MUNA STAR VS 6 WIIL ADKAATE || KALA BAX DOOQADA || SIDEMEN.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 02. 2023
  • #YAHYE_HUNTER
    Waa kan channel kayga: / @dayahpro
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    Last subscribers:535,371
  • Zábava

Komentáře • 332

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter  Před rokem +174

    Waa kan cinwaanka muna star halaso dhaweeyo . czcams.com/video/aseb5v1Yofc/video.html

  • @Abdi__rahmaan
    @Abdi__rahmaan Před rokem +121

    𝐀𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐥𝐢𝐧𝐨 𝐧𝐚𝐛𝐢 𝐦𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 ❤️🙏

  • @muzamillancho3670
    @muzamillancho3670 Před rokem +53

    Falembo emotional Kii Oo qof ah 5 Goal dalaq 🤣Barnaamijkan Zadaam keeyow So qabo Nio Tageero dadkii Horaa Nehee ☝️🔥

  • @Canada.143
    @Canada.143 Před rokem +112

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

  • @ismaaciilsiciid3139
    @ismaaciilsiciid3139 Před rokem +102

    Meshan dhan felembo ayn uso galay yaa ila mid ah✌️😁

  • @DirisleAbdi720
    @DirisleAbdi720 Před rokem +40

    The best person ever the most knowledge shine created prophet Muhammed scw❤️❤️🕋💯

  • @HamzaOnline10
    @HamzaOnline10 Před rokem +45

    Muqdisho waxa xoog ku hesteen Babajeey Idiriska iyo Cabtan Baara lkn ninkan ba mesha xoog kuqabsaday. Yahya amazing job ba heysaa keep entertaining us 🎉🎉

  • @liibaanhassan449
    @liibaanhassan449 Před rokem +24

    Legend yaxye Felempo Nosobadi ninkaas Wuuna waale Suma wlhi 😂😂😂

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Před rokem +32

    Wlhy waa iga qoslisen😁😂 gaar ahaan ABDULAAHI KASHKA waa farxadii😍 kaftankii iyo talentgii oo qofa m,a alle haku xafido pro 🤲🤲🤲❤❤🥰guy's indinkana dhamaantiin keep going from German 🇧🇪♥️♥️♥️❤💚👋

  • @nimcosaleban2364
    @nimcosaleban2364 Před rokem +26

    Saki baan doran lahaa wayo waa fariid waa qof wax badan fahansan😍

  • @abdirahmanofficial840
    @abdirahmanofficial840 Před rokem +24

    Kkk wlhi wuu iga qosliyay falepo ninkan caadi ma ahan yahye ninkaan barnaamijkiisa soo badi 👍👍👍❤️❤️❤️

  • @aaminomoha-tv4ue
    @aaminomoha-tv4ue Před rokem +3

    The best person in the world prophet mohammed scw

  • @asiayuusuf2002
    @asiayuusuf2002 Před rokem +17

    Kashka waa kuwata❤️😄

  • @RuMaan7
    @RuMaan7 Před rokem +18

    Wilasha la qadan wayey qaraaarka yareeya oo ka nigala daremin 😅🤣cayda waxa ka kenaya wa qaraaarka

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Před rokem +8

    Keep going my brother ❤Yahye hunter coming soon 600k I.a ❤👌🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @gaabaneaadancabdi2189
    @gaabaneaadancabdi2189 Před rokem +5

    Naagtii xirsi ahaa istar maahoo qoftaan wan ku salamay adiga iyo yaxye iyo legend faleembo🖐

  • @daadirmaxamdxasan6201
    @daadirmaxamdxasan6201 Před rokem +11

    Abeera Raha muqdisho abdulhi kashka funny man my brother horay usoco lph 🙏

  • @cabdinaasirsaleebaan5380
    @cabdinaasirsaleebaan5380 Před rokem +87

    Zaki somali nin adag

  • @user-kx2up5zq3w
    @user-kx2up5zq3w Před rokem +16

    Zaki in the house 😂😹

  • @Akram_632
    @Akram_632 Před rokem +41

    Gabdha rage kale wey ku raxeysataY lkn falenba lagend waye asaa ku raxaystaY😂

  • @jamacxirsi4216
    @jamacxirsi4216 Před rokem +8

    600k cawa aynu uxidhno sxpkeen yahye hantar boqor❤️💍👍

  • @queenesra9427
    @queenesra9427 Před rokem +11

    Falembo legend wiilka xayaat🤣👋

  • @naciimo3199
    @naciimo3199 Před rokem +11

    Ayyy jah wilka dheer ugo horeyo jag wye😂💖🖤

  • @abdallekhiladi840
    @abdallekhiladi840 Před rokem +5

    Zxp waxaa kusoodartaa camera 3aad oo kuwa banaanka fadhiya reaction Koda dubta

  • @sheikhaxmedsheikhmowliid7259

    Zaki soomaali emotional damage 💔🥺⚡

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Před rokem +2

    Masha allah ❤legend yahahunter iyo istar ama muno ❤

  • @abdirahmanmaxamed8390
    @abdirahmanmaxamed8390 Před rokem +4

    Comment ayaan ku tartamayaa yahye hantar legend🥰

  • @Lakum100
    @Lakum100 Před rokem +2

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammad 🤍صلي الله عليه وسلم

  • @azhravadhiile1851
    @azhravadhiile1851 Před rokem +3

    Taliye video Gan iyo ki horeba dacadba❤ uqoslay wlhi inoso badi 😂😂

  • @maxamedkaysekhaliif2389
    @maxamedkaysekhaliif2389 Před rokem +6

    Yaxye hunter, waxa ku arkay real life waa wiil dadka taagerayashisa ah ixtiraama

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +5

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @ashahassan7791
    @ashahassan7791 Před rokem +1

    Muna I big fan of yours keep going abayo;)

  • @ShucaybShaafto1342
    @ShucaybShaafto1342 Před rokem +3

    Barnaamishkaan waan ka helay wllahi sxp habeen walba waaan sugaa sxp yaxye hory usco sxp

  • @Janno66
    @Janno66 Před rokem +8

    🤣🤣🤣🤣 astaqfurullh Faleenbo waa leyskugu tagey😂😂🤭

  • @Avacado.A
    @Avacado.A Před rokem +3

    Saaxiib qoftaan dhan uma begin naga badal fadlan, maxaa yeelay qof rer magaal ah ama dadka hadalka u saaxiibka ah sidaan uma hadlaan 12:00, 13:45

  • @mohamettbulshawiofficial.

    Kashka iyo zaki somali barnaamijka yaan laga reebin

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před rokem

    Yahye hunter sxb noo soo badi barnaamijkan wa wax kale

  • @abdirizakfaisal3574
    @abdirizakfaisal3574 Před rokem +6

    The goat of emotional damage faleembo 😂🐐💀

  • @sawdajoseph4193
    @sawdajoseph4193 Před rokem +8

    Istar ahaa xirsi naagtis Faleenba Ka Badiyy Markan😂😂

  • @mudugbila3126
    @mudugbila3126 Před rokem +3

    Faleembo caadiye unacsiiyeen wixiiba😂😂😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +33

    Legendary yahye Hunter and muna star another's levels another's levels voices 👍💪😀💯😎

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi Před rokem

      ASC walaalkayga SOMALIYEED, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits please and please kunka i gaadhsiiya si aan ganacsigan SOMALIDA u gaadhsiiyo ❤️❤️❤️ shorts ka dawo produits.🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏

    • @cumaryare9189
      @cumaryare9189 Před rokem +1

      جميل

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi Před rokem

      @@cumaryare9189 wll kunka ii buuxi, ganacsi AYAAN Ku xayaysisanayaaye

  • @cumaraxmed4556
    @cumaraxmed4556 Před rokem +1

    the legend faleembo wlhi cimaamada waan ku turty

  • @fahiimohassan
    @fahiimohassan Před rokem +5

    Cabdulahi kashka laantis muqalka funny kadhkaaa

  • @abdirahmanofficial840

    Yahye hunter sxb ku soo dar plz sadaam keyow funny waaa kkkk

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 Před rokem +4

    Qoftan wexe kaheshe cabdullahi kashka runta me iska shekto😅

  • @abdimalikjanuzai3418
    @abdimalikjanuzai3418 Před rokem +7

    😂😂😂😂😂 Funaano jaalaha wuu iga gadan yahy wlhi ani

  • @Abdaapoi123
    @Abdaapoi123 Před rokem +6

    Keep going pro ❤❤❤❤❤❤

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi Před rokem

      ASC walaalkayga SOMALIYEED, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits please and please kunka i gaadhsiiya si aan ganacsigan SOMALIDA u gaadhsiiyo ❤️❤️❤️ shorts ka dawo produits.🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏

  • @jamacaxmed4681
    @jamacaxmed4681 Před rokem +4

    Zaki Somali ama Zaki kismayo Manshlh nin adag libaax labo ma ahan rer kismayo ❤❤❤

    • @jamacaxmed4681
      @jamacaxmed4681 Před rokem +1

      Nin culus waye Kk dhibmalahan waa fudeed keeda iskaga dulqaado bro waa gabar walashaa rer kismayonimo guul iyo gobonimo ❤❤Manshlh

  • @elmishire8562
    @elmishire8562 Před rokem +3

    Bukayo saka uegtahay wana kujeclahay😂😂😂

  • @sakariyeahmed1183
    @sakariyeahmed1183 Před rokem +2

    Zxp yahyow kashkaa mar walpa kuu sow dar parnamishka 🤣🤣🤣 he is funny

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před rokem +1

    Kenan wa wax kale
    Keen going bro

  • @sabaadahmed2533
    @sabaadahmed2533 Před rokem +1

    Yaxyow sHp gabar walba oo ku ag fadhida waa isku soo baxaysaan😁🙈😂❤

  • @aaminoosmaan7871
    @aaminoosmaan7871 Před rokem

    Wow wan ka heliy horey u soco

  • @hogamiyeragu9561
    @hogamiyeragu9561 Před rokem +15

    videogan wuu kala kacaa wlhi blhi hadana 3like uu marooyaa illahey amarkiisah😅💔😩😂

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi Před rokem

      ASC walaalkayga SOMALIYEED, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits please and please kunka i gaadhsiiya si aan ganacsigan SOMALIDA u gaadhsiiyo ❤️❤️❤️ shorts ka dawo produits.🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏

  • @abdikadarsalatali4829

    Zikiyow ilaa San shahid ahed tomahawk wxa igashaleyo wanba wxa inta iso istajiye radiyo lagawadaa mustaqbalka ilaa Adiga Noqoto xitaa hadii gal gacel ushalenenin lacg kugu sinlahaa madama ujedo mesha iga qaldan arkosid good like 😂😂😂😂❤

  • @zakaryeabdulahi8693
    @zakaryeabdulahi8693 Před rokem +2

    Zaki somali zxp iga so adke hadalka😍😍😍

  • @maariyaahmed9416
    @maariyaahmed9416 Před rokem +1

    Alaabta dabaaldaga iga hoo kulahaa 😂😂😂 falenbo waa nawaaloosaa🤸🤸🤸

  • @hodaabdi5496
    @hodaabdi5496 Před rokem +1

    War wan idin salamay asxabta qaliga waxan ka cod sanaysa inad soqabato habon jamal super wacod si

  • @fahiimacumar-in3ef
    @fahiimacumar-in3ef Před rokem

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252616*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252612013582

  • @choukridaher2970
    @choukridaher2970 Před rokem +1

    Machllah yayah

  • @safiyamahmoud3035
    @safiyamahmoud3035 Před rokem +3

    Alla wuu iga qosliyey wlhi falaybo 😂😂

  • @qadhiimoalim588
    @qadhiimoalim588 Před rokem +1

    Yahye zxp ciyaarta wareeg noga dhig

  • @Kaamaliitoadi
    @Kaamaliitoadi Před rokem +27

    Kan Fananad jalaha wx kle wye nuclear uu tuura😂😂

  • @fadumodude7814
    @fadumodude7814 Před rokem +2

    Qof taan maxey iskaka dhigeysa inay taahay American nice abayo cadi iska dhiig ok Somali adigo jogo baad saan af somail ugu hadlesaye hada qurbo tagti maxa samen OMG 😱 😅

  • @abdikadirgalad3717
    @abdikadirgalad3717 Před rokem

    Ind wlhi waa legend wankuwata

  • @huudali2504
    @huudali2504 Před rokem

    Legend zaki waku wataaa

  • @amalyuusufdeerow7740
    @amalyuusufdeerow7740 Před rokem +1

    Kashka wlhi woo iga qusliyay😂😂🤦‍♀️

  • @busadbanjiidh1493
    @busadbanjiidh1493 Před rokem +1

    Wiilka kuwad wan ka helay 😊

  • @bellaahmed5193
    @bellaahmed5193 Před rokem +3

    Hestii sharafta wey kaqaden 😂😂

  • @Laaki-ny4xh
    @Laaki-ny4xh Před 4 měsíci +1

    Zaki wa wiil wanagsan❤❤❤

  • @Aw-Mo
    @Aw-Mo Před rokem

    Really 2da wof een barnaamijkan u daawado waa zaki and kashgar please 2da haka rebin

  • @Z_seyro
    @Z_seyro Před rokem

    Yahya hanter zxpow sumayo Niman meesha soo istaaji ee Kala dooro dheh plz🙏🥺

  • @gorgor5911
    @gorgor5911 Před rokem +1

    Adi iyo shuluqdada iyo pizzaha israaca😂😂😂😂

  • @AsmaXasan-di3zt
    @AsmaXasan-di3zt Před rokem

    M.a keep going

  • @marwaabdi5693
    @marwaabdi5693 Před rokem +2

    Keynan wan kufaraxsane ina isku team nahay damu arsenal🥰🥰🥰❤❤❤

  • @tanadoahmed4317
    @tanadoahmed4317 Před rokem +2

    Kaftanka qaar waa xadgudub looma baahna.

  • @Cabdicali100Ahmed-gc5xz

    Yahye waan ku taageraa walee ilahey amarkiis

  • @RA_Q20
    @RA_Q20 Před rokem +2

    Hey hey. Wiilal isku xishooda. Waad ku xag gudubteen gabarta. 😔

  • @haniabdi8430
    @haniabdi8430 Před rokem

    noo soo badi abowe

  • @liibaanhassan449
    @liibaanhassan449 Před rokem +1

    Kashka Jiini waaye 😂😂

  • @abdillahimado703
    @abdillahimado703 Před rokem

    Qoftan waa Quruxlay Masha allah

  • @baaba_11
    @baaba_11 Před rokem +2

    Meshan kashka Lee Shidayo 🤣🤣

  • @aliasalahfarah2180
    @aliasalahfarah2180 Před rokem +1

    Wow keynan hadaladisa 😊

  • @kingayooze5031
    @kingayooze5031 Před rokem +1

    Qofta wee iska waashaye nuucasa dad ugu raaxeese deh dooradi iyo pizzaha badsaty saan kunoqoty markasa wiilasha ina ka weyn tahy isku mooda waa naag ayado yar habarowday hal naasne u dheertahy ee warada Dhiig isgaliya qofta iska buusa

  • @abdihakinaden-po7og
    @abdihakinaden-po7og Před rokem

    Zaki legend legend dalay aya dahay

  • @zakixuseen-8528
    @zakixuseen-8528 Před rokem

    Soo badi taliye

  • @nimcomoxamed2345
    @nimcomoxamed2345 Před rokem

    Waw fanano buluga wa kahele

  • @zumayo5125
    @zumayo5125 Před rokem +5

    Nooso badi😁

  • @RuMaan7
    @RuMaan7 Před rokem +2

    Horta dadka marki lagu dadiyo maxa u caytaman wan ka yabey siiba wilasha marki lagu daddy cay Bay nafta kaga qadayan🤣😅

  • @hanadcrown
    @hanadcrown Před rokem +1

    Legend

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před rokem +2

    Faleembo is not easy

  • @abdikhalaqahmed
    @abdikhalaqahmed Před rokem +1

    War wxni grcsana 😂😂😂 muna filmka miskiin bay tahe

  • @maryamaruuna2153
    @maryamaruuna2153 Před rokem +1

    Ar xariiftan way naga waashay talhi 😁

  • @faisamusse8522
    @faisamusse8522 Před rokem +1

    9:52 mashallah this brother rich in mind so most Somali man 😂 CK fight with big head and big head said he tribe own most business in muqdisho kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk not really dream boys

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před rokem +2

    Kulan adag reer muqdisho ismuujiya

  • @mq.2023
    @mq.2023 Před rokem

    Muna 🌟 🤩

  • @haniabdi8430
    @haniabdi8430 Před rokem

    wa barnaamijka kalia iga qosliya

  • @sacdiyosamaara2478
    @sacdiyosamaara2478 Před rokem +1

    Kashka qalbiga bash🤣🤣🤣

  • @haykalpoi8896
    @haykalpoi8896 Před rokem +3

    faleenbo kibir badan lacagta miyaah😀

  • @Blackmaslim19
    @Blackmaslim19 Před rokem +1

    Asc