RAGGOW FARXIYO HANOO JABININA CHALLENGAN JOOJIYA😂| HADI KALE TOOS BAY NOOGU BAASHALI DOONAN😂 JOOJIYA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 04. 2024

Komentáře • 264

  • @ilhamsharaf
    @ilhamsharaf Před 2 měsíci +97

    dumarland isn't easy😂😂😂 dumarland one love ☝️♥️🫶

  • @zakiyare-gv4rh
    @zakiyare-gv4rh Před 2 měsíci +60

    Zaki waziir waa ku bar yayaa shilal kii talee fanada soo celi waa uxiisnee❤

  • @Khayrwade01
    @Khayrwade01 Před 2 měsíci +112

    Cida quraanka jecel welcome❤

  • @isackkalsoni
    @isackkalsoni Před 2 měsíci +71

    Ku sali rasulka scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @user-wq2fq6pl2p
    @user-wq2fq6pl2p Před 2 měsíci +48

    Inta rasuulka jecel kusali like ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Před 2 měsíci +22

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.

  • @AbdiasiisRooble
    @AbdiasiisRooble Před 2 měsíci +9

    ilaahay intuu abuuray ruuxii ugu Fiicnaa uguna aqoonta badnaa, uguna akhlaakhda badnaa, uguna carafta badnaa, uguna cilimiga badnaa uguna dulqaadka badnaa waa nebi muxamad scw

  • @nuuraraaid69
    @nuuraraaid69 Před 2 měsíci +23

    Zakiyow walahi funny aa tahay 😂dar ilaahey ku jeclahey 😊

  • @erhadali4424
    @erhadali4424 Před 2 měsíci +63

    Salut frérot from Sarakisha jogta Djibouti 🇩🇯 like ta 😇

  • @habsamouse5994
    @habsamouse5994 Před 2 měsíci +42

    Faarax lug baasto maxad ka badil kartaa dumarland ku socod💪🤣🤣🤣🤣

    • @Xasankaafi-ou8fu
      @Xasankaafi-ou8fu Před 2 měsíci

      Calooleeey😂😂😂😂😂

    • @habsamouse5994
      @habsamouse5994 Před 2 měsíci

      @@Xasankaafi-ou8fu 🤣🤣🤣🤣

    • @samiyaomar3483
      @samiyaomar3483 Před 2 měsíci

      Wllo wiilkad dhashay hadad cunto fiican siisid sida carabta Laga waweyn ayuu yeelan lahaa inago dumarana badhi wayn iyo Lugo baasto maynan lahanen

    • @user-hu2fk7rx5h
      @user-hu2fk7rx5h Před 2 měsíci

      Saaz weye😂

    • @habsamouse5994
      @habsamouse5994 Před 2 měsíci

      @@user-hu2fk7rx5h 🤣🤣🤣🤣

  • @Yaasir-w9v
    @Yaasir-w9v Před 2 měsíci +20

    اللهم انك عفوا كريم تحب العفو فاعف عنا يالله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc Před 2 měsíci +26

    Dumarland is not easy 😂😂 waa iska kafan intani
    Lkn dumarow aan sharadteena ilaashano odaygan xaqiiqadu ka hadlay iPhone sharaftena ka wayn waxa fcn qofka markan nolosha wdaagtan inu Hadyado ku soo Gado sbbto ah wxa sii wanagsananaya xriirka qowska lkn laba aan is qabin waxan u Arkaa ceeb

    • @abdallabro11
      @abdallabro11 Před 2 měsíci +3

      Sharaf iyo karaamo my sister queen ❤❤

    • @Cabdimaaalik
      @Cabdimaaalik Před 2 měsíci +3

      Gabar wax baratay Le sidan u Hadli KartO m.a😂❤

    • @SR-zj3cs
      @SR-zj3cs Před 2 měsíci +1

      Mashllah Allah ya cizik walalo. Gabdhaha soomaliyeed sharaf iyo karamo ku waara.

    • @Fardawsacc
      @Fardawsacc Před 2 měsíci

      ALLAAH idin sharfo walalaheyga🥰

  • @mrsnimo5883
    @mrsnimo5883 Před 2 měsíci +10

    From xanfresh ❤ mnta anagaa kawadnee viva dumarland ❤😊

  • @Maxamedyare1-w
    @Maxamedyare1-w Před 2 měsíci +11

    Zaki. Waaku jeclahy dar ilaahay walal mcn❤❤

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 Před 2 měsíci +10

    Keep going my pro Zaki bini xaaji 💪 ❤👍

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 Před 2 měsíci +3

    Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend

  • @evehussien2129
    @evehussien2129 Před 2 měsíci +1

    Hi walaalkis, I just love your show from Canada 🇨🇦 🎉

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před 2 měsíci +1

    Deef waan boodnay
    Waziirkeena zaki bin xaaji shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤

  • @JabriilMaxamuud
    @JabriilMaxamuud Před 2 měsíci +2

    Haye hala joojiyo wllyal❤❤❤

  • @mankowbincamir3701
    @mankowbincamir3701 Před 2 měsíci +4

    ASC WR WB WAZIIR waa ku salaame salaan kadib waxaan kaa codsanaya in Sheeqan an u duceyno inuu caruur Illahay ugu deeqo waa sheekh aad iyo aad i wanagsan araha bulshadana indhaha ku haya. Kenya gaar ahaan wajeer uu kasoo jeedo aad baa looga jecel yahay. Masaajida Jaamici ee ku yaalo magalada wajeer ayu ramadaan walbo tafsiirka quraanka ayu kabixiya. Marka waxan kaa codaanaya inan u duceyno shekheena Allah barakeeyo sheeq Maxamuud.

    • @hafsaabdulahi4042
      @hafsaabdulahi4042 Před 2 měsíci +2

      Wlhy walaalow qoraalkaaga aad bn ugu farxay ilaahaay wxn kabaryayaa inuu ducadeena aqbalo abtigay mcn inbadan buu samray inuu samirkiisa ilaahay awlaad baari ah oo salixiin qhsiiyo aamiin inzh allh

    • @mankowbincamir3701
      @mankowbincamir3701 Před 2 měsíci

      @@hafsaabdulahi4042 aaamin aaamin Allah ha u aqbalo ducadeena samirkiisana wax loo dhigo maleh farxadiisa ayan aragnaa mar walbo Allah ha uziyadsho ubadna Allah hauga daro.

    • @sahraibrahim702
      @sahraibrahim702 Před 2 měsíci +1

      Alle hasiiyo caruur baariya🙏🤲🙏

    • @mankowbincamir3701
      @mankowbincamir3701 Před 2 měsíci

      @@sahraibrahim702 amiin ya Rabbi

  • @abdihakimbashirustadh6139
    @abdihakimbashirustadh6139 Před 2 měsíci

    Legend Waziri & Team Sarakisha sharaf iyo.karama🙏

  • @Xiisadan-up1bh
    @Xiisadan-up1bh Před 2 měsíci +1

    Wasiiir waa kuwataa ❤

  • @anisoyareychannel12
    @anisoyareychannel12 Před 2 měsíci

    Asxaabey isoo booqda routineno qataraa soo dhigaaye please ❤

  • @anabyoung1498
    @anabyoung1498 Před 2 měsíci +1

    Zaki bas waan kaahary waad janjeertaa😮😮😮😮

  • @SaidBadmah
    @SaidBadmah Před 2 měsíci +4

    Wasir wan ku salamey❤

  • @MohamedAbdi-ss5uj
    @MohamedAbdi-ss5uj Před 2 měsíci

    Wasiir oday hadhihin waa sheik nin camal respect lee

  • @mohaibrahim348
    @mohaibrahim348 Před 2 měsíci +3

    Team saraakiisha one love

  • @usaameweero
    @usaameweero Před 2 měsíci +3

    Wllhi Xaqiiqdi 2 sano AyaaN Ku Dawanaya Ila Hadana wax Eeda Kuma HaYo❤❤❤

  • @MohamedAmin-oo9cm
    @MohamedAmin-oo9cm Před 2 měsíci +2

    Haye waziir 🎉🇸🇴

  • @Team27fan88
    @Team27fan88 Před 2 měsíci +1

    I love this game its now intresting😂😂😂❤

  • @munaabdulkadir5555
    @munaabdulkadir5555 Před 2 měsíci +1

    Maxaa kaa galey 😂😂😂waziirow

  • @AmiinDeAlberto23
    @AmiinDeAlberto23 Před 2 měsíci +1

    wllhi billhi so dhaar ma ahan videogaga mrkn swrka istar ku arki baan ku dhufti anigoo agmari rabo tarted baan usoo gali qeybted baan ka daawadi waana ka sii baxi ❤👋

  • @nasrajamac5218
    @nasrajamac5218 Před 2 měsíci +1

    Aniga waan wataa sxbkeybaana iigaday waalay waydiiyay waana usheegay😂

  • @farxaanbiibshe5142
    @farxaanbiibshe5142 Před 2 měsíci +2

    Haa walaaahi zxb❤❤❤❤❤

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před 2 měsíci

    Masha Allah habo usheeg duqooshinka waa confuse 😊 sheikh yada gabdhahoodaa ugu daran anigaa kamid ahaan jiray waa yaan yaraa😂lol

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 Před 2 měsíci +1

    Bintu xuseen see dareemeee😂😂😂😂

  • @omarfaaruqabdi1177
    @omarfaaruqabdi1177 Před 2 měsíci +3

    Waziir reply ❤ Sharafey iyo karamo ❤

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Před 2 měsíci

    Hye wiilkada meeqa iPhone gabar ugeeye sheikhow😂

  • @user-fx9qn2rs7f
    @user-fx9qn2rs7f Před 2 měsíci

    Wasiir farax😂makumaqlayo😂

  • @samiyajama4943
    @samiyajama4943 Před 2 měsíci +1

    Ragow dumarka ha ku so dagdagina itad sameeso labalabkad ayaa lugu dhigaya cashar bilaa ciwaana waxanay ragu sameen karin ayay dumarka sameeyane😂😂😂😂😂😂😂ciyaal bidhbidha tihiine😅😊😊😊

  • @user-iw5gp3qr8e
    @user-iw5gp3qr8e Před 2 měsíci +1

    Offside cadii wayee 😂😂😂deef WA boday 2 tilabaa😂😂😂😂😂

  • @Storythatreal
    @Storythatreal Před 2 měsíci

    Sheikh waaye ninka from wajir kenya

  • @osmangudho5689
    @osmangudho5689 Před 2 měsíci +3

    The sheik is from wajeer kenya I know him in person.

  • @Siyeyjama1
    @Siyeyjama1 Před 2 měsíci +2

    We are Dumarland 😂😂

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Před 2 měsíci

    Dumarland maxaa kabadalikartiin??
    Waa maya.

  • @user-xz1yb8hi3n
    @user-xz1yb8hi3n Před 2 měsíci

    Wasirka force à tw 🎉❤

  • @sahalfarah8099
    @sahalfarah8099 Před 2 měsíci +2

    First comment 🎉

  • @user-jo2qu7zi7h
    @user-jo2qu7zi7h Před 2 měsíci

    Ar odaygaan yaa nosoballamiyey 😂😂😂😂wayabe adeero wiilkaga iibiyey mx kabadallikartaa

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Před 2 měsíci

    Waa run

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 Před 2 měsíci

    Waziir xaliimo ya balamiye 😂

  • @King_Hazzaani
    @King_Hazzaani Před 2 měsíci

    Wasiir caawi musalsalka team27 calaf iyo caashaq

  • @MunaAxmed-ds6yw
    @MunaAxmed-ds6yw Před 2 měsíci

    Walahi anuu igu dhago hadalayaa

  • @farxaanmaxamed5509
    @farxaanmaxamed5509 Před 2 měsíci

    Wasiir jooji waxlagu afjaro🎉

  • @masertoy2328
    @masertoy2328 Před 2 měsíci +3

    Dumerland is not easy 😂😂😂😂😂

  • @user-jg1fm4bx1p
    @user-jg1fm4bx1p Před 2 měsíci

    Chalangewaa socday dumrland isasoo adkeeya😂

  • @dalmaraadan1848
    @dalmaraadan1848 Před 2 měsíci +1

    My zaki waziir😂😂😂😂😂

  • @maxamedcalimaxamed-nr5jw
    @maxamedcalimaxamed-nr5jw Před 2 měsíci +2

    Def wan bodnay mafahantay 😂😂😂

  • @fahadahmedali2426
    @fahadahmedali2426 Před 2 měsíci

    asc walal mcne xaladaada kawaran walal mcne waxaan rabaa in aan codsi kuwaydiisto ee hadaa fariinteeda aragto iso jawaab❤❤asxabey fariinteeda iigarsiiya walalkay waa iga codsi

  • @dollamadaalle1579
    @dollamadaalle1579 Před 2 měsíci

    Waxa burbury lashegaa amey wax kajiran hee
    Waziir challenge gaan waa so conaa gabdhaha inaa nolosha lagu so qabto maa ka cabsty😂😂😂😂😂

  • @habonaden2080
    @habonaden2080 Před 2 měsíci

    Wasiir reer Djibouti waan jognaa ! Away karbaashkii reer Djibouti 🇩🇯 😂

  • @user-in1tx7mi8l
    @user-in1tx7mi8l Před 2 měsíci

    Waziir vedio ramadaan Ka lasoo qarxinaayi back soo dheh

  • @Fadlansubscribeka.
    @Fadlansubscribeka. Před 2 měsíci

    Hhh madan ogayn jawaaaab bixinta RAGA IYO DUMARKA INAY DUM AY INAGAGA DHEEREEYAAAN

  • @user-vm4um3lv2k
    @user-vm4um3lv2k Před 2 měsíci +1

    Like All from Djibouti ❤❤❤

  • @user-wl7sw7ed4u
    @user-wl7sw7ed4u Před 2 měsíci

    Hyh dumarland war isiiya😂😂😂😂

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 Před 2 měsíci

    Shiikhan asagaaba Waawaynaka ah

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya Před 2 měsíci

    Kkkkkklk waanagu dhacday

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Před 2 měsíci

    Kk walahay shiikhu run ayuu kahadlay nin wx bilash kubixinimayo ilaa uu dhadhamiyo macaka😂😂

  • @NataashaaMaxamed-if3wl
    @NataashaaMaxamed-if3wl Před 2 měsíci

    alah San o ugaah inaa so wadey kan😂😂😂

  • @fadnamohamed
    @fadnamohamed Před 2 měsíci

    ❤😂dumarland isn’t easy

  • @sanyarcumar9914
    @sanyarcumar9914 Před 2 měsíci +1

    Maxa ka badali karta ❤😂

  • @Kaahanuura12
    @Kaahanuura12 Před 2 měsíci

    Qac qac faraxow lkn aniga hada midan sugeyi talow sidan miyan ku way war video hafogeynin waxba jidka igu sojire 😂😂😂

  • @user-eg6mx7jb8o
    @user-eg6mx7jb8o Před 2 měsíci

    saki se wax yeeshay😂😂

  • @waissadenzakaria
    @waissadenzakaria Před 2 měsíci

    Asc zaki

  • @farax6361
    @farax6361 Před 2 měsíci +2

    Walal ima gadin aabo iima gadin sxb malihi iigada wlhi wan qarsadaa Samsung kayga marka sxbta wada iPhone wata arko calashoo ka ciishoodaaa Alle isoogali lacag xalala oon ku gato I phone 😢

  • @user-zs6tx1mb1v
    @user-zs6tx1mb1v Před 2 měsíci

    Yes

  • @user-vr3cw8ne5v
    @user-vr3cw8ne5v Před 2 měsíci

    Sheikh Mahamud 😂😂😂

  • @user-ym3xf5uu3x
    @user-ym3xf5uu3x Před 2 měsíci

    Waziir saybacda ugafiiqaysaa loogafiiqay😅😂😂

  • @nafisahassan4516
    @nafisahassan4516 Před 2 měsíci

    Zakiyow haday joogi wayaan way ku shukaansi la yihiin!🤣

  • @user-rj3zk9gj2w
    @user-rj3zk9gj2w Před 2 měsíci +1

    dumarland is not easy wlhy 😂😂

  • @homar4669
    @homar4669 Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤ Waaka Boodnay Indr

  • @user-bp3fn5gn1f
    @user-bp3fn5gn1f Před 2 měsíci

    hhhhh😂 hal jojiyo😂

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 Před 2 měsíci

    Dumarka meel ugu baxsano malahan😂😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013

    Wasiir maxara chalange kasta ragba inaga hoos bixinaye raga kudhex jira oo dumarka lajira 😂😂

  • @AkIlkacase-vw7pk
    @AkIlkacase-vw7pk Před 2 měsíci

    Ee waxaa Kukala badalanee neesha ma,igu sharfinoo iyadaba waxaas wax weyn maaha😅😅

  • @HodanmahamouthMahamed-xd3sv
    @HodanmahamouthMahamed-xd3sv Před 2 měsíci

    Dumarland isn't easy 😂😂💪

  • @ayaancade7372
    @ayaancade7372 Před 2 měsíci

    Dumarland is not easy 😂😂😂

  • @sayidadde477
    @sayidadde477 Před 2 měsíci

    Mashegee zakiyow😂

  • @rahmamohamud8106
    @rahmamohamud8106 Před 2 měsíci

    Sheikh naga dhac wahhh🙄🙄

  • @user-ps9yd8th3d
    @user-ps9yd8th3d Před 2 měsíci

    Maxaka badalikartaa wamaya😂😂😂😂

  • @zakilove8459
    @zakilove8459 Před 2 měsíci

    Sakiyow salaaman

  • @htfalcon3979
    @htfalcon3979 Před 2 měsíci

    Filmka dhaxal kasoo hadal wasiir Waad nagu dahade😂😂😂

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals Před 2 měsíci

    4:54 war qoftaan halaga warhaayo😂😂😂

  • @aishajimale3452
    @aishajimale3452 Před 2 měsíci

    Zakiyow...sheikh Muhammad aladaxa

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 Před 2 měsíci

    Hawl baa burbursan😂

  • @ruuni2
    @ruuni2 Před 2 měsíci

    Dumarlaan hada nahay sas laga raba 💪😂

  • @Muniirbaresalat-tr3wf
    @Muniirbaresalat-tr3wf Před 2 měsíci

    Def waboday 😂😂😂😂

  • @user-oi7gn9rc8h
    @user-oi7gn9rc8h Před 2 měsíci

    Sh Mohamud 😂

  • @user-cm5ri2ow4o
    @user-cm5ri2ow4o Před 2 měsíci

    Wasiir adi marwalba faarax lajirtaa😂😂😂😂😂😂😂😂😮😮

  • @DrAbdiAzizBaardheere
    @DrAbdiAzizBaardheere Před 2 měsíci

    Wazir midkii Soonka xaliimooyin noo jilcinaayey

  • @AliXusen-it9gb
    @AliXusen-it9gb Před 2 měsíci

    Zaki xaji