5 Qodob | Samee maalinwalba | guul ayaad gaari insha allah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 09. 2018
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho

Komentáře • 1,1K

  • @Sharivvv
    @Sharivvv Před 5 lety +413

    1: inta aadan seexanin kahor
    2: wax akhrinta
    3: wax qabo
    4: xiriir guud
    5: noloshada wax kabadal

  • @ogaansho
    @ogaansho  Před 5 lety +835

    inkastoo aan youtubka laxiriiray wali cilladi waa jirtaa - tusaale muuqaalkii shalay waxaa like saartay kudhawaad 2 kun oo qof lkn hoos ayuu isu guray hadda 400 kaliye ayuu maraayaa waxaa sii dheer dadka kanaalka kusoo biiro way sii baxaayaan sabab la aan ? kanaalku saan ma ahaan jirin - dhamaan kanaalada somalida sida Ogaalka dunida xuseen kurdi dhibaatadaan way haysataa ? - نسأل الله العافية والسلامة

  • @mohamedhariir8749
    @mohamedhariir8749 Před 5 lety +144

    I’m proud of you. I have so much respect for you. Thank u for the greatest job.

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow Před 4 lety +20

    Thanks brother Igu soo biira Asxaabta
    1)Adiga wax isbar Intadan sexan Habenki
    2)Aqri wax badan
    3)Wax uun qabo, xaqiiji Qorshe
    4)Xiriir Guud Gar ahn dadka kugu dhow
    5)Noloshaada Wax ka bedel Wax un samey

  • @9amuli
    @9amuli Před 5 lety +30

    معلومات جددا جميلة ومفيدة شكرا لك واتمنى الصومالين بنفسهم يستفيديو ونتطور اكثر من كذا
    ابي اتكلم في النقطة الاولى بصراحة هاذي انا بنفسي استفدت منها اوقات الفراغ كنت انمي من مهاراتي في المونتاج وتصميم الصور

  • @dalmarfaysal8765
    @dalmarfaysal8765 Před 5 lety +34

    " احرص على ما ينفعك واستعن بالله ولا تعجز " أو كما قال النبي صلى الله عليه وسلم

  • @qabaryoole9694
    @qabaryoole9694 Před 5 lety +47

    Macalin cumar caawo xili danbaad xiisada noosoo dhigtay barakow dhalinyarada yaa adigoo kale inooga wada dhigo

  • @mahadcade5917
    @mahadcade5917 Před 3 měsíci +8

    Watching 2024

  • @mustafabdiqaadir7927
    @mustafabdiqaadir7927 Před 3 lety +19

    Insha alah nolosheyda wax badan ayaan ka badalaya hadii ilahay cafimad iyo cimri igu garsiyana commentigan malin aan nolosheyda hor mariyey ayaan fiirin doona waxa qoray mantay oo tariikhdu thy 19/8/2021 guul insha alah walalaha duco igu soo kaba

    • @hibomohamed3532
      @hibomohamed3532 Před rokem +1

      Waad guuleysan inshalah

    • @user-gv1ep7vj9l
      @user-gv1ep7vj9l Před rokem

      Ani qoraalkaagan waxaan arkay 1/5/2023

    • @shmustaac369
      @shmustaac369 Před rokem

      @@user-gv1ep7vj9l abaayo anaa kula mid ah oo hadda ayaan arkay qoraalkan allow no sahal umuuraha

  • @malyuundhoore2013
    @malyuundhoore2013 Před 5 lety +9

    Masha allah waxaa tahay qof ku haboon in lagu xirnaado youtube kiisa oo ah Macalin wanaagsan oo lacag la aan ah Mahadsanid kolba anigu wax fican ayaan kaa faaiiday ajar allah kaa siiyee dadka ku youtuberka waxaad ka mid tahay dadka yar ee ah macalinka wanaagsan ❤️👌🤲🤲🤲allah ku dhowro aamin

  • @jaamacxuseenyuusuf267
    @jaamacxuseenyuusuf267 Před 5 lety +23

    جزاك الله عنا كل الخير أخو نا عمر بارك الله فيك شكرا مشكورا ألف ألف مرة

  • @asmasuleiman9370
    @asmasuleiman9370 Před 3 lety +12

    مقطع رائع جدا ومفيد جزيت خيرا.
    احب الناس إلى الله أنفعهم للناس كما قال المصطفى عليه الصلاة و السلام.

  • @somking901
    @somking901 Před 5 lety +7

    Mahadsanid walaal sida aad noola jeceshahay hurumarka ilaah badalkeeda qeer hakuugu badalo insha allah anagane ganaga dhigo kuwa wax faaiideeysta 👍

  • @ahmedabdinaasir6913
    @ahmedabdinaasir6913 Před 3 lety +35

    Self-education is the best way to learn for everything

  • @abdishakurfarah7028
    @abdishakurfarah7028 Před 4 lety +6

    Aad iyo aad ayad u mahadsanthy wll Allah kula garab galo waxan no fa ideso waxyabo muhim ah waxad mudanthy Ina hadlkaga lagu qoro qalin dahab ah thank you ❤️💥💙

  • @abdibilledaud9611
    @abdibilledaud9611 Před 2 lety +11

    1.Self learning
    2.Reading
    3.just do some thing like change what you have learn into action
    4.interact with many people especially Close relatives
    5. Noloshaada wax kabadal

  • @diamondboy2543
    @diamondboy2543 Před 5 lety +13

    OGaansho walahi waa channal aan la dhacay ustaad omar illahey haku xafido nasoo badi vedeo yadaan cml thanks

  • @DrDeyr
    @DrDeyr Před 5 lety +25

    MashaAllah bro; keep going. May Allah bless the work of your hand.

  • @axmed_jeylaani
    @axmed_jeylaani Před 4 lety +1

    Mahadsanid 👍al ustaad omar ishar🖊
    جزاك الله في الدنيا والأءخرة

  • @sawiradedadhamaan1725
    @sawiradedadhamaan1725 Před 4 lety +2

    Guleeyso dhiirgiliyaha nolasheeda beejkaan intaan ku xirnaa guula lataaban karo baan gaarany aduunyo iyo aaqiro wax ku dhiba allah kuma tuso walal

  • @kingmafia8598
    @kingmafia8598 Před 4 lety +4

    Masha'allah walalke Wax fican
    Ayu nofaideyay Qeer Allah hakasiyo
    Masha'allah""5ta point askahadlayi
    Waxwalba Qur'anka Aya laga hela
    Walalkena"pointiga wuxu kasoqaatay
    Qur'aanka""surada""""IQRA,BISMIRABIKA

  • @faaiso.mohamedhussein1698
    @faaiso.mohamedhussein1698 Před 5 lety +13

    Masha Allah mahadsanid illaha ha Ku xafido

  • @idirisCabdiraxmaan-qc3to
    @idirisCabdiraxmaan-qc3to Před 2 měsíci +2

    You are the best navigator,motivated and advicer

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 Před 5 lety +2

    thankz macalin alleh hakaa abaal mariyo zida fiican ee aad mar walba video wax tarleh noogu zoo gali nayzo

  • @nabaddooncabdalla4666
    @nabaddooncabdalla4666 Před 5 lety +3

    Wcs
    Wll Omar
    Masha Allah
    Dhiirigalin iyo Qibrado ay ino faaiday shukran in bdn
    Guuleyso abid

  • @nimojama1254
    @nimojama1254 Před 5 lety +9

    Mnsha allah jasakallah Mclin aan waxbdn kafaaiidnay
    Allah dartibn ku jecelnhy😍😍😍

  • @armyshelpy3231
    @armyshelpy3231 Před 5 lety +1

    mahadsanid macalin cumar waa talo fiican kheyr baan kuu rajeynayaa .;;;

  • @ifraaxcabdiraxmaan1204
    @ifraaxcabdiraxmaan1204 Před 5 lety +1

    mnsha allh jazakalah walal wlhi waa taloyin iyo tusaale fcn oo anfacya qofka leh caqli iyo hadaf uuna kuguuleysan karo shugran akhii qaliyah .jakalah khyr markle

  • @mulkiiali6945
    @mulkiiali6945 Před 4 lety +5

    Lkn ani hadafkeygu in aan noqdo oradyahamada🏃‍♂️ Africa insha Allh illaahy ayaan ka baryay hadafkeyga in uu noqdo mid i hirgala walalahayga Somaliyed idinkuna aminta iraciya wayo dhiri galintina ayaan gul ku gari karaa ❤🇸🇴

  • @sanyasaed4240
    @sanyasaed4240 Před 5 lety +15

    jazakalahu khyr❤ Always you are My number one😍 xıdhııdh Ğuud ın aan sameeyo ıts hard to Me couse I love to be Alone I dont depend no One and I dont ask somethınğ No one even when I need helps or opınıon I walk my own path ıts not Always easy but I'd rather walk Alone

  • @saedahmed7153
    @saedahmed7153 Před 5 lety +1

    Masha allah Omar inshaar wll an jecelnahy , oo na dhiirigeliya mar walba . Wadku mahadsan tahy sida wanaagsan ad mar walba talooyin na dhiirigeliya ad nooguso gudbiso .

  • @aliaabdullahi4858
    @aliaabdullahi4858 Před 4 lety +2

    wax badan aa iniga faiday ogaansho garaadna waad ii kordhiseen nolasha maalin waliba heer heerka kasiisare ka gaaraa mahad sanidiin

  • @museyare2501
    @museyare2501 Před 5 lety +23

    Qof kii 1aad ayaan noqday Mahadsnd Omar

  • @abdikadirabdullexaaji5693
    @abdikadirabdullexaaji5693 Před 5 lety +12

    Macalimka Nolasha ALLAH
    ku xafido wllkeey qaaliga ah.
    Run ahaantii waxbadan ayaan kaa faaiidanay

    • @ibrahimmahamadibrahim1778
      @ibrahimmahamadibrahim1778 Před rokem

      Fursad shaqo abuur ganacsi oo muhiim ah oo guulo wax ku ool ah aad ka gaari kartid
      Ma tahay qof shaqo doon ah?
      Ma doonaysaa inaad badasho noloshaada?
      Ma doonaysaa inad hesho daqli joogta ah?
      Ma doonaysaa inaad waqtigaaga xor u noqoto?
      Ma doonaysaa inaad dhaqaale xoriyaded gaarto?
      Ma jeceshahay inaad dadka kale tusaale u noqoto?
      Waxyaabaha aan lagaaga bahneyn:-
      -Lagaama doonayo shahaado
      -Lagaama doonaayo damiin
      -Lagaama doonayo wax barasho
      F.G: Shaqadaan waxa ay ku xiran-tahay rabitaaankada oo kaliya.
      Hadaba horay u'so gaara nagala so xiriir Tell Number +252637930347
      +252617191987+252618918789

  • @captainhajjiproduction9286

    Masha Allah khayr badan Allah haku siiyo walaal dhiira galinta wanaagasan aad iyo aad Ayaan uga helay

  • @abukarmohamed6621
    @abukarmohamed6621 Před 5 lety +2

    Walhi kanlkan ogaansho sidaan ogu xirmay nafteyda ama nolasheyda wax badan ayaa iska badalay cumar wll cimri dheer iyo cibaado suban alaha ku siyo aaamin

  • @ruweydomustafkhalif8082
    @ruweydomustafkhalif8082 Před 5 lety +5

    Allah ku xafido mahadsanid in badan wax badan ka fa'idnay ustaad qali ah.

  • @ammiinmohamed9965
    @ammiinmohamed9965 Před 5 lety +13

    *Walaal omar run ahaantii waxaad tahay dhiiri galiye dhab ah❤*

  • @tasniimabshir2641
    @tasniimabshir2641 Před 5 lety +2

    Waxa nothy wahel aan wax walbo kadugashano guul iyo gobanimo horayna usi soco allana ajar hakasiyo sidaa mar walba nogu heganthy 👍❤

  • @intisaamnoor7272
    @intisaamnoor7272 Před 5 lety +1

    Masha allah 🤗 great job God bless you tnxs

  • @abdinurali5671
    @abdinurali5671 Před 3 lety +4

    I'm watching this video at second time and I'm not getting bored . Very useful

  • @Madashacaalamka
    @Madashacaalamka Před 5 lety +29

    Sxb Video yaasha 10minute ka Badan Ama 10minute ah ads Badan Saaro Si aad Ugu Faaidi because waqti badan Galineysaa Video ga sxb mahadsanid

  • @bixinspareparts2287
    @bixinspareparts2287 Před 5 lety +1

    Ustaad Cumar ilaahay haku barakeeyo, Qofkasta Geed buu beertaa faaiido iyo khasaareba,, wax khayr oo xikmad faaiido leh baa noo soo kordhisaaa oo waqtigaa iyo maskaxdaaadda ku bixisaa, ilaahay haku barakeeyo,

  • @nimoibrahim5454
    @nimoibrahim5454 Před rokem +2

    Ilaheey qeer hakusiiyo qof wax waxwanag sen nosheego ayaad tahay ❤

  • @diiriyefaysal6256
    @diiriyefaysal6256 Před 5 lety +3

    Thanks wll alle haku xifdiyo aduun iyo akhirabh

  • @peytulislaamchannel3542
    @peytulislaamchannel3542 Před 5 lety +17

    mahadsanid omar inshar

  • @ibrahimaden3454
    @ibrahimaden3454 Před 5 lety +2

    Waatalo aad uqiimo badan Kinshasa Allah caawa laga bilaabo is badal muuqda igu ogow 2 xaashi oo quraan ah ayaan akhrindonnaaa Kinshasa Allah maalinkasta ducada igu caawiye khayr hele wee

  • @hanaqadhorumarka1411
    @hanaqadhorumarka1411 Před 5 lety +1

    Walaal wad mahadsan tahay horey u soco hawl muhiima ayaad u haysaa ummada aad ka dhalatay ee lo tashaday iyaguna sii kala tashaday Allaha ka jazaai siiyo

  • @Bepatient866
    @Bepatient866 Před 5 lety +60

    Waxaan hilmaamay inaan walaalka uga mahadceliyo videoyada xigmadaysan ee uu markasta sida joogtada ah noogu soo galiyo chanelka
    جزاك الله خيرا

  • @abdikaafimohamuud3903
    @abdikaafimohamuud3903 Před 5 lety +7

    Masha Allah akhii waan kuu xiisnay Like ta ha dhafin inta xiiseyneysay

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi3526 Před 2 lety +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته.
    بارك الله فيك أخي الشريف

  • @Aliabdikarem
    @Aliabdikarem Před 5 lety +1

    Shukran akhii Fillah ustaad Omar Alle haku dhawro

  • @yahyehussein8556
    @yahyehussein8556 Před 5 lety +12

    Let’s make your self great again with YH

  • @user-th9wq4nw9q
    @user-th9wq4nw9q Před 3 lety +8

    Self education it's very important

  • @hafa5ahmed
    @hafa5ahmed Před 5 lety +2

    Mahadsanid ustaad Omar 🙏💐 jazakallah

  • @kulmiyemacalinmahamuud6282

    Masha Allah Ustaad Cumar daqiiqado ayaad noo faa'idaysay cashar aaad umuhiim ah

  • @anga8692
    @anga8692 Před 5 lety +10

    My brother I always pray to you

  • @salimibnusadie1714
    @salimibnusadie1714 Před 5 lety +14

    *Xafudallah wll qli dadka dhiri galisaa*

  • @xudeyfamaxamed1118
    @xudeyfamaxamed1118 Před 3 lety +2

    Tank you my teacher ogaansho

  • @daauudmahamuud2759
    @daauudmahamuud2759 Před 4 měsíci +2

    Mashallh shiikh omar dhiiri galinbad isiisa ilahay haku cafido keep going 🎉

  • @somalisports3488
    @somalisports3488 Před 5 lety +9

    Thnks ogaansho so labasha wacan horay usoco ayan ku leyHay

  • @doctoranasmohamed2502
    @doctoranasmohamed2502 Před 5 lety +17

    Masha Allah go on wax waliba wey hagaagi Doonaan Galasha ayaa ku talgalay in dadka youtube ka in ay Niyad jabaan.

  • @jackpower4843
    @jackpower4843 Před 2 lety +1

    I appreciate bro I love all videos. Thanks

  • @hamsebahnan4028
    @hamsebahnan4028 Před 5 lety +1

    جزاك الله اخي العزيز عمر انشار١٠٠٪؜

  • @SiyaadNuur-qq1yj
    @SiyaadNuur-qq1yj Před 7 měsíci +3

    Ilahow naga yeel kuwi ku dhaqma amin amin

  • @zakiyare5781
    @zakiyare5781 Před 5 lety +126

    Farst viewer and liker inta iga danbeysa like igu sharfa

    • @ishowspeedcrazy12
      @ishowspeedcrazy12 Před 5 lety +3

      Ar abuufiyaabi wxbaaa koroorsanee meee adaaaba dadkaa kaqosliyeee

    • @museyare2501
      @museyare2501 Před 5 lety +1

      Waa inoo labo xiniyood aan galkacayo kuugu imaado🤣

    • @mahdiyaabdiabdi2105
      @mahdiyaabdiabdi2105 Před 5 lety +1

      wwww asad gacan baan kutaagay good boy funny like

    • @ishowspeedcrazy12
      @ishowspeedcrazy12 Před 5 lety +1

      War abu diyabi mxaaa leedihiiiin like ayyyuuu radinayahe hhhhh

    • @azmaargzn6515
      @azmaargzn6515 Před 5 lety +1

      Asad abou Diaby hhhhhhhhhh

  • @mohamedabsuge5358
    @mohamedabsuge5358 Před 5 lety +1

    mahadsanid wallaal
    waa qodobo muhim ah oo aan isku dayi doono inaan hirgaliyo inshaa Allah

  • @hayatmohamed2827
    @hayatmohamed2827 Před 5 lety +1

    Masha'Allah wlal Omar inshaar aad baad umahadsantahay Jazaka'Allah Sida faa'iidada Leh ee aad marwaliba noogu hagarbaxdo

  • @qalbiaanwehelkedaheysan5677

    جزاك الله خيرا الله يعطيك العافية

  • @moanaorey8790
    @moanaorey8790 Před 5 lety +22

    Am Second one masha alh

  • @dunidamaantachanel4026
    @dunidamaantachanel4026 Před 5 lety +1

    Maasha allaah ogaansho waan idin taageeraa inbadan maasha allaah alle ha idin xafido aamiin aamiin

  • @abdikaniabdullahigure3379

    Mahadsanid Omar Inshar Mawduuca kahad laayo Bilaawida Ganacsi Naseexo

  • @omrlegend1959
    @omrlegend1959 Před 5 lety +6

    Wlhi waan ku xiisay ustaad Omar bishar 🗣️

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 Před 5 lety +26

    Mahad sanid Ogaansho channel✔

  • @naciimomohamed9398
    @naciimomohamed9398 Před 5 lety

    Janalkaan dhiiri galinta ayaan ku jeclahy horay u soco wll mar walba dhiiri gali dadkaaga noona soo badi vedio yaashada runtii wax badn waan ka faa'iiday

  • @muraadsoomaal6221
    @muraadsoomaal6221 Před 3 lety

    Mahadsanid Ustaad Omar jazakallah wll 🥰❤️

  • @libanhasan6091
    @libanhasan6091 Před 5 lety +9

    Alle haku xafido wll

  • @mohaburhan222
    @mohaburhan222 Před 5 lety +16

    Bro si kastoo u noo saaro automatically anaguna wan so socon karnaa adigu noo wad howshaad noo hayso tnkis masul

  • @makeupchannel2191
    @makeupchannel2191 Před 5 lety

    Mahadsanid jazakalahu khayr

  • @bashka6627
    @bashka6627 Před 5 lety

    msh allh ajar iyo xasanaad allha kaasiiyo ustaad waa qodibo muhiiim ah in aad malin walba wax un qabato

  • @xurmeecazhaqa6539
    @xurmeecazhaqa6539 Před 5 lety +31

    Ha U Zoo GaliN Meezha Inaa LiKe Hezho Ee IzkU DaY MaWduuCa InaD wx Ka.VaHaNtoH

    • @duranabdo90
      @duranabdo90 Před 5 lety +1

      Adiga naftaadu qoraalka naga sax V,Z meel ay af soomaaliga uga jiraan garan maynee.

    • @MohamedAhmed-ze1qo
      @MohamedAhmed-ze1qo Před 5 lety

      Durran Daljir 😂😂😂😂

    • @daudic1829
      @daudic1829 Před 5 lety

      Wax garad dadkenu weli ma ilbixin meel un kaga dhagtaa

    • @askamoha6918
      @askamoha6918 Před 5 lety

      Xurmee Cazhaqa horta like ta maxe faidesa

  • @AhmedMohamed-zi5qk
    @AhmedMohamed-zi5qk Před 5 lety +8

    Ogaaansho cilmi badan bn kafaidey Mahadsanidiin dhamaan teamka ogaansho

  • @nadirocumar5829
    @nadirocumar5829 Před 5 lety

    Mashllh macalin keena jazakallhul qeer aad baan ugu xiiisay dhiira galinta

  • @birimoismaciil8639
    @birimoismaciil8639 Před 5 lety

    wax badan ayan ka faiday mahadsanid ustaad omar inshaar

  • @mayamohmett7808
    @mayamohmett7808 Před 5 lety +10

    اشتقنا لك 🌼🌼💗💗👑

  • @laacibsoojabay-eo3lt
    @laacibsoojabay-eo3lt Před 5 lety +3

    msha Allah xaqiiq jirta

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 Před 5 lety

    Danke Cumar iyo chanalka Ogaansho

  • @nastexoali7280
    @nastexoali7280 Před 5 lety

    Mahadsanid walale Allah haku barakeyo

  • @ridwanahmed2700
    @ridwanahmed2700 Před 5 lety +74

    Waxan ahay qofkii labaad ee like ta ii saar fadlan

  • @kadijalove4769
    @kadijalove4769 Před 5 lety +5

    30 Views welcome back Ogaansho We miss you bro 💯❤️😍✌️

  • @moharashiim7715
    @moharashiim7715 Před 5 lety

    Masha alah walle walahy ad ban ula dhacay figradaa nala wadagtay thnkz horay usoco

  • @falastiinmuqtaar3789
    @falastiinmuqtaar3789 Před 5 lety

    Mashaallah wax weyan ayaan ka faiday jazakallah qeyar akhii kariim

  • @vanismachannel2335
    @vanismachannel2335 Před 5 lety +58

    #OGAANSHO❤

  • @mtabdirahman2778
    @mtabdirahman2778 Před 5 lety +4

    Mashallah

  • @khalidhassan5389
    @khalidhassan5389 Před 5 lety

    saxiib marina macalin wallahi waxbadan baad noo Ifisay illahay khyr ha Ku siiyo

  • @amalabdifatah6738
    @amalabdifatah6738 Před 5 lety

    Mahadsenid wllo khayr ayaan alle Ku weydiinayaa runtii dhiiri gelin fiican ayaad no samaysey hore u soco in sha Allah

  • @Ina-ugaas
    @Ina-ugaas Před 3 lety +3

    Omar akhii Thank You for sharing .💐📚

  • @maxamudmursal3979
    @maxamudmursal3979 Před 5 lety +54

    OGaansho channel lagu diirsaday

    • @Muna2187
      @Muna2187 Před 5 lety +1

      Quf hadii u wax kusiina ma ka dhargeyno waa inaad adiga kensataa si maskaxiiyan

    • @barwaqoqalanjo9123
      @barwaqoqalanjo9123 Před 5 lety +1

      Maxamud Mursal

  • @ahmedaadan8315
    @ahmedaadan8315 Před 4 lety

    Shukran zxp omar inshaar

  • @abdalayouzuv2942
    @abdalayouzuv2942 Před 5 lety

    Motivation words
    Waad mahadsan tahay omar inshar Alle hakaa abaal mariyo hadalada wanaagsan Umada horseedayso hore usoco wll barnaamijyo kale