Abwan Bilig Hurfe Tacadiyadii loogu geestay Xabsigii Jeel Ogadeen

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 80

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Před 5 měsíci +3

    Waan ka xanuunsadey aax yaa wadanii waad xoroobi dawaan inshaalaah waan so soconaa.

  • @abdifitahaomar3361
    @abdifitahaomar3361 Před 3 měsíci +1

    Qaala allahu rasuul maaha
    Qaala rasuulullah scw dheh abwaan

  • @abdihaile3802
    @abdihaile3802 Před 4 lety +2

    Abwaan bilig hurfe aaad ayaan u salaamayaa nin qaaliya waxaan leeyahay kawaran abwaaniintii kale kawaran oo uu kamid yahay abwaan gurbiye

  • @omarahmeddhaloole3564
    @omarahmeddhaloole3564 Před 4 lety +2

    M.A Abwaankaan Marar badan oo kale Hala Soo Casuumo Inshaa ALLAH

  • @abrahamojegalitarianism6850

    ❤❤❤❤ abwaan bilig hurfe ❤❤❤ salaam

  • @delion8418
    @delion8418 Před 4 lety +10

    Somalida mxey like ta iskaga xasdaan wariyaha like usaara plzz🙏

  • @Abdimajid-g2f
    @Abdimajid-g2f Před 4 lety +4

    Abwaaninta marka aad wareysaneeyso waxan talo kugu siin lahaaa inaad heesa at sameyaan 39 second kasoqadato barnamijkana aad labo qeyb kala dhigto walalo si aan loogu cajisin parties usamee marka abwanada wareysaneeyso lkn dadka kale iska caadi 20 ilaa sodon daqiiqo
    Lkn abwanada hesahoda waxyar kaso qaado
    Abwaankana marlabaad soceli dhacdoyinka jeelka iyo wixi kadhacay it haduu maanso kasameeye abwanka marlabaad barnamij nogusodiyaari thanks walal koronto

  • @alikaafi3793
    @alikaafi3793 Před 4 lety +4

    Rageedii waaye waxaan aas u jeclhy raga runta kusheekeeyo ninkan cml waligaa jir oo joig

  • @apdulahimataan1199
    @apdulahimataan1199 Před 4 lety +2

    Wlhi abwaan waaa nin wax bdn og illhy Ha barakeeyo 😂

  • @shshariif3931
    @shshariif3931 Před 4 lety +1

    Nin walbo wuxuu beertuu cunaa maanta asigiyaa xabsigi jiifaa

  • @NatashasarbiNatashasarbi
    @NatashasarbiNatashasarbi Před 4 lety +1

    Abwaan waya arag ah

  • @mohamedsomane3081
    @mohamedsomane3081 Před 4 lety

    Abdirahman koronto waan ku salaamay sxp

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 Před 3 lety

    masha allah abwaan iyo badh

  • @sacidoabdullahi3303
    @sacidoabdullahi3303 Před 4 lety

    Labo jeeer abti iiah

  • @sawdahussein3045
    @sawdahussein3045 Před 3 lety

    Mashallah

  • @simanhiraabeofficial18

    Wa idin salamey xiisaha waraka

  • @jakohussein2458
    @jakohussein2458 Před 4 lety +2

    😭Aniga abahay iyo hoyadey ban kuwayay ila manta waxa ahay qof arag walidkiis xita mel lageyay danbe ma arag 😭iminka qurbahan qoxoti ku ahay walidkeyna xaqodi wali man helin

    • @Umuqanciye
      @Umuqanciye Před 4 lety +2

      Oh sorry jako xussan wa adun iyo xalkiisi balse cadalada ale aya umad ilowdey sidas ayay udhaqnan wll ale haku caawiyo aduun iyo aqiro anu uduceyno hooyo mcn iyo abe mcn dikasto oo xalkodi yahy ale aya naga ogson balse ale an uweydiino xaaal walbo ey manta kusugan yihiin in oo ale gargaro adun ama aqiro in uu unaxriisto kaleya anaga waxan abodna in an uduceyno wll keliya wllo hadan aduun anu kukulmin in janada ale nagu kulmiyo insha allah 🤲🤲🤲🥀

    • @jakohussein2458
      @jakohussein2458 Před 4 lety

      @@Umuqanciye mahadsanid wall amein

    • @jakohussein2458
      @jakohussein2458 Před 4 lety +1

      @@Umuqanciye waxatahay rux wanagsan rabi hakusharfo💕💯🙏

    • @Umuqanciye
      @Umuqanciye Před 4 lety +1

      @@jakohussein2458 ammin yarabi wll dhaman teeni insha allah adigane ale hakuyeelo sidey niyadadi jeceshahy oo janada ale uwenthy insha allh🙏🙏🙏

    • @jakohussein2458
      @jakohussein2458 Před 4 lety

      @@Umuqanciye amen wallo inan ehelkeyga dib u hele allaha ikaso

  • @Kaligiisduul5
    @Kaligiisduul5 Před 5 měsíci

    Abwaanka sadex jeer ayaan ku cishaday bilig hurfe waxbadan ayuu kafahmay cajiib 30/3/2024

  • @basteysharma9381
    @basteysharma9381 Před 4 lety +1

    koronto abwaanka runtii waa nin shactiro badan waxu igaga qosliyay waxaa leey geeyay islaan keligeed dowlad ah marku dhahay debi ayaan lahadlay si uusan afkeeyga iskuugu dhagin hahahaha mida kale sheekada uusheegayo ee meydka beenta ah waa true story xamar ayeey ka dhacdey runtii waan idiin salaamay aqyaarta xiisaha wararka

  • @abrahamojegalitarianism6850

    HAMBO JEEL ❤❤❤❤ KKKKK

  • @ahmedharir5863
    @ahmedharir5863 Před 4 lety +2

    Talla yaro kooban
    @koronto waxan so jedin laha dhextaalka sheekada ku dara tusaale :
    abwaanku heesaha u leeyay u sheegayo inyar kaso qaata shekada ku dhex dar si hadalku iskugu xidhmo macna badna u sameyo!!
    Wa technical issue wax wayn maha kolaye lkn waxan jecelahay horumarka channel kan laba nin daacad bulshadodna qadariya leh channelkan k&k gulaysta sxbyal.

  • @barwaaqomuusebarwaaqo7067

    wlhay tacadiyo bdan la jeelka lagu gaystay dad badan

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Před měsícem

    abdi iley fuulay ayuu ah iyo danbiile doqoon ah.

  • @cilmicismaan4448
    @cilmicismaan4448 Před 4 lety

    Qisada meydka beenta waa sheeko koobi ah oo Muqdisho aan ka dhicin
    Masar ayey ka dhacday xili hore

  • @sacidoabdullahi3303
    @sacidoabdullahi3303 Před 4 lety

    Abtigy mcn😘😘😘

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 Před 3 lety +1

    💔😭

  • @cabdulaahimahdicabdi8113

    Markii ugu horay een waxqaniino kulahaa kkk

  • @saeedmohamed9198
    @saeedmohamed9198 Před 4 lety

    WAAR NINKAN MAR KALE SOO FADHIISI

  • @fathihirsi37
    @fathihirsi37 Před 3 lety

    koronto mar labaad soo qabo abwaan bilig hurfe walhi waa marki labaad oon biliowdo oon dhamaysto waaye

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan8905 Před 4 lety +1

    Abwaanka waa shactaro miiran😂😂👌 qisoyinka jeeyl ogadeen marka laga sheekeynayo waan ilmeeya😭

  • @Kaligiisduul5
    @Kaligiisduul5 Před 5 měsíci

    Madheeraan kaleexo koronto

  • @marwochannel3
    @marwochannel3 Před 4 lety

    Waan ka xumahay in ay soomaali iyagaley isxiraan is jaajuusaab

  • @deeqodaahir5211
    @deeqodaahir5211 Před 4 lety

    Suxanallaah

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan8905 Před 4 lety +1

    Aniga carab ma ahi🖐😂😂😂😂😂😂

  • @mubarikahmed812
    @mubarikahmed812 Před 9 měsíci

    Codka naga hagaaji lama maqlayo sxb e naga raali ahaw
    Wax aan la maqlayn inad noo soo gudbisaa sax maaha e ka saar waxan meesha oo wax la fahmi karo noo soo daa sxb

  • @Umuqanciye
    @Umuqanciye Před 4 lety +1

    Asc wll c/qadir koronto wan kusalamey salankadob waxan arkey adigo wareysi lasaneynayo wll fartun hpp hadaladadi aya waxa kamid aha hadal aad itabtey oo ah waxan ahay kug cono karin ah wllhi waxan kacalol xumodey sida adan niyadadi ey jacshahy hadane anago ah dadkadi ad nogaka baqeyso in warxumo ama dhaqan adan jecleysan ad nagu aragto ama ey warkeni samentiisi adigo jabaqayo ad ujojisey wllkey marka hore sorry in an anago kugu dad ah kugu diin ah an hormarkadi sabab unoqono in ad awadeeni ujojuso aaad ban ugu xumadey wllhi aniga ahanteydi qalbiga ila xanuney balse aniga waxan kudhihi laha unolow sida ad jeceshahy oo waliba furo you tube kalo ad kuso gudbisid cuna karintadi wana kugu tageraya waxadana heleysa sideyda oo kale boqolal kugu tageereyso insha allah wllkey adane warkodi lama jojinkaro dhegeyso nabi muuse scw iyo ale hadalka dhaxmarey nabi muuse ey dhahy ilahow iga jooji dadkan warkoodi waxbey iga shagayan wey idhibayan ale muxu ugu jawabey nabi muuse scw muusow dadkan anigii aburey oo hadane irzaqayo ayanba warkodi iska jojin waayey oo ey wax iga shagayan marka hadi adane alahii abuurey ka ishitikonayo adiga maya sogayo in ey dhamantoodi kuwanajiyan maya wlhi lagama yabo in dadkodhan kurali geluyan ee waxan kudhihi laha unolow sida ad jeceshahy wllkey insha allah inta wa iga talo iga raali noqo hadan warka kugu badiyey

  • @bisharqoje7910
    @bisharqoje7910 Před 4 lety

    Caadi ma ahan wadanii dhab ah

  • @baidoachannelonline8944
    @baidoachannelonline8944 Před 4 lety +1

    Abwaan sare BILIG HURFE
    haddaan isku diyo xikmad hoyga suugaan Areyada haddan isku diyo xikmad hoyga suugaan Areyada BILIG HURFE
    xujadii haddan furo
    xarafyada qur,aankiyo
    xaddiisyadu caddeeyeen ee
    aan xoolahaaggiyo xigtadaadu bixin karin dadkuna ay u xiisaan xanta weeye Aadmigu ay xalaashadeenoo xukunkeedu yahay NAAR
    from bosaso iga gaddooma salaan sare samdon Adn isck yagar

  • @baarealiomer4333
    @baarealiomer4333 Před 3 lety

    JeelOgaadeen

  • @mohameddeek2857
    @mohameddeek2857 Před 4 lety +1

    Galaadi melan uxisay

  • @cabdimaaliknuurmacalin1259

    Qamiiska ha ugafi waryàa waa suna

  • @user-rw6oo1ck5z
    @user-rw6oo1ck5z Před 4 měsíci

    😂😂😂😂

  • @ismailabdi8091
    @ismailabdi8091 Před 4 lety +3

    Koronto jeel ogaadeen Aan wx ka ogaano bal wxa laga sheegaayo barnaamijkaas noo so badi Jr dil xun ayaa laga sheege

  • @roodamahdi4377
    @roodamahdi4377 Před 4 lety

    Asc wllo dhamaantiin

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 Před rokem

    Xarfaha labanlaama waxa weeye
    (Manalgaraadbaa_MNLGRDB)❤❤✅✅✅

  • @rahmasiyaaadali763
    @rahmasiyaaadali763 Před 4 lety +1

    Kkkk madaxwayne farmaajo 8 fubruwy 2017 la doorte kolee goronto abwaanka waa in la waydiya farmajo kuwa guuleste miyaa mise nacasinta kkkk

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 Před 4 lety

    Kkkkkkkkkk

  • @biligbhd
    @biligbhd Před 4 lety

    Xaqiiqda daah ma qarin karo

  • @zakosmoneymaker1793
    @zakosmoneymaker1793 Před 4 lety

    qoofka aad waraysanaysid wuxu ka mudanyahay ixtiram 42:00

    • @samsamita3831
      @samsamita3831 Před 4 lety

      Maxaad dareenta waxba kama arko anuu 42:00 codkiisa hoos uyar dhacay abwaanka

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 Před 9 měsíci

    Beenaale ilaahay ku cadaab jeel ogaadeen waligaa maadan galin kadaab !!??

  • @raidwanmohamed6230
    @raidwanmohamed6230 Před 4 lety

    Farmajo Ayaan Xasuustay 8 Jeenawari😂

  • @fatushduceysan4432
    @fatushduceysan4432 Před 4 lety

    Shekada meydka waa qiso dhab u dhacday been ma ahan masjidka abuu hureeyra bakaraha ayuu ka dhacay

  • @abdullahiabdirahman4058

    Ninki somaliga oo 8 February ladoortay oo abwaanku nacas ku sheegaa waa farmaajo lkn nacas waaba yhy farmaajo

  • @marieabdi5494
    @marieabdi5494 Před 4 lety

    Kkkkkkkkmkk

  • @cabdimaaliknuurmacalin1259

    Iidle soo qabo

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 Před 4 lety

    Sideeda somalia yaa fahmay in uu farmaajo uu ka wado ninkaN maka helin warkisa anu Inkastoo uu yahay abwaaN hadal fcn🤛🏻🤓🥵🥵

  • @ayanmohamud8563
    @ayanmohamud8563 Před 3 lety

    😂😂😂😂😂