Abwaan Dhoodaan, "12 nin oo isku jira, ka 13-aad ee ka soo dhex baxa ayaan ahay"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
    Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Komentáře • 82

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +18

    Nabigeena Mohamed Scw Aan Ku Salino Kheyr Badan Allaha idin Siyo Shukran ❤❤❤❤

  • @mohamedhajji5088
    @mohamedhajji5088 Před rokem +7

    hareeri meshaa rabta aad waanu kula soconeynaa mahadi hakaa gaadho waan kanasanay siyaasada madhalayska ah ee saxafiyiinta somalida nagu wareyriyeen

  • @aqoonjiretv5456
    @aqoonjiretv5456 Před rokem +10

    Ilaahay Naxariistiisa waasica ah ha ugu deeqo Abwaan #DHOODAAN nin mucjiso ah buu ahaa e 🤲🤲🤲

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před rokem +2

    Qoraaga.buuga Dhoodaan
    Mr cawaale. Mahadsanid mudane
    Website ka Dollo. Wax badan ayaan gabayo ka dhegeystey.in Aad isku hawshay Taariikhdaas .
    Hareeri media team. Shaqo wacan.Ayaad noo haysaane. Halkaa ka wada Guuleysta

  • @MohamedMohamed-zp6re
    @MohamedMohamed-zp6re Před rokem +1

    Barnaamij kale oo cajiib ah weeye. Hambalyo, Cabdisalaan. Aad ayaad u mahadsantahay. Illaahay naxaristii janno ha ka waraabiyo Dhoodaan. Aamiin.

  • @abdirashidismail6631
    @abdirashidismail6631 Před rokem +2

    Ilaahay ha u naxariisto Dhoodaan iyo dhamaan waalidkeen.

  • @xassanaadansamatar3755
    @xassanaadansamatar3755 Před rokem +2

    Alle ha'u naxariistee Dhoodaan shaqsi hibo gaar ah alle u siiyay gabayga

  • @kamal171
    @kamal171 Před rokem +4

    Allah ha u naxariisto aamiin

  • @abdisalanmohamud
    @abdisalanmohamud Před 17 dny

    Cawaale masha allah mahadsanid in badan doollo wax badan baan wax ka daalacda kana degsada kuma aqoon mana helin qaab aan kuugu mahad celiyo kun jeer mahadsanid.

  • @muhumednathirhanshi3112
    @muhumednathirhanshi3112 Před rokem +3

    Wiil ogaden buu aha alle ha uraxmade

  • @qasimnuux743
    @qasimnuux743 Před rokem +4

    Imisa wadan bu tagay nio nin kan herari ilahay cimriga haw dheerreye

  • @abdinasirmohamed4012
    @abdinasirmohamed4012 Před rokem +1

    Alle ha u naxariistee Abwaan Dhoodaan waxa uu ahaa mar la'arag sugaantiisu layaab leedahay

  • @mohamedG21
    @mohamedG21 Před rokem

    Alle naxariistii jano haka waraabiyo aamiin abwaan cabdulahi macalin dhoodaan

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 Před rokem

    Qaryaaan Dhoodaan Allaha U naxaristo Nin soamaali ah oo Gabay murti iyo af somali ku haadhay ma jirin ama kaga daba dhufan jiray maktabada u ka gaadhay sugaanta

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před rokem +2

    Baraka Allah Tabaaraka Allah

  • @mohameddagane1170
    @mohameddagane1170 Před 3 měsíci

    Hereri media guul

  • @a_m_gureylion-heart1210

    Masha allah cawaale Nin wax bartay aad iyo aad ayuu umahadsanyahay and abdisalan wariye sare mahadsanid wll

  • @apdikariinmoh880
    @apdikariinmoh880 Před rokem +3

    Maxaa idinka dhacay codka waa ii shaqaynayaa waliba waa clear xagayga

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc Před rokem +1

    MANSHALLAH HERER WARIYE QARAN

  • @ahmedabdi5176
    @ahmedabdi5176 Před rokem

    Ilahayoow unaxariiso aad baan ujeclahay gabayadiisa habeenkii markaan drive garaynaayo ee safar dheer usocdo waxaan ku tuurtaa gabayadiisii

  • @yusuufcaqiibo1576
    @yusuufcaqiibo1576 Před rokem +2

    Dhoodaan qabyaa keli ah ma ahayn.
    Balse waa aqoonyahan. Waxa uu aqoon dheer u leeyahay dhinacyo kala duwan oo aqoonta ah. Aqoontu ma aha sida aynu u naqaan. Nin aan weligii buug iyo qalin isa saarin ayaa noqon kara khabiir.

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 Před rokem +1

    Alaah haw raxmado dhoodaan
    Qof cilmi rabi situu ahaa

  • @daahirgurbiye8275
    @daahirgurbiye8275 Před 4 měsíci

    Ilaahey nafta kaa qaadye beenta beerka hanagu goynin 6sano markuu jiray baa hadal ugu horeysay dheh 16 maaheee
    6sano ayaan jiray buu dhahay markii iigu horeysay oon hadlo😊😊

  • @nasraaaab6
    @nasraaaab6 Před rokem +2

    Codka wu shaqaynayaa hadii aad caadi ahaan u maqli waydo isticmaal headphones 🎧 hadii aad isticnaalayso isla headphones 🎧 iska saar caadi u dhagayso labadaba Waa ki shaqaynayaa

  • @user-ke9xn9gq1w
    @user-ke9xn9gq1w Před rokem

    ❤yaab inta badan abwaanadu mucjiso ayay la yimaadaan❤

  • @crixmaanmaxammedxasan5712

    C.salaanow barnaamijyada noocan ah ee qoraga iyo buuggiisa laga waraysto waa mid waxtarleh sas awgeed noso badi inshalaah

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 Před rokem

    Dhoodaan wuxuu lamid ahaa ragii hore sida, qamaan bulxan, Raage ugaas, Sayid cabdile xasan..., qaabkii Ragaas ayuu u gabyi jiray, nin Xigmad badan ayuu ahaa taariikhd fiicn ayuu ka tagay ✍️✍️💯💯💯

  • @mohameddagane1170
    @mohameddagane1170 Před 3 měsíci

    Hereri Abwaan Dhoodaan wuu nebcana shuuciga.iyo somalida keentay.

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 Před rokem

    Masha'alaah Cabsisalaan hereri wariye qaali ah.

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 Před rokem +3

    Tix gammuuran oo gaabanoo , caynka lagu giijay.
    Waxaan arar gadaanka uga sudhay ,ama u guud saaray.
    Suubaan galgalineed markuu , marayo geeleenu.
    Weysay awrtu ugu guxda ooy , hala u goojaane.

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 Před rokem +1

    Codku waa clear Dadkan leh codka waxba kasiya.

  • @TARBIYATALEEM
    @TARBIYATALEEM Před rokem

    Waa barbaamij qiima badan, waan ka helay. Waxaa i soo jiitay jawiga guud ee wareysiga oo aad moodo in soomaaligalbeed (Ogadeniya)”xoroowday” waad ka xoroobi diintaan gumeysiga Ethiopia

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Před rokem +1

    Dhoodan Hargeisa ayaan ku arkay 2006 kii Ming Sing hotel

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 Před rokem

    Mansha Allah mansha Allah sxpyaal

  • @Mohamedahassana
    @Mohamedahassana Před rokem +1

    Ma qadayidda 5 soomaaliyeed ayaa beel loo daayaa?
    Iney xumaatay dowladda soomaaliya waa arin, hayeeshee qadiyadda xoraynta soomaali galbeed wexey u taal somali oo dhan.

  • @mohameddagane1170
    @mohameddagane1170 Před 3 měsíci

    Turyada waan aqaana sidan OO gabda ee. Baqan maayo ninkasta waan Iska celiyyayi

  • @hamsafarah8205
    @hamsafarah8205 Před rokem +1

    Pernaamijka hereri si gaar baan u jeclaa laakin waxba lama maqlo sida muuqata hadii aanan kaligey ahayn

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před rokem +1

    Mahad sanid hereri horey usoco wll bye

  • @ahmedabdi5176
    @ahmedabdi5176 Před rokem

    Mashaa allah

  • @Bashka001
    @Bashka001 Před rokem +1

    Waaaaxay waxaan Cod la aanta ah

  • @mamaakram7034
    @mamaakram7034 Před rokem

    Hereeri waa libaax maalinkasta wax cusub no siyaasad😃😃😃😍😍😍

  • @liverpoolynwatraining3157

    C/salaan waxaan kaga mahadcalinaynaa inaa dadkeena intooda wax ogaalka ah Nala wadagtid waxana kaa codsanayna buugan sidaan u heli karno

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 Před rokem

    Allah Subhanahu Wa Ta'ala said:
    وَٱلشُّعَرَآءُ يَتَّبِعُهُمُ ٱلۡغَاوُۥنَ
    "And the poets - [only] the deviators follow them;"
    (QS. Ash-Shu'araa 26: Verse 224)Allah Subhanahu Wa Ta'ala said:
    أَلَمۡ تَرَ أَنَّهُمۡ فِي كُلِّ وَادٍ يَهِيمُونَ
    "Do you not see that in every valley they roam"
    (QS. Ash-Shu'araa 26: Verse 225)
    Allah Subhanahu Wa Ta'ala said:
    وَأَنَّهُمۡ يَقُولُونَ مَا لَا يَفۡعَلُونَ
    "And that they say what they do not do? -"
    (QS. Ash-Shu'araa 26: Verse 226)
    Allah Subhanahu Wa Ta'ala said:
    إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ وَذَكَرُواْ ٱللَّهَ كَثِيرًا وَٱنتَصَرُواْ مِنۢ بَعۡدِ مَا ظُلِمُواْ ۗ وَسَيَعۡلَمُ ٱلَّذِينَ ظَلَمُوٓاْ أَيَّ مُنقَلَبٍ يَنقَلِبُونَ
    "Except those [poets] who believe and do righteous deeds and remember Allah often and defend [the Muslims] after they were wronged. And those who have wronged are going to know to what [kind of] return they will be returned."
    (QS. Ash-Shu'araa 26: Verse 227)
    * Via Qur'an English quran-en.com

  • @mohamudbile3042
    @mohamudbile3042 Před rokem

    Waa waraysi qiima badan

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před rokem

    The english gave away nfd and somaligalbeed.. he opened BBC Mr harrari the music was ..dadkaan dhawaqaya dhulkoodo doonaya etc etc.. he gave away the land ..that is English duplicity

  • @MaxamadNuur-eu5er
    @MaxamadNuur-eu5er Před 6 měsíci

    War xagee ka helayaa buugaa

  • @maxamudabdullah8819
    @maxamudabdullah8819 Před rokem

    Cadisalan hereri asc baranamijka codkiba kaxidhan

  • @Hikma855
    @Hikma855 Před rokem

    Sidaan dhoodaan ka maqlay markii ugu horeeysay ee uu gabyay riyo ayuu ku gabyay isagoo hurdo, waxaana gabaygaas ku jiray erayga Umad oo uu macnihiisa garanwaayey ilaa markii danbe uu qof weydiiyo eraygaasi macnihiisa.

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste Před rokem +1

    Hereri universal albabada ba uso labtay🤣🤣 laandhere kaliga shaqeso

  • @cabdimajiidkhadar6631

    Adigoo miciyo dhuudhuubanoo, dacawo dhoosheed le
    Dhiilkii nin qaadaba maxaa, dhalada kaa saaray.
    Wixii ugu horreeyay ee ka soo baxay Cabdillaahi Macallin Dhoodaan afkiisa. Hadalka wuxu bilaabay isagoo 16 jir.

  • @cryptocarrency
    @cryptocarrency Před rokem

    Dagaalkii labaad 4 jir ayuu ahaa markuu dhagalka dhamaday abwaanka

  • @cmcproductionxd9449
    @cmcproductionxd9449 Před rokem +1

    aniga codka si fcn baan u maqlaa runtii

  • @hamsafarah8205
    @hamsafarah8205 Před rokem

    Niyoow aniga kaliya miya mise maqalba ma jiro !?

  • @jabanehirsiofficialchannel5098

    wuu horde markii ugu horaysey oo uu hadlay wuxuuna la soo kaca gabay

  • @sidiiqahmed4895
    @sidiiqahmed4895 Před rokem +1

    Cawaale nin hal doora kaalin mug leh qaatay

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 Před rokem +1

    Hereri adduunyada malaa qaarad aanu tagini ma jirt

  • @maxamuudsh.khaliif2645

    Cod ma jiro hereriyow

  • @ND-ln1hi
    @ND-ln1hi Před rokem

    Codku waa waadax. Ma dhego culaysbaa dhacay??

  • @jeimaani2024
    @jeimaani2024 Před rokem

    Cod majiro sidaa maku ogtihiin mise waa mobile 📱 keyga🤔❓️

    • @Bashka001
      @Bashka001 Před rokem +1

      Taleefan quman Soo qaado nio

    • @jeimaani2024
      @jeimaani2024 Před rokem

      ​@@Bashka001 🤣🤣

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 Před rokem

      @@Bashka001 af somali qadiim ah ugu sheegtay,(telefan quman) waa telefan wabaagsan

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Před rokem

    Yaab

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 Před rokem +1

    Bal eeg cusuriyadiisa .
    Somaliland ayu gobolo ku sheegaya .

  • @Jaallle
    @Jaallle Před rokem

    Codka ma aniga dhankygaa Mise wa cilad guud...

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 Před rokem +1

      Codku waa clear ee Cilladdu waa xaggaaga.

  • @fadumahabad1139
    @fadumahabad1139 Před rokem

    Dhoodaan waxaa kacaankii ku eedeysnaay in uu ahaa jaajuus Ethopia.

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před rokem

    The opening music of BBC was ...dadkaan dhawaqaya dhulkoodo doonaya allahyo... Mr haraari it was him who gave away the land...onlf falled to English trap 26 years later when they claimed ..ogadenia is international name by UK who let us open in London..an empty and effective office

  • @hindamaxamuud9692
    @hindamaxamuud9692 Před rokem

    Codka lama maqlayo , waasidee

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste Před rokem

    Hereri maxa ka qaldan video bila cod ba nala wadagtay🤣🤣🤣🤣🤣hhhh

  • @liverpoolynwatraining3157

    Buugan dalka dibadisa sidee iguso Gandhi kara

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 Před rokem

    SOMALILAND
    ALLOW CITIRAFKEEDI
    USO CELI
    JUNE /1960
    somaliland dowlad ayay ahayd.
    Manta qobol ayu ku sheegaya sogo
    Ethopai ku dhax nool

    • @alisaladahmed424
      @alisaladahmed424 Před rokem +1

      Alla maxaad Riyo ku nooshahay iyo wax dhagta laguugu shubay, haddi Gobol ku sheegay miyuu khaldan yahay,
      Aduunka se wali ma ku aragtay qabiil qaran noqday ???