hargeisa 2021(drive by)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 04. 2021

Komentáře • 48

  • @diiriyemediakuus4047
    @diiriyemediakuus4047 Před 2 lety +1

    Muuqaal fiican

    • @haaji99
      @haaji99  Před 2 lety

      Wad mahadsantahay sxb subscribe na waan ku saaray

  • @oneworld2921
    @oneworld2921 Před 3 lety +3

    Woow hargeisa qurux 👍

  • @ishastudio2072
    @ishastudio2072 Před 3 lety +2

    Well done haaji nice and clear video

  • @aliyasami9688
    @aliyasami9688 Před 3 lety +1

    Mash allah hargeisa. Im planning to build a house in that area can’t wait inshallah. 🇭🇺❤️❤️

    • @haaji99
      @haaji99  Před 3 lety

      Quick is getting expensive by the day

  • @Africa569
    @Africa569 Před 2 lety +1

    Masha allah Thanks huno walaw aan jeclaa marka xaraf xagiisa ulaabtay inaa siiwado dubitanka dhulkaygii baa kuyaala dawan lahaa. 👍👍 you did good job thnks.

    • @haaji99
      @haaji99  Před 2 lety

      Wad mahadsan tahay wll markaa dambe ee an ku noqdo ayaan ila xaraf o dhaana video kaso dubi iso sheeg xaraf ka halkee.

    • @Africa569
      @Africa569 Před 2 lety

      Halka koontorolka xaraf u dhawdahay askarta joogan waxa ladhafaya dooxa ama bridge ka.

  • @ibrahimomar8895
    @ibrahimomar8895 Před 3 lety +3

    maansha allaah beautiful waa magaaladaydii Hargeisa. mahadsanid Haaji99

  • @SOMALIHOMEIMPROVEMENTS
    @SOMALIHOMEIMPROVEMENTS Před 3 lety +2

    love it masha allah

    • @haaji99
      @haaji99  Před 3 lety +1

      Yes legend love your work thank you

    • @SOMALIHOMEIMPROVEMENTS
      @SOMALIHOMEIMPROVEMENTS Před 3 lety +2

      @@haaji99 you are welcome bro and by the way i am from somaliland too so i really am so proud of how much we have developed alx compare to 1999 when i use to play around all the broken houses in hargeisa we have come so far

    • @lailaibrahim3629
      @lailaibrahim3629 Před 3 lety +1

      @@SOMALIHOMEIMPROVEMENTS yes indeed. Alhamdulilah.

  • @user-qt3sr2jx2o
    @user-qt3sr2jx2o Před 3 lety +1

    Sacad muuse ismujiya 😜💓💯💯

  • @AlexIs-ed1qx
    @AlexIs-ed1qx Před 3 lety

    What’s the name of the song ?

  • @rithwaanabdirahmaan1995
    @rithwaanabdirahmaan1995 Před 3 lety +1

    Wadankaaga oo aad jeclaato maxaa ka wanaagsan

  • @faebalina7786
    @faebalina7786 Před 3 lety +2

    Nice views
    does Hargeisa have street cleaners.Would make huge difference,

    • @haaji99
      @haaji99  Před 3 lety

      Thanks
      Hargeisa has street cleaners in certain area of the city. not everywhere

    • @mrfahmed9393
      @mrfahmed9393 Před 3 lety

      Most of the population needs to be educated and taught not to litter, and if the government also had a legislation to punish thoese who do and also provide street rubbish bins, then eventually the mentality of the ppl will change and it be a much cleaner society.

  • @yusufahmed8095
    @yusufahmed8095 Před 3 lety +1

    Maa shaa Allah am home sick am coming there soon in shaa Allah

  • @khalidsomali8728
    @khalidsomali8728 Před 3 lety +1

    You so lucky walal

    • @haaji99
      @haaji99  Před 3 lety +1

      Thank you very much walaal your support is appreciated stay tuned we will be uploading more videos you got my subscribe

  • @amalali8712
    @amalali8712 Před 2 lety +1

    Salaam walal. Can you please share the name of this track?

    • @haaji99
      @haaji99  Před 2 lety +1

      Hi walaal the name of the track is called dauus the singer is khadar ilkacase here is the link if you want to view it. czcams.com/video/Or9CZ41z3Zs/video.html

    • @amalali8712
      @amalali8712 Před 2 lety +1

      @@haaji99 Thanks so much walal. Much appreciated. It’s a nice touch to have classical Somali music accompanying the tour.

  • @cbasidismail715
    @cbasidismail715 Před 3 lety

    Xafadan mudo 4 sano ah ayaan daganaa markii aan ilays secanday school dhiganayay
    Waa xaafada iska dagan oo bilaa saxmad ah
    Aadbaan u jeekay xafadaa 😎😎

  • @nimcoibrahim3886
    @nimcoibrahim3886 Před 3 lety +1

    Thank you walal waxad natustay malo qurux badan

    • @haaji99
      @haaji99  Před 3 lety +1

      Aad&aad bad u mahadsantahay wll

  • @abdirahman2145
    @abdirahman2145 Před 3 lety +1

    Sxb xero awr iyo wadada labada boqol ee daloodhe area na tus

  • @Sarah-to7oj
    @Sarah-to7oj Před 2 lety +1

    WADADA MADAXTOOYADA CUSUB 😜😜😜😜. MIYAA LA DHISEY???

  • @taloiyotuusale3391
    @taloiyotuusale3391 Před 3 lety

    Somalidu marba meel bay ku qalqalaan waxaasi waa dicifnimaada Africa madaxtooyada ma roob dahab ayaa kaday meel kasta oo Hargeisaha waa madaxtooyo please grow up .

    • @rabitaloudaa32
      @rabitaloudaa32 Před 2 lety

      War ma qolodii caloosha ka buktay baad ahayd adeer daawo hadaad xaafada xanuun kugu tahayna ka bax meesha

  • @taloiyotuusale3391
    @taloiyotuusale3391 Před 3 lety

    Meel walba illahay baa jooga marka naga daaya sheegkada diciigkaha midda kale Aficanku had iyo wey iscunaan marka haddii aymar dambe iscunaan waba khatar Area weeye.

  • @nuuradiindiini8958
    @nuuradiindiini8958 Před 3 lety +1

    Talo ahaan waxa aan idiin soo jeedin lahaa in aad mar kasta ku dartaan kilomitirka ama cabirka masaafada. Ok

    • @haaji99
      @haaji99  Před 3 lety

      Wad mahadsantahay sxb wanna talo wanaagsan insha allah

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 Před 3 lety

    Marka wax la dhisto dee wixi dhismaha kahadhay dee waa Laguna ama wife kategay waa la ganaaxaa .Tax them!!
    Wadada toos ka ah na dee aduunka kuwa kale baa kaleexda oo bidix iyo midig ba taga .

  • @lunibark9978
    @lunibark9978 Před 3 lety +3

    boqol jire xaafadii nuuxiyada

  • @abdirahman2145
    @abdirahman2145 Před 3 lety +1

    Iyo qun yar daga xaafada meyerada 🍼

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 Před 3 lety

      meyera magale xafadase wa xaafad iska cusub

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 Před 3 lety

    welcome to Somalia 🇸🇴🇸🇴

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 Před 3 lety

      NOT SOMALIA HHHHHHH THIS SOOMALILAND REPUBLIC YUO ARE XAQIIR

    • @rabitaloudaa32
      @rabitaloudaa32 Před 2 lety

      Hooyadaa Soomaaliya wastay

    • @kaahoali8387
      @kaahoali8387 Před 2 lety

      Somalia 🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🥰🥰😊😘😘