SORRY UMU AHZAAB _ _ DHAAWAC XUN AYAA ISOO GAARAY _ SHIL AYAANA GALAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • MA DOONEESAA QOSOL MAAD IYO MADADAALO KU SOO BIIR CHANNELKEYGAAN OO AAD KA HELI DOONTO WAX WALIBA OO FUNNY MOMENTS AND FUNNY VIDEOS AH THANKS
    HASSAN SOYA
    FILM DIRECTOR/ACTOR/FILM PRODUCER/SINGER/ SONG WRITTER AND CZcamsR.
    FOLLOW ME
    / hassansoya
    / hassan.alish. .

Komentáře • 183

  • @user-vj7ys1jg9b
    @user-vj7ys1jg9b Před 11 měsíci +51

    Xasan qoftu naftedy kajeceshy ilahayow isi qof sidaso kle ijecel 🤲

  • @roododagsn-gr7xu
    @roododagsn-gr7xu Před 11 měsíci +18

    Allah beerka igo aay deeqo say unaxday waxa moda meed so noladay camal😂

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 Před 11 měsíci +14

    Ax ax saan ma ficno
    Sorry umu abaayo iyo deeqo maskin way oysey
    All boga kulah maskin 😢😢😢

  • @nimcomohamoud4028
    @nimcomohamoud4028 Před 11 měsíci +12

    Xamda si xun ayad uu gashay xasanow❤😂

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Před 11 měsíci +23

    Omg 😲 😱 prank 🤣 funny waaye nice back legend soya 😊😊naga rali noqo uma xamdiyaa

  • @user-dv1hx2yu8i
    @user-dv1hx2yu8i Před 11 měsíci +45

    Sorry sorry🎉❤❤❤❤❤❤❤❤umu

    • @CosobKayse
      @CosobKayse Před 11 měsíci +3

      ,😮

    • @user-pz3hc2ji2v
      @user-pz3hc2ji2v Před 10 měsíci

      ❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉😢😮😅😅😅😊😊😊😊😊😊😅😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮❤

    • @FarhiaFarah-wg5qe
      @FarhiaFarah-wg5qe Před 10 měsíci +1

      Saxsax yartaanaa tanaaa ooridumaroo cadayyareey waa laguu yaqaan shaxshaxleeeeydataanaa lEE Absuttlyyyy saxsax walEeneey tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo waleeneeey wacadala yariisaydataan sooo dhawoow waxbadan inbadan qatraaayqaranEeey facyaashay tarooneey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy jiroo joogoo noolow . yartayarta Familyyyyyy iyaaa Nacam

    • @user-zn5pt5ly6i
      @user-zn5pt5ly6i Před 5 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @user-zn5pt5ly6i
      @user-zn5pt5ly6i Před 5 měsíci

      ​@@FarhiaFarah-wg5qehkjfhllhchlhdjkggjkjxkjhfjpspiufhhthi😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh Před 11 měsíci +7

    waaaw waxana kaa prank ah hasssn soya jilaa maskax furan

  • @nabadnolol1257
    @nabadnolol1257 Před 11 měsíci +5

    X asan baranki noocaan hasameenin😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Sacdiyoahmed2007
    @Sacdiyoahmed2007 Před 11 měsíci +29

    Ciyaartu waa barejo lkn Prank heesta igaga daran😂😂😂

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 Před 11 měsíci +5

    Ogalida aya rooned waa cunto
    Lakin dhig ciyar maha aboowe
    Jecelowna waa mid kale yaab badan 😢😢😢

  • @Viral_Now2
    @Viral_Now2 Před 11 měsíci +6

    Umuu waa qof kudanqaneyso

  • @ciisecabdullahisamoow
    @ciisecabdullahisamoow Před 10 měsíci +3

    Ani xitaa waa oo yay walaahi sorry umu ahzab❤😢😢😢😢😊😊

  • @ubaxcumar8125
    @ubaxcumar8125 Před 11 měsíci +9

    Masha Allah umu waa gabar qalbifuran❤❤❤❤❤❤

  • @leilomohudeinmohamed4960
    @leilomohudeinmohamed4960 Před 11 měsíci +4

    Ax sorry umu ahzaab hassan soya😂😂😂😂😂 deeqo se,unaxde ku qosle maqosli Rabin sorry 😂

  • @simranquruxofficialchannel9972
    @simranquruxofficialchannel9972 Před 11 měsíci +4

    Warya Hasan sidan xaq mahan hbo umu Ahzab sii xun baa ugkshin🥺😂😂😂😂😂

  • @sucdicadood601
    @sucdicadood601 Před 11 měsíci +5

    Ax ax ax sorry umu ahzab😢😢😢😢

  • @shankaronhassan923
    @shankaronhassan923 Před 11 měsíci +2

    😂 sorry umu🎉 ugalidi dibkan ku kentay hee pole sana abyo

  • @user-vm2wi1cf9l
    @user-vm2wi1cf9l Před 11 měsíci +2

    Soya io Uma waad Ka badisee Kadaa marke waxaan oo kale ha ugu celin hadii kale naxtin darteeda ayaa koomo ugaleysa noh soya Uma keep going lgnds

  • @kaltumaabdi9919
    @kaltumaabdi9919 Před 11 měsíci +4

    I seriously cried wlhi 😢😢😢😢

  • @ahmedyare6032
    @ahmedyare6032 Před 11 měsíci +2

    Zorry hamdi next Zoya

  • @maryanmaryan2349
    @maryanmaryan2349 Před 11 měsíci +2

    Jah jacelka hawaro yaqey ❤❤❤ alle 2 di uwad qeer qawa kala hela alle haidinka dhigo

  • @Zinyoriita2525
    @Zinyoriita2525 Před 11 měsíci +2

    Gbdha😂ku xigta mrky nxdy ana wa nxy wlhi 😂😂

  • @AyaanMahamed-de2pi
    @AyaanMahamed-de2pi Před 11 měsíci +6

    Miskiin gabadhe wee naxde😢

  • @suheepyare-ts3vl
    @suheepyare-ts3vl Před 11 měsíci +2

    Waxan hadan idin ka yelo suq xolah an joga IGA so radiya Hasan legend pro wan ku wata

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 Před 11 měsíci +13

    Xassan walahay tariikh buu ku dhigay😂😂😂😂😂 Uma sorry 😢

  • @ikranmoha451
    @ikranmoha451 Před 11 měsíci +3

    Mashallah umu iyo xasan

  • @user-sq5yq1lq1r
    @user-sq5yq1lq1r Před 11 měsíci +2

    Filin hindi ah meey jilaayan gabdhaha 😂😂😂😂😂😂😂😂 maxaaku dhacay kulahaa😂😂

  • @salmoseytuun6200
    @salmoseytuun6200 Před 11 měsíci +1

    Xasanoow ...reaction ..an kaga ahyn iguma socde ....kumeee hee sharma io abakar dheroooe 😂😂😂😂

  • @user-mz2kv6ib4j
    @user-mz2kv6ib4j Před 11 měsíci +4

    Saas xasan soya sorry xamdi ❤

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Před 11 měsíci +4

    Msallh❤❤❤

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 Před 11 měsíci +1

    Allow hana qadin hablahena naxarista rabi nagu galaday deeqo iyo xamda wa labo hablod o qalbi wnagsan o naxris badan ax ax ala idin xafido deeqo iyo xamda

  • @hanaudgoon4966
    @hanaudgoon4966 Před 10 měsíci +1

    Deeqo waka naxay wlhi xitaa cidna uma jedo see oogu naxde😢😂

  • @user-fw2hy4wl7s
    @user-fw2hy4wl7s Před 11 měsíci +2

    Keep going my ina adeerkay

  • @saadasiman3115
    @saadasiman3115 Před 11 měsíci +12

    Ax ax ax sorry my queen sister hamdi quruxu😢😢😢

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Před 11 měsíci +3

    Prank nucan madawana bye film iska jila 😂😂😂😂

  • @Salah_slx
    @Salah_slx Před 11 měsíci +5

    Prank lesla ogyahay inta fahansan like iisaara

  • @user-dv1hx2yu8i
    @user-dv1hx2yu8i Před 11 měsíci +3

    Sorry😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢sorry

  • @mubarakhire1660
    @mubarakhire1660 Před 11 měsíci +5

    Omg first person to comment illahy amarkes 😂😂😂😂😂😂😂 like igu sharfaa asxabtaa😂😂😂

    • @silix5004
      @silix5004 Před 2 měsíci

      Iadu ka majiro qof yaqano wasmo marka laga rebo cabdulahi salad

  • @mubarakhire1660
    @mubarakhire1660 Před 11 měsíci +4

    Ummu ahzab wey naxdi sorry abayoooo

  • @zahradini5126
    @zahradini5126 Před 11 měsíci +2

    Sorry sorry 💐💐umu et deqo lacky

  • @n3tnomad
    @n3tnomad Před 11 měsíci +3

    Prank? Hassey ina adeer saan waamaxay dhumashi waad ka naxsate! Hamdi is a keeper.

  • @Zakizamarano
    @Zakizamarano Před 11 měsíci +2

    Ohh ☹ sorry wll igu qaliya ilahy haku dhib dhayo

  • @Sacdia1976
    @Sacdia1976 Před 11 měsíci +3

    Xamdi deeqa ayaaba kadarneeed wallhi deeqa wey naxday

  • @raxmaabdullahimohamed6127
    @raxmaabdullahimohamed6127 Před 11 měsíci +10

    Umu xasan cawa waad qaldan tahay aya dhihi lahaa lkn prankigi habenki gacanta aya xasuusana Wali team soya
    Uma queen of the quenes👸wey kugu dhacday sorry🙏✌️💯🙏

  • @user-oq3bi1zw6l
    @user-oq3bi1zw6l Před 7 měsíci

    xamdi iyo xasan wllhi waa isla jeclahay fidyowga dhofka ee xamdi wllhi wan ka naxay😊😊

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Před 11 měsíci +4

    Deeqo wlhi io Habo Xamdi Qurx waye naxariz Badanyihin❤❤❤

  • @JamilaAmiin
    @JamilaAmiin Před 2 měsíci

    Ala sey ujeceshahay ilaaho qofsan ijecel isii❤ iyagana ha isku waaraan 🤲🫶

  • @user-ol7yc5lh1z
    @user-ol7yc5lh1z Před 11 měsíci +3

    Gabadha raki gali

  • @user-tp2wp1mi1f
    @user-tp2wp1mi1f Před 11 měsíci +2

    Deeqo cadey Adigan sorry Adiga iyo gabadha kale

  • @user-jt1pr7gy5v
    @user-jt1pr7gy5v Před 7 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-yw6ku3lt4y
    @user-yw6ku3lt4y Před 8 měsíci +1

    Oh my love ❤😂

  • @qaaliibraahim4137
    @qaaliibraahim4137 Před 11 měsíci +2

    😂😂😂😂😂😂😂 deeqo sey u naxday bisinka iyo xamdiba lkn gabdhaha ishoda makabaqeysid miyaa 😢😢😢sorry xamdi prank xun waaye

  • @user-fs6qd6fr2i
    @user-fs6qd6fr2i Před 3 měsíci

    Haaa aniga wan rabaa xamdi in nolaga aaro hadaan nahy teem xasan soyaya sahrona wan Soo arkay

  • @AbdiHamiid-ic6fr
    @AbdiHamiid-ic6fr Před 11 měsíci +1

    Xasan sooya sidaan waa qalad

  • @MssFaadumo-vb9tx
    @MssFaadumo-vb9tx Před 10 měsíci +1

    🥰🥰😩Waa Ruux qalpi furan

  • @ridwaanmaxamed2340
    @ridwaanmaxamed2340 Před 11 měsíci +1

    Caadi baad noogu raaxeysateen 😂😂😂

  • @Ifka-nolosha78
    @Ifka-nolosha78 Před 11 měsíci +1

    Alla deeqan ku qoslay kamaa qof dhintay o ku so kacay camal Bay u naxday😂😂😂

  • @user-tp2wp1mi1f
    @user-tp2wp1mi1f Před 11 měsíci +2

    Hooyo sorry sorry umu ياقلبي 😢😢

  • @salmoseytuun6200
    @salmoseytuun6200 Před 11 měsíci +1

    Ani xasan cawa wa cananan lahaa lkn ....ay remember .....ki gacanta so xasuusa xamdiyeeey😂😂😂 ......naga rali noqo plz😂😂😂....way kugu dhcaday😂

  • @niciimamaxamed9546
    @niciimamaxamed9546 Před 11 měsíci +2

    Ax sorry xamdi xasan waa qalad sani

  • @lilqeyto6514
    @lilqeyto6514 Před 11 měsíci +1

    What happened to big moha song 🎧 that u supposed do reaction on it bro we still waiting big moha song bruh ????

  • @nadracabdiaadan8350
    @nadracabdiaadan8350 Před 11 měsíci +1

    Sorry sorry sorry sorry umu axsab 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 Před 11 měsíci +1

    Alahoyooy deqo lakay see unaided leee😂😂😂

  • @onima2724
    @onima2724 Před 11 měsíci +2

    Chine house bari ban deganayn bangani qolyahan wan iska dawada ano og in ay nojilayan wax ay isla ogyihin soya sedi gabdha qurxon hanaga xumayn haday wax idinka dhexeyan Hadi ad asxab un tihina iga rali ahada way ila noqotay un nolada

  • @SacdiyoOfficial
    @SacdiyoOfficial Před 2 dny

    Asxbta iso boqda YouTubkeyg 😭😭😭😭

  • @ciisemuuse1133
    @ciisemuuse1133 Před 10 měsíci

    Baabuur been eh In lawacay inta ila aragtay var kaas love ❤ha iisaarto

  • @Viral_Now2
    @Viral_Now2 Před 11 měsíci +1

    Lkn....hakusameynin next time

  • @user-mn7ib3co8i
    @user-mn7ib3co8i Před 11 měsíci +1

    حبيبتي ام حزااب❤❤❤❤ قطعت قلبي والله

  • @KhadiijoCadey123
    @KhadiijoCadey123 Před 3 měsíci

    Wllhi wey iqiireysay soori😢😢

  • @guledmuse662
    @guledmuse662 Před 11 měsíci +1

    Intan iniidawanayay wali conments idinkama bixin lkn cawa waan ka adkaysan wayay inan ka bixiyo

  • @KafiaHassan-gz4kt
    @KafiaHassan-gz4kt Před 11 měsíci +1

    Waa arsatay walahi kkkkkkk

  • @user-jx2uy8eq4f
    @user-jx2uy8eq4f Před 11 měsíci +1

    My wilkeyga ilah maku kaso❤❤❤❤❤

  • @SacdiyoYuusuf-tc8xy
    @SacdiyoYuusuf-tc8xy Před měsícem

    Sorry sorry ❤❤❤❤❤❤umu

  • @NuuroAxmed-kj2pi
    @NuuroAxmed-kj2pi Před 11 měsíci +2

    😂😂😂😂😂

  • @ilhaanaadan6363
    @ilhaanaadan6363 Před 11 měsíci +2

    Ax sorry ummuu😢

  • @AaminacabdulleMaxamed
    @AaminacabdulleMaxamed Před 2 měsíci

    Labada gabar kle xitaa wey naxeen iida lee u cad

  • @farhiyoabdi8752
    @farhiyoabdi8752 Před 10 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊

  • @Ramlo-
    @Ramlo- Před 11 měsíci +1

    Gabadha wadnaha Ha Jarin xasanoww😭💔🤕

  • @anabaden4773
    @anabaden4773 Před 11 měsíci +2

    Hasan wax fican madan saman

  • @KhadraMed-ve2bo
    @KhadraMed-ve2bo Před 2 měsíci

    Sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢wll

  • @fadumoabdi7368
    @fadumoabdi7368 Před 11 měsíci +1

    Jah jah haj haj

  • @kartibadan33
    @kartibadan33 Před 11 měsíci +1

    Alla caaawa waa ku jirta xamdiyay jecelow xataa waa ku duqaynayaa😂

  • @fatimahusseinabdulle5164
    @fatimahusseinabdulle5164 Před 11 měsíci +1

    Ala deeqo see u naxday iga daran😂

  • @Shukria-bc5ud
    @Shukria-bc5ud Před 11 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤ha waaro

  • @faadumo123-hv8mn
    @faadumo123-hv8mn Před 11 měsíci +2

    Sorry umu axsaab😢😢

  • @user-qr4wr6bf4z
    @user-qr4wr6bf4z Před 2 měsíci

    😮😮

  • @dreamboy1040
    @dreamboy1040 Před 11 měsíci

    I Aamin waxaan waliis la ogyahay😂😂😂

  • @xamdiaxad5801
    @xamdiaxad5801 Před 11 měsíci +2

    ax yaa jecel sorry ummu

  • @NimcoCali688
    @NimcoCali688 Před 2 měsíci

    Jh xamdi ❤❤❤❤

  • @minhaj9543
    @minhaj9543 Před 11 měsíci +4

    Prank bila camera lamasameyn karo miya.😂

    • @SalaadIssack-bn2em
      @SalaadIssack-bn2em Před 11 měsíci

      Haa wa lasameyn karaa lkn waa xiliga sariirta 😂😂😂 se ku yeeley

  • @HalimaHassan-p6m
    @HalimaHassan-p6m Před 4 dny

    Sorry 😢😢😢sorry❤❤❤

  • @sumayocqadirsumayocqadir
    @sumayocqadirsumayocqadir Před 10 měsíci

    😢😢😢😢😢😂😂😂❤jacel daremoya😂😂❤❤

  • @ayaanabdulaahi9514
    @ayaanabdulaahi9514 Před 10 měsíci +1

    Xasanoow keenya dad joogaya ayaa sameeyaya muuqaal shil ah weeyan ku dhinteen safarna wasoo gasheene iska daaya waxaan camala hasaad saninee allaah nii amaan sado adigoo dhoho waan dhacay am dagaal ayaa galay ayaa la qqatay ax meelbaa i xanuuntay😢

  • @user-gm4cc7xu2u
    @user-gm4cc7xu2u Před 7 měsíci

    🎉❤🎉❤🎉❤ 0:43 0:44

  • @samiiraqalbi22
    @samiiraqalbi22 Před 10 měsíci +2

    Kan prank Wu dhafay my queen uma ahzab Waa qof qalbi wanagsan isku wara abed❤❤❤

  • @user-wj8tg6xd7k
    @user-wj8tg6xd7k Před 2 měsíci

    Sorry

  • @user-xy4ml9uz7p
    @user-xy4ml9uz7p Před 5 měsíci +1

    Soryy umu oor n

  • @faatimacabdiqaadir6268
    @faatimacabdiqaadir6268 Před 11 měsíci +1

    Xasan gabdhaha maxaad saas ugu gashay waxaas miyaa lagu ciyaaraa 😢adiga jecelow aaba iiga daran suu kugu camirayo 😂

  • @TIMIROYYY
    @TIMIROYYY Před 11 měsíci +2

    Zorry

  • @user-uw7vt5xj5j
    @user-uw7vt5xj5j Před 5 měsíci

    Ax sorry wllshy umu axsaab