Qaranimo TV
Qaranimo TV
  • 2 450
  • 3 105 520

Video

war culus dagaalka ceerigaabo dhimasho iyo dhaawac
zhlédnutí 1,1KPřed 3 hodinami
war culus dagaalka ceerigaabo dhimasho iyo dhaawac
Pro amare fariin ku socota dawlada somaliyeed iyo Ethopia heshiis lama gali karto kooda (SNM)
zhlédnutí 257Před 6 hodinami
Pro amare fariin ku socota dawlada somaliyeed iyo Ethopia heshiis lama gali karto kooda (SNM)
deg deg dagaalka kasocda ceerigaabo iyo xog xasaasiya muuse biixi iyo maleeshiyaadkiisa oo laqabqab
zhlédnutí 4,8KPřed 8 hodinami
deg deg dagaalka kasocda ceerigaabo iyo xog xasaasiya muuse biixi iyo maleeshiyaadkiisa oo laqabqab
Codsi ku socoda madaxweyne IOG .Amarkii dawlada somaliyeed oo fuley magacii Sl oo hawada laga
zhlédnutí 1,2KPřed 2 hodinami
Codsi ku socoda madaxweyne IOG .Amarkii dawlada somaliyeed oo fuley magacii Sl oo hawada laga
deg deg jabkii iyo hubkadhikistii lagu sameeyay muuse biixi oo loo dabaaldagay
zhlédnutí 358Před 2 hodinami
deg deg jabkii iyo hubkadhikistii lagu sameeyay muuse biixi oo loo dabaaldagay
deg deg daawo muuse biixi oo ka argagaxay hubkii lagaga furtay koojacade
zhlédnutí 1,8KPřed 2 hodinami
deg deg daawo muuse biixi oo ka argagaxay hubkii lagaga furtay koojacade
maalinkii laqaawiyay muuse biixi ee koojacade hubkii laga furtay oo lasoo bandhigay
zhlédnutí 928Před 4 hodinami
maalinkii laqaawiyay muuse biixi ee koojacade hubkii laga furtay oo lasoo bandhigay
25 August maalintii qaran isku sheegii Badhida weynaa ee qalasyadu qaawiyeen, hadaba
zhlédnutí 285Před 4 hodinami
25 August maalintii qaran isku sheegii Badhida weynaa ee qalasyadu qaawiyeen, hadaba
dagaalkii koojacade iyo guushii ciidanka ssc khaatumo iyo jabka ku dhacay maleeshiyaad muuse biixi
zhlédnutí 1,9KPřed 4 hodinami
dagaalkii koojacade iyo guushii ciidanka ssc khaatumo iyo jabka ku dhacay maleeshiyaad muuse biixi
deg deg dhagayso kooxdii muuse biixi oo loo dhameeyay
zhlédnutí 1,1KPřed 4 hodinami
deg deg dhagayso kooxdii muuse biixi oo loo dhameeyay
deg deg daawo dagaalka uu abaabulayo taliska jabay ee muuse biixi
zhlédnutí 705Před 4 hodinami
deg deg daawo dagaalka uu abaabulayo taliska jabay ee muuse biixi
deg deg daawo muuse biixi iyo kooxdisa
zhlédnutí 456Před 4 hodinami
deg deg daawo muuse biixi iyo kooxdisa
deg deg daawo warar xasaasiya
zhlédnutí 246Před 7 hodinami
deg deg daawo warar xasaasiya
muuse biixi oo hanjabaya bishilii lagz jabiyay koojacade
zhlédnutí 1,3KPřed 7 hodinami
muuse biixi oo hanjabaya bishilii lagz jabiyay koojacade
deg deg dhagayso jahwareerka ku dhacay maleeshiyaad muuse biixi iyo cuqdada nacaybka
zhlédnutí 776Před 7 hodinami
deg deg dhagayso jahwareerka ku dhacay maleeshiyaad muuse biixi iyo cuqdada nacaybka
deg deg muuse biixi oo dagaal ka abaabulayo ceerigaabo iyo xog xasaasiya
zhlédnutí 1,1KPřed 7 hodinami
deg deg muuse biixi oo dagaal ka abaabulayo ceerigaabo iyo xog xasaasiya
deg deg daawo warar culus dagaalka uu ku dhawaaqay muuse biixi
zhlédnutí 271Před 7 hodinami
deg deg daawo warar culus dagaalka uu ku dhawaaqay muuse biixi
deg deg warar culus fashilka muuse biixi
zhlédnutí 963Před 7 hodinami
deg deg warar culus fashilka muuse biixi
deg deg daawo warar xasaasiya dagaalka uu abaabulayo
zhlédnutí 630Před 7 hodinami
deg deg daawo warar xasaasiya dagaalka uu abaabulayo
deg deg warar xasaasiya dagaalka muuse biixi iyo ssc khaatumo
zhlédnutí 711Před 9 hodinami
deg deg warar xasaasiya dagaalka muuse biixi iyo ssc khaatumo
kooxda wareersan ee muuse biixi oo dagaal abaabulayo
zhlédnutí 1,5KPřed 9 hodinami
kooxda wareersan ee muuse biixi oo dagaal abaabulayo
Pro amare muuse biixi jahwareerka ku dhacay fariin ku socotaa raisalwasaare somali xamze
zhlédnutí 4,8KPřed 9 hodinami
Pro amare muuse biixi jahwareerka ku dhacay fariin ku socotaa raisalwasaare somali xamze
22 hanjabaada dafaal ee muuse biixi laascanood waan sooqabsan iyobeeta looshegay dadka
zhlédnutí 591Před 9 hodinami
22 hanjabaada dafaal ee muuse biixi laascanood waan sooqabsan iyobeeta looshegay dadka
war culus shirqoolka muuse biixi ceerigaabo
zhlédnutí 268Před 12 hodinami
war culus shirqoolka muuse biixi ceerigaabo
deg deg dagaalka uu ku dhawaaqay muuse biixi ee ssc
zhlédnutí 914Před 12 hodinami
deg deg dagaalka uu ku dhawaaqay muuse biixi ee ssc
deg deg daawo muuse biixi oo si xun loogu galay ceerigaabo in lagu dilo
zhlédnutí 1,7KPřed 12 hodinami
deg deg daawo muuse biixi oo si xun loogu galay ceerigaabo in lagu dilo
beenta aya ku shekeyaan kooxda muuse biixi oo cashir loo dhigay dhagayso
zhlédnutí 959Před 12 hodinami
beenta aya ku shekeyaan kooxda muuse biixi oo cashir loo dhigay dhagayso
deg deg warar culus
zhlédnutí 1KPřed 12 hodinami
deg deg warar culus
21 August 2024
zhlédnutí 481Před 12 hodinami
21 August 2024

Komentáře

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 2 minutami

    CADAALAD DARADA SOMALILAND BAA GEYSATAY. XATAA MAAYIRKA MAGAALADU MA UU ORAN ALAHA U NAXARIISTO RAGII LA DILEY. MAR HADII DILAL GARDARA AH LA BILAABAY, CIDII LAGA ADAGYAHAY HALA ARKO.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 5 minutami

    REER CEERIGAABO CIQAASHOODU MA JIRTO CID KKA JADASHAY DILKA MALEESHIYAADKA SOMALILAND GEYSATEY ? MARKA WAAD CADAYSATEEN IN LA RABAY IN XASUUQ LA MID AH KII LAGA GEYSTEY LAASCAANOOD CEERIGAABANA LAGA RIDO. MASUULIYADA CIDII DILKA BILOWDAY BAA LEH. IN LA DAFIRO RUNTA OO ANAGAA NALASOO WEERARAY LA YIRAAHDO WAA MUNAAFAQAD.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 9 minutami

    GARXAJIS RUNTII DAGAALKA MUSE BIIXI WAY KULA JIREEN´. BEENTA ISKA DAAYA. MUSE INTAAD KEENTEEN CEERIGABO? MAXAA KEENAY IN DIL SOMALILAND BILOWDO ?

  • @meditationwellnessvideos3830

    Iidoor waa inoo dagaal Liibanow adiga reer kaaga ugu jilicsan haday dagaal noqoto soo soco

  • @mukhtarcabdirahman1369

    Bal hooyadii wasahan neefka ah sadex baa laga diley waliba uu ku raaacsan yahey😂

  • @KhadarAxmed-qp3du
    @KhadarAxmed-qp3du Před hodinou

    Haydin was an kkkkkkkkkkk

  • @user-tu8nt7js1n
    @user-tu8nt7js1n Před hodinou

    Alcadaala dhulbahante idinka iyo cid kele toonna colaad uma wado oo horuu u wadi lahaa isagoo awooda,balse dilka idinkaa bilaabay shan ka horreeyeyna waad disheen lagamana ficil qaadan kan mooye markaa caddee dhibka maamulkaa wadee

  • @CabdiFatax-ds5ms
    @CabdiFatax-ds5ms Před hodinou

    Inder xaqa uhiili

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 Před hodinou

    Maaantuu ogaaaday in dhiigiiisa loo socdo sidii 1980kiii

  • @hassanhusen-uz1go
    @hassanhusen-uz1go Před hodinou

    Darood dhigooga xoloohoga dhulkooda Wa bilaash miyad Ilahaayoow darood israaci sida isaaaq Wayoow Isaaq 32 Sano ayuu ischoolada ku dhiigayey darood Ayaan layin jiray inaga ka adaag Lakin daroodow ogoow isaaq wax sharaf ah kuma hayo Waxaa ka xishonaysana isaaq wuu ku maydha Lakin waxaa laso gaadhay waqtiigi isaaq la tusii laah wax uu ka baryaaayay ilahay 32 sano dhamaan Darood ha laguubabiiyo wayoow isaaq xuuman mooye wanaag waxba kuma arkiiin Dhamaan xuududaha daroodna ha laa xidho 1 ha laga dhiiigo Absaame wajaale ilaa alaybaday ciidanka absaame ha xiidhan 20 ciisho gudood ayay ku ooyiii wali O ayay ku jiiran hadana wali wuuu ino dharaanaya dhan walba darood aya ka dagaan xabaadba Uma baahana inta sa ku fiiilann albaabada ha laga xiidho mayaqanan samaanta

    • @hudaibrahim9111
      @hudaibrahim9111 Před 6 minutami

      Haaa dharbaaxada ayay waxkufahamaan idoorku in ay dhintaan bes ayay xaq uleeyihiin marhaday diideen in aymuslimka nabadkudhejogan

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy Před 2 hodinami

    Reerkan iidoor ma wada degenaan karno ceerigaabo waayo kibir baa madax maray muuse biixi baana ku guuraya oo marba colaad aanay iska caabiyi karin gelinaya habaryoonis ma awal bay ka maqnayd duulaankii laascaanood lagu soo qaaday ilaa intii snm laga saaray sool sanaag waxay ku dileen iidoor 7 nin oo dhulbahnte ah ninkan sheekha ahaa ee xalay ay dileen wuxuu ku leeyahay system baa dilay adeer nabadu nin walba dan bay u ahayd daantiina xukuma baanu idinka kari weynay ceerigaabo ama idinkaa u hadhaya ama anagaa gacanta ku hayn doona waxaad doontaan isu sheega waa la is arki doonaa viva ssc khaatumo !

  • @user-dh3ee7vt1l
    @user-dh3ee7vt1l Před 2 hodinami

    War maad ka daysid nabaday ku roon tahaye adiga oo bilaabay dilka hadaad saa u hadasho soo soco

  • @CarfiAbdi
    @CarfiAbdi Před 2 hodinami

    Owalba isaaq makala hadhin hadana isi soowada raaca meeqa nin baad disheen 7 nin baad caarigaba ku disheen aan hala qof loo soo qaban sidee markaa nabad ku radinaysaan? Ilahay hakala qaboojiyo dagaal khayrmalaha dhiig muslimna waaba xaraam subaxanalaah

  • @CarfiAbdi
    @CarfiAbdi Před 2 hodinami

    Owalba isaaq makala hadhin hadana isi soowada raaca meeqa nin baad disheen 7 nin baad caarigaba ku disheen aan hala qof loo soo qaban sidee markaa nabad ku radinaysaan? Ilahay hakala qaboojiyo dagaal khayrmalaha dhiig muslimna waaba xaraam subaxanalaah

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 Před 2 hodinami

    Nin dhiiga isaaq lagu soo koriyay jooogi maaaye adeer rag waa is horanyay

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 2 hodinami

    KA WARAN IYAGOO MAQLAYA KUWA ISAAQA YAA WAXAA LA ISKU DIRAYAA XUKUUMADA IYO MUUSE ISMAACIIL QAAR MUUSE ISMAACIILA AYAA DHGAYSANAYA KKKKKK

  • @abdalahomar5777
    @abdalahomar5777 Před 2 hodinami

    War isaga hargeisa eman Karin ayuu bootenaya adiga iyo jabhada argagixisada SNM Hore wan isku aragne maantana wan is arki doona

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 Před 3 hodinami

    Muuse Biixi sidii uu doonaayey ayuu heley. Kuwan garxajis caqli malaha waxay u eg tahay iney dulmiga ay ku difaacayaan.

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io Před 4 hodinami

    MUUSA SIYAASAD BUU KU DHAQMAYAA EE GARXAJISOOW FAHMA YAAN DOORASHADA LEEYDIIN DHAAFIN.

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 Před 2 hodinami

      Garxajis sxb wuu idinku fahmay wajalaada

  • @user-im2wu5or2e
    @user-im2wu5or2e Před 4 hodinami

    Muusajuudaan allahaqabto,munaafaqaxun eecuqdadudishay illahay hakaadaweeyo qudhunka iyoqabyaalada islaanbuusheeganayaaye.

  • @raageegal7691
    @raageegal7691 Před 4 hodinami

    asc wlle mawliid...ilaahay ha kala qabto dadkaa isleeynayo...dhiiga hala joojiyo.....niikada hala daayo. war hanjabaada hala iskadaayo....

  • @angel67ball51
    @angel67ball51 Před 4 hodinami

    Qaawaneey huwan iska celiya muuse qob moos buu idiin dhigey

  • @prosl11
    @prosl11 Před 5 hodinami

    Mawliid waa garac inan gunmeed ah ceerigabo oo magaalo garxajiis ah ayaa loo soo hanjabiyaa isna wuu iska dhegaysaniyaa

  • @maryamibrahim4878
    @maryamibrahim4878 Před 5 hodinami

    Waxba ka matihi ceergaabo

  • @maryamibrahim4878
    @maryamibrahim4878 Před 5 hodinami

    Iska hadasho

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics Před 5 hodinami

    700 baanu xabsiga ku gurayna.

  • @Jujaa-p4j
    @Jujaa-p4j Před 6 hodinami

    Muuse ismacil yaad moodeysaa adeer beedeegani lama matalo

  • @ahmedhasan1602
    @ahmedhasan1602 Před 6 hodinami

    Doorasho Somaliland majirto ee muuse isaaq ma qabanayo ee ilaahay kaqabta mooyee

  • @Jujaa-p4j
    @Jujaa-p4j Před 6 hodinami

    Muuse yaad moodeysaa waa nin isaaqee hadeydun fadhiweydaan weydin ka dareeri maaha meeshu laascaanood

  • @ahmedhasan1602
    @ahmedhasan1602 Před 6 hodinami

    Doorashadiidka muuse biixi in dhiigtaato ayuu kaga gabanayaa

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před 7 hodinami

    Hasameeyo waa xoro hooyada iyo muuse judanka u doodeyeso wasa ee waxa iska celiya waaba bilaabate adiga soo qayalinayan waxaada soo geli gacata jamaahirita inshaa Allaah😉

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před 7 hodinami

    Waa cidii caano kaga daatan iidooro muuse juudan iska qaban waaye😮

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před 7 hodinami

    Guul guul ciidamada SSC khaatumo xaqaba ku dagaalameyesan guushana idinka iskale🏇🏿❤️❤️🇸🇴💪

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d Před 8 hodinami

    Odayaasha muuse la kulmay nama metelaan, ayuu yiri Annagaa imminka leh,

  • @maryamali.
    @maryamali. Před 8 hodinami

    Waar muse ilaahay baa jabiyey iyo harti ee uu dagaalamey muse ee awood baa loshegtey🤣🤣🤣💪🏾💪🏾🇸🇴harti

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan Před 10 hodinami

    Wallaahi laas caanod haddii aan la qaban ama dhan lookala fhicin ma gaadhi doonto hormar s.land. waa inuu fagaal dhaco. S Landers

  • @MrGabiley
    @MrGabiley Před 11 hodinami

    Dhulkay issack u qeexeen wuuxuu ahaa dhulka issack lleeyahay ee ethiopia. Adigaa oo cissee warabee ah oo an magaacaaga qorin inaad hadaashabaa maaha. Cawaan baad tahay aan waxbaa fahmayn ee amuus. Oo waraabe nooqoo

  • @asheekh15
    @asheekh15 Před 17 hodinami

    salaan sare professore allaah hakuxiffiyo wadani Soomaliyed guulayso iidoor waxaalugoyey Soomaaliweyn Waayo waxayan ahaynbaa lagadhigay sodon iyo shansano baa Soomaalidu baadsiinaysey waa inwaxay yihiin latusaa🎉

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq Před 18 hodinami

    Muuse Biixi Warkiis su waa NEEF LA GOWRACAY GEEDO KAMA WAABTO

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 Před 20 hodinami

    Qabiil walba dhul iyo degaan ayuu deganaa ingiriska ka hor iyo imikaba markaa ninka isaaq ayaa u xilsaray soomalilan aan qabiiladii kale aan raali ka ahayn sida dhulbahante iyo gadabursi iyo ciise.

  • @cabdicawale4413
    @cabdicawale4413 Před 21 hodinou

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdicawale4413
    @cabdicawale4413 Před 21 hodinou

  • @cabdicawale4413
    @cabdicawale4413 Před 21 hodinou

    Amare guul guul guul geesi waa adi geesi waa adi soomaali soomaaali noolow jano gal

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 23 hodinami

    RUNTII ISAAQ MA CEEBAYSNA. XUKUUMAD XUN IYAA DHIBTA KEENTAY. MUSE BIIXI HORTIIS NABAD IYO HESHIIS BAA LUGU WADA JOOGEY OO LAYSKU RAACSANAA. MUSE KHAIR MA UU SOO HOYN. WAA XASAN SHEEKHII LABAAD. WAA 2 QARAN DUMIS😂

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před dnem

    WAA RUNTAA😂MIDA KALE, NIKA SII DAAYA MAXAABIISTA LAHAA, SOW MAAHAYN HORTA IN NABAD LAKALA SAXEEXDO OO LA WADA FADHIISTO ?

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 Před dnem

    Laascaanood lama gumeeysan oo lixdankii bay ka xoroobeen ingiriis maanta se khaatumo waxay iska saartay dugaag ay iyagu keensadeen oo ay moodeen in ay bini aadan yihiin laakiin noqon waayey. waxay rabén in ay wax laqayb sadaan, markay ogaadeena wey iska xaaqeen oo minfiiq bay u waayeen iska nadiifiyeen✌️✌️✌️✌️✌️🇸🇴 😂😂😂😂

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d Před dnem

    Waa maalintii ciidanka jamaahiirta. Xor baanu weligayo ahayn, ahaan doonaa, Marti edebdaran ayaanu guryohooddii ku celiney, Awelna annagaa keenay.

  • @asheekh15
    @asheekh15 Před dnem

    Adeer dhulbahante isagooxor ah buudhashay weligina lamagumaysan iidoor anagaa dhulkayaga keenay hadana markay marti edebdaran noqdeen anagaa kasaarnay Engiriisbaan dhulbahante gumaysan waabase iidoor sidaas darteed cayda jooji taariikh been ah hayskudeyin inaadqorto

  • @AxmedyuusufAxmedyuusuf122nd

    Ina beexi shikhsi boo ahaah 25 agus waa malin tiih i door jabay

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Před dnem

    😂INA SHUFEERO MEE FAANKA CARA ISA CADEEN IBANU FURAASHA AFKII BAA JUUQADA GABAYA😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂