DAAWO; Beesha Mareexaan oo Si Cad U Diideen Hubkii ay Ka Furteen Beesha Habargidir

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024
  • DAAWO; Beesha Mareexaan oo Si Cad U Diideen Hubkii ay Ka Furteen Beesha Habargidir

Komentáře • 3

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Před měsícem +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ sade daarood reer labajeer ayeeyooyin guulesta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💞💞💘💜💖💙💚

  • @KokoAadan-df4xo
    @KokoAadan-df4xo Před měsícem

    Mareexaan hadaa nahay waaa diidnay inaan hub bixino

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL Před měsícem

    Sadoow Hadaad. Sahashatoi
    Kuwii. Laayey. Sabiyadaadii
    Dugsi. Quraanka. U. Socdey'eee.
    Saraakiishaadii. Furiceel
    Kagu. Shirqooley'eeee.
    Goor. Iyo. Aleyl. Weerar
    Kaaga. Saayireynnee'eeee.
    Sanadkii. Sagaashan. Iyo. 91dii
    Kuwii maatadaadii Suuga. Sakaawaha. Ku. Xasuuqay'eeee.
    Saanad. Iyo. Duunyo Sabool
    Kugu. Simay'eeeeeeeee.
    Ii. Talii. Maaha. Sifo. Wacannee'eeeeee.
    Duul. Dhiigiina. Sahashadey
    Oon. Saatir. Ka. Cabsiyo. Lahayn waa. Seediyo.
    Eedadaa. Kay. Horaadka Siisay
    Oo. Socotadaada. Seerahaaga
    Ceel Saatirkii. Saami. Idiin. Siiyey'eeeeeeeeeeeee.
    Suban. Casariyo. Suug. Sakaawe. Kuu. Soo. Sito'eee.
    Inaad. Sahashataan. Sax. Maaha'eeeeeeeeee.
    Kuwaas. Sifooyinka. Siloon
    Idiin. Kula. Saayirtey'eeeeee.
    Maamul. Ka. Sameysta
    Duul. Sinjii. Kuu. Neceb
    Saanada. Maalka. Talada
    Adiguu. Ii. Suug. Maaha
    Sifayaashii. Sade. Sooyaalka
    Ku. Suntanaa'eeeeeeew.
    Kuwii. Qarankii. Suuliyey
    Ee. Aniga. Iyo. Sokeeyahaygii
    Maato. Xasuuqa Noo. Geystey
    Ee. Nus. Qarnii. Dabadii
    Soo. Safrinaaya. Saanad. Iyo
    Hub. Sade. Iyo. Tolkood. Halis
    Ku. Ah ay. Soohdinta. Sade
    Usoo. Qaataan. Suug. Sakaawiyo. Saanad. Iyo. Hub
    Aniguna. Sool. Iyo. Buuhoodlle
    Deg deg. Baan tiknikada wadasa. Usoo. Taxaabiye.
    Dhaaxey. Sade. Ku. Safaadeennee'eee
    Oo. Sabiyada. Iyo. Saraakiisha
    Bilaa. Sabab. Uga. Laayeennee'eeeeee.
    Salaw. Iyo. Baa. Ku. Dhicii
    Iney. Gacmaha. Sare. U. Taagaannee'eeeeee.
    Falguduyd. Mudug
    Miyir. Saaxiyey. Salka
    Ku. Dhigi. Doonaannee'eee.
    Anigu. U. Jeedadeyduu. Maaha
    Iyagoi. Guryahooda. Ceelashooda. Daaqsintooda
    Hoofa. Magaalooyin. Kooda
    Iska. Jooga. Hala. Weeraroo. Xaasha. Anaga. Ilaahayba. Nooma. Dhaliin. Inaan. Dad
    Dulmi. Ku. Weeraroo. Lkn. Oo. Islam. Kuna. Nafarayaa. Iyo. Alle. Qawlkiisuba. Hadii. Koox. Ama. Manaxayaal. Cirdigaaga. Maal. Kaaga. Naftaada. Maal. Kaaga. Kusoo. Duusho. Iney. Kuu. Banaan. Tahay. Aad. Iska
    Difaacdo. Sade'na. Waa. Qayb. Ka. Mida. Hilbahayaga. Nus. Qarni. Ayaanu. Ladhaga. Barjowney. Maalun. Cayr. Baa. Ku. Duuley. Maalin. Saleebaan
    Gada. Waxay. Mareysaa. Intey. Dir. Soo. Istaadhaan. Hadana
    Ka. Farab. Dagaalamaan. Marjan. Ka. Gacma. Laaman. Maynoo. Waxaasi. Maaha. Dul. Qaad. Ee. Waa. Doqoniino. Meeshii. Ugu. Hooseysey
    Qarnii. Ayaa. Lagu. Sii. Socdaa
    Intey. Reer. Sade. Dhiigooda
    Daadinayaan. Sadoow. Waxaan
    U. Maleynayaa. Dhexdiina. Havac. Sanaan. Aydan. Idku. Fiicbeyn. Iney. Jirtoo. Hadey. Jirto. Waa. Idiin. Doqoniinoo
    Iyo. Garasho. Yari. Waxbaan
    Dareemayaa. Alkaahu. Aclam
    Dhista. Maamul. Idiin. Gaara
    Oo. Qoor. Qoor. Iyo. Ka. Baxa
    Kala. Xigsigooda. Isba. Jifidiisa
    Inuu. Hubeeyo. Ayaa. Isoo. Gaadhey. Weli. 1qori. Ma'idiin. Keenay. Oo. Ma'idiin. Yidhi. Maadaama. Odeyga. Hub. Tahriibiye. Uu. Hawiye. Hubkii
    Dawlada. U. Qaubiyey. Intaas. Iskaga. Samea. Ama. Uu. U. Odhan. Waayey. Dadka. Aan. Madaxa. U. Ahay. Ha. Coleysiin
    Waa. Hoos. Iska. Oog. Ee. Ka. Rashada. Kuwan. Iney. Galguduu. Maakuntey. Awood
    Idiin. Helaan. Raba. Iney. Idiinka
    Varakiciyaan. Hore. Ayaan. Maqley. Magaalooyin. Aad. Degijirteen. Ayey. Bililiqo. U. Haystaan. Haday. Jirto. Garaad. Saliima. Maaha. Duul. Guryahaagii. Maal. Kaagii. Xoog. Ku. Haysta. Hadana
    Ii. Talii. Maaha. Wax. Maquula
    Ee. Sadoow. Maanta. Hubkii. Laydiinku. Barakicin. Lahaa
    Sidaan. Maqlayo. Idinka. Laylkase. Ayaa. Shakiga. Ugu. Weyn. Yahay. N. Laydiin. Watey
    Allaahu. Aclam. Lkn. Iney. Dhiigiina. Xalaashadeen. Waa. Sax. Marjaa. Idinku. Cidna. Gardaro. Haku. Weerarinina. Lkn. Dadkii. Shacabka. Ahaa
    Qabiilka. Loo. Xasuuqay. Waa. In. Ay. Gacanra. Idiin. Soo. Geliyaan. Hore. Ayey. Idiin. Ishaaqsadeen. Oo. Dadkiina
    Caruurtiina. Saraakiishiina. Aydan. Xitaa. Ka. Hadliin. Markaa. Waa. Waxay. Ayaatii
    Dhoweyd. Sida. Naxariis. Darada. Ah. Dadka. Shacabka
    Ugu. Fureen. Baaska. Ishiisa
    Laga. Arjaa. Ushiisa. Lagu. Tumaa. Waxay. Ogaayeen. Wixii
    Saraakiil. Haldoor. Socoto. Xaruur. Ay. Idiinka. Laayeen. Inaan. 1danbiile. Loo. Soo. Qaban. Waxaad. U. Tihiin. Looma. Ooyaan. Sadoow. Sidan. Wax. Ka. Badala. Dadkiina. Kibirka. Mooryaanimada. Dhiigooda
    Loo xalaashaday. Qiimaba. Idiinkuma. Fadhiyaan. Miyaa
    Waxaa. Qolol. Ka. Hadkeysaan
    Ma'maqlo. 2bo. Isla. Soo. Qaadeysa. Shacabkii. Laxasuuqay. Aan. Raadsano
    Xaquuq. Doodii. Oo. Waa. Iney
    Danbiilayaashii. Gacanta. Noo. Shoogeshaan. Hub. Uun. Ayey. Ku. Mushquuleen. Waar. Hubka
    Hadaanba. Layduin. Rebeyn. Dadkii. Aad. Amnigooda. Ku. Ilaalun. Lahaydeen. Muxuu. Kuu. Tari. Maqaasiino. Ayaad
    Iskaga. Xerey. Ka. Dibna. Maalinba. Sida. Qori. Loo. Gadaayo. Wuxuu. Gacanta. U. Gelii. Kuwii. Awelba. Layidhi. Idinkey. Idiin. Soo. Iibsadeen. Allaahu. Aclam. Waxaan. Maqlayaa. Hubkii. Waxaa. Dhakintii. Lagaga. Gadanayaa
    Lacago. Faalso. Ah. Waar. Arinkaas. Halaga. Hor. Tagoo
    Oo. Gudi. U. Sameeya cadaado
    Qaar. Ayaa. Loo. Qaatay. Waan
    Maqlay. Waa. Kuwii. Caruurtiina
    Dugsiga. U. Socota. Gawracayey. Kuwaas. Oo. Idiin
    Helay. Shaama. Shuutar. Waar
    Waxbaa. Siya. Ee. Dib. Isugu. Noqda. Qoor. Qoor. Jeclaantii
    Miyaa. Idiinka. Xoog. Badisey
    Akxaasil. Hoosta. Ilka. Aveeso
    Ka. Wada. Xidhiidhsan nyihiin
    Hubka. Muu. Ogeyn. Umaleyn. Maayo. Masoomaali. Ayaa
    Danbi. Isku. Qira ntiisa. Ayuu
    Bad. Baadsanayey. Iyo. Iney. Xukunka. Xoog. Kaga. Tuuri
    Ravaan. Lakiin. Inuu. Idiinka
    Idiinla. Safnaa. Waa. Habeenkii
    Xalay. Oo. Tegey. Dhowaan. Dagaaladii. Idinka. Iyo. Dir. Mudo. Ayuu. Ka. Aamusnaa
    Mar. Danbe. Oo. Boqolaal. Djinteen. Ayaan. Maq. Maqlayey. Meelahaas. Ayuu
    Mar. Marayaa. Waar. Hub. Kaasii. Yuu. Geliin. Kuwa. Dhiigiina. Xalaashadey. Oo. Is. Maamula. Gudi. U. Sameysta
    Su. Loi. Xakameeyo. Dhakinta
    Meel. Kasta. Hubkii. Ula. Yaacaysa. Horgalo. Dilaaliina
    Kagta. Faalsada. Ee. Lasheegaayo. Ayaa. Hubkaasi
    Gacmihiina. Mudo. Gaaban
    Uga. Bixi. Doonaan. Hadeydan
    Us. Maanuliin. Oo. Jifo. Kasta
    Hubka. Gacan. Teeda. Soo. Galay. Iyadu. Gadan. Dhalinta
    Kuwa. Cadawgiinu. Raboo. Iney
    Lacago. Falso. Ah. Kaga. Beseshaan. Waar. Iska. Ilaaliya
    Hirgalada. Layska. Soo. Hormarinaayo. Fartaagyadi. Xiligii. Farmaajo. Juwa. Reer. Ahaan. Idiin. Neceb. Ayuu. Lasafnaa. Kaas. Ayaad. Leedihiin. Waa. Wasiir. Kayagii
    Kuwii. Hubka. Sharci. Darada
    Watey. Ka. Feejignaada. Wax. Ciidan. Dawlad. Ladhaa. Majirtee. Dhekaha. Maskaxda
    Kaga. Sgaqeysiiya. Waa. Qabiil
    Loo Soo. Xidhay. Shaati. Dawladeed. Deejignaada. Hubkaas. Kama. Samrayaan
    Maxa. Odeyga. Vilada. Lafadhiya. Musuqa. Qabyaalad
    Waxba. Kyma. Aha. Inuu. Moiryaan. Idiinku. Soo. Dalbado. Ee. Hays. Dhiganinaa
    W. B. T