Qeybti sadexaad ee Barnaamijka AF MEER iyo dilaa Sahal

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Waa qeybti sadexaad ee Taxanaha Afmeer iyo qaybihii kale ee Shabakadii uu horjoogaha u ahaa Faysal Gujis ee dilalka Madax Jabinta u qaabilsaneyd Argagaxisada Alshabaab waqooyiga magaalada Galkacyo.
    Qeybti horre waxaa sheekadu ku ekayd dilaagi Sports ka ahaa balse qeybtanan sadexaad waxaan kusoo qaadan doonaa Sheekada Arxanlaawe aan ka absokeyn Feysal Gujis hadii uusan ka darneynba,waa ka dilal badan yahey Feysal Gujis sida uu usheegey Afmeer ,Aqoon ahaan Diinta iyo Maadiga midna wax kama yaqaan hadaba aan isweydiino qofka aan xumaantaas oo dhan aan ku sifeeyey waa Sahal Cabdullaahi Jaamac oo sanadkii 2008 uu Argagaxisadi Alshabaab uu kuso darey Maxamed Xassan Cawke Jeeri Atoorihii 13 sanno maskadda u ahaa dilalka madax jabinta iyo Qaraxyada ee waqooyiga magaalada Galkacyo.

Komentáře • 513

  • @Ahmethozman
    @Ahmethozman Před 3 lety +203

    Ani anigoo Jiro 13 ilaa 15 sano jiro 2012kii wxn degna Mogadishu degmada heliwa gurigeyga ano horfadhiyo ii imaden kadibna wxy igu dhahen walalaha u adeeg lcg 100dollar na wey isoo bixiyn runti aniga wn ka diday tashkiilintoda weyna icabsi galiyeen gacan iyo lug baan ka jareyna iyo waxa aye idhahen mrka wey iga tagen inte idharbaxsheten ciilkoda ilaa hda ihaayo, marka hadi aad wixi saxan iyo wixi xun kala sari karto cid ku tashkilin karto majirto ayagana wey ogyihn oo qof wax fahmaya ma raban aniga wxn layabnhy niman waweyn dhahyo waaley tashkiiliyay alxmdllh alle ayaa iga badbadiyay dhagartoda intii dhalinyaro eey dhumiyeena Allah haka soo celiyo,,,

    • @marhoraansameeyaykingdom6355
      @marhoraansameeyaykingdom6355 Před 3 lety +8

      Wlaal ilaah ba kaa qabtay dhagartoodi wxaan wa musibo somali looso diray bal qof dadkisi so dil la leeyahay o hayeh dhahaayo.... 250 dollar naf dhan siisasanaaya wa akhiru zamaan bro... Lkn dhiigi dadka kaso ifbaxay... Ilaahay naarta hageeyo alshabaab

    • @danielabdiwahab5827
      @danielabdiwahab5827 Před 3 lety +5

      Nimankan psychology-ahaan waxay isticmaalan xeelad ah in ay ka xaystaan dadka jaahilka ah oo waxkasta u nugul!!

    • @AHMED-AK2030
      @AHMED-AK2030 Před 3 lety

      Haa zxp ragan lacag radis ay ahaayeen

    • @farhanmotto8698
      @farhanmotto8698 Před 3 lety +2

      @@marhoraansameeyaykingdom6355 Maxaad askarta ugu sheegi wayday markaa Maxaad u qarisay waxa laga yaaba in aanay dad badan noloshoda waayen hadaa sheegi lahayd

    • @hamdisagal8177
      @hamdisagal8177 Před 3 lety +2

      War illahay baa kaa badbaadiyey inbadan umahadceli musiibo weeye nimankani

  • @afmeer
    @afmeer  Před 3 lety +147

    SUBSCRIBE DHEH CHANNEL KA OO SHARE DHEH,WAXBA KA DHIMI MEYSO INTAAS ANAGANA DHIIRIGALIN AYEY NOO TAHEY OO WAXAAN DAREEMEYNA JACEYLKA DADKEENA SOOMAALIYEED.

    • @abdiali8315
      @abdiali8315 Před 3 lety +3

      Waaa idiin saaray howl fiican ayaaa qabateeen

    • @sss-hv8lj
      @sss-hv8lj Před 3 lety +4

      Wax khalada ayaad samayseen wiilka maxaa umuujiseen hadii ladilo idinkaa dilay wllhi

    • @zamiiropretty6305
      @zamiiropretty6305 Před 3 lety

      @@sss-hv8lj wlll yuu muujiyey

    • @abdiali8315
      @abdiali8315 Před 3 lety +2

      @@sss-hv8lj war waa maxay fulinimada ma raxanweyn iyo jareer iyo waxa la shaqeesta Galkacyo waaa uga dhammaatay.
      Xaaaaraaaanta.
      Guuuuuuuuuuuul dadkeeeeeeeega.

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli Před 3 lety +3

      Chanel badan oo facebook soo galiyey marka ka saara!! Hadii aad rabtaan dad badan!! Copyright

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 Před 3 lety +47

    Ilaahay baa wax ilaaliya lakin shacabka somaliya waa in ay carruurta daba gal ku sameeyaan. Hadalkaa yaa igu raacsan

  • @cidasarta5476
    @cidasarta5476 Před 3 lety +25

    Waxaana joognaa xiligii rasuul ( scw) uu dhahay waxa lagaari doona qof ladilay aan ogeyn sababta loo dilay kii dilayane asne garaneen sababtu udilay 😢😢

  • @abdirisakabdillahiali9920
    @abdirisakabdillahiali9920 Před 3 lety +36

    WERIYE
    TALO AAN KU SIINAYA WALALNIMO MARKA AAD ARGAGIXASADA WARAYSANAYO WEJIGAAGA HA SOO BAN DHIGIN QARSO TALO AHAAN WAXAAN WAX KASTA KA FILO

  • @bushrocismaan4298
    @bushrocismaan4298 Před 3 lety +19

    Wajigaaaga inaaad qarstao ahayd wariye ilahay hku xafido wll

  • @zaytum
    @zaytum Před 3 lety +9

    Subxaanalaah Dilkii dadkii aan diley dhiigoida ayaa maska da i madoobeysey.. Ninkan maba inkirayo waa arin fiican oo loo hayo cadeymo cadcad ah uu ku sharaxaayo siduu u diley dhamaan marxiimayaasha. Ilaahow u naxariisto dhamaan dadkii uu diley janadtu fardowsana gee aammiiinnn 🙏🙏🙏🙏

  • @caaqilka4379
    @caaqilka4379 Před 3 lety +12

    Sahal 2017 wuxu safar nooga qaaday garowe ilaa baraN anago dhalinyaro kubadeed ah, gaari bas ah buu watay wxaan ku xasuusta inuu muqayiL ahaa mana hubo inuu tukanayay, isma lahayn kooxdaas bu ka tirsanyahy, Cajaaib😲😲😲

  • @Arweelo
    @Arweelo Před 3 lety +67

    Jeeri markaa waraysanayso su'ala adayg uga dhig saan xog fcn uga helno walaal

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 Před 3 lety

      Waxa donaya jeere wariysi ma lawariystay walaal waa big boos alshaabab galkacyo

    • @abdifitahahmed3243
      @abdifitahahmed3243 Před 3 lety +4

      Abdiaziiz africa halogu waco marka ninkas lawareysanayo

  • @amaalasad45
    @amaalasad45 Před 3 lety +51

    wariyahaan waa nin fcn si wacan ayuu u wareysan allow cadowga ka qabo inshallh is ilaali wll

  • @abdirizakcirro7418
    @abdirizakcirro7418 Před 3 lety +27

    Waxan aad ugu faraxsanhay, dadkii aad leysen in ay cadalada heli donan. 😍
    Waxaan u mahad celinayaa cid walbo kashaqaysay, so qabashada dambilayashi falalka arxan darada ahaa kagaystay gobalka mudug.
    Hawl kama daloyinow reerku wali waa hogadii.

  • @ridwancabdixakin8733
    @ridwancabdixakin8733 Před 3 lety +7

    Timire Wariyuu kubananyhy wlhi Ilaahay Ha amaansadee Guuleyso❤

  • @rakbah.c
    @rakbah.c Před 3 lety +8

    Kulahaa anu qoraalka ma fahmayee waan eeg eegijiray uun wixii lasheegayay baa ku cad in shabaab ku kaxaystaan jaahiliinta nugul een waxba garanayn

  • @samirahussen8574
    @samirahussen8574 Před 3 lety +10

    Adeer cumar dheere Allow kuu naxariis habeenkii la dilay waxaan is caawa magaaladu waa rogmaysaa caro Allah dartii allow idin wada naxariisto dhamaantiin😭😭😭😭

    • @Mohamed-gl2zq
      @Mohamed-gl2zq Před 3 lety +1

      Waa adeerkay Allah unaxariisto 😭

    • @samirahussen8574
      @samirahussen8574 Před 3 lety

      @@Mohamed-gl2zq aamiin wll waa adeerkay aabahay sxbkii ayna isku shaqo ahaayeen lliw uwada naxariis intii xaqdaro lagu laayay

    • @suhuuraxmed4761
      @suhuuraxmed4761 Před 3 lety +1

      Allah jannadii hawada geeyo inta kuwaan lamidana hasoo wada saaro

    • @samirahussen8574
      @samirahussen8574 Před 3 lety

      Aaamiin ya Allah

    • @SweetySweety-cf6yn
      @SweetySweety-cf6yn Před 3 lety +1

      Illahay ha urahmo wlhi habenka waxa is iri amu dhulka idinla go a waxa roob iyo onkod xoog leh da ay 😪😪

  • @ahmedwalad4336
    @ahmedwalad4336 Před 3 lety +4

    Walahi Sahal waa manaxe wayn aan naxariis aqoon isaga iyo inta la midka ah allaha naga qabto.
    WARIYAHA WAXA KA CODSNAYNAA IN UU ILAALIYO XAQA MAXBUUSKA WARAYSIGA UU LA YEELANAYO CAYDA MA FIICNA IYO KU XAD GUDUBKA QOFKA

  • @ahmedkheyrabdirisaq4524
    @ahmedkheyrabdirisaq4524 Před 3 lety +6

    Amni ahaan waxaa wanaagsan in uu weriyuhu is qariyo codkiisa uun noosoo gudbiyo
    Waxwalba maa ka macquul qolyahaan nabad diidka ad eebbe haku amaansado Walaal

  • @xanzuuzam4892
    @xanzuuzam4892 Před 3 lety +8

    war wariyaha camerada ka leexiya🙈😥

  • @taqiyomohamed2759
    @taqiyomohamed2759 Před 3 lety +15

    Maxamad timire halyeey putland usoo baxay allaha ku xafido

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Před 3 lety +5

    Ayga aygu dhalay dhiigyacabka isaga iyo kii horeba intaan la dilin ha sheegan argagixido kle oo gaalkacayo ku sugan marka inta bansan lagu xidh xidho kii so maraba in ka jaro
    Kulaha qurankavtabarik gaadhay jiska sedexad ila tabarak WAA WADA JAHILKA

  • @mohaaarkapl7826
    @mohaaarkapl7826 Před 3 lety +6

    Guulayso wariye timirre waxaad tahay wariyaha kaliya ee dawladiisa iyo dadkisa puntland sida dhabta ah uga soo gudbiya xaqiiqda waxaan like iyo share dhaha reer mudug dhiigu hashaqeeyo

  • @RasakQalley14
    @RasakQalley14 Před 3 lety +11

    Well donE Af Meeer Howshaa hysaan Allah idin la garab qabto
    Lkn wxaan idin ka codsanaYaa iniidan jil jileec tusin dhagar qabayaasha aad su,aaalo adag weydiiisan shacabkana ay wax ka kororsadaan

  • @ENG_Mowlid_Hagiaden
    @ENG_Mowlid_Hagiaden Před 3 lety +13

    kulahaa juska 3aad ban Gaaray tabaarak🤣 tabaarak ma 2baa mise sadex ninkn waaaba ka dhacsanyhy🙃

  • @mohamedmubarak8708
    @mohamedmubarak8708 Před 3 lety +6

    Wariye suaalahaaga nidaamso sidii inaysan waxba kuu diyaarsanayn baad wax u wadaa

  • @nasrofarah8347
    @nasrofarah8347 Před 3 lety +10

    Masha allh wllkey timire allha ku xiftiyo is ilali wana ku mahdsantahy waraka af meer oo ad nosogubinayso

  • @madam3675
    @madam3675 Před 3 lety +5

    Waxan sugaynaa waraysiga ninka laydhaa jeeri , wariyaha wan kugu mahad celinayaa your bravely and high skills questions

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 Před 3 lety +10

    Cajiib waxaa muuqata in sirdoon jirin, intaas oo sano intaas oo dad qiimo leh ineey dilaan dad saan u liita, kuwaan hala daldalo yaan xabad lagu qasaarin

  • @ayshafashion7419
    @ayshafashion7419 Před 3 lety +11

    Shacbka reer gaalkcyo way guulaysteen share subscribe halaisagu daro AF meer xogta sugan saad nosisana wku mahad santahay wariye Timirre
    Gulayso

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Před 3 lety +2

    Good job,, balse sidee kudhacday caruurta argagixisada inay 10 sano kabadan dadka magaalada galkacyo kulaayan oo shirdoonki puntland ogaan waayen (RIP) shirdoonka puntland

  • @Sulfekarim2020
    @Sulfekarim2020 Před 3 lety +4

    Waxaan gaaray juzka 3 aad ilaa Tabaarak kulahaa Subxanlllah

  • @cabdimajiidkhadar6631
    @cabdimajiidkhadar6631 Před 8 měsíci +1

    Arrintamaha uugu waaweyn ee looga faa’iidaystay; sababna u ah in dadka maskaxdooda la qabsado waxa weeyaan: aqoondarrada iyo wax la’aanta!
    Bulshada Soomaaliyeedna waxa looga faa’iidaystaa DAWLAD la’aanta!
    Alle waddankeenna NABAD ha innooga dhigo.

  • @suhuuraxmed4761
    @suhuuraxmed4761 Před 3 lety +5

    Allah ha uwada naxariisto dhammaan inta kuwaanoo kalana ha soo qabto timiroow aad ha usalaamin ninka dadka indheheennii dhameeyey

  • @adenabdinur5358
    @adenabdinur5358 Před 3 lety +6

    Allaha u naxaristo intii aad disheyba allaaha ku cadaabo adigase

  • @ducalesalmaan2975
    @ducalesalmaan2975 Před 3 lety +1

    Nolosha ha lagu Guubo kuwaan wlhi mida kale sxb wariye Talanti leh Ayad tahay inad muqalkaga Qariso Aya ficna oo sidi Barnaamijkii hore Aad ka Qabatay dilagi Gujiis oo kale inad kana u duubto Alle ha ku xiftiyo sxb no Soo Dadajii waraysiyada kalana Thankz bro

  • @asiyaahmed7739
    @asiyaahmed7739 Před 3 lety +3

    Iskamadaayo dawashada barnamijkan ana habeenki bn ku riyooda balaayadan wada foosha xun xun🤦🏽‍♀️🤦🏽‍♀️😥😥😫😫

  • @ramlamohamed263
    @ramlamohamed263 Před 3 lety +10

    Hal mid ban puntland ula yaabay waxa waye nimankan dadk dilaya oo iska dhex cararaya magalada miyaysan magalda dad ku noolen war puntland ciidankina so tababara rer badiye walba ciidan ba ahu leyahe isago khibrad lehen oo sirdoonka adkeeysta oo 5ti qof makhayad fadhida Hal qof sirdoon ha ahado aduunka sirdoonka ba heer lagu gaaray

  • @dekhassan7444
    @dekhassan7444 Před 3 lety +4

    😭😭😭😭😭😭wlhy waa wax laga naxo qof dhalinyaro ah oo dadkiisa laynaaya dhalinyaradu waa ubaxa mustaqbalka dalka !!

  • @fartunabdisalam1006
    @fartunabdisalam1006 Před 3 lety +4

    Downloadka noo fur Ina timirow
    Wax ducysab baa tahaye
    Walad nin karmeed thaye

  • @SomalidocumentryTV
    @SomalidocumentryTV Před 2 lety +1

    Dadkaan cilmi nafsi ahaan ayey u tababaran yihiin sidan sirdoonka wa kuwa tashkiilinta qaabilsan qofka markey la sheekeystaan ayey qiimeynayaan garaadkiisa maskaxda iyo fahamkiisa waxay weydiinayaan su'aalo waxay qiimeynayaan heerka damaciisa dhaqalo jaceylka ka dib ugu danbeyn barnaamijka dhabta ayey uso bandhigayaan qofku wuxu u sheegayaa nin kale inu barnajka wato qofku marku aqbalo ayaa lagu shaqeysanayaa waxaan hubaa in %90 u galeen dhanka Lacagta waayo qofka lacagtu way indha tirtaa sida daroogada oo kale

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn Před 3 lety +3

    Nimayahow Ninkaan waraysigiisa maxaa ka khaldan ma khal-khalsanyahay mise waa la kululeeyay Mise waxbaa la siiyay
    1:2008 waxan jiray 16sano hadana waa 2021 waxan jiraa 32 xisaabtas waxbaa ka khaldan
    2:Xabada dhalaan ku baraaweyn jirnay oo hadana magaalada dhexdeda inta salaada subaxa la tukanayo dadkuna inaa banooni ciyaarayno bay moodi jireen
    3: Qofkii iigu horeeyay ma aqaan oo xasan baa la dhihi jiray qofka markan dilaynana nalooma sheegi jirin?
    4:Hala bookhad baa la igu xiray wax la igu xiray ma aqaan wax i sii daayayna ma aqaan?

  • @mahamedmahamed597
    @mahamedmahamed597 Před 3 lety +1

    Imanka Alle Kaqaad Kan Wan Aqaan Bosaso Maxa Landhuu Kuwada Cayarnay 2010 Golis Horteeda Buurta Ladhihi Jiray Alla Maxan Cayay Ninkaan Shoow Waaba Dilaa Alla Idhafsiyey Masiibu Kugu Dhacday

  • @asadlionish
    @asadlionish Před 3 lety +1

    Gacan sadexaad iyo gacan koowaad bay leeyihiin subxan Allah ,, war ma alaab la xaraashayaa .. waa niman aad ufog ee hala toogto nijaasta .

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 Před 2 lety +1

    Wixii shabaab sheygto dawlada waain cafinin shabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil

  • @mohamedabdirahmaan847
    @mohamedabdirahmaan847 Před 3 lety +2

    Wariye inaad muqalka kaso dhex muqoto maha khatar wayen bd ku jirta wxi danbe wll iska ilaali. Taxadar

  • @maryanswety9637
    @maryanswety9637 Před 3 lety +5

    Wariyahaaa inu wajigisa qarsadaaa aya amni ahan fcn ilhy shartodaa haka qabtee

  • @ibrahimabdi7700
    @ibrahimabdi7700 Před 3 lety +3

    Masha alh jazakallah ciidanka qalabka sida ee puntland

  • @aliinapea6847
    @aliinapea6847 Před 3 lety +4

    Ninkaaan guriga ayuu nala dagnaa wlhi wxbana lgama dareemi jirin

    • @sayidmoha2370
      @sayidmoha2370 Před 3 lety +1

      Wlhy dheh Apao anaa maalin bastolad ku argay😢

    • @zaammohaa3028
      @zaammohaa3028 Před 3 lety

      Alshabaab waxaa ah inta dadka ugu jaagilsan ugu caqliga xun ninkaan xitaa halmar lagama shikiyin miyaa midkle dowlad daciif ah baa naciishay 🥲🥲

    • @fardowsougbad4250
      @fardowsougbad4250 Před 3 lety

      Xaas iyo caruur malahyn miyaa ninkan

  • @saraisse3019
    @saraisse3019 Před 3 lety +4

    belo ku cafisey dad aan waxba galabsan bad xaqdaro ku dishey caruur bad agoomeysey hooyoyin baad asay u saartey markasad cafis dalban lagu cafin maayee wajibka aad leedahay ba lagu marin insha allah

  • @cawilfaanto3234
    @cawilfaanto3234 Před 3 lety +3

    Shababku waa saddex
    Waa cadaabtii ifka
    Codowgii somaliyeed
    Iyo codowgii diinteen dadka nacsiiyey

  • @abdiazizmurttimal5443
    @abdiazizmurttimal5443 Před 3 lety +4

    War kan anaa dhama kulahaa quranka labo juz ban ka garaylee😂😂🤸‍♂️💯

    • @geeleisse4406
      @geeleisse4406 Před 3 lety +1

      orod ku biir argagixisada 🥺

    • @abdiazizmurttimal5443
      @abdiazizmurttimal5443 Před 3 lety +1

      @@geeleisse4406 ina keen dee aan jahaad tagnee😂😂🤸‍♂️💯

    • @liibana22
      @liibana22 Před 3 lety

      @@geeleisse4406 kan jeeri ladhaha igu daran dadkan dhalinyaradan way caabudeen.

  • @aishaosman5991
    @aishaosman5991 Před 3 lety +1

    Aabahay cisman gaduud iyo aderkay abdulahi bay hal habeen dileen ilahy aakhiro iyo aduun idinma naxariisto

  • @ahmedfarahismail2549
    @ahmedfarahismail2549 Před 3 lety +10

    Waar maad is qarisid wariye waa laguu soo galee🤔

    • @moqani5525
      @moqani5525 Před 3 lety

      Aniga xitaa waan yaabay ma eheen walalkeen in uu isa soo dhiga sababto ah ku waan waa ma na xayaal

    • @Ahmedjib
      @Ahmedjib Před 3 lety +1

      Ninku waa askari ma wariye shacab ah baa u haysataa.

  • @koodbuurmediaprodaction7214

    waar haaye wejigaga qarso sxb ilaahayba wax ilaaliye

  • @ayshafashion7419
    @ayshafashion7419 Před 3 lety +6

    Waa mid ay jahilnimadu biyo dhigtay
    Arxanlawe illahay kuma danbi dhafo

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 Před 2 lety +1

    Dawlada waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan is gaarsiinta hormuud somtell dawla da waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan indageysato hormuud Iyo somtell dawla da waain dageysataa talepoona shacabkey wataan waxey ku hadlaayaan dawlada waain dageysataa dawlada

  • @mahadow1
    @mahadow1 Před 2 lety +1

    DENI hadii madaxweyne uu noqdo, Al Shabaab dambe Soomaaliya luguma arki doono 😅

  • @daruurahakore4254
    @daruurahakore4254 Před 2 lety

    Mahado dhan ALLE bay usugnatay, kadaibna mdxweyne deni , saraakisha aminga oo dhan iyo dabcan wariyahaba... balaaydan halasoo afjaro

  • @cabditalyani1734
    @cabditalyani1734 Před 3 lety +3

    Insha allaah 500 k waad gaaghi doontaan wayo barnaamijyadiina ayaa wacan

  • @kaahadhiin6988
    @kaahadhiin6988 Před 3 lety +2

    Guuleyso walal waxaad qabatat shaqo fiiican aad iyo aad isku ilaali adiguna oo ogsoonow wali halis badan baa jirta , Madaxweyne Dani wuu ku mahadsanyahay in uu shaqo fiican qabto

  • @abdullaahiahmedali2629
    @abdullaahiahmedali2629 Před 3 lety +2

    Fadlan muqalkaga naga daah wariye
    Kaliyah su aalahada iyo ninka wajigiisa ayan laqabsane nooga dhig plz

  • @cm.7447
    @cm.7447 Před 2 lety +1

    Timire wa ku xigta meshi uu cabdicasiis afrika maraysa ee qaadkan sun sad wax utebinayso iska bedel

  • @asmamaxmed8819
    @asmamaxmed8819 Před 3 lety +10

    Cumar dheere habenkii ladilay anaga ogee glkio say noqotay😭😭😭

    • @qadarsaeed
      @qadarsaeed Před 3 lety +2

      Awowgay yuu ahaa cumar dheere walahi tolkis kala shakiyay ilaa hadana dadba lagu tuhunsana xaqii inuu ifay kufaraxsanahay cadaabka alana usugaayo geeridana dhadhamin donan nacalad haku dhacdee so sad alow unaxariso awowgay cumar aw cabdile zaciim reer shucayb ahaa

    • @liibaancadde1313
      @liibaancadde1313 Před 3 lety +1

      😔

  • @taanaofficial4626
    @taanaofficial4626 Před 3 lety +4

    Legend Timire

  • @mohameddhubad9764
    @mohameddhubad9764 Před 3 lety +1

    Shaqada Ha socoto .
    waxan idingu bokadinayaa Shaqada Ad Haysan .
    afmeer . Guul .
    howsha Halkas Kawada . Fashilka Argigixisada Arxanka Daran Ee Ugus
    masjid Salama Mahn Xafada Hormar ee waa Xafada israac .

  • @ismacilcabdi8723
    @ismacilcabdi8723 Před 3 lety +5

    Qaabka loo qabtay waxa fiican in sheekada laga reewo

  • @topgoals2118
    @topgoals2118 Před 3 lety +3

    Copy righ usamee muqaaalka chanalada lagalinayana udiiid

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 Před 3 lety +2

    Inaa lilaahi wainaa ileyhi raajucuun
    Subaxaanallaah Allah uwaasiciyo dhamaan eheladii oodhan Samir iyo iimaan Allah kasiiyo timire Allah kuxifdiyo walaalkiisa sharkooda alle hakaa ilaaliyo Aamiin Aamiin yaarbi

  • @deeqfareey4604
    @deeqfareey4604 Před 3 lety +2

    Masha allah wariye timire ninkan waa ninki adeerkay cismaan gadudow gacantisaku dilay

  • @dagandagan1408
    @dagandagan1408 Před 3 lety +2

    Waa nimanka ugu lacagta badan bah mareexaan waa ina gudir waa dajo asagoo yar ayaa hooyadii dhimatay kibir ayaa gaysay baahi uma gayn dad dilowga war toogta maxaa loo hayaa racfaan ma isfaahilaan

  • @khalifmohamed2407
    @khalifmohamed2407 Před 3 lety

    illahay haw naxaristo shuhadadi ku baxay gacanta cawga illahy haku daro shuhadada adbay umahadsan yihin Teamka Af-meer illahay waa cadil kuwa dhiiga muslimka qubayey ee dhulka illahay melaha ugu sharafta badan ku dadinayey manta gacanta dawladda bay ku jiraan waxa ay helen cadalad

  • @abdullahishuud1926
    @abdullahishuud1926 Před 3 lety +2

    Jeeri ha la waydiiyo silsilada madax jabiska iyo dhiig daadinta uu isagu horjoogaha u ahaa iyo meelaha ay kala jogan

  • @AliHassan-wq4xf
    @AliHassan-wq4xf Před 3 lety +2

    Guul puntland from jabuti

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 Před 3 lety +4

    Killers mistake teste the death in a cruel way

  • @samirayusuf30
    @samirayusuf30 Před 3 lety +3

    Ina aderkey is ilaaali codkar bathy runtii❤️

  • @SweetySweety-cf6yn
    @SweetySweety-cf6yn Před 3 lety +4

    Khain beenlow ah weeye hadu 32 jiro 2008 19 jir bu aha tan kale juska 3 aad ma tabarakba yahuu

  • @abdurehmanmohammed5646
    @abdurehmanmohammed5646 Před 3 lety +2

    mahad ilaahay baa iskaleh kadibna dadkii ka danbeeyey qabashad aragagixisadaan

  • @munamuse77
    @munamuse77 Před 2 lety +1

    Cajiiib wuu qoslayaa after all 😓

  • @Aiden_Scot
    @Aiden_Scot Před 3 lety +1

    Dadka afka ha u galinina waxa aad rabtaan inay dhahaan, udaaya iyagu ha hadlaane, su'aal kooban weydiiya markaana dabo gal ku sameeya hadlkiisa oo dhuuxa oo su'aalo ka weydiiya. Ka daaya sidataan qofka aad jawaabta u diyaarinaysaan. sida isku dhaama please oo dad waraysiga yaqaan haloo keeno ragaa si aan xog dhab ah uga ogaano.

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 Před 3 lety +3

    Wxaaan nio clear kasoo dhiga codka 😉

  • @maimunmohammed1
    @maimunmohammed1 Před 3 lety +4

    Ninkan inkaar qabe walashay bu qabay
    Alshabaab bu aha waa gaa ileen
    Kuwi ader kay u dhaaran jiruu ka mid aha cuqubo ku gu dhacday

    • @somaliqueen3346
      @somaliqueen3346 Před 3 lety

      Walahi dheh walal oo imisu walasha qabay miyaaysan ogeyn walasha inu ninkedu qoladaas katirsanaa

    • @maimunmohammed1
      @maimunmohammed1 Před 3 lety

      @@somaliqueen3346
      Cidna ma ogeen 2011 bay aheed hal gbr bay u dhashay way kala tageen manta gabadhiisa wa agoon hoyadeed bay haysata iyado yar bay kala tageen
      Wllo

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před 3 lety +1

    Walaalayaaloow yaa adeegsada oo ay u shaqeeyaan waa yaab

  • @amiirade9437
    @amiirade9437 Před 3 lety +1

    Afmeer waxan u rajenya guul subscribe iyo ka badan wad u qalantan wlhi zaxiip wad ku mahadnsntahy sida ficn e ad u wareysado dhagar qabysha cadeystay dhiga umada somaliyed

  • @bashaashhajji4573
    @bashaashhajji4573 Před 3 lety +6

    Timire anchor halyeey rer mudug ah

  • @adenabdinur5358
    @adenabdinur5358 Před 3 lety +4

    Allaha ku cadaabo aakhiro Iyo addunba silic kudhameyso

  • @decocade7812
    @decocade7812 Před 3 lety +3

    War camerada waryaha kalexi xolayahow

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 Před 3 lety +2

    Subxanallah wlhi al Shabaab waa shadaadin subxanallh

  • @user-pw2xh1cf3y
    @user-pw2xh1cf3y Před 4 měsíci

    Cumar dherre waa abtigeey wallahi gaalkaan hadaan cafisaan xitaa anaa cafineyn

  • @hassankayd2733
    @hassankayd2733 Před 3 lety +2

    Sahal wuxu ahaa nin adag ee way
    Khalden xarakadu

    • @hassankayd2733
      @hassankayd2733 Před 3 lety

      Dawlada dadaalkina si wada ayaan idin leyahay waxan idin rajaynayaa guuul heer qaran ah

  • @qalbidooje6697
    @qalbidooje6697 Před 3 lety +3

    Dadka awgu badan waxay sugaayan waraysiga jeeri waxay ila tahay kan jeeri waxuu yeelan doona waji kale

  • @cabdicasiisrooble8005
    @cabdicasiisrooble8005 Před 3 lety +1

    Aniga aad ayaa uga naxay sahal iyo qaabka uu u hadlay. Al shabaab waxa ay ka faideestaan dadka aan cilmiga laheen. Dhibaatada ugu wayn ee Sahal ku dhacday waa jaahilnimo asaga jaahilnimo waa uu mooday oo umi ayuu ahaa aana waxna qorin waxna aqrin. Lkn intaas cudur daar uma noqoto. Waxaan ku dardaarma in dadka wax la baro si looga badbaado ayagana u badbaadan. Walaahi waa i taabty wareesigaan.

  • @amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566

    Jeeri sualo asag u diyaari wariye

  • @waayeelcadde1163
    @waayeelcadde1163 Před 3 lety +1

    Sxp barnaamijka waxaa weydiisa yaa diley aadaan faarax dheere geerisiida darteed paan nolosha aduunyada uga dhacey maanta iweydiii sxp

  • @NEWSPES-gl7xt
    @NEWSPES-gl7xt Před 3 lety +2

    Naxariis malaha Awowgey omar dheere Ayuu dilay

  • @braintest7198
    @braintest7198 Před 3 lety +2

    😭😭😭😭😭😭😭INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI Raajicuun

  • @saramohmed9310
    @saramohmed9310 Před 3 lety +1

    Marka wax dilaan maan wajigooda la arkin

  • @Drabdukadirhassantuulo
    @Drabdukadirhassantuulo Před 3 lety +2

    Wariyaha waxaan ugu baaqi 3 arimood,
    1) in balaariyo barnaamushka oo uu gaarsiiyo dhinaca kake ee kalkio, ama koonfurta kslkio,
    2) iyo in uu wiidiyo raga wadaadada u ahaa ee loo daari jiray xiligaii kumadka ay wadeen,
    3) iyo laga cadeeyo raga in aay fakar Ama caqiido ahaan u galeen hawsha iyo in aay ugaleen hungiri dartiis

  • @khadroabdullahi7531
    @khadroabdullahi7531 Před 3 lety

    Illy haku xifdiyo timire wlle shaqo wngzn baad bulshada uhaysaa

  • @Abdihakin.
    @Abdihakin. Před 3 lety +4

    28:10 caqiidadeydi dowlada iga tirtirtay kulaha😁

    • @hamdisagal8177
      @hamdisagal8177 Před 3 lety +1

      U malayn mahayo inay run ka tahy in sidaas fudud uga tanaasulay lkn dantaa urunshaagtay

    • @ifrahsheekh2838
      @ifrahsheekh2838 Před 3 lety +1

      Caqiido haduu lahaa ma wuxuu cunilahaa khamra oo dhan

  • @abdiyarremohammed2552
    @abdiyarremohammed2552 Před 3 lety +1

    Ninkaan waa qolama horta?

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 Před 3 lety +1

      Maxa sheekada qabil keene halkan? Ala maxa qof xanuunsan tahay?

  • @abeermohamed7335
    @abeermohamed7335 Před 3 lety +1

    Waxaan waaa sixiroolayaal baan u maleeynayaaa bisinkooy allaaah ha qabto

  • @walalbaabaa7981
    @walalbaabaa7981 Před 3 lety +5

    War Jerry no keena an aragnee. Kasa ugu darane.