Waa ku kaa kamaradda qarsoon iyo Xamar

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 08. 2017
  • nagala soo xidhiidh:
    cabdimaalig3@hotmail.com
    cabdimaalig@gmail.com
    sindibaad,
    +252634431955 ama +252659300984
    twitter: abdilmaalik
    Skype:abdilmaalik
    facebook page:cabdimaalikmuusecoldoon
  • Komedie

Komentáře • 291

  • @wanaagjecelaabb1963
    @wanaagjecelaabb1963 Před 7 lety +138

    caawa inta abdimalik muse coldoon taageerta ayaan kacodsanayaaaa like

    • @DHIRIGALIYETV
      @DHIRIGALIYETV Před 7 lety +1

      wanaag jecel aa bb like wan ku saaraye adna subscribe i saar

  • @abdibarkad4572
    @abdibarkad4572 Před 4 lety +74

    Allaha Xabsiga Kasoo Daayo Wllkeen Abdimalik Coldoon
    18 April 2020

  • @Dhamaagdheer
    @Dhamaagdheer Před 4 lety +18

    Allow xabsiga ka soo daaa samafale c/maalik sh muuse coldoon

  • @sahalismacilomar8568
    @sahalismacilomar8568 Před 4 lety +11

    Alle xabsiga haka soo daayo walaal cabdimaalik nin qiime badan weeye .
    اللهم فك اسره اخ عبدالمالك كان ذو الجود
    26 April 2020
    3/ramadaan /1441

    • @jirfe
      @jirfe Před 4 lety

      Weriyayaashiina iyo dadka xamar lagu dhibaataynayo maxaad uga hadli weeydeen dadka guryahooda hortooda lagu laaynayo maxaad uga hadli weeydeen barakacayaasha iyo dadka masaakiinta ah ee gaajada xamar ugu bakhtiyaya maxaad uga hadli ladihiin cabdi maalik inaadeerkii baan ahay wuu khaldamay abaariso school ardaydii dhigananaaysey ayuu been ka sheegay oo yidhi waa khaniisiin iyo lesbian afkana waxa u geshay reer koonfureed neceb somali land Anderson muqdisho wuu yimi Cid ka hadashay maan arag inkastoo koonfurta siiba muqdisho marko baraawe khaniisnimadu caadi tahay ilaa dawladii mahamed siyaad bare i H NAXARIISTEE ...cabdi maalik Somaliand nacaayb baad u buunbuunisaan

  • @zamzamabdirashid7676
    @zamzamabdirashid7676 Před 4 lety +13

    Wansomanahee manta o ramadanku 6 yahy illahow samafale abdimalik coldon xoriyadisu dib uhelo ada xakim ehee😢😢

  • @dr.zamzamhassan9821
    @dr.zamzamhassan9821 Před 7 lety +7

    c.maalik Muse mid aan kula taliyo xamar intaa jogtit OO barnaamij ka sameenesid plz qofka markaa xogaa la shekesatit ku dheh aniga wariye ayaan ahay waayo kaama shakinaayo lasocone in lagu shekeesto ilmo xamar laga xado in waqooyiga Somalia iyo bari in laga dajiyo lahjada aan ku hadleesid in ee aheyn tii xamar loogu hadlo wey ka shakinayaaan dadka masaakiinta aad waresanesid haddii aadna isku sheegin tanoo kale Yeey kugu dhicin markale wllo. From Muqdisho

  • @ikraanjama5961
    @ikraanjama5961 Před 4 lety +2

    Ilahay naga aqbal ducada rabiyoow wan soomanahaye ilahaw jeelka kasooda cabdimalik

  • @abdinoordayib6257
    @abdinoordayib6257 Před 4 lety +4

    Nin umadii sidan u caawinayo ayeey jeel geenayaan walahi Abdi malik uma Qalmo jeel iyo wax lamid ah waa maskiin wayeel kalkaalshe 😭😭😭

  • @boqoradabeshasadezamzamruu9457

    manshaa Allaah Halyeey Abdimalik Allaah yaxfdk wllkey ...Xamaar waa hoooy lamaa xuraan ah😘😘

  • @soomaalijecel8013
    @soomaalijecel8013 Před 7 lety +11

    Cabdi malik wxan kaa codsanayaa barnaamijka su,aalaha in aad ka bilawdid magalada muqdisho hdi adan adi jogenin xitaa dad kle u xil saar fadlan waa iga codsi

  • @mio629
    @mio629 Před 4 lety +5

    الله يفرج همك يا عبدمالك موسى

  • @cabdicasiisjirde926
    @cabdicasiisjirde926 Před 4 lety +3

    Samafale candi maalik muuse Coldoon alle xabsiga hakaa soo daayo😥🤲🤲😥

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 Před 7 lety +1

    guuleeyso c/maalik waad balaarisay waa kukaa allah hakula jiro adiga iyo inta samaha jecel

  • @Hanadmataan
    @Hanadmataan Před 7 lety +1

    Masha Allah Abdimalik shaqo Fcn ayaa haysa Allah ku dhowroMida kale ddka umaysan baran in lacag qof aysan oqoon ka qaatan waayo shaki ayaa jira fara badan

  • @abdulkadirabdi4919
    @abdulkadirabdi4919 Před 7 lety +5

    Hhhhhhh that was funny videos .. Akhii we need more videos like this

  • @MohamedMohamed-lf6xv
    @MohamedMohamed-lf6xv Před 4 lety

    Samafalka iyo Naxariistu haduu qof ahan lahaa waa Coldoon Ilaaheey xabsiga hakaa soo daayo waa bil ramadaan waan kuu ducaynay hadaa nahay ree Muqdisho aadbaaan uga xunnahay xarigaaga Cabdimaalikoow dhibta Laguma waaro waad ka soo bixi doontaa xabsiga insha allah

  • @sodaomar1205
    @sodaomar1205 Před 7 lety +4

    All done is next second Mandela I'm happy with you I'm glad with you always I'm

  • @khadrahashi1320
    @khadrahashi1320 Před 4 lety

    Illahay ada awood leh ee CabdiMalik Muse Coldon caafimad taama si oo jeelka ka so fuurfur ya Allah qoof cajib ah halyey somali oo dhan uu kacay bu aha.

  • @ahmedofficial3218
    @ahmedofficial3218 Před 4 lety +2

    alle xabsiga haka soodaayo aamiin caawa ramadaan waa 10
    waana 03.05.2020

  • @abdirahimhilowle5884
    @abdirahimhilowle5884 Před 7 lety

    Masha allah gulsyso abdimalik wan kuso salamaya from nz

  • @gorgorhawd6674
    @gorgorhawd6674 Před 4 lety +1

    Samafale Abdi Malik ilahayban ubarye ka Soo Furfur Qolada Dulmiga ku Haysta Aamin

  • @romanticlove8665
    @romanticlove8665 Před 5 lety +2

    manshalh soomaliga dhabatah wakah cadi maalik col Doon wadani dhabah cimari dheer wllka soomalid oodhan jeleyhiin

  • @sofiasheikh640
    @sofiasheikh640 Před 3 lety

    Ar waxaan u maleynayaa iney Biyomaal tahay because hadey dhimanayan wax ay ogeyn ma qataan Talyaanigaa ka yaabey sey u hadleysan ka fahmey balse wad ku mahadsan tahay is fahan la,anta koonfurta iyo walalken waqooyi abdimalik cadowgaa ha jabbo amiin

  • @khadramusse3725
    @khadramusse3725 Před 4 lety

    Ilahayaw Abdimalik Muse Coldoon ka für fur cadawga haysta , caafimaad sarecana si Amin

  • @qojeliban8975
    @qojeliban8975 Před 7 lety +4

    qoftu waa muraaro dillaac, dadkii waqooyiga dhaamay. lkn ilaah wax khayr qabo ha siiyo.

  • @korneabdi6425
    @korneabdi6425 Před 6 lety

    Mnshalah illaahay khaayr hakaasiiyo wll fadlan soobadi

  • @sodaomar1205
    @sodaomar1205 Před 7 lety +3

    Alden always you are must remember in Somalia manshaaalh ilahy ha KU xafido coldoon

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 Před 4 lety +1

    C/maaliK muuse coldoon ale xabsiga hakaa soo daayo walaL mar walba waan kuu ducaYna....❤✔

  • @rahimaismailali1176
    @rahimaismailali1176 Před 7 lety +1

    Cabdi maalik wad iga qoslisiisay alaha kuxafido

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 Před 7 lety +1

    Mashallah brother guulayso

  • @suusuuaxmed9561
    @suusuuaxmed9561 Před 7 lety

    Masha allh wll c.maalik allha ku shrfo funny wlh glbtana cashrka carabiga baro ayaa agteyda ku dubeyse

  • @mahatmohamed3587
    @mahatmohamed3587 Před 4 lety +2

    Insha Allah coldon wad kasobixi guumeysiga musa bixi mardhow wad xorobi naxarista eeebe aya iman

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 Před 7 lety +14

    War heedhe saan kuugu duceyneyney ayaa lagu soo daayey maxaad Muqdisho Cadeey ka'doontay ILAAHAY ha'ku barakeeyo

  • @cariifmohamudmohamed4112

    Masha Allah Walaal Abdi Maalik

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 Před 4 lety +1

    keep going bro adina isooboq thnks

  • @shaaribjr6227
    @shaaribjr6227 Před 4 lety

    Rabi xabsika haa kasodaayo wll abdi maalik

  • @cabdimalikcadaan5159
    @cabdimalikcadaan5159 Před 7 lety +1

    c.maalik inaa kula kulmo ayaa rbaa taageero qaas kuu ah

  • @mohamedsharifahmed2127
    @mohamedsharifahmed2127 Před 7 lety +2

    Waxan filayaa in uu wax ka maqan yahay cabdimaalik muse coldoon

  • @yoniz1250
    @yoniz1250 Před 4 lety

    Manta oo iida tahay ka dib intaa muqalkaan aragtaa usoo duceeya walalkeen coldon in allah xoryadiisi isoo cesho

  • @abdisankushassan8148
    @abdisankushassan8148 Před 4 lety

    Allow xoriyadiisa dib ugu soo celi Aamiiiin yaa Rabi

  • @nadirsmiler4678
    @nadirsmiler4678 Před 4 lety +1

    Alle xabsiga hakaaso daayo wlll abdi malik coldoon from hargeisa

  • @MohamedAli-rt2lw
    @MohamedAli-rt2lw Před 4 lety +1

    Ilaahey waxaan kaaga baryaa wa maalin soona e xabsiga rabi hakaa soo daayo

  • @isxaaqyaretv7281
    @isxaaqyaretv7281 Před 4 lety

    Samafale cabdi malik Allah yahfadaka

  • @mohamedarabali3613
    @mohamedarabali3613 Před 4 lety +1

    Ilahay xabiga ha ka soo daayo cabdimaalig 26 april 2020

  • @R1Y0999
    @R1Y0999 Před 7 lety +9

    4kun . half baasto iyo xabad moos eh baa ku cuni jiray hadana cadaygii ayaa 8kun eh acuudi bilaaah

    • @albertoyahya
      @albertoyahya Před 4 lety +1

      Hargysa maaaha ayaan filaa saaxiib 4kun waxaan ku cuni jirnay half baasto iyo xabad muusa runtaa weeyaan

    • @odaykasheekee6929
      @odaykasheekee6929 Před 4 lety

      Adeer Bal ka waran waagii aan la arki jirin ba kunka uuna ahaa lacag wax walba goysa

  • @maryanruun2420
    @maryanruun2420 Před 4 lety

    M.a Allaha usoo celsho walaalkeena xurnimadiisa cadawgane allaha ka badbaadiyo

  • @husseinabdullahihassan5574

    Ilaaahya mahad leh soo daayey samafale cabdimalik coldoon

  • @boqoradabeshasadezamzamruu9457

    illahayooow maskintaa uu gargaaar Unugaa yar qaboow baa hayoo baa laayirioi😭😭

  • @cabdinaasir5181
    @cabdinaasir5181 Před 4 lety +2

    Cadawga hesto allaha ka so dayo samafale coldon

  • @umxassan4039
    @umxassan4039 Před 7 lety

    Allah ka farxiyo wall coldoon nolow

  • @fadumoabdi6864
    @fadumoabdi6864 Před 7 lety

    Maansha allaah coldoon noolow

  • @ahmedmohamed-oz5it
    @ahmedmohamed-oz5it Před 4 lety

    Mashallah waa howl wanagsan coldoon

  • @Kalid__
    @Kalid__ Před 4 lety +3

    Muuse coldoon see you again 🤲😓

  • @alrightythen4879
    @alrightythen4879 Před 7 lety +3

    Somalia needs people like u, keep up the good work. 👏👏👋

  • @samiirafayax5888
    @samiirafayax5888 Před 2 lety +1

    Kkkkkkkkk.rabbi.haku.barakeeyo.walal

  • @mohamedsharifahmed2127

    Ma sha Allah

  • @iladaawo3647
    @iladaawo3647 Před 4 lety

    kan xiray iyo cabdimalik rabi ba u dhexeeya o kala xukumi doono

  • @AliAli-yx5sv
    @AliAli-yx5sv Před 4 lety

    Cabd maalik muuse coldoon waa nin wanaagsan

  • @rayubamobamed3708
    @rayubamobamed3708 Před 3 lety

    Illahay haku gargaaro wllo

  • @ruuney9323
    @ruuney9323 Před 7 lety +7

    Dareenkayga aboosta waye Ku lahaa lol 😂

  • @axelboytowfiiq9801
    @axelboytowfiiq9801 Před 7 lety

    Masha allah C/malik muuse coldoon raxmanka haku sharvoh❤

  • @Mindgrowth1
    @Mindgrowth1 Před 7 lety +13

    Hhhhhhhh noolow cabdimaalik
    Hada ayaan ka dawanayey Facebook hadana youtube miyaa
    😂😂😂😂

    • @DHIRIGALIYETV
      @DHIRIGALIYETV Před 7 lety

      Rawe Media subscribe igu qabo sxb

    • @baramabaro949
      @baramabaro949 Před 7 lety +4

      HORDHAC Films adi meel kasta baryo maa u joogtaa laga bilaabo hussein kurdi ilaa kan

  • @aweesbaafoowboy5780
    @aweesbaafoowboy5780 Před 4 lety +2

    Helyeey coldoon ilaahey haku siiyo xuriyadaada

    • @safi3943
      @safi3943 Před 4 lety

      Aamiin

    • @safi3943
      @safi3943 Před 4 lety

      facebook.com/238324080415835/posts/587383172176589/?sfnsn=mo&d=n&vh=e

  • @mariamabdirashidismail5423

    illhy XabsigA Hka so dayo wll ABdi maalik coldoon 27/ April /2020

  • @liibanmanlii
    @liibanmanlii Před 4 lety

    Shaaqo wacaaan sxb subscribe wad mudantahay ilah haku baraakeyo sxb!

  • @axelboytowfiiq9801
    @axelboytowfiiq9801 Před 7 lety +5

    Yaa i duceyneyaH Subscribe la saareyaaa vartaH Taag ☝

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 Před 7 lety +2

    Cabdimaalik ducaysabe noolow aboowe. #aboosto aa tahay 😂😂😂

  • @gmail.com4041
    @gmail.com4041 Před 4 lety

    Allah xabsiga ka soo deeyo wallkeena

  • @shukrideeriye774
    @shukrideeriye774 Před 4 lety

    Ar heedhahaa miishana wa malma gawarda dadkii Bo dhax Marya very scray subbhanallah

  • @boqoradabeshasadezamzamruu9457

    Abdimalik so funny walahiii😂😂😂😂

  • @Dr.Zeello
    @Dr.Zeello Před 4 lety +4

    *Muuse biixow please caldoon so Daa* 😭😭

  • @lajecellajecelcadey4532
    @lajecellajecelcadey4532 Před 4 lety +1

    Wlh hadaan awodo coldooon second xabsiga kuma jiren lkn qalbiga rabiga kownkan leh ugubaryaaaaa

  • @mcadceed7806
    @mcadceed7806 Před 4 lety

    Illaahy xabsiga hakaa saaro walaal abdimaalik halyey qaran

  • @hxchunt3r572
    @hxchunt3r572 Před 7 lety

    masha allah

  • @sodaomar1205
    @sodaomar1205 Před 7 lety

    Manshaaalh Mandel 2 ilahy ha KU xafido

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před 4 lety +2

    Maasha allah maasha allah Cabdimaalik Coldoon adna Illaahay Ha ku kaalmeeyo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @philokader8888
    @philokader8888 Před 7 lety

    wlahi Abdi Malik muse Coldoon Nin Adag libax

  • @inabaashechanel2239
    @inabaashechanel2239 Před 4 lety +1

    CabdimaliG mouseH Cooldoon wariYeH somliyeeD oo somaalinimadu ku wayntahay

  • @hxchunt3r572
    @hxchunt3r572 Před 7 lety +1

    illah haku xafiyo waan ku taageersanahay sxb

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Před 2 lety

    Hali yey cabdimalik

  • @DHIRIGALIYETV
    @DHIRIGALIYETV Před 7 lety +1

    Masha allah coldoon wan ku tageerA wacdala

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 Před 7 lety +2

    #My#Role#Model #my #hero #oldoon Allah #coldoon dulqaad badanaa🤔 Mashallah hadii ay aniga saas iila hadli lahayd waan ka tagi lahaay walaaahi qof kalaan siin lahaay 😂😂😂😂

  • @princejabsowofficialljabso9357

    Abdimalik xabsiga dambi dhaf Allah ugadigaa inshalah

  • @qadarsaciidcalicaabi2379
    @qadarsaciidcalicaabi2379 Před 4 lety +1

    War gabadhu gacan adkaa

  • @saafisaafi4383
    @saafisaafi4383 Před 7 lety

    waaaaw😊😊

  • @XagalMedia
    @XagalMedia Před 4 lety

    Ilaahay Xabsiga ha kaa soo daayo isagaa Casiisee

  • @bishaarh437
    @bishaarh437 Před 4 lety

    Hoyada,,war. miyaa usoo baxday mise waxkle
    Cabdimalik,,,wax gadashiyo waa ku kaa 😀😀

  • @naciimaladan637
    @naciimaladan637 Před 4 lety

    Ilaahayaw kasoo daa

  • @Shabagcaaro.channel
    @Shabagcaaro.channel Před 7 lety

    Inaalilah xamar sidaan miyaa Dad wada Didsan ALLA HA UGARGAARO

  • @insideseylacvideos9800
    @insideseylacvideos9800 Před 7 lety +2

    C/Malik Coldoon Hhhh Soo Badi Muqaallada hhh

  • @doctorjeyyyyy
    @doctorjeyyyyy Před 7 lety +2

    war naagta funy wye wlh😂

  • @libaanahmed9651
    @libaanahmed9651 Před 7 lety

    walaaahi waa qosol miiran sheekadaanu

  • @AxmedSaalaxProduction
    @AxmedSaalaxProduction Před 7 lety +1

    hhh ... 3:45 Gacan baan kuu taagar adiga laftaada
    Yaa Laka Min Rajul.

  • @ducaalexajicali9468
    @ducaalexajicali9468 Před 4 lety

    ALLAHA XABSIGA KASOO DAYO NIN XABSI GALAA FAHMI KARA XANUNKA XABSIGA

  • @buulecaafi5578
    @buulecaafi5578 Před 4 lety

    aamiiin.yaarabi

  • @imraxtrader
    @imraxtrader Před 2 lety

    Reer muqdisho waa wada isfiilito

  • @AliAli-yx5sv
    @AliAli-yx5sv Před 4 lety

    Alaha xabsika haka soo saara

  • @ilafiirsoofficial9161
    @ilafiirsoofficial9161 Před 4 lety

    Allaha xabsiga kaa daayo

  • @swegargirl3726
    @swegargirl3726 Před 4 lety

    Wlhi mash allah somali lacagta bdna makala jeclo hhhh

  • @qaasimcabdisheekh7975
    @qaasimcabdisheekh7975 Před 7 lety

    Hhhh halyeey coldoon guuleyso shoodhaheyga ✌✌