AROOSKA WALASHEEN SIDU UDHACAY LOMA KALA HARIN🥰

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 06. 2021

Komentáře • 691

  • @nazliimohamed8754
    @nazliimohamed8754 Před 3 lety +842

    Hadad qur,anka jeceshahay love dhac 👍👍👍❤❤✅✅

  • @juliocesarofficial1217
    @juliocesarofficial1217 Před 3 lety +585

    INTA NABI MAXAMED JACEL SCW LIKE ISAARA❣💖😭

  • @mohanapdi3273
    @mohanapdi3273 Před 3 lety +735

    Marish Qurux ku dhigle alle calaf hay sugu kin daro amin like ❣️🥰

  • @crronaldo7736
    @crronaldo7736 Před 3 lety +330

    Aaway dadkii nabiga jeclaa Igula saliya scw

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 Před 3 lety +570

    Inta jecel xapiip keena Mohamed scw like isaar

    • @bilalyussuf3620
      @bilalyussuf3620 Před 3 lety +1

      Leno Messi wakutagera 🤍🌝😆

    • @qalbitajir7125
      @qalbitajir7125 Před 3 lety +2

      Adhi walahi nacaas baa tahy wara maxa kaqaldhan

    • @bilalyussuf3620
      @bilalyussuf3620 Před 3 lety

      @@qalbitajir7125 😂😂😂👋

    • @qalbitajir7125
      @qalbitajir7125 Před 3 lety +3

      Wlhi like inaa kusiyo lagamayabo eey xuun oo nabiga like kuradsanayo

    • @maxamedadan3219
      @maxamedadan3219 Před 3 lety +3

      Waraa adiga nabiga wuu ka qiima badanyahy wax like lagu raadiyee hatuugsaninalee taalantigaaga laimow pro Aryaa xaaqaldan

  • @realforextradersomali1929
    @realforextradersomali1929 Před 3 lety +395

    Is mujiya inta sugaysa Marish iyo qurux ku dhiigle arooskooda liket xunta waan ku dhintaa💪😂❤

    • @queennaima7796
      @queennaima7796 Před 3 lety

      Ma iz mujineno😂

    • @mariyaclrizaaq3984
      @mariyaclrizaaq3984 Před 3 lety

      Ani io adi goorme weeye😔😔

    • @realforextradersomali1929
      @realforextradersomali1929 Před 3 lety

      @@queennaima7796 waaban ogahay inaad war u walatay bag shaqadenuba waa inan qasab iskugu darano kuwa😂😂

    • @realforextradersomali1929
      @realforextradersomali1929 Před 3 lety

      @@mariyaclrizaaq3984 maxaa wllo maa lays waal😂😂waxay jacaylka kuso bodadiid😂

    • @queennaima7796
      @queennaima7796 Před 3 lety

      @@realforextradersomali1929 war aniga ninpa izgad gad izku hayna pall ku dhaha wa izku nurezin iz gurzada 😂😂😂

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 Před 3 lety +300

    marish iyo qurux kudhigle oo isgursaday ilahow itus ilmaha eydhalen isla daadihinayo wad isku soo baxeysan love you xabibti

  • @landaali6296
    @landaali6296 Před 3 lety +210

    Inta sugaysa Arooska jack iyo Marish like 👍

  • @bounamabilal4318
    @bounamabilal4318 Před 3 lety +106

    Adi iyo jack waa goorma waan sugeyna Arooskiina ee soo dhaweeya ich Allah 👩🏻‍🤝‍👨🏿

  • @zadka.jr10
    @zadka.jr10 Před 3 lety +148

    Mash allah isku wara weligin adi iyo qurux kudhigle 👩‍❤️‍💋‍👩 inta ila jcl like saraa ❤️

  • @hassanbinudahir1892
    @hassanbinudahir1892 Před 3 lety +54

    Qurux kudigle and marish much love for you guys keep going. I wish mungekuwa couple juu waiskuficantihin. How many of you are supporting qurux kudigle and marish to b the best couples inshaAllah like halasaro.

  • @clweligaas2795
    @clweligaas2795 Před 3 lety +199

    Inta sugaysa aroska marish iyo qurux ku dhiigle like

  • @jimcalehassan8585
    @jimcalehassan8585 Před 3 lety +28

    inta ila aragtay inay qurux ku dhiigle iyo marisha isku soo baxayaan is muujiya

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 Před 3 lety +49

    Var var var qofkastoo og inuu commentigyga Akhrinayo LIKE subscriber izka saar😂😂😂😂

  • @awaleyare4893
    @awaleyare4893 Před 3 lety +60

    Inta ilaaa 2015 iyo 2021 iskaabulo ah ismuujiya oo goorsada qarkiina wey goorsadeene 💯💯💯💯🤣🤣

  • @aishaabdullahi1290
    @aishaabdullahi1290 Před 3 lety +54

    Meesha jceyl bdn iiga muuqdo anyway waa isku kiin jeclhy really😘🤩😊

  • @safiyoahmed1902
    @safiyoahmed1902 Před 3 lety +26

    Suu iney ka maqantahay inta ila dareentay ismuujiya team suu😥 hambalyo caisha cuud👏❤️

  • @zakravicinahashi1333
    @zakravicinahashi1333 Před 3 lety +21

    Marizh io qurux iNaa dadka izkaga dhawdiHiiN aYaa dareemaYaa
    inTii ila aFaHaNtaY one love 🖤

  • @adanosman8860
    @adanosman8860 Před 3 lety +37

    Marich iyo qurux ku dhegle in ay isku dhaman donan inta ila fahtay like ha isarto kkkkkkkkkkk

  • @aminkey3416
    @aminkey3416 Před 3 lety +27

    Marish io jack waba is jeceshahin wan aragnaye mad is gursatan🥰🥰

  • @zalmanjimale7282
    @zalmanjimale7282 Před 3 lety +35

    Naagtan niyadan ka jecla😂 ee Hambalyo🥰🙏

  • @pricesssusan6031
    @pricesssusan6031 Před 3 lety +4

    Ilohow isroosan qurux kudhiigle iyo marishi❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @craxmanilikmadoowe7154
    @craxmanilikmadoowe7154 Před 3 lety +27

    27 djabuuti
    Hambalyo hambalyo🇩🇯🇩🇯 form 🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedjr2431
    @mohamedjr2431 Před 3 lety +48

    Keep going guys 🇸🇴🇸🇴
    🇸🇴🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿🙏
    North London team mariish beauty

  • @hannibdi2348
    @hannibdi2348 Před 3 lety +9

    MashAllah Marish look so beautiful and congratulations to newly married couples

  • @Jiilcusub
    @Jiilcusub Před 3 lety +9

    Marish Iyo qurux waan sugaynaa arooskiina
    insha aallllh
    alllha calafka ha iskugu kiiin daro 💯💕💕💕💕💕

  • @abdifitaahahmedsaalihi7610

    Inta ila araktay iney marish and qurux ku dhiigle usala fadhiyaan like iisaar

  • @boojadheere
    @boojadheere Před 3 lety +15

    Waxaa inta hambalyo uga dirayaa walaasheena caasho hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @drabdale1992
    @drabdale1992 Před 3 lety +9

    Jeex sagaro oo hees dheeleyso inta ila aragtay like iisara😂😂😂😂

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 Před 3 lety +43

    HADAD WALI SINGLE TAHAY😢OO aad ku faraxzan tahay izmuuji 👍👍🙏🤣ALX

  • @haboonabdi9400
    @haboonabdi9400 Před 3 lety +15

    One day insha allh wnla kulmi doona mariish iyo zuu iyo qurux kudhiigle & aamiin from hiraaan baladweyne 💋💯🌹🤦‍♀️

  • @hibomohmed4088
    @hibomohmed4088 Před 3 lety +7

    Masha allah Mariah Beatty ❤

  • @hesifarah3545
    @hesifarah3545 Před 3 lety +4

    MASHAALLAH BEAUTFULL AROOS.HUSBAND AND WIFE MAY ALLAH MAKE YOU GUYS LOVE EACH OTHER FOREVER.ENJOY YOUR BIG DAY.

  • @eprahem6413
    @eprahem6413 Před 3 lety +5

    INTA suugeysa arooska Marish iyo Jack like dhaaaac igu siyaa 🌷🌷🌹❤️✌️

  • @aishamohamedomar5501
    @aishamohamedomar5501 Před 3 lety +15

    M.a hmby marish iyo jack m.a wa nureysan nolada❤❤❤❤💯💯💯

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v Před 3 lety +6

    ماشاء الله
    الف الف مبروووك

  • @axmedcrixmaan3201
    @axmedcrixmaan3201 Před 3 lety +2

    Anigu waxa an hambalyada soo diraya maalinta arooska maariyo dhacayo waan dabal dagaya si khasa

  • @jeazyhanad961
    @jeazyhanad961 Před 3 lety +22

    MARIISH SXBTEYDA U EHTAHAY M.A

  • @alinaajiofficial3852
    @alinaajiofficial3852 Před 3 lety +6

    Asxaapta walaashiina malyuun hala soo booqdo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @muscabmansuur1692
    @muscabmansuur1692 Před 3 lety +6

    *Arooska Mariah iyo Jack ayaan Sugaynaa* ❤
    *Inshallah*

  • @salmanhussein9910
    @salmanhussein9910 Před 3 lety +7

    Masha Allah sister marish❤️❤️❤️

  • @nasradaahir9525
    @nasradaahir9525 Před 3 lety +4

    Marish jack agtiisa unbey kalsooni ku qabtaa wlh masha Allah sxbtinimada ha waarto

  • @marwanmoukhtarchannel6257

    Aroos wcn wllshy qali wiil iyo canno from DJIBOUTI 💗💗💗

  • @messi-fi4ot
    @messi-fi4ot Před 3 lety +2

    Marish beauty. First comment one love

  • @najmanalka3552
    @najmanalka3552 Před 3 lety +3

    Masha allah vlog abid ugu shidnaa iyo Jack oo style waali ah lasoo baxay m.a jack style ka mar walba sidaan nooga sax bro keep going my sisters and brothers 💚💛💛💜💜🤍🤍🤍💛💚💚💜💜💜💚💚💛🤍🤍❤❤❤🤍💛💛💚💚

  • @amishapea4288
    @amishapea4288 Před 3 lety +8

    Arooska ku xigo waa marish baeuty iyo jack kaa kalana amiin iyo glam by suu ❤️💋

  • @somalitiktokchannel1815
    @somalitiktokchannel1815 Před 3 lety +14

    Marish iyo qurux ku dhigle illahay calaf haiskukin dhiga waisky ficantihin nx

  • @hamzemoh1432
    @hamzemoh1432 Před 3 lety +5

    M.a arooskii qarniga waaaw so perfectly ___🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ardoluulaa143hassan3
    @ardoluulaa143hassan3 Před 3 lety +4

    Hamblyo hamblyo
    Marisheeeey miss you naw days ❤️❤️❤️

  • @fardowsofilsan4191
    @fardowsofilsan4191 Před 3 lety +5

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @jaahayfx3718
    @jaahayfx3718 Před 3 lety +4

    Malin dhawyd waxa arky misbaah iyo Amin riwaayad dhigin hal sano ka hor yaab ilen wa legends dadku wa iqarsomen lafahore ismuujiya🤗

  • @shamsoibrahim8555
    @shamsoibrahim8555 Před 3 lety +5

    Waaaaaw masha allah 🥰🥰🥰❤️❤️❤️🥰🥰

  • @xaragokhan455
    @xaragokhan455 Před 3 lety +5

    Sida xushmada leh isku ilaalineso gabartan jeclahay meel iska fariisataa😎😍😋

  • @ibraahimmacalincabdi7718
    @ibraahimmacalincabdi7718 Před 3 lety +8

    Aroos shidan buu ahaa inkastoo aan wax yaaba aan jeceleysan kujireen Allo umadeena dhoor marwalba heesaha iska yareeya waxaa idin sugaayo waa qabri oo idna kulagelen niin😭😭 qurcaan ka dhegeesigiisa badsada ok noolaada nibadan🤲🤲🤲

  • @Safaricom_
    @Safaricom_ Před 3 lety +109

    😂😂😂 wedding in 2021 every one should have a smart phone.

  • @mohamudaadan1072
    @mohamudaadan1072 Před 3 lety +4

    Inta ila aragty marish io qurux inay is ag fadhiyaan like

  • @maanmuze4077
    @maanmuze4077 Před 3 lety +3

    Ilahow Aroska Arokan ku xiga kadhig 🤲
    Marish iyo qurux ku dhigle💑💏

  • @mariammohammed489
    @mariammohammed489 Před 3 lety +24

    Adigiyo jackna kiina waa goormee 😂🥰

  • @hodanmahad4544
    @hodanmahad4544 Před 3 lety +3

    Marish inta jaceyl ismujiya♥️♥️♥️😁😁

  • @adanabdihusseinsharif
    @adanabdihusseinsharif Před 3 lety +1

    Wlhi aroskaan oo klee ayan sugayaa the one and only korsambab iyo qurux kuu digle I.a kkk marish intaas neeh waa kaftaan siz keep going

  • @boqoradadalka7276
    @boqoradadalka7276 Před 3 lety +1

    Masha allah allah barakeeyo

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig Před 3 lety +2

    masha allah hore usoco walaashaye 💕💕💕💕💕💕💌

  • @mohammedblack8265
    @mohammedblack8265 Před 3 lety +8

    Run ahaantii marish iyo qurux kudhiigle warkooda banaanka cad ayey layimideen maalmahaan inta ila aragtay

    • @salmahassan1079
      @salmahassan1079 Před 3 lety

      Inad ka xuntahay wa macquul

    • @mohammedblack8265
      @mohammedblack8265 Před 3 lety

      @@salmahassan1079 hhhhhhhhhh kama ximi waan kufarax sanahay

    • @salmahassan1079
      @salmahassan1079 Před 3 lety

      @@mohammedblack8265 hahahaha Dee Hayee Wax aanay dadku ujeedin toosh haku ifine inagadaa masuul

    • @mohammedblack8265
      @mohammedblack8265 Před 3 lety

      @@salmahassan1079 hhhhhhhhhh tooshka waa loo baahan yahay 🙄

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe9449 Před 3 lety

    Maascha Allah quruxdaa waa soo baxdey caawa xabibti marish cadowga ilaahey hakaa qabto💕

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Před 3 lety

    Masha Allah hambalyo carusad iyo caruska waxan leyahay arooski lagu qeer Allah haidinka dhigo Aamiin Yaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadramooliok4041
    @khadramooliok4041 Před 3 lety

    Hno masarkun ma style baa murish inad iska yare bixisad ku soo baxaysay masha allah from hargeisa caday

  • @caawiwallka4441
    @caawiwallka4441 Před 3 lety +5

    Waaw waxan sugnaba waa labadina🥀❤

  • @faadumocabditerray6946
    @faadumocabditerray6946 Před 3 lety +2

    Waa markii iigu horaysay aan ku arko adoo aroos jooga m.a ❤❤❤❤❤

  • @mohamedgabow87
    @mohamedgabow87 Před 3 lety +2

    Marishey qurux badnidhaa ma kacbadha ayaa lagugu dalay🤣🤣🤣🤣🤣🤣 tageero always my siz we really love ❣️❣️u qalbi torto inaa tahay adunka oo dan ayaa og jiro joog sharafey ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @dayaxsomalianboy4601
    @dayaxsomalianboy4601 Před 3 lety +3

    Keep flying sister ❤️

  • @cshakuurfarxaan2548
    @cshakuurfarxaan2548 Před rokem +1

    Marish adiga Jack markaad wax wada duubaysaan abaayo aadan u xiiseeya wllhi aadan idin jecelahay alle ha idin xafido ❤🥰

  • @jeazyhanad961
    @jeazyhanad961 Před 3 lety +15

    ADO FIRSAN LIKE SAAR ILEEN QOFTAN WAA BOQORADEE❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kinggoleygoley712
    @kinggoleygoley712 Před 3 lety +3

    Intii umalsey arooska marish iyo qurx ku dhiigle ee so rotey markuu u so dhacey 👍 xunta wan ku dhintaa🥰💪👍

  • @geelemuuse7081
    @geelemuuse7081 Před 3 lety +1

    Masha allah

  • @engineereyedeedofficial6914

    Beautiful

  • @abdirahmanaadan6661
    @abdirahmanaadan6661 Před 3 lety +2

    Waxan sugnaaba waa marish iyo qurux ku dhiigle arrooskooda qarniga very soon insha allaah boqortooyo🔥🙏

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 Před 3 lety

    Mash Allah beautiful my beautiful sister Marish beauty one love my sweetheart ❤️❤️

  • @yahyaabdullahi9070
    @yahyaabdullahi9070 Před 3 lety +2

    Adiga iyo saaxiibkay laadirka waa idin salaamay

  • @falismohamed6474
    @falismohamed6474 Před 3 lety

    Wowww beautiful sister Masha Allah congratulations

  • @cabdinasirmaxamuud2125

    Mariah Wallo mar dhaw Kenya Iman rbaa ee isoo dhaweeya adiga iyo qurux ku dhiigle iyo team waa yaab

  • @somalitiktokfamous9222
    @somalitiktokfamous9222 Před 3 lety +1

    Asxabta isobooqda waxan sogaliyaa kaliya muqaalada team wa yaaab❤️🥰

  • @alhajisuley1994
    @alhajisuley1994 Před 3 lety +2

    We cannot wait next wedding I.a ...Marish iyo Jack ...#@ wishing best ..men

  • @canabmaxamed7249
    @canabmaxamed7249 Před 3 lety +2

    Inta ila argata iny marish iyo qurux maanta dhan is ag fadhiyaan like waa sheeka kale

  • @cadeybolo7383
    @cadeybolo7383 Před 3 lety

    Masha'Allah siz you're so cute 😍🥰

  • @najmohajji5277
    @najmohajji5277 Před 3 lety +2

    What a beautiful wedding 🥰👌👌Marish bae ♥️

    • @Supr93
      @Supr93 Před 9 měsíci

      I don’t have known

  • @moount8027
    @moount8027 Před 3 lety +6

    Jack my bro❤💯

  • @fartunfarax4280
    @fartunfarax4280 Před rokem

    Masha allah quruxbadan marish cadey

  • @abdiwaxidabdirashid6719

    Maarish walaashey Fanaaninta dumarka 100/80 waa ka Qurux badan tahay walaahi

  • @faisalyare3548
    @faisalyare3548 Před 3 lety +1

    Qurux ku dhiigle nio dadka oo dhan korkaa ayey ku Arooseen adiga waa soo taagan tahay pro seerabtaa mise mushaahidiina Al kiraam maa tahay naga xishoo nio

  • @kawtharmohametomer54
    @kawtharmohametomer54 Před 3 lety +3

    Marish wllhi kumaan aqoon ilaa jimcihii dhawayd ku bartay xatal Aan anoo channelkaaga ku jira ayuu vediogan iisoo dhacay hadii aan wax rumayn karo lakulankaaga ayaan rumayn lahaa full supporting wllshey by kawthar mahamed

  • @anhaarcaday6548
    @anhaarcaday6548 Před 3 lety +1

    Madaama Aan Nahnay Team Marishi&Qurux kudiigle likt Waan kudhimanaa👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴from Garissa ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Somalia Honolato👈

  • @mariasaid8077
    @mariasaid8077 Před 3 lety +5

    Illahaw wanku baryay hakala dheryn team waa yaab jack amin marish io sucaad❤💋💋❤💍

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty Před 3 lety

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.

  • @khadarkhalif1851
    @khadarkhalif1851 Před 3 lety

    Mariya hore u soco

  • @akarinsiciidaxmed1304
    @akarinsiciidaxmed1304 Před 3 lety +1

    keep going my sister marish beauty 🥰💯💯

  • @GRONINGEN60
    @GRONINGEN60 Před 3 lety

    ALLAH HA ISKU BAREKEYO AMIIIIN

  • @cawilabdimoh2426
    @cawilabdimoh2426 Před 3 lety

    M.a aroos shidan wye alleh ha isku barakeyo Reer singelow ka dhaca lamaanaha sanadka

  • @hindaabdilahi6447
    @hindaabdilahi6447 Před 3 lety

    Masha Allah

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před 3 lety +14

    Mchlah congrats ❤