ayaanle waraysiyada Madaxwayne Waare noo badi...waa nin xikmad badan ee.

  • @ahmedaamiin8669
    @ahmedaamiin8669 Před rokem +2

    Qalbi caaafimad qaba

  • @salahyare7472
    @salahyare7472 Před rokem +2

    Mw waare Salan sare
    Runti Waa waya Arag

  • @kingabdivatah7745
    @kingabdivatah7745 Před rokem

    Keep going Hanoolaato 👏👏👏

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Před rokem +2

    DR Maxamed Waare wuxuu yiri waayeel horti baa biyaha loogu barxaa waa kalmadii uu Siciid Dani yiri oo hayd soomaalinimada waa in miiska la soo dhigo oo lagu heshiiyo.

  • @edilhassan7542
    @edilhassan7542 Před rokem

    Waraysi cajiiba Ayaanle talo martida biyo iyo Napkin soo agdhig. Si haday haradaan biyaha cabaan ama dhidhidaan ama hindhisaan . Hadii uu horyaalana ka raali noqo ma arko. Mahsdsanid wariye sare❤️😍😘💕

  • @hassanahmed-in8nk
    @hassanahmed-in8nk Před rokem +3

    Waare Run Badanaa Soomaali Runta inta sheegtaa waaku tartahay intaasna lama dhagaysto

  • @omarosman619
    @omarosman619 Před rokem +2

    This guy (Waare) is a great person and He deserves to lead Somalia.
    Thanks both of you.

  • @saidashidane334
    @saidashidane334 Před rokem +3

    Asc mashaa alaaha
    Ayaanle,waxaatahay waye araga
    Dagan hanan,noosooxulo,Dadkena

  • @xamdasiciid-yk7eq
    @xamdasiciid-yk7eq Před rokem +5

    Isuma dhowin rwanda iyo somalia
    Rwanda dadkii xasuuqa geystay qaarna waalaxiray qaarna diba aye kumaqan yihiin dowlada rwanda way radinaysa
    Halka anagu halyeeyo u naqaaan

    • @Hashi88.
      @Hashi88. Před rokem

      Waa runtaa wlle Soomaaliya waa xildhibaano, senataro iyo wasiiro.

    • @dsheikhali
      @dsheikhali Před rokem

      That is so true, in fact that is the only issue we Somalis need to solve if we ever hope to recover. thank you sister.

  • @mohamedjamma2285
    @mohamedjamma2285 Před rokem +13

    Shaqsiga kaliya oo anan hadalkiisa ka daalin waxaan Ilaawayn habeenki ayada oo Bosaso Ilma Diyano iyo Deni oo wada dhashay isku dilayeen oo iskada siyasiyiinta somalide kuwi Puntland kasoo jeeday amusan yihiin uu yiri Hadaad rabtaan taliya saldhiga ufayn in Muqdisho laga soo magacabo oo 24 sano waxaad dhisayseen khasaro noqoto dagalka wada hadikale dad wada dhasha tihin isu tanasula oo waliba Ilma diyanaw Dalka Dani ba madaxwayne ka ah.

  • @amiincnasir9389
    @amiincnasir9389 Před rokem

    Pro thanks 🙏 a lot

  • @Samaanchannel
    @Samaanchannel Před rokem +1

    Waa waraysi aad caaaqibo u leh

  • @aamincabdimacalin450
    @aamincabdimacalin450 Před rokem +2

    Aad ban ugu qanacsanahay soo tabintada

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 Před rokem

    Ninkaan waa nin wax bartey

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj Před rokem +1

    Koonfur galbeeyd somalia 300 boqol oo kun gaajo kuma dhiman ee jabhada argagixisada ee mooryaanta aheeyd ee caydiid waxeey gaajo ku dileeyn mooryaanta argagixisada caydiid jabhadiisa hal malaayiin iyo lawo boqol oo qof ugu yaraan xaqiiqada anigaa haaya taasi ee ina waaroow beeynta kala tak shacab Koonfur galbeeydka ee soomaalia hadii ilaahey taqaanid waryaa

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed3134 Před rokem +2

    madaxweyne u qalma waare

  • @siraajemohamud7644
    @siraajemohamud7644 Před rokem

    Ayagoo sidaa soomaray ayy maanta wadamada ugu sareeya marayaan Somali maryoley cashar kadhigta

  • @c.raxmaandaahir361
    @c.raxmaandaahir361 Před rokem

    Mashaallah waa fikir iyo talo fcn alle hana siiyo caqli aan ku fahano

  • @leylaaliisgoowe7242
    @leylaaliisgoowe7242 Před rokem

    والله صادق في كلامك يا رئيس هيرشبيل سابق

  • @baasharahmed4253
    @baasharahmed4253 Před rokem +2

    Anigu ninkan waan taageersanahay

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před rokem +2

    Warey sigii 2 laad maxamed ci ware sodaa ayaanle xuseen cabdi wan gartey

  • @Sabestianthetraveller

    Alxaqiiqa

  • @xasandeeq1743
    @xasandeeq1743 Před rokem

    Cajiib mudane waare

  • @naturalworld8539
    @naturalworld8539 Před rokem

    Adigà qabiilkega so xul anigana qabuilkaga aya so xulaya ware

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 Před rokem +1

    2023 ayaa laeeeyay yaaa daaroodaaay

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Před rokem +1

    AYAANLE HUSSAIN ABDI TAARIIKHDA KU XUSI DOONTA SHAQADA ADAG ER AAD U HAYSO UMMADDA SOMALIYEED. MADDAXWEYNE M A AWARE WE EXPERIENCED PERSON WEEYE. MAHADSANID AYAANLE HUSSAIN ABDI

  • @caliabukar2167
    @caliabukar2167 Před rokem

    Waa taariikh Naga qarsonayd horay usoco

  • @abdiissa1034
    @abdiissa1034 Před rokem

    Asc.waa barnajid aad uu wanaagsan. Guul guul mahadsanid.

  • @faizamohamed4289
    @faizamohamed4289 Před rokem +1

    ❤❤❤

  • @ismailyoung1639
    @ismailyoung1639 Před rokem +3

    Mr waare wareysigiisa kama daalo mar walbo waa iska dhageystaa anoo wax badane ka faaida dhanka siyaasada juqraafiga ( Geopolitical ) waana siyaasiyiinta dhif iyo naadir Ka ah ee ku fiican Geopolitical asiga iyo CCW
    Dhibka Somalida haysta waa ineysan dib u eegin Siyaasada juqraafiga taasoo wax badan naga sahli lahyd in dhib badan la xaliyo

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane3616 Před rokem +2

    Madaxwayne noo noqo please

  • @Hikma855
    @Hikma855 Před rokem +1

    Dadka wadanka Rwanda waa ay iscafiyeen ayagoo gaalo u badan waxeyna dib u yagleeleen qarankoodii, Sooomaalida in ay iscafiyaan oo ay midnimadooda iyo qarankoodii Soomaali weyn dib u hagaajiyaan maxaa hortaagan oo ay gocashadu u noqotay halbeeg siyaasadeed, Suubanaha SCW wuxuu xadiith inoogu sheegay in iscafintu cizzi lagu helo, وما زاد الله عبداً بعفو إلا عزاً Hashu maankeyga gadaye ma masaarbey liqday!!!!!!

  • @zeynebali6957
    @zeynebali6957 Před rokem

    InshaAllah. Haday. Qof. & cod. Tagto. Waara. Waa. Madaxweynahan. Dooranlahaa

  • @AliHassan-kf1ry
    @AliHassan-kf1ry Před rokem +1

    Somali waa dhagax waxba ma fahmaan

  • @saidmclnahmedmohamed9924

    Waare waaba lagend

  • @mascuuduurmaax17
    @mascuuduurmaax17 Před rokem +1

    Waa dhacdo mudan in waxayn laga barto.

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před rokem

    Xaqiiq kahadlay

  • @saedsomalilandchannel5205

    Aayad qu'raan kareemka ah waad soo qaadatay waanad qoslaysa !

  • @muhyadinmussa2046
    @muhyadinmussa2046 Před rokem +1

    Waare waa Faylasuuf Aftahan aqoonyahan Soommaaliyeed waraysidiisa kama Xiiso dhaco,

  • @Qorax
    @Qorax Před rokem +2

    Adeer waare waa iloobay xasuuqii hiiraan loogu geestat qaxootigii OGADEEN..

  • @libanmohamed269
    @libanmohamed269 Před rokem

    in qofka magac lagu sheego waa ujeedada kowaad ee banaysashada inaad ku xad gudubto qofka. markuu intaa yiri waxaan soo xasuustay sheekadii ahayd kaligii taliyaa thy farmaajo

  • @yasminesalmo7772
    @yasminesalmo7772 Před rokem

    Subxanallah

  • @qadranuurachannel
    @qadranuurachannel Před rokem

    Faqashisaaqbaabixiyey wax ataubixiyeenhawiye iyojareer

  • @Hooyo6570
    @Hooyo6570 Před rokem

    Paul kagame Halyey weeye

  • @ashrafaarofficial6820
    @ashrafaarofficial6820 Před rokem +1

    Dadkaasi taariiqda ayee wax ka barteen

  • @leylaaliisgoowe7242
    @leylaaliisgoowe7242 Před rokem

    السلام عليكم ليش ما نخلي هاذا الرجل مستشاري البلد نا الصومال

  • @omarabukarmursal8390
    @omarabukarmursal8390 Před rokem +1

    Ileen gaalada dad NGO leey ah ayey madax ka dhigtaan markasta

  • @alkenalken9460
    @alkenalken9460 Před rokem +2

    waraabihii wuxuu yiri xalay anigoo baahan waxar godkeyga kusoo dhacdey ayaa jirta meeshey joogtana waa aqaanaa qofkaan oo kale bulshada halla hor imaan maal mahan xawaadla ka dhamaan weyday naaga hooda iyo iyo wax ma garad kooda

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh Před rokem +1

    Filimka hotel rwanda sidee lagu heli karaa ?

    • @Abby2003-m8f
      @Abby2003-m8f Před rokem

      asbuuci hore dawaday eber wge filimka lkn waxa ka heli kartah website aan ka dawado filimanta waana himovies zxp netflix kama heleysid

  • @adanyuusuf5350
    @adanyuusuf5350 Před rokem +2

    Ayaanlow Somalia ineysan hashiin africa Kala badhkeed ayaa qayb ka ah Somali ayadana waa dad ayaga isku daran oo aan aqoon danta guud iyo mideena gaarka ah

  • @Juujanah
    @Juujanah Před rokem

    43 Daqiiqo oo iga qasaartay, waxaan filayay xog dahsooneed, warbixino cilmiyeysan, waxaana meesha ugu nimid sheeko iyo shaah caadi.

  • @musenugaal1349
    @musenugaal1349 Před rokem

    Asc, Ayaanloow wareeysiyada aad qaado faflan jasuuro mari sida dad in lagu aruurio mudul guduhiis dabadeedna dab lagu qabto, arintaas waxaa suuragal ah in ciyaal

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 Před rokem +3

    Wax fiican baad sheegtay balse hal cilad jirtaa waxay tahay in qofka siyaasiga ahi
    Marka uuna hayn xil si waxgarada oo aqoon leh uhadlo una dhaqmo balse
    Marka xilka loo dhiibo uu isbadalo
    Taasi sdee looga baaq san karaa waaiga
    Suaal ????

    • @Zirilkacade
      @Zirilkacade Před rokem

      Siyaasi kasta marka uusan xil haynin wax khaldan uu sheegi laakin marka uu kursiga fadhisto isagii maaha waa mid cusub wixii uu akhrinayey uu masaxaa wixii uu ka digaayey ayuu isagu ku dhaqaaqa

  • @abdirisakisse4277
    @abdirisakisse4277 Před rokem +2

    Waxay ku tusineysaa aqli xumaadii kooxdii farmaajo ee ahaay juhalo oo aan tariqda waxba ka ogayn faramjo waxa uu ahay qurba joog aan waxba tariiqda kla socon oo halmar janis hely

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 Před rokem +1

    Wuxuu rabo miyuu noo sheegaya 10000 kun kaniisada qaada aduunkaba kuma taalo

    • @abdifetahmohamed3356
      @abdifetahmohamed3356 Před rokem

      Wxn Jooga Magaalada JIGJIGA la dhaho Kiniisadaha Ku Yaala inta ay La eg yihiin 50.000 kun Oo Qof ayay Qaadaan Hadayna Ka Badnaynba Ku Darso Waa Magaalo Somaliyeed Mxd Ka filanaysaa Magaalooyinka Gaalada Kuwa Ku Yaalana..? Kiniisadaas Wxy Isku Dhaw Yihiin Oo Aad Uga Wayn Masaajidka Markiska Jigjiga Oo Isaguna Qaadi Kara Ku Dhawaad 100.000 kun Oo Qof Banaanka Xitaa waalagu Tukadaa..,

  • @PUBGMobile-kv3ec
    @PUBGMobile-kv3ec Před rokem

    Maxaa ku dhacay tutsigu inuu isdifaaco

  • @jgorgor8604
    @jgorgor8604 Před rokem

    BEST IDEA : IN ANNA AAN DADKAAGA FIICAN SOO XULO. ADNA AAD DADKAYGA FIICAN SOO XUSHO KADIBNA TALADA LOO DHIBO.
    Mr WAARE.