Oppenhaimer | Munaasabada Filimka Aaabaha Hubka Nukleerka | aan ku xusiisiyo Muuqaal aan Kasamaynay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 220

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 Před rokem +38

    Dunidan ma soo Marin qof lamida nabigeena maxamed scw ❤❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před rokem +57

    Dunida masoo marin qof lamida nebi muhammed scw ❤❤❤❤

    • @Alabhas98
      @Alabhas98 Před rokem

      Dunida ma soo marin qof ka wanagsaan Nabi Muxahammad scw, dheh.
      Dunida ma soo marin qof la mid ah waa Dulqarnen.

    • @Robot_B
      @Robot_B Před rokem

      😡Yakhe saliga nabiga saddex xaraf oo latiini ah hakusoo koobinee, sidii saxda ahayd uqor, farta carabigana ku qor

  • @abdiwalihalane1
    @abdiwalihalane1 Před rokem +26

    Hal video oo Ogaansho lasoo galiyo ima dhaafo ilaa heer aan hubiyo in video cusub lasoo upload gareeyay iyo inkale👏❤
    Guulayso sxp Omar Ishaar

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane Před rokem +44

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲❤🥰❤

  • @Elonmusk-tn5rz
    @Elonmusk-tn5rz Před rokem +13

    Xabiibul malaayiin ñabi maxamed salalaahu caleehi wasalam ❤❤❤❤❤

  • @MaxamedCumar-16
    @MaxamedCumar-16 Před rokem +13

    Kusaliya Nabigeena Scw

  • @husseinmoyale190
    @husseinmoyale190 Před rokem +11

    Keep going golden voice Mr cumar inshar ill xuun Kuma argtoo inshaallah ❤❤💯

  • @craxmaancr339
    @craxmaancr339 Před rokem +6

    Saaxiib cumar nooloow waan ku jeclahay

  • @macruufmiskiin4612
    @macruufmiskiin4612 Před rokem +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Ustaad Cumar Allaha ku Cizeeyo.(Aamiin yaa Allaah)

  • @najahmahamed4783
    @najahmahamed4783 Před rokem +6

    Waxan u bagay sida aanad waqtiga nooga lumin ee aad barnaamujka hore uga bilowday❤❤

  • @cumaraxmed3107
    @cumaraxmed3107 Před rokem +11

    "Haddaan noqday wed iyo hoogii aduunka"
    now i become death the destroyer of worlds". Oppenheimer

    • @vii6353
      @vii6353 Před rokem +1

      Wa maxay Af Soomaaligas walaal😂

    • @cumaraxmed3107
      @cumaraxmed3107 Před rokem

      @@vii6353 waa turjumaada hadalka hoose

  • @anythingsofficial.6178
    @anythingsofficial.6178 Před rokem +1

    M.a ustaad cumar inshaar guulyso 👏✋

  • @abdalleabdirazak1158
    @abdalleabdirazak1158 Před rokem +12

    Afar saac ka hore wllhi waxan niyada ku hayay tolow yaa yidhahada ogaanshe ka hadal qisada ninki mashuuraca atomic bomb laha ee oppenheimer anyway dadka qulubtooda kasbtaay waxan niyada ku haynay mar hadad ka so hadshay @ogaansho

  • @alsacadatv7294
    @alsacadatv7294 Před rokem

    Thank Ustaad cumar guuleyso

  • @abdullahimoahmedsh1772
    @abdullahimoahmedsh1772 Před rokem +4

    القنوات تطورت كثير في المحتوى والمونتاج شكرا اخ عمر ❤

  • @user-vj3cb6wj8j
    @user-vj3cb6wj8j Před rokem +5

    Masha Allah walalkeeyga manta ❤🎉🎉🎉🎉

  • @Money-Maker942
    @Money-Maker942 Před rokem +10

    ILAAHAY SOONKA HAINAGA AQBALO INTII SOOMANAA INTA KALENA ILAAGAY HA WAAFAJIYO WAQTIYADA DHOW INSHAALLAH ❤😊

  • @abdulahixasan6798
    @abdulahixasan6798 Před rokem +2

    Waa muqal hori wad kuso celisay sxb❤❤❤

  • @MahamedNuradiin
    @MahamedNuradiin Před rokem +3

    wall waxan ahay qofkii ugu horeye wall iamaan☺☺☺☺

  • @mrabdiwahid5268
    @mrabdiwahid5268 Před rokem +61

    SCW SCW SCW❤❤❤

    • @Robot_B
      @Robot_B Před rokem +4

      😡Yakhe saliga nabiga saddex xaraf oo latiini ah hakusoo koobinee, sidii saxda ahayd uqor, farta carabigana ku qor

    • @ahmedabdinaasir6913
      @ahmedabdinaasir6913 Před rokem +2

      @@Robot_Bﷺ

    • @abdirahmansaid9878
      @abdirahmansaid9878 Před rokem

      Scw

    • @Robot_B
      @Robot_B Před rokem

      @@ahmedabdinaasir6913
      Legend 👌👏

    • @Robot_B
      @Robot_B Před rokem

      @@abdirahmansaid9878
      😡

  • @MahamedCirguje
    @MahamedCirguje Před rokem +4

    M.sha alah 😂❤😢😮😅😊

  • @abdirahmanabuubakar6818

    OGAANSHO the best Somalia youtuber

  • @maajidcusmaan4868
    @maajidcusmaan4868 Před rokem

    Macquul mathy in sooomaliyadii hore aan soo celino insha alllah waa macquul

  • @mohamedabdullahi4162
    @mohamedabdullahi4162 Před rokem

    ustaad omar waad kusoocilisay waxaan filaa in bilooyinka ka hor

  • @user-kv5rz5ym5u
    @user-kv5rz5ym5u Před rokem

    Zxp fananka Somalia rox maad ka so hadashid

  • @khalidabdikanimoha3489
    @khalidabdikanimoha3489 Před rokem +1

    Maanta adduunka in la kala baqo isagaa sabab u ahaa legendary

  • @koke8711
    @koke8711 Před rokem

    Yahuud asal muu ahaa macalin

  • @ahmedzaki5943
    @ahmedzaki5943 Před rokem +1

    Oppenhaimer | Munaasabada Filimka Aaabaha Hubka Nukleerka | aan ku xusiisiyo Muuqaal aan Kasamaynay.

  • @user-bp5vy1gk9b
    @user-bp5vy1gk9b Před rokem

    Mahadsanid wlky cumar

  • @user-fp1wd7lz8q
    @user-fp1wd7lz8q Před rokem +1

    Omar Insharow Damaca Ethopianka Nclda E badda SomalIya Kso Diyri Vedio Aqoon yhn👏🙏

  • @yusufmahamednur2418
    @yusufmahamednur2418 Před rokem +2

    اسلام عليكم

  • @cumaralison1714
    @cumaralison1714 Před rokem +1

    الحمد لله

  • @SimanQaali-fc1gc
    @SimanQaali-fc1gc Před rokem

    Barnaamijkii jimcaha xaguu ka baxay ustaad

  • @salahdahir7952
    @salahdahir7952 Před rokem +4

    Ku Sali Suubanaha NNKH
    SCW

    • @Robot_B
      @Robot_B Před rokem

      😡Yakhe saliga nabiga saddex xaraf oo latiini ah hakusoo koobinee, sidii saxda ahayd uqor, farta carabigana ku qor

  • @sucdiqueen510
    @sucdiqueen510 Před rokem

    Saxiix waxa lagu magacaabo Israel
    Oo anan jirin ba respect my bloody

  • @osmanabdurrahman1508
    @osmanabdurrahman1508 Před rokem

    Thanks bro Omar inshar

  • @Walal-MokhtaR
    @Walal-MokhtaR Před rokem +1

    haLagu saliyo xapiipkeenii suubanaa

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 Před rokem +2

    Oppenheimer taarikhda ayaa dulmi day ee wuxuu ahaa uun aqoon yahay physics oo aqoontiisa lagu khiyaamay iyadoo loo adeegsadey gacmo khaldan

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Před rokem

    Masha Allah bro

  • @ZalaaxAxmed
    @ZalaaxAxmed Před rokem

    wanna ku salaamayaa omar inshaar

  • @ghost_air3
    @ghost_air3 Před rokem

    Macalin waxaan Rajeenaa inaa muuqulkaan horay usoo galise😊

  • @shuwayxiahmed2528
    @shuwayxiahmed2528 Před rokem

    Scw ❤❤

  • @derow17
    @derow17 Před rokem +5

    Three hours passed, the one minute you have now is more valuable , ☘
    مرت ثلاث ساعات ، والدقيقة التي لديك الآن هي أكثر قيمة ، 🍀
    Seddex saacadood Oo ku dhaaftey,halka daqiiqo Ee aad hada heysato ayaa ka qiimo badan.., ☑️

    • @HalimoAhmed-pq5tb
      @HalimoAhmed-pq5tb Před rokem

      ​@@jamhuursababtoo ah 3dii saacadood ee ku soo dhaafay waxba kama badali kartid lkn

  • @Abwaankamadaye
    @Abwaankamadaye Před rokem +1

    Muuqaalka horey looma dayn miyaa?
    Mar ayaan daaweday 😮

  • @BLACKLIVESMATTER_MOVEMENTS

    Liked this movie❤

  • @user-yj3ke2cz6y
    @user-yj3ke2cz6y Před rokem

    She saw scw❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedmohamud6883
    @mohamedmohamud6883 Před rokem +2

    Yuhuudu Dhacdo walba way ku jiraan Subaxllah 😭

    • @ismaip1
      @ismaip1 Před rokem +2

      Yahuudu wa nimanka aduunka ugu caqliga badan ugu aqoonta badan ilahay wx walpa uu siyay lkn way ku casiyeen niman ka madax adag aduunka maso marin.

    • @drgarad
      @drgarad Před rokem

      ​@@ismaip1Ma ugu caqli badna, dadaal waa gaari kartaa.

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Před rokem +1

      @@drgaradWll illahy baa sheegay yuhuudu waa dadka aduunka ugu caqli bdn ayago yar baay haddana wax walba sameeyan

    • @caduurmedia
      @caduurmedia Před rokem

      ​@@drgaradيا بني اسرائيل ادكر نعمتي انعمت عليك وإن فضلتم على العالمين
      Waxa idinka fadliyeelnay aduunka oo dhan reer bini israiilow
      Buu ilaahey yiraahday

    • @drgarad
      @drgarad Před rokem +1

      @@sHimaaLi_x1 Meel uu ku sheegay ii sheeg, Daliil la imow.
      Waa kaa caqli badanyihiin war maahe.

  • @Cr71251
    @Cr71251 Před rokem

    Keep going ogaansho ❤

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Před rokem

    Robert Obenheeymar
    (Afsoomaali)

  • @AbdihakiimAbdullahi-mh5di

    KEEP GOING OMAR INSHAAR

  • @faatix2485
    @faatix2485 Před rokem +2

    First comment like

  • @user-oq5jh4wc1z
    @user-oq5jh4wc1z Před rokem +1

    CUMAR iishaar maxad ugasoo hadli wayday wiilkii youtuer ka ahaa ee masri ga ahaa hargiesa imid

  • @afitaahali1863
    @afitaahali1863 Před rokem

    War mowduucan soo hore uma daawan mise anaa meel kle ka soo dhageystay yaa ila qabo in videogan hore uga daawanay ogaansho

  • @user-bk1ni3xc1y
    @user-bk1ni3xc1y Před rokem

    Sonkan soonkiisa ilhy hngr siiyo mgcs kuwa ag joogo ari iyo lo ha ku ag dhaqdaan si ee caalamka u ilaawaan

  • @user-rk1kt2uq5r
    @user-rk1kt2uq5r Před rokem +1

    Wll Ethiopia iyo Somalia dagaal miyay iskuqadi rabaan kasohadal taa 😢😢😢😢😢😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🤲🤲🤲🤲

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 Před rokem

      Kkk😂 Somalia dawlad Miya 1991 ayay dhimatay Somalia 😢

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 Před rokem

    Asc kudarsoo ustaad waxaad dhahdaa boowe macluumad cilmiyeed no maya macluumad cilmiyadeed

  • @Hasan45390
    @Hasan45390 Před 8 měsíci

    Wll music-kada iskadaa,waxaana jeclaan lahaa inaad muuqaalkaan ka saarto,sababtoo ah dambi ayuu kuu soo kordhinaa.

  • @mohamedkunle528
    @mohamedkunle528 Před rokem

    Nin aan jecelahy 💯

  • @dekaahmed4591
    @dekaahmed4591 Před rokem +2

    Cumarow damaca itoobiya ee baddeena ka soo hadal guubaabo badana samee 😢

  • @bahjobilan3482
    @bahjobilan3482 Před rokem +3

    130kun oo qof ma waxay ka shaqeyen😢 burburinta 150kun oo qof😢

    • @Siraaj23
      @Siraaj23 Před rokem

      150k qof ka badan malaayiin

  • @musalsalcabletv1366
    @musalsalcabletv1366 Před rokem +1

    Scw scw ❤❤

  • @IsmailmohemdYusuf-un7if

    مصائب قوم عند قوم فوائد 🎉🎉🎉

  • @ninhohamdiyoss8295
    @ninhohamdiyoss8295 Před rokem +2

    War Omarow Ninkani Ninkii Aabaha BurBurka Maaha Ninkii Horishima Nagazaki Dhuulka Laasimay !😢😢😢

  • @mohamedbashirmohamed7706

    M.a 💯

  • @yasinmohamed1995
    @yasinmohamed1995 Před rokem

    Muuqaal kaso samay khudbaddii uu Madaxweynaha Burkina Traore ka hor jeediyay Madax badan oo Afrikaan ah iyo Madaxweynaha Ruushka
    @Ogaansho

  • @teedhiiimancagay3677
    @teedhiiimancagay3677 Před rokem

    Cumar sxb ani waligay waan ku daawanaya CODSI baan wataa 👉 waxaad kasoo hadashaa Fuculty of security management iyo intelligence 🙏🙏waa ii muhiim waana jeclahay pageka aqoon maal🙏

  • @khaliifdheere
    @khaliifdheere Před rokem

    Ehlu-Naar weyn buu ahaa

  • @sahalabdi2897
    @sahalabdi2897 Před rokem

    asc iga jaahil bixi wll ogansho iyo waberi mediya mahal war bahin aye isku yihin mise ??? wayo waxan aragna inta badan hal barnaamij ayad so qadatan asc

  • @user-rk1kt2uq5r
    @user-rk1kt2uq5r Před rokem

    Wll Ethiopia iyo Somalia dagaal miyay iskuqadi rabaan

  • @c.qaadirc.laahiaxmedciyow5837

    Golden voice ma ehe video gan horaa uso dhigte mx ugu so celisey 1 video miyan ⁵ mar daawaneynaa😮

  • @dinulislaam
    @dinulislaam Před rokem +1

    ❤❤❤❤❤

  • @Omaroficial4794
    @Omaroficial4794 Před rokem

    Waa uu iidegsamyahay vedio gan

  • @qalinlemedia1526
    @qalinlemedia1526 Před rokem

    Hore ayaan udaawanee see wax ujiraan

  • @Ciise499
    @Ciise499 Před rokem +1

    Ninkaas wuxuu Isku badalay geeri ninkaan waxaaso dada dilay

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi Před rokem

    Ilaahoow muslim awood sii

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS Před rokem

    Wll laptop codka malugu hagaajin karaa?

  • @walalmohamed
    @walalmohamed Před rokem +1

    lkin ustad muqalkan hore mau sogalinino mese ane ila tahay

  • @saki092
    @saki092 Před rokem

    Oo mareekanka heroshima iyo nakasaki tijaabo ahaan miyuu ugu adeegsaday bombada mise dagaalka aduunka ayey japan ku jirtay

  • @Noon129
    @Noon129 Před rokem +1

    Shuuci maxaa laga wadaa ? Fadlan ii sharax qof kii garanaya

    • @abdrihman19
      @abdrihman19 Před rokem

      Dad bilaa diin ah
      Oo hanti wadaag ah

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud Před rokem

      Ruushka iyo jaynaha aya kudhaqma iyo inti racsan aya shuciyada kudhaqma

    • @Noon129
      @Noon129 Před rokem

      @@abdrihman19 mahadsanid

    • @Noon129
      @Noon129 Před rokem

      @@anwaar.adaan.maxamud hadaan si fiican ufahmay waa (communism) mahadsanid

  • @07_othman
    @07_othman Před rokem

    Sidee english si fudud ugu baran kataa ka soo hadal plz

  • @yusufgabayre6692
    @yusufgabayre6692 Před rokem

    Dilaa

  • @claahicmmc4868
    @claahicmmc4868 Před rokem

    Waxan umaleenayaa in aad hore usoodhigtay

  • @kinglove6299
    @kinglove6299 Před rokem +2

    Naarta allaha kufagoya😴😴

  • @drapdirahmanosman
    @drapdirahmanosman Před rokem

    Xagjir baad thy ogaanshoy

    • @Joseph_abukar
      @Joseph_abukar Před rokem

      Sawabta nooraaci haiska qeylin like dog

    • @aluuabdi9840
      @aluuabdi9840 Před rokem +1

      ​@@Joseph_abukarado hdal wangsan ku hadli kra mxan cay udorrbide oo qof dhan biladam eh uu illahey karameyay eey ugu tilmame😑

    • @duceysaneduceysane-dk5is
      @duceysaneduceysane-dk5is Před rokem

      @@aluuabdi9840 horta adiga waa saxan thy lkn labadaba inaad waaniso lagaa rabay
      ogaansho nin ilaa iyo xad caqiidadiisu dhisan thy waaye

  • @fadumobashiir7183
    @fadumobashiir7183 Před rokem

    Good

  • @mohamedcade143
    @mohamedcade143 Před rokem

    Cumar waad ku soo celisay barnaamij kan mar 2aad horaa u daawanay video gan

  • @MohamoudabdiDalalyanga
    @MohamoudabdiDalalyanga Před rokem +1

    Sxb aad ayaan kutageraa, ee waxaan ahey youtuber hada bilaabay, markaa waxaan kaa codsanayaa inaad iikala kiciso oo aad igu caawiso wixii taag iyo talqba.
    Hadaba booqo waa kane.
    SAMANKA MAANTA

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 Před rokem

    Maraykanku wuxuu ka baqaa inay kooxaha maafiyada mexico afduubtaan khabiir nuclear ama ay shaqaalaysiistaan kedibna uu maafiyada nuclear u sameeyo

  • @Yusraabdi912
    @Yusraabdi912 Před rokem

    Wll procasts kaga Makuso qadan karta book ga ( act like lady think like a men) wayo wll Bur burka qoyska aya batey dumar kuna Ma fahan sana sida Ragu u firikan ragu wa San unbey laso tagan yin.

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot

    Wcs scw

  • @egalhashi007
    @egalhashi007 Před rokem

    Iran io pakistan qabky ku samysteen nucleerka kaso hadal omarow ll❤

  • @mcc6677
    @mcc6677 Před rokem

    Scw ❤❤❤❤

  • @aweysmohamed3091
    @aweysmohamed3091 Před rokem +1

    Japaan hadaa sas layeli lahyn adunka inte qabsadaan sidii tataaarka okale ugali lahayen

  • @idrissfakou888
    @idrissfakou888 Před rokem

    SCW 💕

  • @zubairl09
    @zubairl09 Před rokem

    Aqoon-yahan, waa inaad wacyi galisaa
    Soomaalida isku maqan in lagusoo maqan yahay oo ay ethiopia 🇪🇹 ku dhawaaqdey in ay dakad si nabad ah ku radineyso hadi ay waydana xeelad dagaal adeegsanyso plz omerow 🫡

  • @Diiwaanka_Dhacdooyinka

    Hubka Nuclear-ka wax maaha markii lala barbardhigo hubka biology-ga iyo kan Hydrogen-ga.

  • @user-zi3fk3sp1n
    @user-zi3fk3sp1n Před rokem

    Scw❤❤❤❤❤❤

  • @muscapinho
    @muscapinho Před rokem +2

    😢😢😢😢

  • @mohamedkhalifyusuf7857

    Ogaansho tataarka maa ubeer jilicday maanta Japan 🇯🇵 waa dal 97% gaalo ah

  • @captain_bile236
    @captain_bile236 Před rokem +2

    barnamijkan inaan mar firsaday ayee ila thay qalbigeyga iguma cusbo omarow inta tirtay miyaa ku socelisay🤔

    • @Yt-One_1
      @Yt-One_1 Před rokem +1

      Haa waa runtaa 😂
      Cilad baa kudhacday Laga yabaa

    • @Faisalfemo
      @Faisalfemo Před rokem +1

      ​@@Yt-One_1fiiro muuqaalka bilawgiisa fg ga ku qoran