Gacankii Maroodiga Ninkaan Galab ka sii daayay Isna Gaws Libaax Igu Ridaan Gacalkay moodaaye

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 08. 2024
  • ★ ★ ★Channel-ka Qarri Jiqood★ ★ ★
    💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕
    Fallow Me On Facebook / noorqorahay

Komentáře • 156

  • @Mustafeinaxaamud
    @Mustafeinaxaamud Před 3 lety +7

    Markaan eego murtida iyo luuqda iyo sida uu bulshada dantooda ugu guubaabiyo anuu abwaan dhoodaan waxan siiyay kaalinta koobaad ee dhamaan abwaanada soomaaliyeed

  • @mawjama831
    @mawjama831 Před 6 lety +4

    allaahu akbar ilaah, allaahu akbar, ilaahay baa hoojiyey jawaasiistii ((armaajo, khayra laawe iyo san balooshe)). waa-wareey, war illaa damiir laaweyaal, diin laaweyaal ah, oo jawaasiis ahi, ceeb iyo ihaano iyo foolxumo uma dhintaan. bal maxay maanta ummadda u sheegin, JAWAASIISTII iibsatay QALBI-DHAGAX?!!!.
    ilaahay baa xoriyaddiisa dib ugu soo celiyey, oo ilaahay baa makrigoodii ku soo daba gediyey. oo maanta Qdhagax isagoo xor ah, buu AdisAbaba ka dhex leeyahay, SOOMAALIYA WAA MID!!!!!!!!!.
    waxaan soo xasuustay, maalin uu oday reer xamarkii hore ah, geesinimo igu ammaanay. wuxuuna yiri '' geesi ma dhinto!, haddiis dhinto ma khurmo, haddiis khurmo ma kooko-oh'' . runtii ma mutaysan ammaantaas ee waxaa ammaantaas mutaystay GEESIGA SOOMAALIYEED EE LA IIBSADAY, EE UU MAGACIISU KA TARJUMAYO GEESINIMADIISA , HADAFKIISA IYO SHAQSIYADIISA. ALLAAHU AKBAR ''QALBI-DHAGAX'' WAA XOR.
    dad badan baa u qaadan doona in qabiilka iyo qurunka ay riman yihiin oo kale iga hadlinayo, runtii waxaa iga hadlinayaa waa taariikhda madoow oo i soo martay. nasiib daradayda waxaa i dhalay aabe mareexaan iyo hooyo majeerteen. waxaanan saas u iri, maalintii ragga ONLF Boosaaso laga dhibaayey 2009kii, Boosaaso baan dhex taagnaa, waxna kama qaban karin, waxay ii ahayd maalin madoow, oo aanan waligey hilmaami doonin. hayeeshee waxaan maalintaas baan go`aansaday in wixii tabartay ah hiil iyo hooba ONLF la wadaago. waxaase maalintii boosaaso i qarso ka dhigey, maalintii farmaajo QALBI-DHAGAX iibiyey.
    akhristoos haddaad labaadaan jifo ka dhalatay, maku faraxsanaan lahayd?!!!.
    jawaasiis mareexaan iyo majeerteen baa soomaali meeshay taal dhigay.
    halku-dhaggeenu waa QALBI-DHAGGAX-XOR. halgankana waa in la wado illaa la soo qaqabto jawaasiista, nagu mabay, ee ka baayac-mushtarta HAL-DOORKA-SOOMAALIYEED.
    ALLAAHU AKBAR. ''''QALBI-DHAGGAX-XOR''

    • @IB_Adam
      @IB_Adam Před 2 lety

      Waxaa kale oo aad ogaataa in Qalbidhagax ogyahey in Mareexaan iyo Majeerteen ay yihiin laba beelood oo Somaliyed oo sharaf leh.Ceebtu waa madax ku sheegga aan karaamo iyo damiirtoona laheyn!

  • @dhirfane3384
    @dhirfane3384 Před 5 lety +4

    Gabaygaan aadka u qiimaha badan waxa mariyay AUN abwaan Cabdullahi macalin dhoodaan waxaana lagu magacaabaa Garnaqsi

  • @user-sx8ij7mm2c
    @user-sx8ij7mm2c Před 10 měsíci


    Ok
    Qariyaan
    Dhuudaan
    Abwaan dhoodaan
    ALLAW NAXARIISTADA SII NABIGIISII MUXAMAD AHAANA LAXIDHIIDHI

  • @cirjeex6412
    @cirjeex6412 Před 3 lety +2

    Kurus geel sideed jira marbay guduri dhaantaaye
    Gududuudane mar buu ku noqdaa aar gaboodyo lehe
    Gandi weheshed baa kaaga roon xuunsho guluc dheere
    Gudcurkiyo cadadu waa midkaan gibilku saarnayne

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 Před 7 lety +5

    Xanuun Igaga Badan Ma Arag Wlhi Rajadii Dawladnimo Ayaa Iga Lunta Waxaan Ku Hamiyi JiraY Goorma Ayaad Arkayzaaa Xataa Hal Azkari Soò Somalia Waqti Badan Ayaan Ku Han Waynaa Dawlad Somalia Farmajo Iyo Khyre😭😭

  • @slaadsharka1433
    @slaadsharka1433 Před 7 lety +3

    #Aheeey ah God dhaw goori iyo gawracii laysla garan waayay Allow kuu naxariiiis

  • @badhiirhussein5795
    @badhiirhussein5795 Před 6 lety +7

    Walaalayaalow aan ku dadaalno midnimada soomaaliyeed

  • @mohamedadem4731
    @mohamedadem4731 Před 6 měsíci +1

    Gabaygaan maxamed siyaad bare Ayaa loomariyay

  • @Qaraami18
    @Qaraami18 Před 4 měsíci

    ~Maskii good ahaa iyo ninkii loo gar qaadaayey
    ~Guurtida markii loo wacee taladii loo guulay
    ~ Cid gungaadha xaajada kolkii goobtii laga waayey
    ~Waxay gocotayoo eersatayoo gabgabo u diiday
    ~Waa masaartu xidadkay gashiyo gabankay aaseene

  • @kingkeita4873
    @kingkeita4873 Před 4 lety +6

    Gabaygaan abahay ayaaa dhagaysan jiray anoo yar markaas qiimo ilama lahayn lkn hadan ogaaday qiimihiiisa alllow unaxariiso dhoodaan😥

  • @buthainabdulkadir7383
    @buthainabdulkadir7383 Před 7 lety +9

    Inaalilaahi wainaaillaahi raajicuun matagbaa isoo qaaday ala caloosha illaahow been kadhig wallaahi soomaali dambe laisku aamini maayo kuligood waa wada dabadhilf gaalada iyo xabashida u wada shaqeeya walee haday dhabtahay warkan tacsi baa soomaaliyoo dhan utaalo aan dhamaanayn ilaahow been ka dhig😭😭😭😭😭😭😭😭😭👹👹👹👹👹👹👹👹👹

    • @sabirabdiaziz8294
      @sabirabdiaziz8294 Před 6 lety

      Ala ya raxma aderky dhodan lakin way inotahay marixa iyo hawaye

  • @anisahussen5673
    @anisahussen5673 Před 9 měsíci

    Carruurta burburkii dalkeenna kadib dhalatay, kuwa baadiyaha kasoo orday ee aan xaqiiqda ogayn, kuwa xanuunsan ee qabyaalad maddax martay masiibo yaa ku dhacday oo ah inaysann waxba kala socon taariikhda dhabtaa iyo xaqiiqda jirratay

  • @mukhtaraxmed1108
    @mukhtaraxmed1108 Před rokem +1

    Abwaan dhoodaan wuxu tiriyey 35 gabay oo hirgalay 28 kamid ah waxay noqden kaalinta koowaad waa score isaga gooni u ah waa taarikh qorantay

  • @ramlocabdi3635
    @ramlocabdi3635 Před 6 lety +3

    ALA cod nacaanaa!!! Abwaan dhoodaan ILAAHOOW naxariistii jano ku sii gabaygani iyo erayadiisa laxanka saaran gold son

    • @ramlocabdi3635
      @ramlocabdi3635 Před 6 lety +2

      Kama dhergo codkan!!!! Wlhi wuu iga maajay subxaanaLAAH cod mcaanaa abooyoo codkan yaa samayn karaa??? Cajiiiib

    • @tanaadchannel8186
      @tanaadchannel8186 Před 5 lety

      Isla gabaygaan oo luuq kalaa dhagayso kaba sii dara.

    • @yaasirabdi6494
      @yaasirabdi6494 Před 3 lety +1

      Gabaysiisa mid mid ku laxan ah ma jiro mid waliba luuq u gooniya ayaa saaran kani waa mid ka mida cododka aan ugu jecelahay

  • @TheTruther101
    @TheTruther101 Před 6 lety +1

    ninkaan buurta guradeeda dheer gaarsiiyay isna gunteeda ila goobaaya nabsi guradii waad heli gooreey ahaataba geeridii aan kaa celin jiraan godin u soofeeynee alla yaa raxma isna naqaanee ceebna ma aha xumaana ma aha wbt

  • @aliawahmedhirsi63
    @aliawahmedhirsi63 Před 3 lety

    Waa nooca somalidu ubadantahay
    GACANKII MAROODIGA NINKAAN GALAB KASIIDAAYAY EE GAWS LIBAAX IGURIDAY GABAYGUSAW MAAHA

  • @axmedayax269
    @axmedayax269 Před 5 lety +1

    Allah ha u nariisto abwaan dhoodan gankii maroodiga ninkan kasii dayey ina gaws libax igu ridan gacalkay mooda

  • @TheTruther101
    @TheTruther101 Před 6 lety +5

    allaahu akbar waa kaaf iyo kala dheeri halkaan la rabo iyo halkuu ila doono nabsi waad heli goor ay ahaataba allah ya raxma caaqil badanaa dadkeeygu ilaahoow dhowr meel ay joogaanba wbt

  • @khube732
    @khube732 Před rokem

    Alle ha unaxariisto abwaan dhodan wa gabay cajiba

  • @abwaanmaxamedcabdilaahimax9115

    Sidaan ugu gadaanaaa ninkaa looga wada
    Wada giigay
    Een gendenkiisii noqdoow
    Waxaad i gaadhsiisay
    Si aan uga gayoodaba
    Adaa guul daro ibadaye
    Garaafo hadaad odhan lahayd luguma gaadhsiinin
    Ninka gabuga igu soo dunshaw saw ku garan maayo

  • @ahmedhasan2837
    @ahmedhasan2837 Před 7 lety +14

    adeero ilahay haku naxaristo gabayga aad qaday wakhtigis hada laa jooga

  • @zeynabahmed9972
    @zeynabahmed9972 Před 7 lety +8

    Wadankiina munaafuqiin gaalo soo dirsay ayaa gacan loo galiyey

  • @Talo470
    @Talo470 Před 6 lety +3

    Tigree amxaar iyo Oromo weeye cadowgeena walee somali cadow kama dhigto shirqool walbo oo dalkeeya iyo dad keeyga loodhigo nin ragan kro ayaan ahay . somali mid

  • @shabeelbuqul6183
    @shabeelbuqul6183 Před 4 lety +1

    Qalbi dhagx markii ayrabeen inay itoobya asto

  • @tanaadchannel8186
    @tanaadchannel8186 Před 5 lety +2

    Gabaygaan waa markay Abwaan dhoodaan iyo Siyaad barre ka dhextolatay.
    Haatanna waa Farmaajo Oo booskii siyaad ah iyo Qalbi dhagax oo booskii Awb:dhoodaan ah😭😭

    • @anisahussen5673
      @anisahussen5673 Před 9 měsíci

      Ummadd beenta kalla xishood adigoo iga raali ah

    • @fatuushshafeec2536
      @fatuushshafeec2536 Před 5 měsíci

      WLhi Ben mahan gabygan siyad baree ayuu umariyay​@@anisahussen5673

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před 5 měsíci

    Gaabygan waxa u quday siyad baree marku xilla isku dhajiyay😅😅😅

  • @elmiyasreine1251
    @elmiyasreine1251 Před 6 lety

    ALLOOW U NAXIISO MACALLINKII UMMADA SOMAALIYEED MARXUUM CABDILLAAHI

  • @genabdiasismahamedkorsni-zl5qd

    Gen Abdi asis )Raga maqaabul ee la is sanatorium soomaali ha kafiirsato

  • @genabdiasismahamedkorsni-zl5qd

    SArraakiisha (maqqbul iibka haulage joojiyo .(GEN ABDI ASIS MAHAMEF QORANE KISMAYO,LAAB,DHAGAXII (2)LABAAD,KISMASYO IIBKU KA FHACAY

  • @maxamedjaamac2665
    @maxamedjaamac2665 Před 4 lety

    Alla haw naxariisto abwaan dhoodaan
    gabaygan wuxuu ula jeeday siyaad barre

  • @dahirdoogan3546
    @dahirdoogan3546 Před rokem

    AUN abwaan Dhoodaan runtii murti Alle waa u hibeeyey

  • @haybecisman5908
    @haybecisman5908 Před 5 měsíci

    Dhodaan allow kuu naxariiso

  • @user-sx8ij7mm2c
    @user-sx8ij7mm2c Před 10 měsíci

    Arkey
    Arkey
    Arkey

  • @user-sx8ij7mm2c
    @user-sx8ij7mm2c Před 10 měsíci

    Marxaba
    Hayee

  • @ahmedhasan2837
    @ahmedhasan2837 Před 7 lety +5

    walle mamulada daba dhilifka ah suuq bay naga fuurteen lkn aduunku sas ahaan mayo tariikhduna way is qoraysa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @siradm
      @siradm Před 7 lety +1

      ahmed yusuf waa dowladda walaal maamullaada la qaatayba geesi na dhaaf goba nimana naga dheer xanuunki aan ka qaaday baa i haya wali hallasoo duceeyo aan ilahay gacmaha u taaganno ilaahayow u gar gaar Somali-galbeed ciirsi kale iima muuqdo ilaahay ban u baryeynaa inta la maciinsado asagaa u kheyr badane innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun

    • @badhiirhussein5795
      @badhiirhussein5795 Před 6 lety

      ahmed yusuf walaakey waa runtaa aduunku sidaa ahaan maayo waa in aan midnimada iyo wada jirka umada soomaaliyeed wax walbo ka hormarinaa

    • @hadiyaahmed3233
      @hadiyaahmed3233 Před 6 lety

      ahmed yusuf

    • @ahmedhasan2837
      @ahmedhasan2837 Před 5 lety

      Hbnki aan qoralka qorey maxan cadhaysna manta naa watas farxad xigtay waa sanad ka hore

  • @caddeeyembaxnaan7600
    @caddeeyembaxnaan7600 Před 4 lety +1

    Gabaygaan garnaqsi abwanku AUN ujeedku AUN waxay ahayd, inuu ku dhaliilayay dawladii kacankii somaliyed ee siyaad barre hogaaminayay, asagoo ku eedaynayay inay jaahwarerisay jabhaddii xoraynta gobolada somali galbeed, dawladaasina waxay diidanayd inay jabhadda madax banayso, wllo gabaygan hadda maquseeyo labadaan nin ee wadanka hadda madaxda u ah

    • @anisahussen5673
      @anisahussen5673 Před 9 měsíci

      Ilaahay subxaana watacaala uga cabso beenta. Mase ogahay dawladdii kacaanka inay dhoodaan ku eedayaay inuu itoobiya u shaqeeyo sababta waa inaysann itoobiya asaga, xirojirin marka uu itoobiya taggo uuna itoobiya taggijiray?mase ogtahay dhoodaan in loo tiriyey gabaygii ninyahow sidda gaari shaagiis marba gees u jeedda ninyahow labo ganni oo aan is-gayin jeeb iskugu geeyey, oo loola jeedo inuu shilinkii soomaaliyeed iyo birtii itoobiya heeb iskugu geeyey? dhoodaan iyo dhammaan intii dhimatay aun Aamiin, laakiin yaan waxaan la joogin Amma runtooda la, aqoon been lagga sheegiin.

  • @user-sx8ij7mm2c
    @user-sx8ij7mm2c Před 10 měsíci

    Bartey
    Bartey

  • @mukhtaraxmed1108
    @mukhtaraxmed1108 Před rokem

    Suubaan galgalineed marku maraayey geelenu waatay owrta ugu guuxda hala goojaaye

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 Před rokem

    Allaah ha u naxaristo

  • @user-sx8ij7mm2c
    @user-sx8ij7mm2c Před 10 měsíci

    Hayee

  • @badhiirhussein5795
    @badhiirhussein5795 Před 6 lety +1

    Midnimo qaran guul

  • @suldaand
    @suldaand Před rokem +1

    Gaaaskiyo guutadu markay gebegebeyaanba
    Ninkaa geela uga reebayee gaadmada ka ilaashey
    Ee gulufka igu weeraraan gacalkay moodayey
    Gabaygan waxa dhegeysan jirey abtigay 2005

    • @fatuushshafeec2536
      @fatuushshafeec2536 Před 5 měsíci

      Gabygab siyad bare ayuu ku karbashy abwanku wax jiro aha❤❤

  • @theclassicman6730
    @theclassicman6730 Před 5 lety +1

    Allow janadii kawaraabi abwan dhoodan

  • @mukhtaraxmed1108
    @mukhtaraxmed1108 Před rokem

    Abwaan dhoodaan,,,gabayadiisa aadbey u tira badanyihiin waxaan ka xasuusta 1 galaal xoor 2 Saleel 3 garnaqsi 4 guluf 5 daarood 6 qabyo tiran iyo qaar kalo badan

  • @smoothingsleep5470
    @smoothingsleep5470 Před 5 lety +1

    Mar soo bax aan la arag buu ahaay Allaha u naxariiste

  • @TheBeastMan-nt4mv
    @TheBeastMan-nt4mv Před 5 lety

    Gabadhuu jeclaa iyo ninkaan gaarida u doonay isna teydi iga guursadaan gacalkay moodaaye.

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před 5 měsíci

    Adeer dhodan janda alah ku geyo

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 Před 4 lety

    ilaahay hau naxariisto abwaan dhoodaan

  • @mukhtaraxmed1108
    @mukhtaraxmed1108 Před 2 lety

    Gabadhu jeclaaday iyo ninkaan gaaridda umehershay isna taydi iga guursada gacalkey moodayey

  • @user-sx8ij7mm2c
    @user-sx8ij7mm2c Před 10 měsíci

    iisheeg
    Haa

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 Před 3 lety

    Maxaad labadaa sawir iyo QALBIDHAGAX isu garab dhigaysaa.
    Markii Soomaaliya burburtay waa la ogaa wixii OGAADEEN Soomaali u geysteen intay itoobiyaan dabada geliyeen.

    • @sadiqomar6679
      @sadiqomar6679 Před 2 lety

      Soomaali kulahaa, bal reerka aan wax u gaysanay sheeg, itoobiyaanka ma cid aan dabada la galin baa jirta, gedo wixii ka dhacay ilaa cabdiaahi yusuf, taas waa jabkii na gaadhayee, reerka aan wax gaadhsiinay ayaan kaaga fadhiyaa ugaas

  • @miyirmiskiin2719
    @miyirmiskiin2719 Před 3 lety

    Ilaahayaw unaxariiso

  • @inaguluyux
    @inaguluyux Před 4 lety +1

    Dabadhilifka farmaajo taariikh madow buu ka tagi.

  • @user-sx8ij7mm2c
    @user-sx8ij7mm2c Před 10 měsíci

    Bartey

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 Před 7 lety

    oo xataa gorfayn xataa lagama samayn general qalbi dhagax oo may amnesty international u dhiibaan xataa haday amxaar ka baqeen

  • @aestheticsbody6360
    @aestheticsbody6360 Před 4 lety +2

    Ogaden calaacal iyo oohin kama dhamato. Mar Tigree baa nawaso marka marexan baa na dhiibay😂😂😂 war Siyaasada somalia inaad soo gashaan ood madaxweyen noqotan intay Majeerteen iyo Marexaan joogan Somalia inaad katalisan waa habaynkii xalay oo tagay.

    • @abdinurhassan4356
      @abdinurhassan4356 Před 4 lety

      Aesthetics Body Mareexaan Odaygii Daarood ahaa hal buu ka tirsadaa, Ogaden 3 oday isku da’ ba ma ahee maxaad isu bar bardhigtay ...... horta yaa la da’ wayga yaab dawyadaad xuliye. Tankale Gabaygan qadiyad guud buu ka hadlayaa oo Somali Galbeed ah kama hadlayo wiilkan yar ee qurbaha ka soo haajiray. Gabayguna 1970.

    • @drxaajixasan5439
      @drxaajixasan5439 Před 4 lety

      Doofaar baatahay dabadhilifa ogaaden macalaa calo lkn cuqdadlow mareexaan ah

    • @aestheticsbody6360
      @aestheticsbody6360 Před 4 lety

      Dr xaaji Xasan marexan maahi cuqdadna maqabo Gabdhahaygana Tigree iyo Oroma dabada kama wasto alx

    • @kamaalahmed5706
      @kamaalahmed5706 Před 3 lety

      @@aestheticsbody6360 Su aal saxibkeyow, hooyada Soomalieed qabiilkeey doonto ha ahaato , hadii uu nin Ajnabi ah fara xumeeyo, soo ceeb raga Somaaliyeed u taalo maaha? Qabiilkeey

    • @janua1998
      @janua1998 Před 3 lety +1

      ogaden dabadhilif gaalo maaha. waxa lookala gooye waa somaali jecel,xornimo jeceel,diin jeceel. nin ushaqeeyo unbuu qumeeysi wax udhiibtaa. guul somaali inta fiyoow

  • @muuseadow6835
    @muuseadow6835 Před 6 lety +1

    Rabi janadi haka warabiyo

  • @somali7851
    @somali7851 Před 3 lety

    Balantenu waa midnimo

  • @user-sx8ij7mm2c
    @user-sx8ij7mm2c Před 10 měsíci

    Haaa
    Coofle gurey

  • @mstmedia1048
    @mstmedia1048 Před 5 lety +1

    هدكلام جميل رحيمكلاه

  • @user-sx8ij7mm2c
    @user-sx8ij7mm2c Před 10 měsíci

    Haa
    Adeer

  • @buthainabdulkadir7383
    @buthainabdulkadir7383 Před 7 lety +1

    Subxaanalaah soomaaliyey kaca fadhi noomayaale waa in aanu mudaaharaadyo aan kala joogsan qaadnaa please si halyeygaa loo badbaadiyo walaahi hadii kale waa coldoon halkiisiye sidaa ayaa nooloo xabad qaadayaa ma awoodno anagoo meel walbo ku silacsan kuwii aan is lahayn soomaali haday inoogu dhowdahay gobanimo in ay nadhiibaan oo anagu maxaan kudooranay nimankan in ay nahogaanmiyaan oo cadawga naga daafacaan wlaahi waa ayaan daro haday wali kuwii hore jidkoodi hayaan oo lagu adeeganayo please hala kaco soomaaliyey kaca oo ka dhiidhiya falkan foosha xun leh haday runtahay!!!!!

  • @user-sx8ij7mm2c
    @user-sx8ij7mm2c Před 10 měsíci

    Arkey

  • @cawaalecabdi2647
    @cawaalecabdi2647 Před 2 lety

    Allow una.xariiso

  • @user-sx8ij7mm2c
    @user-sx8ij7mm2c Před 10 měsíci

    Ok

  • @mukhtaraxmed1108
    @mukhtaraxmed1108 Před rokem

    Ma gartaan gabaanko dhan iyo shaale goray ciile

  • @user-sx8ij7mm2c
    @user-sx8ij7mm2c Před 10 měsíci

    ❤haa

  • @ahmedmusa7483
    @ahmedmusa7483 Před 5 lety

    ASW Allah ha unaxariisto adeerkii somaliyeed dhoodaan lkn hakala reebine kuwanaa kasii daran ( Allah Somali haka qabto men-satan iyo ciliyada Lagu isticmaalaayo Somali sidii xoolihii subxaanallah ( sixir) toos somaliyeey kane Baxa qabiilka waxna fahma and Allah yaxfidkum by researchers detectives investigators in Islamic method and Allah knows best

  • @user-sx8ij7mm2c
    @user-sx8ij7mm2c Před 10 měsíci

    Haa

  • @maxamedabdixashi409
    @maxamedabdixashi409 Před 2 lety

    Abaankii abwaanada seexiyay

  • @rahmaugaasali5295
    @rahmaugaasali5295 Před 6 lety +2

    Barigaas wuxuu ka hadlayay abwaanku waxay taagan tahay

  • @dahirmahamed4056
    @dahirmahamed4056 Před 7 lety +4

    Somali waa cadogayga .

  • @qurayshaaadan1956
    @qurayshaaadan1956 Před 7 lety +4

    Wayaabe ninkii magala loo gangaliyey

  • @cawilcaarshe1902
    @cawilcaarshe1902 Před 3 lety

    Maxaad download-ka uga xidhay

  • @sharmaakemohamedbarre5082

    Waa sax

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima Před 3 měsíci

    💕💕💕

  • @shukriomar5871
    @shukriomar5871 Před 6 lety +2

    gabaygaan.caadi.ma.ah..xaarmaajo.iyo.khayrto.daba.dhilifka.jaajuusiinta.wasiirada.ah.buu.ka.hadlaayaa.soomaalina..gacan.ku.jirin.ogoow.qofkaan.ogaynoow.in.aad.tahay.kililinka.lixaad.oo.hoos.jooga.itoobiya.

  • @siciidldne7828
    @siciidldne7828 Před 6 lety

    asxan gabay soomaalida hada joogta waxaa fahmi kara dadyar

  • @maxamedqaasin8028
    @maxamedqaasin8028 Před 2 lety

    Maxame qaasin

  • @user-sx8ij7mm2c
    @user-sx8ij7mm2c Před 10 měsíci

    Haaa

  • @diiriyenuur2851
    @diiriyenuur2851 Před 3 lety

    Thanks

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 Před 6 lety +2

    Garnaqsaday gudoonkiina waa nin iyo gaarkii👌

  • @Somfox1
    @Somfox1 Před 7 lety

    Somali deg deg baa waalay , ilamaha aha in Dowlada Farmaajo iyo Kheyre ay muwaadin Somaliyeed u dhiibayaan Habashida , adeer warka hubsada oo iska daaya Deg dega , Dowladeenu maaha sidii dowlad goboleedyadii Umadeena dhiibi jiray , ha la hubsado , waa iga talo , una malayn maayo in dowladeenu falkaas samaynayso .. HUBSIIMO HAL BAA LA SIISTAA YAA SOMALI DEG DEG

    • @cabdimahamed5282
      @cabdimahamed5282 Před 6 lety

      allaha kuu naxariisto adeer gabaygaago maalin walba wuu taagan yahay

    • @inaguluyux
      @inaguluyux Před 4 lety

      kadir josef siilka hooyadaa u sheeg lo’yahay

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Liked

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Love

  • @dayaxteamkaazow2841
    @dayaxteamkaazow2841 Před 5 lety

    Allah hau naxaristo amiin amiin

  • @atulsports8436
    @atulsports8436 Před 6 lety

    Dhoodaan wuxu ahaay layiile (Dir) balse ogaadeenku wa laba wiil tagoog(ogaadeen sax ah ) iyo mid talo (la ogaadeemay) waxuu qeebta danbe ee qoyska lagu so daray lkn wa libaax banaan dagay

    • @hassanomar8513
      @hassanomar8513 Před 4 lety

      Beenale

    • @ahmedkahin4838
      @ahmedkahin4838 Před 4 lety

      tuug baanaale ah ayaad tahay ee ogaden afka huuradaleh ka jeedi cawaanyahow

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 Před 4 lety

      Laandheere ilaahay baa ka dhigay Ogaadeen dhoodaan waa abwaan qaryaan ogadeen ah makaahiil ka ah gumcadle ah laakin adigu waxaad tahay xaasid taran ka naxle ah ilaahay baa badiyay ogadeen adna badidooda uumbaad ka xun tahay oo ka naxaysaa xaasidnimadaada udhimo duli yahaw

    • @abdigarane5537
      @abdigarane5537 Před 3 lety

      @@abdirahmanfaarah3912 right

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Lifetime's

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Share

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Livetime'S

  • @hindadahir305
    @hindadahir305 Před 7 lety +1

    😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭

  • @truelove683
    @truelove683 Před 7 lety +1

    Aaheey

  • @mahamedmahmoud5561
    @mahamedmahmoud5561 Před 6 lety +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @worldwideshow3
    @worldwideshow3 Před 7 lety

    gabey yaaa qaadey wale will rag ah

    • @cismaanmaxamed8391
      @cismaanmaxamed8391 Před 7 lety

      Abdi Mohamed
      Abwaan c/laahi mclin dhoodaan allaha unaxariustee sxb asoofasiix ah waahelee
      CZcams ka kuqor
      Garnaqsi dhoodaan

    • @tanaadchannel8186
      @tanaadchannel8186 Před 5 lety

      Todobaatameeyadii atuu yiriyay

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Facebook'S

  • @maxamedabdixashi409
    @maxamedabdixashi409 Před 2 lety

    Gay qiima leh iga dhe

  • @user-sx8ij7mm2c
    @user-sx8ij7mm2c Před 10 měsíci

    Hayee

  • @user-sx8ij7mm2c
    @user-sx8ij7mm2c Před 10 měsíci

    Ok

  • @user-sx8ij7mm2c
    @user-sx8ij7mm2c Před 10 měsíci

    Haa