'' Xisbiga nagu soo xiga waxaan kaga badin doona 100kun oo Cod "Gudoomiye Samaale

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 07. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 13

  • @CaliAayar
    @CaliAayar Před 5 dny +1

    wa runti..wu ku shubanaya..100kun..emaratka aya.ka tageraya..ku shubashada

    • @keyen19
      @keyen19 Před 4 dny

      Sirtii hore ileyn wee fakatay 😂

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv Před 4 dny

    Kkkkk Doorkan ku shubashadii hore ma jirto mr samaaloow.. warkaagu waa macaac iyo doqonimo hadad soo baxdaan xisbi ahaan bad badhi sidaan walaahi

  • @MURAADMEDIA-xf8tg
    @MURAADMEDIA-xf8tg Před 4 dny +1

    Viva kulmiye guul

  • @alcadaadichannel2583
    @alcadaadichannel2583 Před 5 dny +1

    Tuuugi weeeeyaaan
    Bal ku shubo waa waxd ka dheeftide

  • @saalaxy
    @saalaxy Před 4 dny

    Olalaha doorashada ma la bilaabey????

  • @saalaxy
    @saalaxy Před 4 dny

    Qudhmiye Qaran IYO Somaliland Bal Adba???

  • @khadaromar7385
    @khadaromar7385 Před 5 dny

    100 kun ee cod yaa kuu waxyooday jano ka bood

  • @sahradhoolchannel8657

    😂😂😂beeni raad maleh samaalow

  • @saalaxy
    @saalaxy Před 4 dny

    Tukaraq Ilaa Oog maxabiista Laascaanood waa waxqabadka Qudhmiye Qaran 😮

  • @As-uo5vu
    @As-uo5vu Před 5 dny

    Halkee ayey kuu yaalaan 100kun ee cod
    Ma cid mnta wax kuu sheeganysa ayaad hysataana neefaw😂😂😂
    Riyadiii cali duul duul oo sawir ah😂😂😂😂

  • @abdilaahiabdi3193
    @abdilaahiabdi3193 Před 4 dny

    Ma kulmiya duqona mise samaroon kkkkkk

  • @cabdoxusen2421
    @cabdoxusen2421 Před 5 dny

    Oromo + amxaar ======??