HAWLGALKII SNM EE MIISKA SARAAKIISHA (Cabdisalaan Turki) p3

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024

Komentáře • 61

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 Před 2 lety +6

    Cabdisaalam you are heroe I am so sorry the mujahidin died with war but the countrie is free alayaraxmu the people lost their live ⚪❤️💚💚❤️⚪

  • @bashirabdi6001
    @bashirabdi6001 Před 6 lety +5

    inaan noqono dhashiinii sharaf bay noo tahay
    allah inta dhimatay ha u naxariisto inta noolna sharaf haku noolaysiiyo

  • @aayaan5197
    @aayaan5197 Před 8 lety +12

    snm walee libaaxyo laga baqay ilahay intii dhimatay ha u naxariisto inta noolna cisi iyo sharaf ha siiyo dhamaan tood taariikhda xusaysa

  • @diamondnuura2047
    @diamondnuura2047 Před 6 lety +8

    Dhiiga noo hureen si aan sharaf ugu noolaano inta dhimatay alaw unaxariiso inta nool cimri dheer iyo caafimad

  • @omarislamicchannel
    @omarislamicchannel Před 3 lety +1

    Allah naxariisti jano haka waraabiyo geesiyadii SNM intii dhimatay inta noolna RABI raali haka noqdo

  • @suldaanwarsame7762
    @suldaanwarsame7762 Před 8 měsíci

    Cabdisalaan turki ilaahay ha inoo xifdiyo waa mujaahid iyo shahiid nool ❤❤❤ waxan qiirooday marku yidhi kursi ma doono wax kale ma raadiyo jiritaanka somaliland ayaa ii farxada 😢.

  • @HassanMohamed-jq4xh
    @HassanMohamed-jq4xh Před 3 lety +1

    Alle ha u naxariisto inti dhimatey naftiina ayad u hurten inanu xoriyaad maanta ku noolaano intina noolna alle ha ciseeyo

  • @ibrahimharuun2864
    @ibrahimharuun2864 Před 6 lety +7

    Waad naxorayseen alle narta ha idinka xoreeyo

  • @nimcaahmed5798
    @nimcaahmed5798 Před 8 lety +11

    ilahay sharaf iyo cisi intii dhimatay janno inta nool cisi iyo cafimad cimri dheer amiin amiin

  • @fuadmahamud9660
    @fuadmahamud9660 Před 5 lety +4

    Cabdilasaan turki ifka sharaf kunolow aakhiro halkii roon mahad aan dhaman abid ayanu idiin haynaa adeer adigiyo sxbadaa

  • @guuledcadami7587
    @guuledcadami7587 Před 3 lety +3

    Rabi cimriga ha u barakeeyo mujaahid cdisalaan turki geesi ayuu ahaa iimaan iyo diinle nooloow mujaahid isha allah

  • @kadoon22
    @kadoon22 Před rokem

    S.N.M Markasta waan idiin duceeyaa intiinii dhimatay Rabbi jannatul fardwsa ayaan idiin waydiinayaa inta nool cimri dherer , caafimaad iyo cibaado suuban👋👋

  • @wacanmadar7409
    @wacanmadar7409 Před 5 lety +2

    Snm libaaxyo sland dhiigooda u soo huray ilaahay ha idin barakeeyo inta dhimatay jano fardawsa ha idinka waraabiyo inta noolna caafimaad iyo nolol sharaf leh

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 Před 6 lety +2

    Waa mujahidinta faro kutiriska ah ee aan siyasada faro galin lana aqoonin ee magalada sida farxada ugu nool alle haku sharfo waad naxorayseen walahi waan ooya

  • @dr-sadikalijaama3336
    @dr-sadikalijaama3336 Před 5 lety +4

    SNM guul muj Turki

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před 4 lety +2

    Ilaa haku xafido mujaahid

  • @jemaljama2549
    @jemaljama2549 Před 8 lety +11

    geesiyaasha horseeday muraayadaha iyo quruxda SOMALILAND dhiigoogana uxalaaleeyey umadooda inay nabad kunoolaato

  • @weedhzancaydiidcalimaxamad531

    Isaaq inuu libaaxa afrika yahay waa hubaal

    • @axmedxuseen2416
      @axmedxuseen2416 Před 5 lety

      Axmed abaalka dumarka wayyaqansn tag waxan Ku maamuus

  • @cabdirahmancabdillaahi4977

    Ilaahay cimriga hakuu barakeeyo aakhirana janadiisa ha ku geeyo insha allaahu adiga iyo intii ushahiiday halgankii jihaadka snm ee xoraynta somaliland iyo inta nool mujaahidiintii snm.

  • @thefootballleagueengelholm3640

    alaa ha unaxariisto mushaahidiintii

  • @abucubayr6069
    @abucubayr6069 Před 6 lety +4

    Geesiga aad ma qashid daawo waa kan oo kale

  • @alahlemuse2997
    @alahlemuse2997 Před 7 lety +7

    Isaaq wadda milaatery ah ayaay hayeen la dagaalamy Ethiopian 77 waata ka caawisay inay siyaad barre ciidamadiisi ayaa ka awood badiiyan dhanka kalle markan eegno ciidamadii markaa woqooyi ka dagaalamayay ee siyaad bare inbadan oo kamiid ahi may ahayn qaar haysta khibrad milattery

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před měsícem

    Waa nasab kaamila mujaahidku

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 Před 3 lety

    Reer shixisaaq halkan ka uunabay ka midaysan yiin oo ay kuwada dhintaan marka kale waa isku mucaarid sababta magaraanayo reer tolkay guul guul horta c salaan tuki qolamuu aha ilmaderayal

  • @khadraibraahim6101
    @khadraibraahim6101 Před 7 lety +3

    ilaahay haydin barakeeyo ale kuwii dhintay hawnaxariisto inta nolna ale cisi iyo sharaf ha ku nooleeyo dhigiinii baa noo hurteen iyo naftiinii

  • @mohamouddguuleed1359
    @mohamouddguuleed1359 Před 2 lety

    Xaqbaad mujaahid ku socoteen, gargaar Alle ayuu ahaa mucjisooyinkaa lagu tusayey

  • @Thesaddi96
    @Thesaddi96 Před 4 lety +2

    LIBAAX LIBAAX DHALAY YAA BURCAAWI ASAL AH.

  • @khadarsalaan5894
    @khadarsalaan5894 Před 4 lety

    gorocowl waxa loo doortay buuraha ayaa ka soo bilaabma banaan lgulama dagaalami kro faqash wakhtigaas oo snm wada infantry ayay ahay markaas waa farsamo iyo naf hurid ilaahay ha barakeeyo snm

  • @abdirahmanceerigabo4838

    halgankii xalaasha ahaa SNM

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 Před 4 lety

    Muj. Abdi Salaan waa nin libaaxa.
    Waa aqoon yahay.

  • @faysalismaaciil1220
    @faysalismaaciil1220 Před 5 lety

    Alle Haw naxariisto intii dhimatay dalka kaadi ayaa loo soocabay

  • @saiddubed
    @saiddubed Před 2 lety

    Xalaaal xalaali dhashay

  • @abbasxagar3033
    @abbasxagar3033 Před 6 lety +4

    Walee ragii oo kale inaanu noo dhalanayn

  • @abdirahmanceerigabo4838

    halgankii xalaasha ahaa

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 Před 4 lety +1

    halgamayaashii waawaynaa ee somaliland

  • @zayddmohomed4787
    @zayddmohomed4787 Před 6 lety

    Baqdin iyo doqonimo meelbaa layska dhigey waaa filim dagaaladiii snm

  • @abdullahimohammedali929

    Alow u naxariiso geesiyadda dhintay

  • @puresomalilanderberberawi494

    ANI WAN OOYA UUN
    WLHI

  • @talosametilmaame6550
    @talosametilmaame6550 Před 7 lety +1

    horta waxad ka dagaalamayseen dulmi ee bal beenta aga yareeya

  • @loukmanlouka3158
    @loukmanlouka3158 Před 2 lety

    Ppm stress

  • @omaranshur5292
    @omaranshur5292 Před 4 lety

    Malaha sheydan baa ku warabiyay

  • @duceysane1
    @duceysane1 Před 7 lety

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk horta beenta mawanagsana

  • @alxigma3604
    @alxigma3604 Před 4 lety

    Isaaqo wa cadow itobiya isaaqbaa no jabiyay hadan shanta somali nahay isaaq in la xasuqo miyeey saxnayd su aashaas baan is waydiyaa anigu

  • @hamdasaed9600
    @hamdasaed9600 Před 4 lety

    Wabarna sida idin gali Ku talo gla

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 Před 4 lety +1

      Hhh wa cadi 9 sano ayan dawladi afrika ugu xoga waynayd la dagalayney

  • @mohayagyasupasta3634
    @mohayagyasupasta3634 Před 8 lety

    idoor anna wasa