Tixmaal - Dhoodan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • part2
    ANNUITY , DONATE, CREDIT,

Komentáře • 15

  • @abdirashidahmed2725
    @abdirashidahmed2725 Před 5 lety +4

    Maxamed Daahir iyo tv, radio Jabuuti dhaxalkii suugaanta soomaaliyeed noo ururiyey. Mahadsanidin !

  • @abdisalansalat7315
    @abdisalansalat7315 Před 8 měsíci

    Waas mahad santahi dhamantin❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Guuyo-eh1wz
    @Guuyo-eh1wz Před 3 měsíci +1

    Nimaankaa waraysiga qaadayay aqoon badan mayna u lahayn war baahinta barnaamijyo badan baan ka daawaday oo aana tiradadooda haynin markaa waxay dhibkoodu yahay nin waraysiga laga qaadayo wakhti fiican ma siiyaan oo uu wax ku sheego markuu dhexda waddo unbay ka dhexgalayaan !

  • @adhfa9151
    @adhfa9151 Před rokem

    Barnaamijka silsiladda siinleyda ey abwaanada allifay ku sheekeysanayeen meel ku sheega..

  • @ilyaasmacalin7653
    @ilyaasmacalin7653 Před 8 lety +5

    cabdi nasir xaaji maxamud waa adeer kay ,waana cawlyahan,reer afgaab,reer khalid haraale

    • @abdinurhassan4356
      @abdinurhassan4356 Před 4 lety

      ilyaas macalin Ileen gabayada Sayidka ninkii soo helay buu ahaa la aantiis waxaas oo xigmad ah lama hayeen maanta adeerkaa shaqo wacan ayuu qabtay.

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 Před 4 lety +2

    RT Jabuuti shaqo wacan baad qabateen Illaah ha idinka ajarsiiyo- Shanta Somalia ayaad matashaan.

  • @shamsudiincabdi1124
    @shamsudiincabdi1124 Před 10 lety +2

    axmed xasanoow waad ku mahdsantahay walaal, muhiim weeyaan cajaldaha noocan oo kaleh.. waxaan kaa codsanaynaa inaad wixii kale eed ka haysid raggaa DHOODAAN ama DAHIR CUDHAADH inaad noo soo dhigto si aan uga faa'idaysano dhamaan dadwaynaha oo dhami.mahadsanid

  • @engmachanicalshaker351
    @engmachanicalshaker351 Před 6 lety +2

    Waryeee deee abtiyaaloow anigaga aaway abtiyaashay magabyaan miyaaa malinguur iyo ree amadin jeeraàaa waaa sedee deee bal ii wrama anigu ree konfureed baaan ahaye

    • @dabiyobiyo9880
      @dabiyobiyo9880 Před měsícem

      Maalin guur so kama dhalan abwaanki weyna e Raage ugaas wa ku side
      Reer amaadina waxaan ka aqaana abwaan heelaale mujaahidkii weyna allah ya raxma

  • @abdinasirfarah566
    @abdinasirfarah566 Před 7 lety +1

    Alla yaa noo soo dhamaystira

  • @idiriscali7575
    @idiriscali7575 Před 10 lety

    Mahadsanid, Xasan. Laga bilaabo 8:51 si fiican codku uma soo baxayo, ee cilladu ma duubistaa?

  • @JabuutiTV
    @JabuutiTV  Před 10 lety +2

    @shamsudiin cabdi
    Sxb ma hayo cajaladaha iga codsatay (inta channelka ku soo bandhigay mooyaane)

    • @shamsudiincabdi1124
      @shamsudiincabdi1124 Před 10 lety

      waad mahadsantahay hassan ahmed walal. waan gartay, laakinse channelka wixii lagu soo bandhigay waa badnaayeen haddaa internetka waxa kaga jirana waa in yar. bal walaal waxaan mar labaad kaa codsanayaa adoo raali ah inaad wixii iyagana muhiim ah ee soo dhigi karto inaad noo soo galiso. mahadsanid