SAFARKA mw ssc khaatumo ee jabuuti iyo totally kulanka uu laleeyahay ismaaciil cumar geele

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 07. 2024

Komentáře • 38

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px Před 9 dny +6

    Reer SSC khaatumo degdega joojiya oo siyaasada barta

  • @aliadan1424
    @aliadan1424 Před 9 dny +5

    Firdhiye Jabuuti wuu ku degdegey. Jabuuti miyaanay ahay tii shalay madaafiicda lascanood ku garaacayey

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od Před 9 dny +3

    Amiin ilahaayow mw Firdhiiye Xiifdi oo majajiilada aay maleegayaan Xasan gurguurte iyo ismaciil horor kabadbaadi Amiin👈

  • @user-km5pc3wm9t
    @user-km5pc3wm9t Před 9 dny +1

    Insha Allaah guuul ssc khaatumo iyo gobanimo daarood

  • @aliadan1424
    @aliadan1424 Před 9 dny +3

    SSC goaan baa meel u yaal Cid badeli kartdata ma jirto.

  • @choukrisaid5525
    @choukrisaid5525 Před 9 dny

    Amin

  • @AM-ip7xj
    @AM-ip7xj Před 9 dny +2

    Amin ilahay sharkay ubmaleegayaan reer asc iyo hogaamiyhoodaba ilahay baa kaga filan in Sha allah

  • @aliawad2288
    @aliawad2288 Před 9 dny +1

    Masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohameddagane1170
    @mohameddagane1170 Před 9 dny

    Aamin insha Allah

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 Před 9 dny +2

    Ninkaas murayadaha waawayn ee geele horor ka danbeeya waxaan ka urinayaa nacsnimo firdhiy a hiisa mooyaane .mamaantookale ayaa jabuuti latagaa

  • @fadumoabdi7162
    @fadumoabdi7162 Před 9 dny +2

    U sheeg inta damiirku ka suuray iyo inta caqligoodu diciifka yahay muxuu u kordhinayay geele

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 Před 9 dny

      Asc.maasha,alaah ilaahay caqliga hakuu saa,idiyo hana noo badiyo adiga oo kale allaahumma aamiin aamiin aamiin

  • @elmisaed4049
    @elmisaed4049 Před 9 dny +1

    Aad ayaan ku racsanahay

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Před 9 dny +1

    HOGAAMIYE FIRDHIYE SIYAASADA ISAGAA KU METALA SSC-KHATUMO WUXUUNA TEGI KARAA AMA LA KULMI KARAA CID KASTA OO AANU DAN U ARAGNO.GEELE IYO XSM MIDNA WAXBA MA YEELI KARO MAAMULKA SSC-KHATUMO.

  • @mohameddagane1170
    @mohameddagane1170 Před 9 dny

    Guul SSC daiman

  • @ChiefAbdullahiMohamedChief

    Warkaagu waa dhab waana kugu barbar taaganahay

  • @user-pt1nb9us8i
    @user-pt1nb9us8i Před 9 dny

    ❤❤❤❤❤

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 Před 9 dny +1

    Miyuu ilaaway waxii dhacay maamadii iyo 7 dii caruurta ahaa iyo raga xafaaydaha xidhan bilaa dhiig.😮😮

  • @ismailabdi4115
    @ismailabdi4115 Před 9 dny

    Jabuuti sheeydaanka sheeydaamada uguween baafadhiya waanacadow somali uguxun

  • @mahamudyusuf8908
    @mahamudyusuf8908 Před 9 dny

    Guulayso

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px Před 9 dny +1

    Ismail geele wa laga horeeya cidna ma afduubi Karo

  • @AminaAwiil
    @AminaAwiil Před 9 dny

    WAAN KUGU RAACSANAHAY INA ADEER HALA OGAADO WIXII LASO MARAy INAY AHAYD TAARIIKH AANLA ILLOOBI DOONIN

  • @ahmedjama3938
    @ahmedjama3938 Před 9 dny

    Asc
    Codkaagu aad buu u hooseeyaa!

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 9 dny

    Salax sanag waa horgaleh u nikiyah Argagixisadah snm socdalkah firdhiyeh waa in lagah war sugah Arintah jabutih

  • @user-dn1tf9ss1n
    @user-dn1tf9ss1n Před 9 dny

    Darwiishsoobaro

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 Před 9 dny

    Firdhe amase ssc amase harti amase DAAROOD iyo booqashada firdhiye iyo guutada ssc ee uu halkaas u taxaabtay oo daarood la yaaban yahay oo hadaan daarood khaldanayn jabuuti waa tii iidoor ka feer dagaalamaysay oo difaacaysay iidoor oo somalidu waxay tiraa: Nin cirid kugu dilay har kuuma jiido oo daabcad ninkii igu dhuftay ee daabka igu joojay iyo kii duleedshaay i yiri: wax isma doorshaane oo firdhiye iyo guutada ssc ee uu wato miyeysan dareensanayn in jabuuti iyo iidoor yihiin kuwii gabdhahooda wada baxsanayey oo gaagiga xamar la wada xididayey oo masar miyeysan ahayn meeshii xarunta u ahayd ninka iidoor ee hargaysa ka xukuma al shabaab oo ah dowlada iidoor oo uu balamadow mise waa buurmadow uu yiri somaliya sadex dowladood bay leedahay oo isla siman oo ka dhex dhisan oo labo iidoor ayaa ka taliya oo tan kalena xasan shiikh baa u taliya oo balo madow (amase buurmadow) muujiyey inuu madaxweyne ku xigeen ka yahay al shabaab oo uu sheegtay in al shabaab ay tahay dawlada labaad ee iidoorta somaliya uga dhisan oo meeye garaadadii iyo isimadii dhulbahante iyo kuwii ssc oo dhan oo daarood iyo ssc miyey dhimashadii iyo dhaawici iidoor iyo jabuuti u gaysteen daarood oo uu hormuudkau ahaa ismaaciil cumar geele iska hilmaameen sidii umul markii xanuunkii umulnimada daayey oo dabeedna dhalfo kale doonatay oo maxaad ssc-yeey dagaalkii harti soo wada bilaabay aad nooga fashilinaysaan asagoon harti iyo daaroodba wadajir uga wada tashan oo u wada gunaanadin oo wax ma garatada iidoor iyo jabuuti afka ciida si fiican loogu darin taasoo daarood iyo hartiba doonayaan in iidoor la gaarsiiyo marxalad ayeysan daarood dagaal danbe ugu soo hawaysan abidkood amaba somaliya isaga guuraan for good oo firdhiye miyuu ka mid ahaa raggii harti ee goojacade iidoor iyo jabuuti ka nadiifiyey mise halgan guulaystay ayuu dhexda ka soo galay oo kala firdhinayaa oo wakaas madaxweyne karaash xafidullaah dagaalkuu wax ka bilaabay wali wada oo doonaya ilaa ssc guusheedu dhamaystiranto inaan ssc dagaalka joojin ana waan ku raacsanahay madaxweyne karaash taas waayo iidoor iyagaa rag guryihiis sharr iyo shido la soo doontay iyadoo la iska abhinayo oo laga kariyaayey iidoorow iska kaaya daaya haddaad muslim tihiin daarood dhiig muslim.inuu xaqdaro ku daadsho ma rabee oo hadda waa wakhtigii daarood uu dhamaystiri lahaa deegaamadiisa iidoor sharrkiiisa oo ay najaastaani shalaytadooda ku reemi lahaayeen waayo iyagaa dhiigga muslimiinta xaqdaro ku cabaya oo war sidee ssc-yow wax idiin ka jiraan idinku wareernaye sidee ayaa firdhiye sixirka iidoor iyo jabuuti uga shaqaysteen bal war daarood iyo hartiba soo siiya in sha Allah ssc-yeey.

  • @shiikhomar-hk1ol
    @shiikhomar-hk1ol Před 5 dny

    Warninyahow dantaada kahadal.waxaadtahey dhagax hadlaya oo meesh lagusoo.riiixey waxaad ubaahentahey inlaariixo firdhiye iyo dhulbahantaba dan.uma.wadid

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 Před 9 dny +2

    ❤❤❤❤❤ noolow inaader

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px Před 9 dny +1

    Anigu arigtidayda waxan u arkaa siyaasadu meel mafadhiisato Marka Mr firdhiye wuu ku saxsanyahay

  • @DeeqaFarah-vr1kg
    @DeeqaFarah-vr1kg Před 9 dny

    Horta reerkan dhulbatena maxa kasiya waar noloshu dagal una maha ee muda waxa la qabsada dhulkena idinka Leh cidna idinka qadi mayso somali inay midowado ayaa masul idinka dhicay reer wiba dantisa ayu eganyaa

  • @mussejama311
    @mussejama311 Před 9 dny

    Next trip #Harggysa
    Heshiis iyo wadahadal
    Muuse biixi 2024--2030❤
    Firdhiye waa xogogaala
    Beeshiisana waa somaliland.
    Wax kasta waa la dhamayn.
    Welcome back.

  • @abdiqaniismail3830
    @abdiqaniismail3830 Před 9 dny

    Madaxwaynuhu wu kusaxanyahay, dib umiliso maslaxa siyaasaded e Somalia Dani iyo farmajo Manta waa heshiis!!!

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j Před 9 dny

    Waar dhulbahante futo reer Sheekh Isaxaaq buu ka soo baxay weligoodna meel kale uggama socdaan ee Illaahay ka cabso oo aakhiradaadda u tudho.

  • @oubahhoch2244
    @oubahhoch2244 Před 9 dny

    😂😂😂aff qharmuun

  • @user-tu8nt7js1n
    @user-tu8nt7js1n Před 9 dny

    Dadka aan taada aaminsanayn waa xoolo,markaa ma oggolid ra'yi kaaga ka soo horjeeda.
    Markaad ra'yi cabbirayso dadka ha caayin

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay

    Kkkkkkk wad riyonay nacasow

  • @cabdilahimahamed6281
    @cabdilahimahamed6281 Před 9 dny

    yaad qareen u tahay?! Cajiib

  • @user-dn1tf9ss1n
    @user-dn1tf9ss1n Před 9 dny

    Darwiishkaybaratayheeladuwaahelalaasqory