Wararkii u Danbeeyey Xildhibaan Maxamed Abiib oo iska dhiibay Safaarada Soomaaliya ee Jabuuti & xogo

Sdílet
Vložit

Komentáře • 99

  • @FarxanMohamed-er9mu
    @FarxanMohamed-er9mu Před měsícem +16

    Ha idin dhaafo maxamed abiib
    In mar hore aad iska dirtaan ayey aheyd

    • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
      @Aqoonsi_2024_Allah_keenay Před měsícem

      Wuu soo noqonayaa, xisbigiisa (waddani) ayaa u dirsaday Jabuuti iyo Xamar. Markaa dawladduna lama hadli karto oo xisbiyada way ka baqataa!

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 Před měsícem

      No somaliland somalia is one

    • @user-os4gh9eb8i
      @user-os4gh9eb8i Před měsícem +1

      Absolute indr ilaahay hana dhaafiyo

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před měsícem +9

    Taar TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤❤❤Guul soomalilnd 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 Před měsícem +7

    Masha alleh guuuuuuul
    Kulmiye hanbalyo kulmiye markale insha alleh somaaaliland ilaahow cadowga jabi bidmilahi karim hanolato somaaaliland ilaahow cadowga jabi bidmilahi karim

  • @Murtiileqaraamj5798
    @Murtiileqaraamj5798 Před měsícem +5

    Ethiopia 🇪🇹 ❤

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e Před měsícem +6

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 Před měsícem +5

    Buuqii iyo baroortii ayuu inala dhaafay balaayada ilmada wayn leh 😂😂😂😂😂

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Před měsícem +4

    waaaw guuuuuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤iiyo gobaniimo soomalilnd guuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Před měsícem +3

    Asc wars ha nadhafo ooyaaya guul Somaliland guul kulmiye guul ciidanka qaranka iyo ciidanka SSB

  • @seed3966
    @seed3966 Před měsícem +1

    Kkkkkkkkkkkkkk war ninku beeen badanaa subxaanallaah allaahu akbar 😮😮😮😮😮

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Před měsícem +3

    Wow, sidii carruurta ayaa loo canaantay cadowga Somaliland e madkaxda yaraa, anna waan ku diirsaday, Guul iyo Gobanimo Janhuuriyadda Janhuuriyadda Barkaysan e Somaliland baa iska leh, maansha allah, Halyeyyada Somaliland syaa guushii la sarakacay, Guule haydin garab galo 👍😁👍👍👍😁👍👍 Somaliland 😊😊😊

    • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
      @Aqoonsi_2024_Allah_keenay Před měsícem

      Somalia iyadoon weli cagaheeda isku taagin oo xataa laga bixiyo mushaharka ciidankeeda ayay rag ka waawayn afka ku taagtay. Waa taa la xasuusiyey inayna waxba ahayn!

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před měsícem +2

    Xildhibanka ooyasye waa Basaaas u shaqeryaa cadawaga Somalilabd

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem +4

    Haa wujoojog jabuute

  • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
    @Aqoonsi_2024_Allah_keenay Před měsícem +2

    Xildhibaan abiib wuxuu Jabuuti iyo Xamar (safaaradda) ku metelayaa xisbiga waddani, gaar ahaan guddoomiye Xirsi

  • @nimcomuxumed8032
    @nimcomuxumed8032 Před měsícem

    Xidh m abiib was doqon waana wax dhintay

  • @rodaamina1545
    @rodaamina1545 Před měsícem +1

    Saaxiibkii tantoomana haka dabatago,guul Somaliland ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před měsícem

    Alxamdulillah
    Ha inna dhafo waxasi
    Ducaan racinaynaa jsl
    Guul iyo gobanimo taama

  • @jamaomar8775
    @jamaomar8775 Před měsícem

    Villa somaliya.oo heeshiskii aay kabada qaylinaysay ugu Danbayn ku guldaraysatay halkan kagaboogo warkii Amerika u cadaysay inay heeshiskan faraha kaala baxdo somaliland iyo eithoopia oo guushii racday warkan dhagayso 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @bushraismail9277
    @bushraismail9277 Před měsícem

    Illaahay ayaa inaga saaray illaahay ha inzga kaxeeyo waa cadawga gudaha

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 Před měsícem

    Taar tv wariye balaaqi ah

  • @hamzemahamed9043
    @hamzemahamed9043 Před měsícem +2

    Asc taar tv

  • @MustafeMohamed-pj1uv
    @MustafeMohamed-pj1uv Před měsícem +2

    Asc walo

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 Před měsícem

    SOMALILAND GUUUL GUUUL

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q Před měsícem +1

    Dalka j .jubuuti iyo dadkiisa iyo dadka j.somaliland iyo dadkiisu waa laba dal oo walaalo ah xad dawuuliyana wadaaga from xariir she xassan (hanaan doon)

  • @jamaomar8775
    @jamaomar8775 Před měsícem

    TAAR TV

  • @FarxanMohamed-er9mu
    @FarxanMohamed-er9mu Před měsícem +6

    Wixii hanti ah EE maxamed abiib EE hargeysabkabyaalanwaa in xukuumadu ay la wareegtaa

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 Před měsícem

      Jilicsan baad tahay yaa ku dhici karaa Libaaxa😂😂😂😂 hhhhhhhhhhhhh

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y Před měsícem +2

    Reer Xamar iska Amusa Somaliland iskailaawa

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 Před měsícem

    Waa taar tabiyaha beenta tv

  • @alishilmohamed7368
    @alishilmohamed7368 Před měsícem +1

    Taar tv nagadaa koonfurta somalia,ma waxaad noqotay faqash,waxad soo waddaa waqooyiga somali,xaardhibaan ooyaaye daba qabso adiguna ???!!!!

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Wadanka Ayaanu ku soo noqon hadii kale shacabku mudaharaad salmiya halaga hor dhigo baarlamaanka

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 Před měsícem +4

    MR OOYAAYE WAA DOQON WAREERAY
    DAWARSATO FOOQAL XAFAJO😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 Před měsícem

      Jilicsan foqa jilicsan ninka lugta uga fuq😂😂😂😂😂😂😂😂😂hhhhhhhhhh

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Před 27 dny

      ​@@Burcawi24
      Faqash hus fuq fuq waa kalmad faqash ka dhamow arimaha dariska oo isku filow

  • @user-mf8hn2md8l
    @user-mf8hn2md8l Před měsícem

    Somaliland ♥️ Ethiopian uk ♥️ 🇪🇹 🇬🇧 ❤️

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před měsícem +1

    maxamed abiib ilahay ha ka qabto somaliland iyagu iska qaban wayee alla isaqii snadkaan miyaa la sirxay waan yaabee wadan aad is haysaan ninka u tegay edeb daradiisa weliba somalia u tegay waa in golahu xilka ka xayuubiyaan sidan wa ceeb walahay idinku taala reer somaliland now

  • @user-ub1pi8zs7d
    @user-ub1pi8zs7d Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Eeboh1
    @Eeboh1 Před měsícem

    Ii door ama reer isxaaq xanuunkan waalan ee ku dhacay Meehan u jeedin

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před měsícem

    XISBIGA KULMIYE GUUUL ICTIRAAF GADHSIIYAY QARANKA

  • @user-ih1sj8ot3d
    @user-ih1sj8ot3d Před měsícem

    Waa nin rageed maxamed abiib ma inu ku wasad rabtay ma naqaano dhaqan xumada aad taqaanan idiinku

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 Před měsícem

      Yusra harti oradoo soo aarso bilaa dhiigyow

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 Před měsícem +2

    Masajidkani ma midandhamaaba😂

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf Před měsícem +2

    Xil, ooyaaye waligiiba basaas ayuu ahaa sharciga hala horkeeno doofaarka xun waa huwanta gudaha alle ku qabey.

  • @AmiirAli-wp4qt
    @AmiirAli-wp4qt Před měsícem +1

    Antonio balakeen 😂😂😂😂

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq

    Mosquée DJAMA MY FATHER POWERCOMPENSATEUR ❤?

  • @badrayusuf417
    @badrayusuf417 Před měsícem

    Ina abiib ma ina dhaafay

  • @CabdirixmanmaxamuudYuusuf
    @CabdirixmanmaxamuudYuusuf Před měsícem

    Warmaxaa kudhagan yaabnaye❤😂😢🎉😅

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f Před měsícem

    Ader hadad aqla ladahay qabil iyo qaran maal maawda kalaan

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Před měsícem

    Niinka abaab wa in shacabku shaaqo ka qabtan Waa basaas

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p Před měsícem

    Waad cadeysatey qabyaalada

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Ninkaasi hala qabto markuu wadanka yimaado laakiin wuxuu ku jawaabaa ina Abiib maxay Aniga iga qaadi karaan xamarbaan degmo karaa ilama hadli karo muuse

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před měsícem

    Reer galbeed Iyo Reer bariba Ethiopia waa kuqasbantihin mou Somaliland lagashy xàsan garguurteh qac wayn baa ka yeedhy

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před měsícem +1

    Ina abiib waa neef jeebadaha loo buuxiyo jeelka hala geeyo

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Před měsícem +2

    Taar waad qaldan tahay. Waxaad tidhi koonfurta Soomaaliya, marka woqooyiga Soomaaliya waa xagee?

    • @GloLeaders
      @GloLeaders Před měsícem

      Waqooyigu waa Hargeesa iyo intii lamid ah

  • @AadanCabdi-yj7pb
    @AadanCabdi-yj7pb Před měsícem

    Ilahay arsaqad beenta dhaanta waydiso

  • @omarhassan8219
    @omarhassan8219 Před měsícem

    Wale wixilagu,xamanayay,rerwadani,wuxu,udhawyahay,xaqiiq,maxahuwan,iscadaynasa,kolba,ader,ducanu kugudaray,waxan buq,ahayn iyo ohin,nagalamad tagin

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂😂 bentan marka sheegeso qabriga kama baqdid miyaa bisinka risiqa xalaal ku radi

  • @bushraismail9277
    @bushraismail9277 Před měsícem

    Kuwa kale ee iyagun aynu wadagaranayno haraacaan lacagtay qaadanayeen ayaa soo qabatay bal eega ninkastoo cadawgeena ah si dhibyar buu inoo dhaafzyaa inagoon saarin

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před měsícem

    KIRÒ GURIGAAGA WAAD KIRAYN KARTAA

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq

    CONGRATULATION Maxamed abiib AWDALAND PARATAGE COMMISSION FEDERALISM ❤1.25% ON 8 REGION SOMALIA BASHASHA and degdega,Eega 76 ?politicethnic election federalism ? Somalia was two hargeisaland ans mogdisholand 50% power ❤?somalia federal 100% power ? Choix election federalism 1,2,8puissance ?

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 Před měsícem

    Waar xildhibaanka afkaka jeedi xoolayahow taar tv.waa kaala noqon substribe ka

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy Před měsícem

    Axadkaa lamoodo jirikaan caano kubeqeen wuu waalanyahay oo cadawgaa dhaansada

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 Před měsícem

    Maxamed Abiib waa iin Laxidha Linta hakucabo Xabsiga marku sonoqddo waa caddowga qaraanka Somaliland waa dabadiliif uaddega caddowga Somaliland

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před měsícem

    Mareeya waa ninka huwanta kaga cabadiyay somaliland abaal wayn buu ku layahay noolow wasiir mareeeya

  • @Fessi_happy
    @Fessi_happy Před měsícem

    DOOFAAR ABIIBO MAWAXA AY U NIKISTAGTAY. XAMAR KANI LARKA HOOREEBA. NIN BUXA. LOMA AQOON

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n Před měsícem

    Waar Ilaahay ka baq oo beenta ka daa ummadda Somaliland.

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před měsícem +1

    Dirirow dadka bakteeriyada ah lama buunbuuniyo muxuu yahay ooyaaye

    • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
      @Aqoonsi_2024_Allah_keenay Před měsícem

      wuxuu ooyaaye samaynayo waxay ceeb ku tahay dawladda oon waxba ka qaban iyo xisbiga waddani ee uu ka mid yahay. Sababta wariyuhu u sheegayaa waa canaan dawladda iyo waddani ah ku wajahan

  • @MohamedadenHussein
    @MohamedadenHussein Před měsícem

    Waar been badanaa niinkaan

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 Před měsícem

    Ooyaye muu anbaday

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Před měsícem

    Hungri baa geyey habatago somaliya shashatdu taganyahay baa lagaraysan iyo dokhonimedisi 😂

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před měsícem

    OOYAAYE MA SIDAASUU XILDHIBAAN KU SII AHAANAYAA OO BIL WALBA KU QAADANAYAA 3000$

    • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
      @Aqoonsi_2024_Allah_keenay Před měsícem

      4000 ayuu marayaa mushaharka golaha ciyaalo suuqu. Sannad walba 1000 ku darsadaan.

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 Před měsícem

      @@Aqoonsi_2024_Allah_keenay WALAHAYVWAA YAAB NIN KOOX CADIGA LA JIRTA AYAA WAL8BA CASHUURTII LAGA SOO QAADAY HOOYADA HAYSTA CARUUR AGOONA OO MUJAAHIDIINTII KA TAGEEN AYUU NIN CADOW LA JIRAA 4000 K7 DUL QAADANAYAA

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt Před měsícem

    Wariye wanaagsan ayaad tahay, ee codkaaga fasiix ka dhig si loo maqlo warka aad sheegayso.

  • @jamaomar8775
    @jamaomar8775 Před měsícem

    Xildhiban abiib basaska.cadawga somaliland u basasa waa in dag dag loo toogto Anba dhalinyarada awdal lagu fasaxo siiay talaabo uga qadan libaxyada reer awdal halagu fasaxo

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn

    Been bb bacaac

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f Před měsícem

    Ader tear madia tv qabilast ah akabar banala kadaab wana hoorkalada iyo qoomaloodada ader marakanka. Yadha ader marakanku hakuwasao yaa qomalood no somaliland no isaaqland ader guull awdaal steat ader cisa iyo samaroon free fromisaaq qabila

  • @hayaan8591
    @hayaan8591 Před měsícem

    BEENAALE

  • @Umo580
    @Umo580 Před měsícem

    AWELBA IDOOR WUXUAHA XABASHI WELIGINB CADAWO BEY LASOCON JIREN SOOMALI MARABAN⚠️⚠️

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Před měsícem

      Abashiyi taad u yeedhatay idinkoo minority ah inay ku xaar geyso oo kaa ilaaliso inaan mar labaad laydinka bara bixin koonfurta miyaanay ahayn? Yay xabashi iyo Amisom idinka hor joogaan ilaa 2005 cawaan#1

    • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
      @Aqoonsi_2024_Allah_keenay Před měsícem

      @@jamaadnuura10 🤣🤣🤣🤣afkaaga caano lagu qabay!

  • @user-qy9go8bv8z
    @user-qy9go8bv8z Před měsícem

    Ala muusa u hanjabay baa laga yaaba miskiinka ax ax ilahow muuse naga kaxay🥹

  • @cabdicasiisadan-it2gd
    @cabdicasiisadan-it2gd Před měsícem

    xaar wayne hhhhhhhhh waar ileen afnooli wuu hadlaa eeyna. wuu ciyaa beri markkuu harggaysa kuugu yimaado la dood xamarna wuu tegi jabuutina waa uu tegi jigjigana wuu tagi hargaysana wuu tegi intuba ka madnuuc masha waana dhull soomaaliyeed zxp hhhhhh
    allaha ini caafiyo waad xanuunsanaysaaye 😂😂😂😂😂😂😂😂