ISHA QOFKA AY KU DHACDO MAXAA LAGU GARTAA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 12. 2017

Komentáře • 489

  • @ahmez5385
    @ahmez5385 Před 3 lety +6

    Kusaliya nebiga scw inta jacel

  • @abdiazizyusuf4587
    @abdiazizyusuf4587 Před 5 lety +2

    Jazakumullahu kheyr sheikh barakallahu fiik

  • @sahraqasin7634
    @sahraqasin7634 Před 6 lety +69

    Ilahow bareke shiqa cadogana kaqabo shiqow ilahay dartis ayan kujeclahay cimriga ala haku dhereyo

  • @aasiyayousuf3735
    @aasiyayousuf3735 Před 6 lety +7

    جزاك الله خيرا يا شيخ

  • @wanaagdoon7295
    @wanaagdoon7295 Před 6 lety +41

    Shiilkh waxaan isku arkaa madax xanuun joogtaa allah dartiis iigu soo ducey waxaan joogaa muqdisho

    • @ubahabdi8070
      @ubahabdi8070 Před 4 lety

      WANAAG DOON rabi haku caafiyo amin yaarabi raxman raxiin shifaa sheikh rabi ha waafajiyo inuu kusoduceyo bi,idnilaah adiguna ducayso

    • @keyfmohamed873
      @keyfmohamed873 Před 4 lety +1

      shiqow Waxan darema maskax warer naxaris xumo iyo dabecad xumo waxan ku sikta inan washo oo maryaha dhigto waxan joga muqdisho

    • @faadumoclaahiahmed6421
      @faadumoclaahiahmed6421 Před 4 lety

      Wlll ilahay hakucafiyo ilahay hakucafiyo aamim wax kasta ooaad daremayso ilahay haka cafiyo wll

    • @hamdadahir1113
      @hamdadahir1113 Před 4 lety

      WANAAG DOON Ilahay haku cafiyo wllo🙏

  • @dr.sdarajochannel2653
    @dr.sdarajochannel2653 Před 4 lety +2

    Hooyaday ayaa macaan Qabta shikhan waxan ka Faaaiiday Wax badan Masha allaaah alle haku xifdiyo aduun iyo Akhiraba

  • @googlegmail3753
    @googlegmail3753 Před 6 lety +5

    Masha Allah khekh kher alaha ku siiyo wan uso socda wadanki quransar ayan u bahanahay in an iskuso daweyo insha Allah

  • @ashaadana9295
    @ashaadana9295 Před 6 lety +36

    daawa xildiida cun iyo malabka waa ka tirmaysaye dadkow markad wax quruxbadan aragtan masha allah tabarakalah isticmala oo wow iska daaya

    • @moalimshariif7581
      @moalimshariif7581 Před 5 lety

      masha allah alle hadhaafo shiikha waxA uukusocdaa wado wanagsan alle janadiisa haku galyo cadoowkana alle hakaa qabto

    • @sabaaxaxmed8111
      @sabaaxaxmed8111 Před 5 lety

      Wllo sideen usamaysta iga saacid

    • @omarfatah4624
      @omarfatah4624 Před 4 lety

      Waa run

  • @maryanomar9928
    @maryanomar9928 Před 5 lety +2

    Jazakllh sheikh

  • @aymanfarah8069
    @aymanfarah8069 Před 6 lety +2

    mnsha allaH sheikh alle haku barakeeyo

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 Před 3 lety

    Mashallah waan ku Maqlayna Shiikh,Jizakallah Qeyr.

  • @mariamhaji3412
    @mariamhaji3412 Před 6 lety +2

    Jazakallah sheikh

  • @fatumamohamed6086
    @fatumamohamed6086 Před 6 lety

    Mash. Allah mahadsanid sheikh.Allah. ku.xifidiyo.sheikh.isoducey.
    Waa.xanuunsana.hay.mudo.3sano.ah.maqaarka.baa.iidaadanaayo.marka.sheikhow.Allah Subhana...waatacaalkaha
    dartiis.igu.soduceey

  • @onkodadaan8252
    @onkodadaan8252 Před 6 lety +11

    Sheikh wlhi inta ad shegty wn isku arkay balse allaha iqalqay ayn kamagan galay inta xanusana allaha cafiyo jazakallah

  • @nimomohamud7864
    @nimomohamud7864 Před 4 lety +1

    Masha allaah alaaaa shieq ilaahy haku barakeeeyo anigaaaa sadex wax ayaaan lehay ooo camalhaa ad shegtay ilahy janadeee haku galiyo anaganaa ilahy hanaa cafiyo shiqeqow wanaaa jeclaan lahaaa inaaan talifunkada helo ❤️❤️❤️

  • @adanyussuf2160
    @adanyussuf2160 Před 2 lety

    Jazakalahu kheir... Allah hakubarakeyo

  • @user-li9jo5lg8e
    @user-li9jo5lg8e Před 6 lety +4

    Ilaahay jannatu-firdawsa ilaahay haiku geeyo. Aamiin

  • @abdulahiartan5271
    @abdulahiartan5271 Před 6 lety +2

    Jzakalaahu kheran sheikh

  • @mulaaxbayle3974
    @mulaaxbayle3974 Před 6 lety +6

    *asc sh. guriga iyo lamaanaha isqaba ee Ishu hayso maxaa lagu garta?*

  • @Faiza1000
    @Faiza1000 Před 6 lety +6

    Jazaakalaah sheikh.

  • @ashahassan2635
    @ashahassan2635 Před 6 lety +3

    SHEEKH Cabdul Xaaq ASSAALLAAMACALEYKUM ILLAAHAY haikaatuso inshaAllaah WAAN kuu baahanyahay

  • @umumucaad8252
    @umumucaad8252 Před 6 lety +3

    Illahow naga qabo sharka iyo sheydaanka amiiin yaaa rabi

  • @umumuhanad6907
    @umumuhanad6907 Před 5 lety +2

    sheekh aniga waan xanuunsanahay cirbaha ayaa i xanuunayaan muda badan 4 bil kahorna waxaa isku arkay wax aa mooda buro oo jirka marba meen ka soo buuranayaan hadana wee baa ba ayaan ii soo jawaab sheekh

  • @bahjobuja535
    @bahjobuja535 Před 3 lety +7

    Hurdo la anta iyo cajiska wan isku arkay wlh iyo madax xanunka ilahow na cafi😭

  • @yusufsaidshaikali3271
    @yusufsaidshaikali3271 Před 6 lety

    Sheq Aniga mudo xanusna markn maqlo ayad quranka kamidana wan suxa wa ayada( walaw la idakhalta qulta maashaa allaah ) dhibato darana wan kujira alxamdulilaah

  • @fatxisaid5528
    @fatxisaid5528 Před 5 lety +1

    hooyadeey ayaa dhidid zaaid qabta iyo mdx xanuun Allow iicaafi shukrn sheq

  • @hennanasteexochannel8060
    @hennanasteexochannel8060 Před 5 lety +2

    Shiiqow xagee lagugu so hagaga waxan donaya ina imado xarun Dada jwb

  • @fatahosman6295
    @fatahosman6295 Před 6 lety +5

    بارك الله فيك اخونا الفاضل عبد الحق🖐

  • @dadxaruuriyadunxariiraahsi5920

    MaashaAllaah jazaakallaahu khayran sheekh

  • @nasteexoguud382
    @nasteexoguud382 Před 5 lety +2

    Alloow nacaafi quluubteenana noocaafi dhibaata walba naga qaad sheeqoow Allah kubarakeeyo

  • @tttttttt9587
    @tttttttt9587 Před 6 lety +3

    Jasakallah sheeq calamadaha aadka hadashay qar kamida wan isku arkay wlhi waxa kamida madax xanun siyada ah hadada aan qoralkan kusoo qorayo nerfaha said ixanunaya wajigeygana fin iyo haaro cid i egi karta malaha ana osbital wan kadalay waxa igula jira carbar ama gosay leygu saladay jirka dhan melkasta tagany waxa leygu dhahay waxba maqabtit jirko ikara xanaq farabadan iyo nafteydo oo cananta markan qalad horay udhacay soxasusto isla shekeysi ma aqaan waxa igu dhacay alla ayaa cafimadka bixiya alla ha icafiyo lkn sheq waxan ku nolahay saudi malaga yaba inaa halkas imado sanadkaan blz jwb

  • @fathiruun5659
    @fathiruun5659 Před 6 lety +9

    sheikh waha isha lagudaweynaya ayan raba fadhlan

  • @altamodahussein9452
    @altamodahussein9452 Před 6 lety +10

    Allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar

  • @shariifshafka7278
    @shariifshafka7278 Před 6 lety +1

    sheikhow narkaaga inoo sooqor allaha kuxifdiyo amiin

  • @MrCibaar
    @MrCibaar Před 4 lety +1

    2da waalid ayaa iga xanunsan. Waxan uga baqayaa in sixir ama wax yaabo kale ay jiraan. Allaha caafimaad siiyo. Xaruntan ayaan doonayaa in lay sheego meesha ay magaalada muqdisho uga taaalo

  • @cazaamyare5061
    @cazaamyare5061 Před 6 lety +5

    sheikh barakallaahu fiik

  • @ilkacaseyare1077
    @ilkacaseyare1077 Před 6 lety +3

    sheekh ilhy hakudhawro abdul xaaq

  • @sakariajamac8990
    @sakariajamac8990 Před 4 lety

    Asc sheekh alle haku barakeeyo waxan ku waydiinaya aayadaha lagu akhriyo isha

  • @lulosman417
    @lulosman417 Před 4 lety

    Asc sheekq wn xanunsanahy waxan isku arkay qadho jogta ah wajiga ibadalmay korko cobabin o ad umaleni inii jug igu dhacady hurdo laan walwal cabsi badan dhisidi badan sido kale laacgta bila meley ka baxado maqarani karo laacgt daabil ahan ayeye idhafi maxaa ladhihi karaa

  • @adoontiialle1967
    @adoontiialle1967 Před 25 dny

    Jazakallah kheyr sheekh anoo yar ayuu wajiga haar I yeshay

  • @hibobarrexusengaraado7975

    Mashallah sheikh

  • @sucaadoxaaji116
    @sucaadoxaaji116 Před 4 lety +1

    Asc shiikh jasakalah alah hakajaseyo insha alah sheekh mudo dhan 40 sano ayaa eedadey xanusantahay shekh waxbaa kusodagayo kadibna dharka ayey duranesaa shekh maldhihi karaa wAa sixiir ama jiin

  • @mohamedaadandon7874
    @mohamedaadandon7874 Před 6 lety

    Ilaahy haku xafido sheikh

  • @kaamil3362
    @kaamil3362 Před 4 lety +4

    Ilaahayku.gargaro..kula qabto..ilahay.khayrka.aad.umada.muslimta.uqbty.khyr.kawngsan.hakaasiiyo
    Aakhiro

  • @iabdullle3858
    @iabdullle3858 Před 6 lety

    Asc,shiikho, alaha, ku xifriyo,adiga,iyo, Intii,islaan, ah,inshalaaha, waxaan, ahay, uma tasbiixa.

  • @ashahassan2635
    @ashahassan2635 Před 6 lety

    Cabdilxaq Jassaakalaah khair callaamadahaa soo dhan waan HAYSTAA daawooyinka DHAQTARKAY Ayyaa CUNAHa waxna maku CAAFIMAADI gabadsaxiibtay ah labada dhaqan MADOOW go ayaan sheeqow waan kaladheernaha wa kuu IMANNAn lahaynne Allee dartiis Noogusoo Ducee

  • @abdulkadirmusse5940
    @abdulkadirmusse5940 Před 5 lety +2

    Jaasakalah kheyr sheekh

  • @user-pd1st6bo1o
    @user-pd1st6bo1o Před 11 měsíci

    jasakalau khayr shiikhow ani waxaan kacabamayaa xanuun jenaqaradoo ixanuna madaxa surka iyo lafaha dhan hada kahorna shifadada ayan kuficnaday xanunkii wayguso moqday cajis iyo shaqoda dhaqida aya idhiba gacmaha

  • @dadkadalkadanta5592
    @dadkadalkadanta5592 Před 4 lety

    Shiikhow waxan joga sacudi Arabiya wlh waxan usku arka mar walba madax xanun siyado ah waxan tagay shiikh dadka quran saro o sacudi ah waxu igu dhahay maskaxda ayu xanunkaga iskugu imada wlh wan ka xanunsana madaxa maxan is ticmala ilahay haku xafido cimri dheer cafimat cibado suban alle haku siyo shiikh

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 Před 6 lety

    kheyr allah haku siiyo shiikh Aniga Adban u xanunsanahay Xanunada ad shegtay mid kamida wan leyahay Qof fir fircon ban aha hada aniga dhan waxan daremaya ciriri iyo xnn marksta ah Jir ahaan waxba ma qabsan karo Wax yabaha ad ka shekeyse wan isku arka iso ducee shikh Inan kula kulmana adban u jeclan laha Ama lamabrkaga

  • @amaalmohamed6808
    @amaalmohamed6808 Před 3 lety +1

    masha allaah sh allaah ajar haku siiyo

  • @asmasaid8238
    @asmasaid8238 Před rokem

    Asc sheekh waxa ixanuuna jeexa midig qalqal badan ruqyadada hadan dhegaysto waa idhibtaa
    Caro badan...culays badan..garbaha io korko dhan...
    Jazaakallah sheekh..
    Ilahy ummadiisa hacaafiyo

  • @ifrahabdullahi8525
    @ifrahabdullahi8525 Před 4 lety +1

    Wan ku maqleyna Amiin Insha Allah shiqow shukran

  • @halimaahmed8503
    @halimaahmed8503 Před 3 lety

    Shii Kh ilaahay haka ajarsiiyo hadaan jiifaa waxan xanuun saday umul waxaa I haya nakhas dhinac ah dhakhtakii wax iguama sheegin

  • @aminafarah4061
    @aminafarah4061 Před 6 lety +2

    Asc sheq wiilyar ayaa iga xanoonsan Dr.waxba uqaban waaye sidden nabarkaaga kuhili karaa fatlan

  • @maxamedmccmaxamedmcc4670
    @maxamedmccmaxamedmcc4670 Před 5 lety +1

    Sheikh Abdulxaq Jazaakallah

  • @Somvevo101
    @Somvevo101 Před 6 lety +5

    Waa alle mahadi Man sha allah

  • @inaugaaswarfaa3751
    @inaugaaswarfaa3751 Před 6 lety +3

    Sheikh dowr calamood sheegtayba wan leeyahay xagee lagalaso xiriri kara jazakAllah

    • @TheDeerows
      @TheDeerows Před 6 lety +1

      Miss Bujuu Bajaa sheekha Uma baahnid Alle ayaad ubahantahay walal. Kadibna quraanka ISA saar Alle kuu dhib dhaafo.... #axsanto

  • @abdishakurabdiqadermuse6808

    FINAN AYAN KU LEHAY WAJIGA
    DHABARKA & SHAFKA &QOORTA
    Iyo daal fara badan ama caajis
    Iyo cago dhidid ta igu darneeydna
    Waa madax xanuun aan komo Ku galo sheekh isoo ducee

    • @asmaabdullahi3372
      @asmaabdullahi3372 Před 5 lety +1

      C/shakour Allaaha ku caafiyo
      Lkn waxad dhaysata Ruqiyada
      Kudadaal wll waad cafimaadi
      Insha Allaah

    • @sundusxarago2869
      @sundusxarago2869 Před 4 lety

      Minica vs Mini love

  • @yasinawal7943
    @yasinawal7943 Před 6 lety +2

    Masha Alah ALAHA ku xifdiyo Akhiro iyo Adunba

    • @xamdidhool2486
      @xamdidhool2486 Před 5 lety

      Masha Allah Alaha ku xifdiyo akhiro iyo Adunba

  • @cadeynoor7313
    @cadeynoor7313 Před 5 lety +6

    sheek ilahay,haku dayo insha allah

  • @hibohassan1180
    @hibohassan1180 Před 4 lety

    Sheekh cabdul xaaq waa sheekh fiican oon jeclhy walhi waa sheekh dacda dad uu shibir unodey ayaa baden hadana waxaa soo baxay rag isu ekeysiyaya oo kuwaa waxan leeyhy isku kalsonada shekha shekh alaha ku xafido

  • @sacdiyosalax
    @sacdiyosalax Před 6 lety +2

    Jizakallah qeer Allah ku xafido

  • @aminaali4566
    @aminaali4566 Před 4 lety

    Maasha Allaah Jassaaka. Allaah Khayr

  • @hanaidilismacil4292
    @hanaidilismacil4292 Před 6 lety

    shekh asc magacaygu was hana ismacil wanan xanusanayna aniga iyo hoyo iyo caruurto dhan iyo caruur uu walalkay dhalay sheekh waxan raba lanbarkaga waxan raba inad ilaso xidhidho sheekh ado raliya

  • @maxamediimaan7588
    @maxamediimaan7588 Před 5 lety

    shekhow jidhka wala dhax socda garabka ayu u gudbi
    hadana meel kale hurdo la aantuna way jirtaa cuntona macuno waa run sheekh

  • @muscabmustafe5553
    @muscabmustafe5553 Před 4 lety

    Sheekh waxan isku arkay naxdin farabadan ano waxba igu dhicin iso duceeya

  • @filsanhani7829
    @filsanhani7829 Před 5 lety +2

    jasakalah shiq Allah kubarakeyo calamadahas madax xanun cunto yari iyo hurdo said wan isku arkay lkn gacmaha kama didido

  • @cabdikariim208
    @cabdikariim208 Před 6 lety +2

    sh hadow alle dartiis ku cawiyo jinka iyo cudurada kale alle abarakeeyo

  • @faisomire942
    @faisomire942 Před 4 lety

    Shiiqa Alle haku barkeyo Ajira Alle haka siiyo sida u Cawiso Musuliminta ili jini iyo ili inisi kuma Arto

  • @sadiiqisxaaq8555
    @sadiiqisxaaq8555 Před 5 lety +3

    sheekh ale ha ku barakeeyow jantu firdowsa alehaku casuumo

  • @fadxiyajaanah9996
    @fadxiyajaanah9996 Před 6 lety +1

    Jasakilaahu qayraa sheekh wàan noofaa iidaysay.anigana.hideaway iyo.madaxanuun.iyo.gacmaha.iyo.lugaha.dhidiid.xataa.haduu.qabowjiro

  • @cabdrisaaqcabdilaahi8398
    @cabdrisaaqcabdilaahi8398 Před 6 lety +2

    Jasakallah aduun iyo aakhiraba sheekh

  • @fatmaqurux4909
    @fatmaqurux4909 Před 5 lety

    asc shekhow wan ku salaamay sheikh aniga malabka waa u idhiwaa wana ku xanun sadaa si saaid iyo aayadaha isha iyo qumayada shayaadinta ma dhagesan karo wey idhibayaan o uma adkesan karo ilaa aa iska damo marka aan ayadaha kle shito caadi ayaan ahy o qalbikaa ii qawowa alxm

  • @fazahassan5103
    @fazahassan5103 Před 6 lety +1

    Asc shakha waaxan kueaydiya madxa iyo indhaha ayaa ixanuuna

  • @aniisaabdirahman6819
    @aniisaabdirahman6819 Před 6 lety +3

    shiikh jazakalah calamadaha o dhan wan isku arkay waliba cadho badan ya ii dheer

    • @mrsayid3640
      @mrsayid3640 Před 6 lety +1

      aniisa Abdirahman walaalo horta dhakhtar ma tagtay oo ma baadhay dhamaan caafimaadkaaga guud please dhakhtarka aaad ilaahayna ha kuu gargaaro ..

    • @istarahmedmaxamed2975
      @istarahmedmaxamed2975 Před 5 lety

      shiiikh ilaahay haku barakeyo

  • @shaadiyoomar5830
    @shaadiyoomar5830 Před 6 lety +13

    Masha allah sheekh ilaahey haku barakeeyo diinka alle waa dawo isha bina adamka allaah hanaga ilaaliyo sheekh aniga waan xanunsaday calamadaha aad sheegtoo dhan wan leyahay Quraanka uma adkeeysan karo marki leeysaaro Quraan kana dad lagaranayo baa iga hadlayo waxaan ahaa qof aad ufir fircoon hada malihi fir fir coonidi alxamdullilaah ilaahey baa mahad oo dhan usugnaatay sheekh waxaan kaa codsanayaa in aad allaah dartii iigu sooduceyso wan jeclaan lahaa in aan kuu imaado haduu alle idmo in jastoo aan aad ukala fognahay sheek jazaakalaahu kheeyr

    • @xilwafitbeautychannel3667
      @xilwafitbeautychannel3667 Před 6 lety

      Shaadiyo Omar wllo alle haka saaro cafimad sarecanan kugu duceyay hadad joogtayto akhrinta suuratu baqara malinkasta ducoyinka sabaax wal masa iyo dhegaysiga ruqyada iyo qur'aanka bidni raxman waad bogsan

    • @shaadiyoomar5830
      @shaadiyoomar5830 Před 6 lety

      xamda caalin aamiin abaayo jazaakallahu kheeyr waan aqristaa waxaan kusocdaba waa diinta alle

    • @qalanjodhereey9057
      @qalanjodhereey9057 Před 6 lety +1

      Shaadiyo Omar

    • @yuusufdhanto8237
      @yuusufdhanto8237 Před 6 lety

      Shaadiyo Omar allow walal Ku caafi

    • @muunajaamac9543
      @muunajaamac9543 Před 5 lety

      Alleh hakaa jasaai siiyo

  • @shukrimaxamuud3877
    @shukrimaxamuud3877 Před 6 lety

    Asc shiiekh aaniga waan xanunsanahey markasta oo is irrahdo cuntada cun waxaa la idhahaa wey kugu ley xaney aniga dhan cabsi iyo jareys shiekh maxaa waaye ayaad is leedahey shiekh in mudaa ayaan saas ahey waa nax naxaa

  • @axmedobsiiye4179
    @axmedobsiiye4179 Před 4 lety

    Haa sh.cabdil xaq waan ku maqalnaa

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi8070 Před 6 lety

    S c w r sheeq cabdulxaaq wiilbaa iga jiran oo qalal ku dhacay madarasad ayuu Imaam ka ahaa dadka waxay dhihi jireen wiilkaada waa cod macaan yahay ma Aqaan ma il baa qalal noqon kartaa balan iigu soo ducee inuu rabi ii caafiyo insha allaah ducadaadu waa mid rabi aqbalay cadawgaaga allaha kaa qabto

    • @ubahabdi8070
      @ubahabdi8070 Před 4 lety

      Sheikh dadka uma jawaabtid miyaa hadalkada wanaagsan iyo jawaab la,anta miyay isku habon yihiin mise?

  • @naimamohamed1722
    @naimamohamed1722 Před 5 lety

    Sheikh illhey cimri dheeri hku siiyo

  • @sharmaakerashiid2594
    @sharmaakerashiid2594 Před 6 lety

    Wayba igu badantahay kadida anigad isheegaysa shikhow alle haku dhowro maxaan isku daweya gabadha soomaaliyed oo dad yar hadan waxsaa haystan ahay Wlhy mar mar ayaan sadex sadex bilood seexan ilaahayow na caafi Amiin yaa allah

    • @nimcocabdullahi9422
      @nimcocabdullahi9422 Před 5 lety

      Allaha ku caafiyo wll quranka akhriso isa saarna aniga xataa waxba ihaya mana garanayo waxy yihiin sheekhan ayaan dhagaysana yaa hada

  • @madiinokulow2605
    @madiinokulow2605 Před 6 lety +3

    add maasha allaah sheekh waan ku maqalnaa allaha ku xafido

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 Před 6 lety +14

    waad run sheegtey sheekh maasha Allah:
    Ninba madax xanuun laha, wuuna qaadan jirey kaniini qandho jebiyole!! wacdigaagu qaatay kolku xanunku so hayu'ISLEGDA OO QURAANKA SHITAA;;;; BIRIRIF!! BOO KA NOQDA ALLA MAHADI!!

  • @faysaali1705
    @faysaali1705 Před 4 lety

    ilaahay sheekhow ha ku xafido

  • @shariifshafka7278
    @shariifshafka7278 Před 6 lety

    sheikhow nbrkga mainoo sooqor tid allaha kuxifdiyo sheikhow

  • @googlegmail3753
    @googlegmail3753 Před 6 lety +2

    Odaygeyga la igu diray caaaroo qeelo buuuq aflagadoo habaaar wan dhibay sowjkeyga Ilahayo iidaa wan jeclahay lain wan dhibay naceynah uma qaabo oo waa my only one sowjkeyga

  • @yaxyemaxamedaxmed4764
    @yaxyemaxamedaxmed4764 Před 6 lety +1

    shekh cadi xaq alle haku dhawro

  • @hamdehaamud9655
    @hamdehaamud9655 Před 5 lety +8

    Goormad shiikh imaneysa hargeisa

  • @dagansheriffmohameddagan4557

    Shekh qabkee lagugu heli karaa adigoo kaligaa ah micanaha si qaas ah malagugu heli karaa

  • @sumayaabdulaahisaid4766
    @sumayaabdulaahisaid4766 Před 5 lety +1

    Masha alaah sheikh

  • @fadumaj5011
    @fadumaj5011 Před 6 lety +1

    Sax waaye quranka waa laga dheradey allaha noo so jeediyo dhamaanten

  • @munamaanka45
    @munamaanka45 Před 6 lety

    Sheikh alla yaxfidka sheik dhinaca bidixda garabka hostisa ila naska bidxa aa muda ixanunaa iso duceey in allah iga shafiyo

    • @yusurmariinxiga4277
      @yusurmariinxiga4277 Před 6 lety

      Muna Maanka allah haku caafiyo iska baadh xanuunada sambabka (lungs) socodbadan oo guclayn ahna samee.

  • @hodanyasin6280
    @hodanyasin6280 Před 6 lety

    jasakalah Shiikh intee lagaa heli kara ama telkaga shiikh

  • @hafsoahmed7866
    @hafsoahmed7866 Před 6 lety

    sheikh astaamahaas odhan wan leeyahay mudo 4 sano waxan qof waxbrasho ku fcn fahmana leh eega fahma la id isku arkay waxbrashadana wa nacay marki jore aad ayan ujeclaa quran wan akhristaa waa la isaaraa

  • @fadumoyusufalahaunaxirstoc1644

    shekh iso duce xasidkaygabadane qurankana kuma xanunsado jidhkodhana wa xanunoya

  • @farhiyoyuusufyare3944

    Shiikh umu sabaayta ayaan isaga shakiye

  • @googlegmail3753
    @googlegmail3753 Před 6 lety +2

    Wajigeyga jilfa ka boodaa qaleeyl abaaaar in aan ku noolahay cml wajigan kasi dhamanaya

  • @hamdasahalvlogs7078
    @hamdasahalvlogs7078 Před 6 lety +1

    sheikh kheyr allaaha kusiiye iska ilaali aduunka is raac raacintiisa xitaa labiska tirada badan kuma wanaagsana madama aad tahay qof cilmi leh waayo dharka aadka u dhaldhalaalka badani ma fcna

    • @muslimmashaallah2407
      @muslimmashaallah2407 Před 6 lety

      Hamda Mohamuud Masha allah

    • @Kamalkamal12347
      @Kamalkamal12347 Před 5 lety

      Hamda Mohamuud khyr allha ku siiyo hn wanan labista markn jamcada tagayo dhididka sheekhu ino sheegayna wan leeyahay hada dhulko iska qabow bad moodaysa ina mishiin isaaranyahy

  • @jamaadelmi96
    @jamaadelmi96 Před 5 lety +1

    Saxiix shiekh jasakallah kheryn