EID COMING SOON INSHA ALLH|| DIYAR GAROWGA CIIDA 🛍️🛍️

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • #muqdisho #nairobi #somaliamerican #socialmedia #somali #hargeysa #somaliland #canada #hargaysa

Komentáře • 67

  • @user-dz3zp8it2r
    @user-dz3zp8it2r Před 4 měsíci +23

    Masha Allha quruxey illhy haku xafido waxana isku dayda byo inaad xijaabka kudadashid waa iga waano wlashay mahadsanid waqtigu haku wacnado ❤❤❤❤❤❤❤ I miss you 😊

    • @AdoonAdoon-ei3dd
      @AdoonAdoon-ei3dd Před 4 měsíci

      Walaalah inay kucaawiyaan bay jecelyihiin
      Wixii wanaagsan sooduub
      Beryahan laguma aragan
      Waxa way kugu cusubyihiin
      Laakiin daawo dadka kaa horeeyay waxay sameeyaan
      Intaasuubay iskucelceliyaane

  • @hindahaybe5700
    @hindahaybe5700 Před 4 měsíci +24

    Hani iiso duceeya waa bil ramadaane adi iyo asxaabtu in illahay caruur isiiyo please

  • @farhiyohussein7338
    @farhiyohussein7338 Před 4 měsíci +4

    Manshallaha keep going guys 👍❤️❤️❤️❤️👍

  • @HodanMire-uk7ou
    @HodanMire-uk7ou Před 4 měsíci +9

    Asturnaantad edo ku qurux badan tahy dib umilicso sawiradaadi hore dhibna hay arag wanaagagan jeclahy

  • @NajahUbdi9150
    @NajahUbdi9150 Před 4 měsíci +4

    Masha Allah nolosha illaahay hakula garab galo awlaadana hakula koriyo

  • @user-rc1ce9qf4k
    @user-rc1ce9qf4k Před 3 měsíci

    Qlpi dadka comtiyda bixiya ma ihi lkn
    Waan ku farxaY quraxdaad io noloshaada cibaadad ku dadaaL ❤

  • @AbdallaSheikh-ou7mf
    @AbdallaSheikh-ou7mf Před 4 měsíci +1

    Xijaab weyn qaado huno gabar
    sharafleh ba thye

  • @ikhyarmaxamed2768
    @ikhyarmaxamed2768 Před 4 měsíci +1

    Maashallah inta noloshaada ka dhiman farxad ku nolow❤

  • @waaberi4446
    @waaberi4446 Před 4 měsíci +1

    Maasha-Allah Allah ha idin xafido adiga iyo ubadkaaga wll...

  • @SamirSaid11
    @SamirSaid11 Před 4 měsíci +3

    Mnsha allah tabarakallah

  • @ICC17
    @ICC17 Před 4 měsíci +1

    Guuleyso quruxeey❤

  • @liibaanaadan4940
    @liibaanaadan4940 Před 3 měsíci

    Mash allh hani hore usoco abaayo dadaalku waamu hiim

  • @user-zl1yr2gf2m
    @user-zl1yr2gf2m Před 4 měsíci +1

    gulayso wlshy balse waxan kula telini in xijabka aad isku asturtid wayo waa qurux waa amar illhy
    Waxan rajayna in aad mardambe xijab la aan soconin,mhdsanid

  • @ahmeyps4244
    @ahmeyps4244 Před 4 měsíci +1

    Keep rocking sister ❤❤

  • @user-bn8lo6gf7w
    @user-bn8lo6gf7w Před 4 měsíci +1

    Mnsha allh ❤

  • @BahjaOnline
    @BahjaOnline Před 4 měsíci +1

    Maasha allaah❤

  • @user-cq9wl3kl5o
    @user-cq9wl3kl5o Před 4 měsíci +1

    Mansha Allah ❤❤❤

  • @AsmaAbdi-lc9gx
    @AsmaAbdi-lc9gx Před 4 měsíci

    Qaliyayy❤❤❤

  • @user-bd8ci1ui9b
    @user-bd8ci1ui9b Před 4 měsíci +2

    Masha

  • @feis9082
    @feis9082 Před 4 měsíci

    si fiican ayaad u socotaa 🇸🇴🇮🇶

  • @fadmahasan5335
    @fadmahasan5335 Před 4 měsíci +1

    Masha Allaah abyo❤❤❤

  • @fatimahassanahmed8131
    @fatimahassanahmed8131 Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur Před 4 měsíci

    ❤❤

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 Před 4 měsíci

    Masha allaah abaayo hore usoco ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 allaah ku xifadiyo adiga iyo caruurtada

  • @user-xm7fi8vs9m
    @user-xm7fi8vs9m Před 3 měsíci

    abaayo wankuweynee..maxakuhelay.nabadmajirtaa.❤❤❤❤❤

  • @Queen_of_Dream_Gril
    @Queen_of_Dream_Gril Před 4 měsíci +2

    Mcnto malmahan wad naga mashqushe wllhi 😫😊

  • @ubahmalin4736
    @ubahmalin4736 Před 4 měsíci

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @ilhaanyariisey6168
    @ilhaanyariisey6168 Před 4 měsíci

    Naa walaley dhar fcn xiro bisinke gurigada ma jogta eee xisho plz wlshy

  • @AbdullahAli-sn2pz
    @AbdullahAli-sn2pz Před 4 měsíci

    Mashallaha

  • @MunaMohammed-rg8cg
    @MunaMohammed-rg8cg Před 4 měsíci

    Allaha kuxifdiyo noloshu kuma xumayso wll

  • @user-xp8to1px4k
    @user-xp8to1px4k Před 4 měsíci +1

    From ridwan forget everything done

  • @yaasmiinmaxamuud9452
    @yaasmiinmaxamuud9452 Před 4 měsíci

    Masha alh wlo hore usoco wlo

  • @MuxuboShikhxusen
    @MuxuboShikhxusen Před 4 měsíci

    Afur wanaagsan

  • @faridaaxmed4863
    @faridaaxmed4863 Před 4 měsíci

    Ad adeegada kahelay🥰hoyade ixasuusise

  • @user-tg2ju9rf9l
    @user-tg2ju9rf9l Před 4 měsíci

    Love love u

  • @OmerIsmeal
    @OmerIsmeal Před 4 měsíci +2

    Wlshy asturnanta ku dadal iyo xijabka

  • @jamaadcabdi8618
    @jamaadcabdi8618 Před 4 měsíci +1

    m.a❤

  • @abdirahmanahmed3538
    @abdirahmanahmed3538 Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @rahmarahma3526
    @rahmarahma3526 Před 4 měsíci

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Před 4 měsíci

    Ayaantaan waa lagu waayey sister

  • @najmasheikh1959
    @najmasheikh1959 Před 4 měsíci +1

    Gawadi duntay

  • @Qaali786
    @Qaali786 Před 4 měsíci

    Mash allah abyo hani ayaanta waanku weynay maxaa dhacay horaa kuu dhahnay qosol xitaa noosoo duub wanku garab taanahay anaga

  • @fardowsonuur4031
    @fardowsonuur4031 Před 4 měsíci +1

    Haniyey ilamahaga yaa u maqan ya oga so tagtay 😮😢

  • @FaadumoShaaf-tf4lx
    @FaadumoShaaf-tf4lx Před 3 měsíci

    Asc hani intee aaday

  • @MaryamMaryamomar
    @MaryamMaryamomar Před 4 měsíci

    Quruxee ridwan isack lamberkisa rawaa pls hda massage keega aragtid isoojawab sharafa kuhaya❤

  • @ZeynapCali
    @ZeynapCali Před 4 měsíci

    Hani gurhaya kira dooda iyo nolosha keyn nooga soo hadal plz

  • @nuraubdi3080
    @nuraubdi3080 Před 4 měsíci

    Hani xage kadhacday wan kutabne

  • @munaabdilaahi3879
    @munaabdilaahi3879 Před 4 měsíci

    Ayaanka intee kadhacday wll

  • @Yotuber7726
    @Yotuber7726 Před 4 měsíci +1

    10 malmo wax madhan sodigin mxaaa kuhele

  • @user-cw2rg3qh3i
    @user-cw2rg3qh3i Před 4 měsíci +1

    Hani yerey xagge jirtay malmahaan

  • @ENAMAHAMEDDAHIR
    @ENAMAHAMEDDAHIR Před 4 měsíci

    𝗗𝗵𝗮𝗿 𝗰𝗶𝗶𝗱 𝗶𝗶𝗚𝗮𝗱 𝗮𝗽𝗮𝘆𝗼 😢😊

  • @faadumolooshade3595
    @faadumolooshade3595 Před 4 měsíci

    Hani xijasbka ku dedal

  • @Jacelow37
    @Jacelow37 Před 4 měsíci

    malmahan wad ina nacday waxba maso duubtid
    waxa larabay in aad soo duubtid mar waliba iyo waa walbo waxa so cusboonaada
    teeda kale goobtada ganacsiga soo duub deee halagula eega

  • @farxiyociise1461
    @farxiyociise1461 Před 4 měsíci

    gbdha hory uwada mxaa dhcu asxbata mlmhnn sifcn uma socdo supscribka we love u abyo hni frxd kuwaara adi io ubdkaga❤❤❤❤❤❤

  • @user-nt1bu7kh1d
    @user-nt1bu7kh1d Před 4 měsíci

    Abaayo maalmahan wad naga lun tahaya mar walba gula ayan ku rajanyay

  • @Cuntokarin3973
    @Cuntokarin3973 Před 4 měsíci

    ❤❤